RAASKAMBONI O LA QABTAY & CIIDANKI XASAN O KENYA ISU DHIIBAY BAXSAD DHAAWACYADII O KISMAYO LA GEEYAY

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 12 дек 2024

Комментарии • 119

  • @PuntlandFirst1-q5o
    @PuntlandFirst1-q5o День назад +18

    Guul D5 Moryanti wala jabiyey

    • @alinoor6515
      @alinoor6515 День назад +2

      Guul jubaland ❤❤❤❤

  • @ShireCadde
    @ShireCadde День назад +16

    AIRPORT GACANTA LAGU HAYAA. WALHI

  • @bby6
    @bby6 День назад +6

    Dagaalki wa udhamaday hubka dhigis ba lagu sameyey brother viva jubaland state of Somalia

  • @bby6
    @bby6 День назад +6

    The war is over shame on Hassan mooryan and his team

  • @hawoshirwa8320
    @hawoshirwa8320 День назад +5

    Guul Ciidanka Jubbaland Guul Reer Jubbaland Guul Mudane Axmed Cadde Madaxweyne Waligaa Caynaanka hay hay ahy isha Allaah aamiin Yaa Raxmaan Xasan iyo Xamse see daremeysaan Sorry

  • @safiyaabdullahi9862
    @safiyaabdullahi9862 День назад +3

    Viva jubaland absolutely guul guul guul, nin gardaran maguleysto absolutely guuleysta guuleysta guuleysta reer jubaland, xasan moryaan iyo xamse marxuum ilaahay musiibo idingali deg deg ah 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 День назад +9

    ASC Masha Allaah VIVA Jubaland gesiyasha D5 cabsi cabsi guleysta inan dhanteyo ayaan raba Absamo xaqa Allaha siyo insha Allah
    villa Somalia maxa ku dhacay dhalinyarada somaliya uu gurgurte udhameenayo macno daro ?from SSC KH ❤🎉🇸🇴 🇸🇱🇸🇱💪💪💪💪💪💪🥰

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 День назад +2

    Guul guul ciidamada jubaland waa lladini ku soo duuleye lkn waa isdifaacadan❤️❤️❤️🏇🏿🏇🏿💪

  • @ZamzamAbdiwali-il4iw
    @ZamzamAbdiwali-il4iw День назад +1

    Allahu akbar guuul guuul libaxyada jubalan🤲🤲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇶🇬🇶💚💙🤍🦁💪💪🔥🔥🔥♥️♥️♥️👍🙏✌️

  • @MDheer-ty8uw
    @MDheer-ty8uw День назад +2

    guul Jubaland

  • @Xxc-zu2xm
    @Xxc-zu2xm День назад +7

    Raaskambooni WAA DEGMO Harti majeerteen XASAN DHOOQO hawiyihii uu Soo DIRAY WARAABAHAA LA CUNSIIYEY from raaskambooni VIVA

  • @quruxsan70
    @quruxsan70 День назад +2

    Guuuul jubaland guuuul jubalaand ❤❤❤❤

  • @hashiugas1603
    @hashiugas1603 День назад

    Waa Mooryanta Fadhisa Villa Somalia oo Soo Xiratay Shaarka Dowlada Waa USC oo Soo Xiratay Shaarka Dowlad

  • @calawibaasakuutbaacalwi6285
    @calawibaasakuutbaacalwi6285 23 часа назад +1

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين
    شريف علوي بن أحمد بن محمد با سكوته با علوي
    مدينة مركه عدي الصومال 🇸🇴

  • @faahiyecawad359
    @faahiyecawad359 День назад +1

    Guul weeye Jubaland ❤

  • @Hodan-id9tg
    @Hodan-id9tg День назад +1

    Guul JBL💙

  • @rahmoismail8144
    @rahmoismail8144 День назад +1

    Xasan Dad Xabashida ha Jabo

  • @abdirahmanmirre5836
    @abdirahmanmirre5836 День назад

    Guuuuuuuuul Seyid Axmed Islaaaaaaam inshaaallaah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ D5.

