Aniga oo iskuulka gahayr bakaaro ka imid oo xaafada ku sugun 1997 aya heestaan waxa ka dhageysanaayay raadiya Mogadishu gabar aan deris ahyn aya xaafada inogu timid oo wlshey raadineyso si kedis ayey igu tiri aboowe aaway walasha gabadhaas aad ayey u qurux badneyd runtii aniga waxan qiyaasayay in ay ahyd dooqeyga heestii faadumo qaasin oo ii shidneyd iyo eegmadii gabdhii guriga iigu timid aya halmar is qabsady wllhi waxan xasuusta alaab aan markaas gacanta ku hayay aya dhulka iiga fakaty isma haleelin gabadhas lkn Al xamdullilaahi waan guursady dadna Allah swt Aya I siiyay lkn gabadhaas qalbigeyga wey ka bixi weydy mahadho ayey iigu noqoty bishaaro Aya la oran jiray
Qaanso roobaad ahaa faduma qaasim alle ha u naxariistee iyo maxamed sheekh aanis sacudia ayuu ku noolaa geeri kuma maqal gabadhiisa sahra alle ha u naxariistee badda ayey ku dhimatey ilaaa hada ma aaminsano anaa u sheegi la,haa in ay dhimatey sahra ma ilaawi kari anigoo xanunsan ayay dhabta igu heysay waan isla soo safarnay sahra maxamed sheekh aanis Gabadhii la socotey ayaa ii xaqiijisay geerideeda muddo ayaan raadinaayey asxaabtii klana U.N ka ayaa qaaday canada iyo Australia ayay kla jogan iyo yurub
Hada xamar ayuu joogaa Gabadhiisa sahro in ay dhimatey ayaan u xaqiijin lahaa yaa numbar kiisa isiiya wali ma samrin ayaa la igu yiiri libya ayay ku dhimatey sahro Alle Ha u naxariisto xageen ka Helli lahaa Adeer maxamed sheekh aanais numbar kiisa
subscribe fadlan
Aniga oo iskuulka gahayr bakaaro ka imid oo xaafada ku sugun 1997 aya heestaan waxa ka dhageysanaayay raadiya Mogadishu gabar aan deris ahyn aya xaafada inogu timid oo wlshey raadineyso si kedis ayey igu tiri aboowe aaway walasha gabadhaas aad ayey u qurux badneyd runtii aniga waxan qiyaasayay in ay ahyd dooqeyga heestii faadumo qaasin oo ii shidneyd iyo eegmadii gabdhii guriga iigu timid aya halmar is qabsady wllhi waxan xasuusta alaab aan markaas gacanta ku hayay aya dhulka iiga fakaty isma haleelin gabadhas lkn Al xamdullilaahi waan guursady dadna Allah swt Aya I siiyay lkn gabadhaas qalbigeyga wey ka bixi weydy mahadho ayey iigu noqoty bishaaro Aya la oran jiray
Waaw Original Real Allaha U Naxariisto Mamo Faadumo Aanis Maba U Malaynaynin Fanaanka Qaadaya Thanks
Xasuus walaahay heesta 2013 meelahaas baan dhagaysan jiray iyadoo dib loo qaaday Mana aqoonin xataa Fanaanka gadaal ka soo qaaday Hada anigoo Xulkii Banaadiriga ku jiraan heestan arkay Oo Orginalkii Faynuustii Fanka & Fanaankan oo halkan Hada ku bartayba Ilaahay ha xifdiyo Aduun & aakhiraba
Siddeetamaadkii heestan barnaamijkii I maqashii I madadaali baan ka dhegeysan jiray.
Xasuus
2005 anoo reer madina ah
ayaa habeen ramadaan ah waxaan internet usoo aadey KM4
9:30 ayaa la igu gaarey baabuurtii waa go'dey ila zoope ayaan soo lugeeyey meeshaas ayaa ka heley bus.kii ugu dambeeyey dad yar saaranyihiin
Heestaan ayaa adaarned baabuurkii aan kusoo hooydey habeenkaas
Aduunyo mama faduma ahlu qeer janadii fardoowso ayuu rabigeey ku casuumay iyoda iyo hoyadeet maama daada iyo awoowe qaasin (xasuustedaan iskaga nolahay)❤❤❤❤
Heestan ogu yaran 50sano walaga joga dugsiyan dhiganayey iyo iskool dugsi hoose ax ax
Maamada aun 😭😭😭😭😭
Maxamed sh anis mahubo lkn inaas dhintay an maqlay
Riwayadi
Socdaal.iyo sir jaceel asa,acter ka aha kadib sacudigas aday heestane waxey kujirtey
Madamci lehed dumashida ax ax xasuus aduunyo dob uxun 😭😭😭😭😭
Aad baad umahadsantahay
Waa hees qaraami macaan
(AUN)MARXUUMAD FADUMO QASIM. WAAYIHII FIICNAA THANKS QARAARE.
