《DHAANTO CUSUB》《 SANAD GUURADA GALMUDUG 》AL FANAAN FARHIYA ZOONA♡

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 окт 2024

Комментарии • 496

  • @sabahdiamond902
    @sabahdiamond902 3 года назад +46

    ❤❤👌

  • @FADSO
    @FADSO 3 года назад +55

    Walaalaha muslimiinta ah isooboqda wanaaga ayaan faafıyaa allah JANATUL FIRDOWSA HA IDINKA ABAAL MARIYO ADIGA IYO WALIDKAAGA AAMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN ..

  • @farxanzakir1030
    @farxanzakir1030 3 года назад +57

    Codka100/200%💥💥💥
    Erayada100/100🥰
    Laxanka100/100❤
    Boqortooyo halmar kaalay jigjiga 🇸🇴🇸🇴🙏

  • @ahmednuurfeyleey684
    @ahmednuurfeyleey684 3 года назад +18

    hiraabnimo hanoolaato hawiyenimo hanoolaato waan ku riyoodaa anagoo u dabaal degeyno jamhuriyad magaceedu yahay hawiyeland😌😌😌

    • @hawosalah294
      @hawosalah294 3 года назад

      Riyada kumo rumowado hawiyaland sidasi waa wali tanaba layaban nahay ilahey Ana kamagan galnay ina ader qalada haifamin tani waamidan uga sohora jedo riyadada kkkkkkkk

  • @maryanruunshnuur.4516
    @maryanruunshnuur.4516 3 года назад +3

    Woow inaba caadi maaha dhaantada gabadheena farxiya qurux hambalyo ayaan leenahay walaaleheen reer galmudug sanadguuro wacan adigana waad ka tuntey yaaaah halkuu gu'gu ka da'ay geela noogu rara 💯💯💯💯💯💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💚💚💚💚💚💚💚💚💚💚💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜❤❤❤❤❤❤❤🧡❤❤

  • @CaliBacadle
    @CaliBacadle 3 года назад +21

    10 times ayan ku soo ceshady,,,
    Keep up the good work... my sis...
    Zooooooooooooooooona!!!!!!💖💖💖💖💖💖💖💓💓💓❤❤❤🖤🖤🖤🖤💜💜💜🧡🧡

  • @abwaanshiine1
    @abwaanshiine1 3 года назад +15

    Hankaaga iyo hor u socodkaagu aniguu i dhiirri geliyay saaxiib.
    Galmudgna Guul Hirshabeelle waad ku xijin doontaa Insha allaah.

    • @daahirmohamed6969
      @daahirmohamed6969 3 года назад +2

      Abwaan saasan kaa rabaa katiiri dhanka ereyada

  • @OmarAli-ce8mu
    @OmarAli-ce8mu 3 года назад +17

    Amazing I can't believe ma farxiyo zona mise was qo kale so keep up never give up
    Comment from cadado😂😂😂😂

  • @hanadyare77
    @hanadyare77 3 года назад +1

    Farxiya soon best tiktoker and youtuber sharfey hiraabnimo wlhi waa kuwtaa hormar wacn

  • @umeimawabar8477
    @umeimawabar8477 3 года назад +20

    Guurtadeena iyo
    Garwadeenadaay
    Halka gugu ka ada ay
    Geela naagu rara
    From garhareeri ❤️❤️❤️❤️❤️😢😢😢

  • @abdinasirmohamed8392
    @abdinasirmohamed8392 3 года назад +16

    Masha allah quruxleyda halkas kasii wad
    From Hollan

  • @jamalahmed699
    @jamalahmed699 3 года назад +2

    Zoona waa kuwadaanaa hadaanahay ree galmudug soodhawoow walaasheen adiguba waxaa tahay ree galmudug dad ka ku dhahaya qab yaaladay sato ayaatahay waxa magarato weeyaan

  • @TausiAliMohamed
    @TausiAliMohamed 3 года назад +4

    Congratulations
    Congratulations
    Congratulations
    To galmudug State
    Vumilia ndio mawazo havyo konda
    Napenda galmudug
    Guul wacan inshallah
    Dib waan u arki donaa dadkeygii iyo dadkeygii inshallah