  • @ammat-t5m
    @ammat-t5m День назад

    Usc iyo snm waa qaran diid iyo qori labood iyo quud meel xun ka raadi ee halaga tashto halaga sameeyo garoowe xafiisyada safaaradaha soomaaliya iyo xaafadahoodii si soomaali horay ugu socoto walaahu mustacaan

  • @hassanbuni1725
    @hassanbuni1725 День назад +1

    Ciidan qaran maaha waa ilaalada kursiga ku ilasha xasan sheekh

  • @kahiyemohamed3276
    @kahiyemohamed3276 День назад +1

    Hassan shiekh iyo hamze , ahmad madhobe wa mussibo😢

  • @Xxc-zu2xm
    @Xxc-zu2xm День назад +2

    GUUUUUUUUUUL juboland viva XASAN iyo hawiyihii uu Soo DIRO ALAHA JABIYO XASAN BAD GATE XASAN TUUUUUUUUUUGO

  • @amalhassan7383
    @amalhassan7383 День назад +4

    Masha Allah guul iyo gobanimo hanoolato kismaanyo ❤❤❤❤❤

  • @maxamadshumburo1094
    @maxamadshumburo1094 День назад

    Dakada saylac aniga leh anigo ah cise aniguna somaliban ahay xasan sheekh xafadisa ha siyo ethiiopia

  • @Aminterprise66
    @Aminterprise66 21 час назад

    Waa ciidan hawiye Somalinimo iyo filankaa raqiis ah joooji Somalinomadu Daarood bay ka bilaamataa ku na dhamaataa hawiye waa garacdii xabashida

  • @StrongGirl-t2t
    @StrongGirl-t2t 10 часов назад

    ADIGAA RABI RASAASTA ĶA BARYEE KU RAAXEYSO RIINKA RAASKAMBOONI

  • @khadija-zy3zc
    @khadija-zy3zc День назад +2

    Allaahu akbar, wallee somaali inkaar ayaa kudhacday, waar wiilashani waa kugu dhimay oo kaadhimay ilaahay ha kala badbaadiyo aamiin aamiin yaarabi

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u День назад

    XASAN MARKII HORE BUU CIDAMADII DALKA U LOOGEY ALSHABAAB😢. MARNA UMA TACSIYEYN ITII DIMANAYSEY😢. KUWAN NA DAN KAMA UU LAHA😢

  • @SPharaoh
    @SPharaoh День назад +2

    Ninka urur samaale mar walba waxaa uu ka xun yahay oo ka dhimanayaaa in uu nin Daarood Ismaaciil ah ka sarreeyo. Urur samaale ineey itoobiya iyo kenya gacanta u galaan waxba lama aha.

  • @abdullahiguled
    @abdullahiguled День назад +3

    Boodhariga caashaqoow thanks for your information

  • @abdulahiabdi5020
    @abdulahiabdi5020 День назад +1

    dalkaan hadaan xasan dhiiqo laga qaban wallaahi thuma wallaahi somaliya waa loo yaabaa.

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey День назад

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @sahraismail2230
    @sahraismail2230 День назад +1

    Guuuuuul 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤

  • @abdikafarismail375
    @abdikafarismail375 День назад

    Ha dhihin ciidan qaran ciidan qaran oo heshiis lagu yahay somalia kama jiro federal iyo dastuurkii xasan culusow wuu tuuray

  • @bilehassan653
    @bilehassan653 День назад +1

    Abdi fatah wadani zxb noolow D5 kuul ban leeyahay

  • @abdulkaderjama1494
    @abdulkaderjama1494 День назад

    Dil halagu xakumo ciidanka xasan sheekh soo diray waxeey u socdeen in ay dilaan ciidanka jubaland iyo geesi sayid Axmed madoowe oo soo celiyay taariikh taleex oo ahayd ingriiska oo dayaarada ku duqeeyay taleex iyo xasan sheekh oo dayaarada ku duqeeyay raaskambooni hal wado baa la mariyayay gumeeysiga cadaanka iyo gumeeysiga madoow ilaaheey guusha naga siiyay .