Hees tan waxay isoo xasuusisay waqtigayagi Dugsiga Hoose. Cabdirashiid waan ku slmyaa sxb
sidoo kale sxb
Heestaan Xasuus 45 Sano ayay dib ii celisay waqtigii aan dhallinyarada ahaa oon dhagaysan jiray.
Imaqashii iyo heestan aad baan u xusuustaa.
Qurjuxdaa Iyo Qaabkaa Ma Aqaano Riwaayada Ay KU Jirtey But Xusuus Ayey Noloshayda KU Leedahay Noloshaydii High Schoolka Thanks Eng Qaraare
Subscribed✔✔✔✔
Wax badan aan radiyay aad u mahd santahy.
Bbbbb alla maxaan heeskan raadiyey mahadsanid walaal
Axsant Nuura ceeynii
ABDI MOHAMED Walaalkiis anaa Hubo waa MAXAMED SHEIKH AANIS ninka heesta la qaadaya Allaha u naxariistee Faadumo Qaasim Hiloowle --Aammiin
Waa saxan tahay walalkey lakin yaa fahmsii naayo hee
You too Bro inshaa allaah Xiriir wanaagsan
Shib iska dheh waxaa la yiri GEEL INDHAKUUL MAXAAS KA KASAA kkkk
Qaanso roobaad ahaa faduma qaasim alle ha u naxariistee iyo maxamed sheekh aanis sacudia ayuu ku noolaa geeri kuma maqal gabadhiisa sahra alle ha u naxariistee badda ayey ku dhimatey ilaaa hada ma aaminsano anaa u sheegi la,haa in ay dhimatey sahra ma ilaawi kari anigoo xanunsan ayay dhabta igu heysay waan isla soo safarnay sahra maxamed sheekh aanis Gabadhii la socotey ayaa ii xaqiijisay geerideeda muddo ayaan raadinaayey asxaabtii klana U.N ka ayaa qaaday canada iyo Australia ayay kla jogan iyo yurub
Heestaan waxaan raadinaayey muddo.
Alxamdu-Lillaah.
Xusuus
❤heestaan erayada yaa sameeyay
Cali cusmaan daroog
2011 atyaa south africa ku dhageesan jiray
Faadumo Qaasim Hilowle AUN waxay lahayd Cod macaan oo Raxmad leh.
Iyada iyo Magoolba Boqoradii Codka ayay ahaayeen.
Mazanin sxb MCN
Boqoradii jacaylka
riwaayadii eexasha miyaa arooska waad mahadsantahay maxamed sheekh anis iyo faadumo qaasin laba aan kala dhicin
hadaan qiro naftayda oon qariska kaa dhoore kugu qiyaasaye qaansa roobaade
"Qaanso roobaad" Waxaan u maleynayaa in ay ku jirtey Riwaayaddii "Ma damci lahayd dumaashigaa"?
Sidaan baan u malaynayaa anba.
asc Qaraare weli waa ka sugaa heestii Luul Jaylani Cali ee ahayd gubtayee gibilkaygee
Qandho iso heyso an la qashuca aun feynusti fanka somaliyed fadumo qasim hilowle 😂😂😂😂
Heestan waxay I soo xusuusisaa barnaamijkii ‘I maqashii i madadaali”.
super song
In heestan riwaayadii ma damci lahayd dumaashiga ku jirtay ayaan u maleynayaa madaama riwaayadaas cajalkeed Ayaan hayaa
Hirsinator 300 waad mahadsantahay riwaayadan magaceeda waa eexasho miyaa arooska
abdirashiid qaraare abdirashiid qaraare mahadsanid walaalo maalin kasto wax cusub ayaan barta
Heestaan waxaa ay ku jirtay riwaayaddii EEX MIYAA AROOSKA
Qandho isoo hayee an la qashuucaaye
Wow❤
Heestan maqal keda fasiix mahan
Maxamed Sh. Anas wali ma nool yahay sacuudiga ayaan ku maqlaye ?.
Adeerkay ayay isku magac yihiin soomaali famil kale oo Anis awoowgood la dhaho laguma haayo.
Hada xamar ayuu joogaa
Gabadhiisa sahro in ay dhimatey ayaan u xaqiijin lahaa yaa numbar kiisa isiiya wali ma samrin ayaa la igu yiiri libya ayay ku dhimatey sahro Alle Ha u naxariisto xageen ka Helli lahaa Adeer maxamed sheekh aanais numbar kiisa
WAAYIHII DAHABKA AHAA