Habar Gidireey Ii Hiiliya Oo Dadban 😂Hargaysa Garxajis Baa Leh & Somali Oo Midabkoodii Ka Cararaysa😳

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 сен 2024
  • Hinda Products & Meelaha Aad Ka Heli Kartid🌺Sirtii Caafimaadka Timaha 🎉❤🎈🌺
    USA + Canada 1 (206) 475-5475 Send Text iisoo dira marka products ay yimaadaan aniga idin soo wacaya.
    Seattle Hadaad Joogto Seattle, ka doono dukaanka
    Tabarak Store In SeaTac Area
    15213 Military Rd S, SeaTac, WA 98188
    Kent, Area Seattle
    Pacific Market
    23643 104th ave se
    Kent wa 98031
    Minneapolis, Minnesota
    Minneapolis Halaal Market
    612-729-2224
    2833 13th Ave S #131B, Minneapolis, MN 55407
    Columbus, Ohio
    International Mall
    1780 Morse Rd Room 11 A
    Columbus Ohio 43220
    ‪+1 (206) 834‑5828‬
    Canada
    Ottowa: Fadumo
    +1 (613) 709-5424
    Calgary, Canada
    Kaysen Products
    +1 (368) 999-8657
    UK Hinda Spa
    +44 7956 778818
    2, Whiteleys Parade, Uxbridge Rd, Hayes, Uxbridge UB10 0PD, United Kingdom
    Ealing Borough London
    +44 7404 996516
    Ruqiyo
    Layla South London
    +44 7538 579481
    Hadaad Europe Joogto Online Ka Dalbo. Order online @
    www.hindas.co.uk
    Anab
    Brent Area In London
    +44 7501 256371
    Bristol, UK
    Roda +44 7452 835022
    Sweden: Saadia Osman
    Filipstad, hertig filipsgatan 1c, post adress 68230
    0764047662
    Deeqa Ahmed Bulale
    Birmingham
    07429421661
    EUROPE
    Italia
    VIA ROMA VICO 4 PALATA (CB) ITALIA. Postal Code 86037
    Tel
    +39 392 383 7282
    Germany
    +49 172 9192881
    Deeqo axmed cumar
    Holland
    Kaltun dalal
    00 31 684130928
    Saudi Arabia
    Al Akram Complex, Behind Qasr Mall
    Building 77, first floor, apartment 2
    +966 50 207 0385
    UAE Emirate
    +968 9662 5020
    Ireland
    Belfast +44 7305 144657
    Maimuna Mohamed Ireland Dublin 0899778070
    Italia: Sabah
    +39 392 383 7282
    Ifrah Ismail Adam
    Australia, Melbourne 🇦🇺
    +61468912253
    +47 906 14 221
    Nasra salon
    Norway
    Danmark
    France
    Switzerland
    Mogadishu, Somalia
    Naadis 0618236743
    Nairobi, Kenya
    0722997917
    Australia Ifrax
    +61 405 591 442
    Belgium
    Ayan Idle
    0031-684382273
    Turkey
    +905013296778
    Garowe: Trendy collections
    Shopping Center Finiin Style & Carlo Golden Center
    0907635086
    Hargaysa
    Zainab Collection
    +252 63 4402750
    Jabuuti
    Mouna Nour Ibrahim
    +25377369099
    Jigjiga
    +251 91 574 4595