  • @abdirahmanmirre5836
    @abdirahmanmirre5836 День назад

    Maashaaallaah guuuuuuul jupalaand idankaallaah ❤❤❤❤❤❤❤

  • @hassanmohamed-j9g
    @hassanmohamed-j9g День назад +1

    AXMED ISLAAM AXMED MADOOWE WAA TUUG TUUG DHALE

    • @abdiwelinuraden9190
      @abdiwelinuraden9190 День назад

      Hassan munafaq lobixiyey ayaa kadaran qabri fagte, meydad canshure, qaran boobe, dastuur burburiyey ayaa kadaran

  • @Bash7507
    @Bash7507 День назад +1

    Hassan must resign, hassan don't represent any somali Ethiopia is treading on red line they must get out Somalia Republic period.

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 День назад

    Laakiin haku farxin jabka wilasha
    Somaliyeed Ee la Khalday?

  • @FardowsorageElmi
    @FardowsorageElmi День назад

    Masha allah allow guuuuul jecliya jabka dowlada vilada xamar ku eg 😅😅

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u День назад +2

    JUBALAND GUUL IYO GOBANIMO ❤❤❤❤
    AXMAD MADOONE IS NOT EASY😂.

  • @shamlandhaqane9836
    @shamlandhaqane9836 День назад +3

    Reer juboland hadannahay macabsano

  • @Man19699
    @Man19699 День назад

    Airport-ka Raaskambooni waa inay qabtaan xoogaga Jubbaland...guul.

  • @mohamedmohamed-qk6si
    @mohamedmohamed-qk6si День назад

    Marxuumkiina isgaa noo sheegay oo wuxuu noqondoonaa marxuumkii laceyriyay oo lugeeyay.

  • @SacdiyoAden-j3v
    @SacdiyoAden-j3v День назад

    Xassan maantay waa jabay….Xassan oo Turkey 🇹🇷 u caraay oo Ahmed Abiye isku dhiibay….. Ahmed Abiye oo Xassan bahdilay shirkii oga kacay aqas 🤣🤣🤣🤣

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u День назад

    XASAN BAAHANE ISAGAA KA MASUUL AH JABKA KU DHACAY CIIDANKUU DAGAAL KU QAADA JUBALAND YIRI‼️

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 День назад

    Xasan dhiiqo waxabo kategi maayo wixii dhinitay iyo wixii noolla makala jecelo lkn kuwa soo yaacen haye waxa baa llagu soo hiritaye maxaa kaasoo horeeye👁️

  • @maxamedxasan4851
    @maxamedxasan4851 День назад

    Xamse marxuun waxaa wacneed i caruurtiisu ku dhimato waayo walaal naxariis uma hayo

  • @billeabdi1061
    @billeabdi1061 13 часов назад

    Guul insha allah ❤❤❤❤

  • @abdikafarismail375
    @abdikafarismail375 День назад

    Turkigu waa waa cadaw daroon ayuu xasan culusow ku caawiyay turkey meelo badan ayuu dad shacab ah ku laayay

  • @Xxc-zu2xm
    @Xxc-zu2xm День назад

    XASAN bakhti U SUJUUDE CIIDANKII HAWIYE WAA LA XASUUQAY MAXAA KA YAAL XASAN DHOOQO JUBOLAND WAA DHUL DAAROOD ITOOBIYA IYO GAAL HADUU SOO KAXEYSTOBXASAN MUNAAFUQ WARAABAHAA LA CUNSIIN INSHAALAAH

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey День назад

    Wcs walalkey bodhariga casha ku jecliya libax allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh ❤

  • @shuposh7675
    @shuposh7675 День назад

    Alhamdallah ❤❤

  • @AbdirashidElmi-v8g
    @AbdirashidElmi-v8g 18 часов назад

    Axmed ciraqi isago duleysan o qaxoti ah ayu xabsi kula jira wilashi u so lugoyey abalkisa ayu gurubsahaya