  • @user-gz2vc5lt1t
    @user-gz2vc5lt1t 3 года назад +3

    WWWWWW godinblabe meeshan ku dhaan maqlaaa......... galmudug sanad guura wacan Farxiyo Zoona mahadsanid

  • @nalkahassan7396
    @nalkahassan7396 3 года назад +13

    Ceeldheer dhul waceysle haladaas kaa sugayay thanks

    • @nimcoomar7611
      @nimcoomar7611 3 года назад +2

      fro ceelsheer

    • @hamdaali1661
      @hamdaali1661 3 года назад +3

      Ceeldheer dalsame 💕 dhul wacesle cade ❤️

    • @shaafijeyte9021
      @shaafijeyte9021 3 года назад +2

      Xaradheerena Waad jirtaahe ha hilmaamin ayadana.

  • @iqnushcr7917
    @iqnushcr7917 3 года назад +15

    Masha allah wanka qabna Hampalyada Thanks 🌹❤sister👭 🥰😍🤩

  • @meheeshlyrics
    @meheeshlyrics 3 года назад +6

    Aad Iyo Aad Fahiyo Zoona
    Geela Noogu Rara Ceel dheer

  • @aliscotish5924
    @aliscotish5924 3 года назад +1

    Waaaa wareey farhiya cod macan aya ale kusiyay masha allah keep going

  • @moogemooge3836
    @moogemooge3836 3 года назад +2

    Waah Waah dhaanto aad iyo aad u macaan mmmmm

  • @cimraanyarehasan6924
    @cimraanyarehasan6924 3 года назад +3

    Hiraabow guul hawiye awooda waa hiraab

  • @official_ninweyn123
    @official_ninweyn123 3 года назад +3

    Farxiya Zoona Gawar isku kalson wlh gabdaha gale waxad dertay kalsoni iyo qaxkasto isku darsatay kenya kasosalami keep going abayo manta hadan kulajogi lahay aaxan kuawodha kusini Lahay wlh isha cadhawga Allow kaqabo

  • @abdimohamedali
    @abdimohamedali 3 года назад +6

    Dhaanto io bar wayeh zooona mahadsanid gabadhena Hobyo godan io camara io godilabe baxdo dhulkii reer xaaji saleban ❤❤❤❤

    • @amaalcabdi9991
      @amaalcabdi9991 2 года назад

      Hhhhh hobyo ha ku riyon wa dhul sacd

  • @mariamohamed9794
    @mariamohamed9794 3 года назад +10

    Galmudugnimo thanks queen💖💖🙏

  • @elyasali8337
    @elyasali8337 3 года назад +1

    Masha Allah qurux keep its up

  • @daifamohamed9692
    @daifamohamed9692 3 года назад +6

    masha allah thanks hore usoco frome galhareeri❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @axmedmire9339
    @axmedmire9339 3 года назад +1

    Waaaaaw farxiyo waa ka baxsatay ina hoyo mcn ala codmacdidaa alow wlshey farxiyo iidaaa🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @mohaosmanov
    @mohaosmanov 3 года назад +2

    Farhiya zoona, xidigta reer Mogadishu qof cimaamadaada haysan kara ma jirto, noolow walaashay intay noolal jirto