Комментарии • 79

  • @FatxiyaCabsiiyeChannel
    @FatxiyaCabsiiyeChannel  23 дня назад +7

    Hinda Products & Meelaha Aad Ka Heli Kartid🌺Sirtii Caafimaadka Timaha 🎉❤🎈🌺
    USA + Canada 1 (206) 475-5475 Send Text iisoo dira marka products ay yimaadaan aniga idin soo wacaya.
    Seattle Hadaad Joogto Seattle, ka doono dukaanka
    Tabarak Store In SeaTac Area
    15213 Military Rd S, SeaTac, WA 98188
    Kent, Area Seattle
    Pacific Market
    23643 104th ave se
    Kent wa 98031
    Minneapolis, Minnesota
    Minneapolis Halaal Market
    612-729-2224
    2833 13th Ave S #131B, Minneapolis, MN 55407
    Columbus, Ohio
    International Mall
    1780 Morse Rd Room 11 A
    Columbus Ohio 43220
    ‪+1 (206) 834‑5828‬
    Canada
    Ottowa: Fadumo
    +1 (613) 709-5424
    Calgary, Canada
    Kaysen Products
    +1 (368) 999-8657
    UK Hinda Spa
    +44 7956 778818
    2, Whiteleys Parade, Uxbridge Rd, Hayes, Uxbridge UB10 0PD, United Kingdom
    Ealing Borough London
    +44 7404 996516
    Ruqiyo
    Layla South London
    +44 7538 579481
    Hadaad Europe Joogto Online Ka Dalbo. Order online @
    www.hindas.co.uk
    Anab
    Brent Area In London
    +44 7501 256371
    Bristol, UK
    Roda +44 7452 835022
    Sweden: Saadia Osman
    Filipstad, hertig filipsgatan 1c, post adress 68230
    0764047662
    Deeqa Ahmed Bulale
    Birmingham
    07429421661
    EUROPE
    Italia
    VIA ROMA VICO 4 PALATA (CB) ITALIA. Postal Code 86037
    Tel
    +39 392 383 7282
    Germany
    +49 172 9192881
    Deeqo axmed cumar
    Holland
    Kaltun dalal
    00 31 684130928
    Saudi Arabia
    Al Akram Complex, Behind Qasr Mall
    Building 77, first floor, apartment 2
    +966 50 207 0385
    UAE Emirate
    +968 9662 5020
    Ireland
    Belfast +44 7305 144657
    Maimuna Mohamed Ireland Dublin 0899778070
    Italia: Sabah
    +39 392 383 7282
    Ifrah Ismail Adam
    Australia, Melbourne 🇦🇺
    +61468912253
    +47 906 14 221
    Nasra salon
    Norway
    Danmark
    France
    Switzerland
    Mogadishu, Somalia
    Naadis 0618236743
    Nairobi, Kenya
    0722997917
    Australia Ifrax
    +61 405 591 442
    Belgium
    Ayan Idle
    0031-684382273
    Turkey
    +905013296778
    Garowe: Trendy collections
    Shopping Center Finiin Style & Carlo Golden Center
    0907635086
    Hargaysa
    Zainab Collection
    +252 63 4402750
    Jabuuti
    Mouna Nour Ibrahim
    +25377369099
    Jigjiga
    +251 91 574 4595

  • @hibomohamed5646
    @hibomohamed5646 23 дня назад +6

    You inspired me in many ways,
    Iam grateful to Allah for having you in our society, thank you 🙏

  • @ruqiyaabdille
    @ruqiyaabdille 23 дня назад +10

    Fatxiya, Fariiid Qabyaalada kaxorowday😂😅keep going geesiyad Qaran❤️‍🩹🤍💙👍🏾

  • @mariakhalif3615
    @mariakhalif3615 23 дня назад +12

    Somalida ma oga aduunki in dhamaad ku dhowyahy

  • @luulhussein7191
    @luulhussein7191 21 день назад +2

    Qabyaalada way ka jecelyihiin diintooda soomaalida subxaanalah

  • @sadiyoigal7534
    @sadiyoigal7534 22 дня назад +3

    Ninka la baxay mahamed waa been loow saqajaan ah qof uu dhafay maleh nin iyo naag ninki hore uu caynayay waa hg soo qof dhagesaneyso maleh viva hussain

  • @aishayusuf4545
    @aishayusuf4545 21 день назад +3

    Walal anigu afkiisa kamaan maqlay base waxay lahayeen xuseen waa mareexaan reer Diini waxasay meelaha kuwad wadeen. Soomali waa Soomali huuno .Soomali Allah SWT hasoo hanuuniyo.

  • @ssimanumumustaq7148
    @ssimanumumustaq7148 23 дня назад +4

    Fariid Wallahi waad asiibtey
    Waa waxa duli ah bal qabiil maxaa meesha keenay
    Subxanallaah allow na badbaadi

  • @sunshineseaandvitamind8620
    @sunshineseaandvitamind8620 23 дня назад +3

    Fatxiya did this Maxamed guy even deny being waxa lagu eedeeyey? Ninka kale ayuu difaacayyaa oo leeyahay waa nin caruur leh wadaad ah blah blah...Maxamed isagu ma is difaacay oo afkiisa ma ka yidhi ma ihi khanis? Mida kale ninkan kale ee Mahad muxuu isagu isu dufaaci waayey? Has he no voice suuradiisaa meel walba lala ordayyaa juuqna kama hayno!

