KALAMAAN 29 JULY 2020

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 сен 2024
  • KALAMAAN 29 JULY 2020

Комментарии • 73

  • @jakaartoinaguuled856
    @jakaartoinaguuled856 4 года назад +5

    Kalamaan dad xikmad leh baaa isugu yimid💯💯💯🙏

  • @anisaismail774
    @anisaismail774 4 года назад +3

    Kkk kalamaan qosal ayey igu dilaan intaa ka xun reysa wasaraha xasan ali khere ismujiyaa dee

  • @moogemooge3836
    @moogemooge3836 4 года назад +6

    Kalamaan la,aanteed waa abaar

  • @cabdirazaaq2856
    @cabdirazaaq2856 4 года назад +1

    Insha allaah guuul soomaaliya

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 4 года назад +1

    Mahdi Guuleed ayaanba Urabilaha inloo daayo RW💙👌

  • @osmanoska3597
    @osmanoska3597 4 года назад +1

    Kalaman kaftantiina wuna kaafiyay

  • @maxamedmaxamed5960
    @maxamedmaxamed5960 4 года назад +1

    Kalamaan Allaha dhowro inta tabiso

  • @sadiamohamed15
    @sadiamohamed15 4 года назад +2

    😁👏👏👏👏Anbaro : maandhoow meeshan saliid macsaro laguma gado

  • @cabdiboos8810
    @cabdiboos8810 4 года назад +1

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🥰🥰🥰🥰😅🤣😅🤣🤣🤣🤣🤣 kalaman guuleyso

  • @abusinee2113
    @abusinee2113 4 года назад +1

    Qoor qoor waa nabadanoo
    Taasa run ah

  • @sidiiqmaxamed7632
    @sidiiqmaxamed7632 4 года назад

    Aar yaadhaha reer kala maan meesha kukala dareera waxba ma haysaane

  • @cabdirraxmancali4999
    @cabdirraxmancali4999 4 года назад

    Kalamaan gudaha kaliya yey ka hadlin halooga hadlo meelaha kharaabka iyo hoogu ka socdaan ee layiraahdo caalamka islaamka

  • @abdulgaadirahmed9219
    @abdulgaadirahmed9219 2 года назад

    Kow kow kow 1

  • @osmanahmed9780
    @osmanahmed9780 4 года назад

    Kalamaan wa idin wata

  • @cabdirazaaq2856
    @cabdirazaaq2856 4 года назад +1

    Soomaaliya soomaali ba leh

  • @naimohirs2591
    @naimohirs2591 4 года назад +1

    Medey riyuhu. Makuwa soonaha fiilasoomaali kuxereysanbaa

  • @sufuryare3501
    @sufuryare3501 4 года назад +2

    Haye kalamaan maanta maxaa cusub hee

  • @abwaanm.jamaac5759
    @abwaanm.jamaac5759 4 года назад +1

    Kalamaan ma casimada kaliyey xafiskodu kuyala maxa gobalda logu diiday

  • @xabibomohammed2796
    @xabibomohammed2796 4 года назад

    Asc.kalamaann hore u socda runtana sheega wakigiin ha baqina bisinka qabsada

  • @MS-lv8bf
    @MS-lv8bf 4 года назад +1

    Nimankan Waa Qoystee Yaa kuu Xiirey. Reer walba Qabiilkiisii buu U Rabaa Reysalwaasare. Duf u Dhinta.

  • @yahieabdulle4529
    @yahieabdulle4529 4 года назад +3

    Naga taga tubta toosan Allaha heydin tusee kkkk kkkkkkk. Odey Cabdulle prime minister.

  • @ibraahimhasan9477
    @ibraahimhasan9477 4 года назад

    canshuurta muqdisho waa timir xawaal taalo xoolo janaaso

  • @abdallaali3582
    @abdallaali3582 4 года назад +6

    Xilka qaadista RW Kheyre inta ka xun like ta saara.