  • @maxamedxasan4851
    @maxamedxasan4851 День назад

    Xasan ha xoreeyo balcad iyo guriga hooyadii

  • @maxamedxasan4851
    @maxamedxasan4851 День назад

    XASAN WAACADAWGA SOMALIA IYO MARXUUNKU GOBOLADA LAGU DHIBO SHACABKA SOMALIYEED MA ARKAAN EE HA LAQABTO

  • @FadumoMaxamed-o9x
    @FadumoMaxamed-o9x День назад

    Jubalaand guuul guuul xasan munaafiq😢😢😂😂

  • @Umo580
    @Umo580 День назад

    XASAN DALXARAASH MEYE NIMAKI LAGA FADHIISAN WAYEY MRKII FARMAAJO XILKA HAYSEY ISMADHAAMAN

  • @abdirahmanmirre5836
    @abdirahmanmirre5836 День назад

    XASAN DHIIQO. WAA. CADOWGA. DAAROOD. WAA IN LALA DAGAALAMAA OO LAGU. JIHAADA. LAGUNA. CIBAADEYSTAA

  • @User2-y6u
    @User2-y6u День назад

    Xasan dhiiqo sharciga kama weeyna waa in la maxkamadeeyo oon la cafin way soo Noq noqatay berigii hore ayaa la cafiyey xassan dhiiqo

  • @suadmire7450
    @suadmire7450 День назад

    Asc Mashaallaah guul axmed nuur kkkkk xasan munaafuq waa jabay kkkkkkk

  • @billadhaji
    @billadhaji День назад

    Halaga soo saaro villa soomaalia xassan xoolo maanta maheerkaas ayuu marayaa inuu ciidankii soomaaliyeed qoyaha isugu dhiibo

  • @SPharaoh
    @SPharaoh День назад

    Mid inuu ka fiigo ma aheyn waa wada mooryaan qabiil oo maamul jira ku soo duulay.

  • @User2-y6u
    @User2-y6u День назад

    Reer JL Waa inv la geeyo sharci haduu wadanka sharci ka jiro
    xassan dhiiqo

  • @XasanMaxmuud-s4j
    @XasanMaxmuud-s4j День назад

    Guul.axmed.madoobe

  • @Dheeg118
    @Dheeg118 День назад

    Liyu abris baa mesha gashay

  • @fatxiyaosmanbarry3996
    @fatxiyaosmanbarry3996 День назад

    Odyagaan washey wilasha yaa noga qabta awalba Farmajo yey uheshiyeen waa ciil iyo calol xumo iin mar walba wilasha Somaliyed no kala cesha imaanka beela

  • @abduwelidimbile4183
    @abduwelidimbile4183 День назад

    War heedhe boodhari walale mashan dowalada majiratee Reerkasta deeganakii waahastaa ee reerkii reera deegankii xooga kuqadiakar waalarikii

  • @Caliya7
    @Caliya7 18 часов назад

    Xasan majebin ee dhalinyaro somaliyed ayuu isku jebiyey kaligiis ha jabee.

  • @CabdicasiisDhagajuun
    @CabdicasiisDhagajuun День назад +1

    Guul Jubba land

  • @tusmoaadil1825
    @tusmoaadil1825 День назад

    Xasan istus tus buu waxaa usamaynayaa

  • @damaashadtv5672
    @damaashadtv5672 День назад

    Dalkaan hada ayuu nabad qabaaye ninkaan jaahilka ah xassan sheikh wadanka haa laga qabto hawiyow xassan waa naceebeeyay

  • @fawziahmed3290
    @fawziahmed3290 День назад

    Guul

  • @sahramuhumed7935
    @sahramuhumed7935 День назад

    Guuuuul

  • @mohamedmohamed-qk6si
    @mohamedmohamed-qk6si День назад

    Talooy xasan shaydaan masaajidka yuu ku duusi,xaari,kaadin jirayee hada xagee yuu u jihaysan wasakhdiisa.

  • @Wrd-x8h
    @Wrd-x8h День назад

    Bodhari Kuma racsani Ogaden doqomo 2sano Deni Majerten Puntland e heysten isku da Dameeraha hawiye ha is arkan

  • @hassanmohamed-j9g
    @hassanmohamed-j9g День назад +1

    HOOYADAA MUNAAFAQ AH XASAN HACAANIN

    • @quruxsan70
      @quruxsan70 День назад

      Hoyada iyo adiga iyo hasssan munaaafiiiq alle hacadaboo hasssan xaaar hasssan xabaloo qoteeee🤮