  • @abdiqadirdahir1506
    @abdiqadirdahir1506 23 дня назад +6

    Ninkani qaylyayaayi wuu gubanayaa isagaa far ku godan tahay ninkani caadi ma aha waa gubanayaa

  • @hanayusuf2262
    @hanayusuf2262 23 дня назад +3

    Fadlan Ciwanka 🙏🌷🌷🌷🙏🌷🌷. Daaci Muna Nalaso wadaaaaag Fadlan please ❤️❤️👮👮🙏🌷🙏👮❤️❤️🌹🌹 keep that energy please love you 🥰 😊😊😊😊

  • @AHLAAM-AHMED-OFFICIAL
    @AHLAAM-AHMED-OFFICIAL 23 дня назад +4

    Your background is beautiful sis masha allah

  • @anisMohammed-c9f
    @anisMohammed-c9f 21 день назад +1

    Farxiyo wa runtaa laaan gaab ban nahay somalida oo dhan wa laan gaab in the work. Anaa kugu raacsan

  • @sagalshariif2023
    @sagalshariif2023 23 дня назад +1

    She is a true Somali🥰

  • @user-ge2dh6xq5g
    @user-ge2dh6xq5g 23 дня назад +1

    Qabil kare maku so Qoratid, Garhajis Maxaad ka rabta? Why Titleka ugu so qortay?

  • @mariakhalif3615
    @mariakhalif3615 23 дня назад +4

    Kan wa habar awal wa wlanyahy

  • @suaadmohamed4316
    @suaadmohamed4316 23 дня назад +4

    He’s habar awal

  • @AdnaA-h5r
    @AdnaA-h5r 23 дня назад +4

    Somali been kuma mamahdo. Go’ad asiga qoday ayuu ku dhacay. Very sad.
    Qof asigaba track left right and Center umaraayo aabo hadlaayo.
    Dhib adiga qabin anaka maqabno
    Mohamed if you really worried what people think go to the doctor get yourself checked. 🧐 or stay silent 🤫. Is nothing to do with qabiil.

  • @najmadhakne980
    @najmadhakne980 23 дня назад +2

    The serum thanks.🙏

  • @anisahersi8392
    @anisahersi8392 23 дня назад +8

    By the way this guy is not garxajis he is Haber awal his name is Shakir he lives in the USA

    • @Z.Nuriii
      @Z.Nuriii 23 дня назад

      Why you lying that guy Mohamed is living in Sweden he is not Habar Awal!

  • @najmadhakne980
    @najmadhakne980 23 дня назад +1

    Can you make a RUclips of how to use it habo I want buy it .

  • @ifrahhersi7554
    @ifrahhersi7554 23 дня назад +2

    Waxan layabay ninkan maxamed shalay ninkii uu qaniiska ku tilmaamayey soo Habargidir ma aheen yaab

  • @Candy.r43
    @Candy.r43 23 дня назад

    She is beautiful girl mashallah dark skin is gorgeous. ❤❤

  • @hanayusuf2262
    @hanayusuf2262 23 дня назад +2

    🌷🌷🌷❤️👮👮👮🌹🌹🌹🌹👮❤️❤️❤️🌷❤️❤️❤️❤️❤️❤️. Reer Foor Foorsade Qabiil malaha. Lkn Ha Layaabo Ninkiisu Difaacanaya kkkkkkkkkkkkk

  • @QEU9
    @QEU9 22 дня назад +1

    Women who believe feminism ideology are those who always call people qaniis, war xishooda dumaroow

    • @FatxiyaCabsiiyeChannel
      @FatxiyaCabsiiyeChannel  22 дня назад +2

      Khaniisiin inaad aad u xiisaysaynsysan oo futadii wiilashu khaati idinka tasgantihiin ilma Israeloow waad oftahay. 😂 Waad fashilanteen. Ma aniga ka dhigay waaka isagu is keenay ee daawanayey ninka ninka fuulayee?😂😂

  • @StolSäng
    @StolSäng 22 дня назад +1

    Guurgu waa maqaarsaar

  • @mowlidali-qs7rx
    @mowlidali-qs7rx 19 дней назад +1

    Cabdi qasaaro waa duleyste

  • @sagalshariif2023
    @sagalshariif2023 23 дня назад +1

    😂 fadhia you so funny sinbiro ayey u ekadeen

  • @QEU9
    @QEU9 22 дня назад +1

    Somalia soomali baa leh adu intaasaa ku dhibeeysa. Don't mix patriotism with individual case of a somali woman who wants to paint her skin. Qabyaalada lafaheey kaaga jirtaa