  • @karaamabdalla5290
    @karaamabdalla5290 3 года назад +7

    Masha allah Horay usoco Queen😍👑💯🇸🇴

  • @abdirahmanmohamedabdi5763
    @abdirahmanmohamedabdi5763 3 года назад +2

    Farhiya Sona abyo adbad umahad san tahy wllhi keep going abyo mcn

  • @crisaadaahirmaxamed3354
    @crisaadaahirmaxamed3354 3 года назад +2

    Keep going my sisiter

  • @abdirahmanhagi2517
    @abdirahmanhagi2517 3 года назад +2

    Maashaa allah Legend f zoona

  • @kamalkacaye
    @kamalkacaye 3 года назад +2

    www farhiya Zoona wlhi qurux kugu dhmatay keep going

  • @qalanjoqurux5940
    @qalanjoqurux5940 3 года назад +15

    Ilmahiraaow isku sacabatuma👏👏👏🥰🥰🥰

  • @nihaamxasan2282
    @nihaamxasan2282 3 года назад +2

    Qoftaan wey naga waashay keep going soona

  • @queennafisochannel2609
    @queennafisochannel2609 3 года назад +4

    tanks boqorada codbaaleetahey from dhusamareb ❤😍🇸🇴❤❤❤❤❤

  • @kiinaliceynabkiinali3846
    @kiinaliceynabkiinali3846 3 года назад +3

    Gobtii dhusamarreeb ❤❤❤❤ waa sharfantahay tahay sona galmudugnimo❤

  • @Ali-uh4lo
    @Ali-uh4lo 3 года назад +7

    Sanad guura wacan Galmudug
    Mhdsnd Farhiya Zoona wll qaali❤

  • @kaafi_ahmed6934
    @kaafi_ahmed6934 3 года назад +2

    Wow ish calaa dhanto galmudug

  • @amlaa3040
    @amlaa3040 3 года назад +32

    From galhareeri keep going keep shining and never give up

  • @XasanAbsugeofficial
    @XasanAbsugeofficial 3 года назад +4

    boqoradeynoo dhaanta bartay gob waaye ka leexda horteda❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @crashiidmaxamedadam6418
    @crashiidmaxamedadam6418 3 года назад +2

    Masha allah keep going wllshey

  • @mohamedfarah2746
    @mohamedfarah2746 3 года назад +7

    Mashlh keep going my sister wankuwata ❤❤ from nairobi

  • @dahirabdi8151
    @dahirabdi8151 3 года назад +2

    keep goinv wAA Kuwadana madaama aad galmudug heestay

  • @yaxyeshiine9624
    @yaxyeshiine9624 3 года назад +2

    ceelbuur ayaa katagtay lkn gar hareeri ayaan ku sabraa soona viva yqy

  • @guutale2021
    @guutale2021 3 года назад +4

    Boqortoyo
    I from Cali gaduud iyo cadaan lixey ❤️🙏❤️mesegaway🙏

  • @murtiiyomadadaalo7279
    @murtiiyomadadaalo7279 3 года назад +8

    Zoona family keep going

  • @SA-xp1tw
    @SA-xp1tw 3 года назад +2

    Masha Allah Tabarakallah Hambalyo qali dumar horey u soco wlh so betufull

  • @mohammedgaalgacyo3757
    @mohammedgaalgacyo3757 3 года назад +1

    Masha walaashay farhia zoona alha kuxifdiyo runtii dhiiga kugujira hiraab oo dhan kumajiro waana kugarab taaganahay anigoo kasojeeda from gaalkacyo

  • @abdalla7878
    @abdalla7878 3 года назад +3

    Wwww waan kaa haynaa hadiyada quruxda badan team ♥ galmudug

  • @awalemohamedelmi54
    @awalemohamedelmi54 3 года назад +5

    From celbuur celgaras xiindheyre duduble xordege viva galmudug my home thanks farhia zoona 😍😍😍😍😍❤️❤️❤️❤️😍😍😍😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘

  • @najmoomar2573
    @najmoomar2573 3 года назад +7

    Kal iyo laab walashay❤❤geeska xaradheere❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mohamedmaanka7193
    @mohamedmaanka7193 3 года назад +1

    Viva galmudug gobtii la iga beeray sanad guuro wcn allow il cadow ka dhowr from xeraale iyo huurshe fiqi maxamednimo

  • @Abwaan-Halgan.
    @Abwaan-Halgan. 3 года назад

    Hormar wacan Galmudug sanadkan sanadkisa kuwa u dabal dega alle hanaga dhigo wad mahad san tahay farxiya soona

  • @beeloahmed4964
    @beeloahmed4964 3 года назад +1

    Thkns farhiyaha qrx qanjoy❤️✅

  • @abdirisaqmaxamud2570
    @abdirisaqmaxamud2570 3 года назад +1

    Keep going

  • @ubahmohamed1091
    @ubahmohamed1091 3 года назад +1

    Www l m from ceelbur to galhareeri landhere galmudug❤ waa ani murusade girl l love 3iyo9 💕noloda intey nolol jirto l m from 🇺🇸 USA like ta ha iladhafina ismujiya