  • @ruun139
    @ruun139 День назад

    Shacbka buda maraban xasan dadK iyo dalak dankmalah

  • @hodanaskar2089
    @hodanaskar2089 День назад

    Walahi waa waali dagalkas in dadnabad ah dablageliya

  • @damaashadtv5672
    @damaashadtv5672 День назад

    Ogaada hadalka badan in uu san fiicneed Maanta waxa xassan sheikh caqabad ku noqday waa hadalkaan tirada badan oo xigmad la,aanta iyo beenta ah waligiin ma aragteen farmaajo oo hadlaayo una jawaabayo maamul gobaleed ama siyaasi taas micnaheedu waa xassan diblumaasinimo ma baran haduu dalkaan wada joogaaye ninkaan xassan ah haa laga qabto waa iga talo

  • @abduwelidimbile4183
    @abduwelidimbile4183 День назад

    War heedhe boodhari walale waxakan dowalada maha ee waa morayantii 1991 ee walasakacaln

  • @hodanaskar2089
    @hodanaskar2089 День назад

    Xasan maisagaleh mise soomali balah

  • @bukhariali1648
    @bukhariali1648 День назад

    Beenta nagayarey😂😂😂

    • @AbdullahiMohamed-py9pg
      @AbdullahiMohamed-py9pg День назад

      Aniga joogaa maxaay tahay beenta raskanbooni jubland lawareegtey waaa hurdaa

  • @billadhaji
    @billadhaji День назад

    Waxa uu rabay kuwana wiilashoda inuu u adeegsado ogaadeen asad dhiyaanana uu u adeegsado putland xassan munaafaq ilaahay balaayo kugu rid walee waxbadan beey ku taahayeen ineey wiilasha daarood u adeegsadaan jubaland 😂😂😂😂

  • @bigguyabdi6224
    @bigguyabdi6224 День назад

    Alabtii goojecade baa ka dhcaday 8/25

  • @suadadude7926
    @suadadude7926 День назад

    Xasan munaafaq waa tuug qabyaladiste ah

  • @abdikafarismail375
    @abdikafarismail375 День назад

    Boodhari anigu kuma dhagaysto reer baadiye ayaad tahay mooryaanta xasan culusow dheh

  • @hassanmohamed-j9g
    @hassanmohamed-j9g День назад +1

    GUUSHA WAA DOWLADDA

  • @saidmohamud7554
    @saidmohamud7554 День назад

    Futo waa gus

  • @AhmedMuse-c3w
    @AhmedMuse-c3w День назад

    fardo axmaro way nikinya wata haw shina balse wa las kaga dan baynaya

  • @ugaaz
    @ugaaz День назад +1

    Unfollow. Qabyaaladiiste Waqtiga Farmaajana Wadani, Waqtiga Hassan Sheikh na Waa sidaan 😂😂😂
    Cidaa ka caqli badan tahay haku dhageesato hada kadib badaw yahow.

    • @free-thinker1046
      @free-thinker1046 День назад

      Don’t cry

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 День назад +2

      Qabyaalada Ku soo dhawaw

    • @AliHassan-cx5dy
      @AliHassan-cx5dy День назад

      Adigu hassan sheikh ma noo sheegi karrtaa waxa aad ku difaacayso ee wadaniyad ah hassan wuxuu ku sifoobay khaainuwadan, tuugo, beenaale, munaafaq, qabyaaladiiste wadada uu qaaday manta hore ayuu u sheegay in loo noqonayo 1991 wuuna ka dhabeeyay !

    • @ugaaz
      @ugaaz День назад

      @@AliHassan-cx5dy ma mudnid inaan kuu jwbo lkn bal hadaad wax ku qaadaneeso “Ninkaan Ciidamadii Qaranka Ayuu Kasoo Horjeestay ineey Waajibaadkooda Gutaan. Hassan sheekadu ma taagna ee waa xooga dalka iyo Condom Amxaara Raac ah

    • @IB_Adam
      @IB_Adam День назад

      Don’t attack the messenger!
      It’s a bad day for all of us Somalis and it’s Hassan’s fault!

  • @cismaaciil7716
    @cismaaciil7716 День назад

    😂😂

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 День назад

    Boodhari sawtii aan kugu ogaaa qaranimo kkkk
    Qabyaalad miyaa ku qaaday?

  • @hassanmohamed-j9g
    @hassanmohamed-j9g День назад +1

    DOWLADDA AFKA HAKU TAAGIN WECL WECEL DHALE