  • @adanyusufaliallhuakbar4152
    @adanyusufaliallhuakbar4152 4 года назад

    Doqontu YAA LAGAAGA darin ayey udagaalamy la'dahay

  • @kowsarhaybe9735
    @kowsarhaybe9735 4 года назад +1

    Kalamanay Somaliland midnimo uma baahna

  • @cabdirazaaq2856
    @cabdirazaaq2856 4 года назад +1

    Allow soomaali mideey

  • @abdi6744
    @abdi6744 4 года назад +1

    Libaax 2bo ma ahan.
    Khadiijo waaye libaaxu

  • @fadumoawes3631
    @fadumoawes3631 4 года назад +2

    Wale wa foosto dulesha siyasiyinta hada jooga

  • @sabarinshariif2164
    @sabarinshariif2164 4 года назад

    War sheega han kool kii galmudoga mataha riibey kkkk

  • @siciidabdi7627
    @siciidabdi7627 4 года назад

    Ragbaa waqooyi kayimi dan gaar ah ayay leeyihiin kuwana waa quud daraynayaan

  • @rashidshukri9868
    @rashidshukri9868 4 года назад

    Camara waashidantay caawo

  • @jaamacsandheere7622
    @jaamacsandheere7622 4 года назад

    Kalaman in canshuur laga qado waan soo shaweeyanayaa

  • @alibisinnuur2706
    @alibisinnuur2706 4 года назад

    waxaad tihihiin run sheet
    kaman

  • @mascuudhasan7152
    @mascuudhasan7152 4 года назад

    Kkk

  • @cabdirraxmancali4999
    @cabdirraxmancali4999 4 года назад

    Waxaan dhici jirin ma dhicine nagu kala wada

  • @khadarahmed3774
    @khadarahmed3774 4 года назад

    Cawad ma carabaa kkķkkkkkk

  • @adanyusufaliallhuakbar4152
    @adanyusufaliallhuakbar4152 4 года назад

    SALAAD ALI JEELE KKK IIFUURSADEKUYII

  • @cllaahiforeman6027
    @cllaahiforeman6027 4 года назад +2

    Qofkii ugu horeyay ee kalamaan daawado inta igu racsan like I sara

  • @franciscorivera9089
    @franciscorivera9089 4 года назад

    Boowe afadaraal

  • @sahraabdillahi7041
    @sahraabdillahi7041 4 года назад

    Alaylahee Mahdi caruurtii hargaisa uga yeedhayey ha arkaan in ay reer koonfureed agtooda waxba ka ahayn jaalle Mahdi iyo Bayle tuug ka yihiin, PM 0.5 kii garxajis u Soo qaaday ka reebtay,. .5 ma noqon karo PM.

  • @user-ld7gf3vq9j
    @user-ld7gf3vq9j 4 года назад

    Waw

  • @maxamedcisman4077
    @maxamedcisman4077 4 года назад

    Asc

  • @maskasaciid5619
    @maskasaciid5619 4 года назад

    Kalaman xaq wayay in can shuur laga qaado😂😂😂😂😂

  • @fadumoawes3631
    @fadumoawes3631 4 года назад

    Mahdi guled iyo bayle wa so shaqa tagen

  • @mohamuodabdulqaadir9219
    @mohamuodabdulqaadir9219 4 года назад

    Kkkkkkk

  • @fadumoawes3631
    @fadumoawes3631 4 года назад +1

    Mu birame canshur ka kano war reer s laal mushar ke u jogan gobadadana ma tagi karan xamr ke lo dowladeyna

  • @dahirmohamed8512
    @dahirmohamed8512 4 года назад

    All these people in our government are clowns that should be in the circus

  • @kingtiggerofficial521
    @kingtiggerofficial521 4 года назад +4

    Qofkii comment aqris usoo galay iisaar subscribe chennelkeyga🙏🙏🙏🖖

    • @dhiblaawe7218
      @dhiblaawe7218 4 года назад

      Wax wanaagsan so dhig markaas baa subscribe laguu saari wll

  • @ceydiidabdulle5029
    @ceydiidabdulle5029 4 года назад

    1

  • @maxamedcadawematka5056
    @maxamedcadawematka5056 4 года назад +1

    arbaco waa laga badeley shekada waa sabti 🤣😁

  • @halimaabdow6092
    @halimaabdow6092 4 года назад

    🤣🤣🤣

  • @cadeqanax6062
    @cadeqanax6062 4 года назад

    Kkkkkkkk

  • @rashidshukri9868
    @rashidshukri9868 4 года назад

    Kkkkk

  • @adanyusufaliallhuakbar4152
    @adanyusufaliallhuakbar4152 4 года назад

    ĶKKK

  • @moogemooge3836
    @moogemooge3836 4 года назад

    Hhhhh

  • @adangedoboy9606
    @adangedoboy9606 4 года назад

    Kalamaan waxay noqotay qab qab la yaaal wayo qabiil bay ka hadlaan si dadban

    • @salannuur4947
      @salannuur4947 4 года назад

      Waxan Ahaay wadanii somali

    • @salannuur4947
      @salannuur4947 4 года назад

      Hayee
      Kalamaan
      29/07/2020
      Waad shidaan
      Tihiin siiwada

    • @ibraahimhasan9477
      @ibraahimhasan9477 4 года назад

      tuugta la tilmaamo ma jacla sheeg sheega farta ha isku fiiqin kala maan kuguma foorarto

    • @user-xz6uq1li5g
      @user-xz6uq1li5g 4 года назад

      Haa Cawad Cubeyd wa Carab

  • @aliissackaden6954
    @aliissackaden6954 4 года назад

    The new upcoming prime minister will Fahad Yassin the controller and the owner of the Villa Somalia