  • @asalibashir5886
    @asalibashir5886 3 года назад +4

    Mash Allah cod wa haysa cadey from xagadher 🥰❤❤

  • @adenmohamoud2794
    @adenmohamoud2794 3 года назад

    Masha allh Farxiya Soono
    Codka iyo Caqligaba ilahay hakuusiyaado Abaayo
    Maamulgobaleedka Galmudugna wxaan leeyahay jira oo joogaa ilahay ha idin xifdiyo madax iyo Shacaba waan idin jecel nahay hadaan nahay deegaanada SSC gaar ahaan Reer Buhodle

  • @maxamedibraahimyuusufshida2970
    @maxamedibraahimyuusufshida2970 3 года назад

    Alle maxaaa gob thy fananiin waligood fanka ku soo jiray baad ka cod macaan thy horey u soco waan kuwanaaa aaan kaa qabnaa haddam reer galmudug nahay

  • @najaaxabdalla5430
    @najaaxabdalla5430 3 года назад +3

    Thnk abyo wn ka qabnaa hamblydad 🥰🥰🥰👏👏👏🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @deeqoabdullahi6029
    @deeqoabdullahi6029 3 года назад +4

    wwwwwwww masha alaha wada ka wadata codka kibgowina ana kuleyaha 🇸🇴

  • @abdiali9171
    @abdiali9171 3 года назад +8

    Tig waye keep going sis 💯

  • @hoyodholadan3811
    @hoyodholadan3811 3 года назад +2

    Mashaallah keep going voice beatifull

  • @al_ashcar633
    @al_ashcar633 3 года назад

    My dhiiga mahadsand abyo mcn dar alle ku jeclhy zoonay

  • @guutale2021
    @guutale2021 3 года назад +3

    Wow Ish calaa cod boqoradeyna

  • @naciimamaxamedmaxamuud1880
    @naciimamaxamedmaxamuud1880 3 года назад

    Wlh xaada I kacday viva my galmudug farxinosaa waa kaa haynaa

  • @amiinomar8432
    @amiinomar8432 3 года назад +2

    Masha allah heesta abgaal dhiman

  • @dewinner3554
    @dewinner3554 3 года назад +1

    Allah yaa rabi karaamada hanaga qaadin somali iyo maalmo aanan wax iftiina u lahayn dabaaldagooda iyo dhalintii oo gankoodii yaraaday qoloba maalinteeda wadankana nasiibkiisa

  • @frtuunmaxamuud8003
    @frtuunmaxamuud8003 3 года назад +4

    Nice dhaanto poqorada soona waanku taageersanahay

  • @abwaanjookar
    @abwaanjookar 3 года назад +3

    Waaw farhiyo zona inaba caadi maahan cimaamada kugu tuuray

  • @Worldstory10159
    @Worldstory10159 3 года назад +3

    Keep going my sister

  • @bulaxdhereye1273
    @bulaxdhereye1273 3 года назад +12

    Our Queen from Galmudug 🥰

  • @lubnaan77
    @lubnaan77 3 года назад +1

    gabadhena wey tagtay nabeee

  • @salmanuura5947
    @salmanuura5947 3 года назад +1

    Waaw masha allah codka 100%200waye

  • @daahirmohamed6969
    @daahirmohamed6969 3 года назад +3

    Horay usoco habo xijaabkana saas uwado🤩✌

  • @ahmedinhochannel848
    @ahmedinhochannel848 3 года назад +2

    Keep queen 👑
    I m from godinlabe 🥰🥰🥰

  • @xalawicabdullahicali158
    @xalawicabdullahicali158 3 года назад +1

    Masha allah farhiya soonaa waankuwataa qaali hora usoco huun

  • @shukricali1364
    @shukricali1364 2 года назад

    Abaayo walhi waa ku jeclahy nolow 💋💋💋

  • @yaaskaxaaji7448
    @yaaskaxaaji7448 3 года назад +4

    ceeldher dhiga wacayle ❤️❤️❤️

  • @deqocusmaan9222
    @deqocusmaan9222 3 года назад +1

    Hambalyo waan kaa qabna farxiyo zoon quruxey guuleso farom baxdo

  • @fatimasahra6034
    @fatimasahra6034 3 года назад +12

    Cadaado gaalkacyo samareeb guriceel hobyo camaaro gudinlabe camaaro gobtii habargidir hambalyo from duriyadi somaliland 🇭🇺aya hambalyo idn ka leeyahay🗨💙💚

    • @sadioali6370
      @sadioali6370 3 года назад +1

      Wanka qabna xappti #fatima

    • @umuisraaumuisraa6846
      @umuisraaumuisraa6846 3 года назад +2

      Hg kaliya mHe galmudug dhan u hamblye

    • @xaragoxaaji1782
      @xaragoxaaji1782 Год назад

      @@umuisraaumuisraa6846 waaa shaydaamad iseaq u kala qaad ayadaa xanaqaysee iidoor waa ruufiyaan inay umada isku diraan rabaan

  • @mohamedtaajir6454
    @mohamedtaajir6454 3 года назад +3

    Masha allh dad badan ka cod macantahay lkn dhantada magaceyda tiktik ku soqor si dad badan uhelan

  • @ashashego3474
    @ashashego3474 3 года назад +14

    Masha Allah Hambalyo Hambalyo Hambalyo GALMUDUG❤💙👍👏

  • @maxamuudxaaji4627
    @maxamuudxaaji4627 3 года назад

    Sanad guuro wacan wllheyna aan isku garabka nahay galmudug hershawelle aan niiga soo hambaliyeynaa sndkaan sanadkiisa samo iisyaado kugaara

  • @deeqdarajo5542
    @deeqdarajo5542 3 года назад +1

    Masha allaah horay usoco farhiyo

  • @sahrocalicabdulle3020
    @sahrocalicabdulle3020 3 года назад +4

    M.a from xardhere wankaqabna 💯❤❤❤❤❤❤❤🙏👌❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @shafiabdi215
    @shafiabdi215 3 года назад +3

    Keep going Abayo

  • @Naiiaaaii.9
    @Naiiaaaii.9 3 года назад +1

    Wow.. m.a zoona

  • @WarsameXasan-sc2zw
    @WarsameXasan-sc2zw 2 месяца назад

    Waan ku wataa wlshey farxiyo zoone from yamanta amarka adag Cayr jah❤😊

  • @hodmanmaxamed8580
    @hodmanmaxamed8580 3 года назад +2

    M.a abaayo keep going zoona

  • @mahadatoshkavu14
    @mahadatoshkavu14 3 года назад +2

    Waaaw dadkeygiii waa idin wataaa madaxaa ii saarantihiin ❣️❣️💉💉🙏🙏💯💯

  • @duniacadaan7700
    @duniacadaan7700 2 года назад

    my dhiiga urey usoco ♥️♥️♥️♥️💉💉🎤🎤🎤🎈🎈💯💯💯

  • @fartunabdirahman1369
    @fartunabdirahman1369 3 года назад +2

    Wwww m.a tnx xbbti wankaqabnaa💕💕💕💕💕💕

  • @fahadyusuf5828
    @fahadyusuf5828 3 года назад +1

    Wakaqabnaaa wllshy farxiyo zoona thank

  • @calimatabaan701
    @calimatabaan701 3 года назад +8

    Waaaaw masha Allah

  • @waasax2043
    @waasax2043 3 года назад +10

    Galhareeri❤️🦁

  • @maxamedcalimocow4559
    @maxamedcalimocow4559 3 года назад +1

    Horay usoco wiligaahaniyajabin
    💖💖💖💖💖💖💗💗💗💖💖💖💖💖💖💖

  • @mohamednuurahmed9136
    @mohamednuurahmed9136 3 года назад +2

    Sister keep going

  • @omarali8291
    @omarali8291 2 года назад

    Mashalah codka ,action iyo dhanto wai ilssocdan

  • @munoahmed130
    @munoahmed130 3 года назад +1

    Waaw afkada caano laguqabay guul galmudug dadkii layga berow 🌹🌹🌹