    • @FatxiyaCabsiiyeChannel
      @FatxiyaCabsiiyeChannel  22 дня назад +1

      Maxay ii dhibaysaa habeen iyo maalin toosa laydiin soo dhec basn leeyahaye? Iska hadle, beenta iyo khiyaaliga ayaan nebxahay. Somaliya iyo Somalinimo midna ma jecla Somaliyi. Ilaa midabkiinii ayaad ka xararaysaan. Somaliya hadaad jeceshihiin masd heshiisaan oo hagaajisataan? Meel kale cidina idinkama rabto basar xumadiinee? Nacasnimo iyo iska hadal baad haysaa!

  • @faizamoalin9287
    @faizamoalin9287 23 дня назад +2

    Farxiyo hiilo qaran wada

  • @Happy-go-l
    @Happy-go-l 23 дня назад

    HG waliba ceyr anigaa ah waxaana leeyahay xuseen well done to you waxii fisqi wado banaaanka keen to hell qabiil😂😂😂

  • @ayaanbilan2251
    @ayaanbilan2251 22 дня назад +1

    Xuseen waxaan umaleynayaa mareexaan

  • @nuuraabdalla5927
    @nuuraabdalla5927 23 дня назад +1

    Haduuna wax isku ogayn muxuu la gubanayaa wali asagoo saas looga xanaajiyay maan arag toloow muxuu isku ogyahay

  • @hi-gn6my
    @hi-gn6my 23 дня назад +1

    Waa mareexaan.

  • @kiingas5689
    @kiingas5689 21 день назад

    War anaga wax aragneey oo Farhia madiga qabiil kaa maraan Danbiga iskaa dhgaf Irsiqaa meel xun kaa galeey mohmmed buskut maxaa dhaanta😂😂😂😂

  • @saboismail4776
    @saboismail4776 23 дня назад +2

    Intu wax baran laha xafadaha iyo cida dagtu ku mashqulsana Jahil 😂😂😂😂

  • @ifrahhersi7554
    @ifrahhersi7554 23 дня назад +3

    Sweden wagaan ku cusbaa ayaa wiil guri kakiresanay intan guri helayey wana la iqabay marki magaceyga la google kareyo wuxu soqori jiray in aan isla daganahay oo isla noolnahay hada wala iqaba warka waa iska caadi reer yurub ayaa fahmi karo shekadaas

    • @FatxiyaCabsiiyeChannel
      @FatxiyaCabsiiyeChannel  23 дня назад +1

      Isla nooli waa caadi. Iyaku inay is qabaan baa u qoenayd, not roommates

  • @luulhussein7191
    @luulhussein7191 21 день назад

    😂😂 ina cabsiiye waa gabar run badan jecliyaa

  • @masaai-cw4lz
    @masaai-cw4lz 22 дня назад +1

    HADA RAGII SOMALIYED BAA ISCADEEYEY WLHI WAAD KA NAXEYSAA MARKAAD ARAGTID !

  • @haniaden7404
    @haniaden7404 23 дня назад +1

    Waa marexaan 😂😂 hussain

  • @Hodaneey
    @Hodaneey 23 дня назад +2

    Shaydan Ba qaatay somalidii xaqiiq waa duliyiin 😢😢 hargeisa buuq uma baahna orod camal yeelo dhul qalalan oo Bus miidhana ayay isku haystan ookhayraadka ku jira la so bixi karin ala maxan nacaa umad bila damiira

  • @stronktimmyispro7022
    @stronktimmyispro7022 23 дня назад +2

    😂😂😂😂😂Hussein waa mareexan

  • @Runtakudhimow
    @Runtakudhimow 23 дня назад +1

    Fathia funny caadi iska dhiga haku soo kala qabanina

  • @fatimaelmi1038
    @fatimaelmi1038 23 дня назад +1

    Umu hadlin sida nin wayn. Wa waqtigii qabyaalad kiciska. 😂

  • @Mind-youbusiness
    @Mind-youbusiness 23 дня назад +1

    He’s burning 😂😂😂😂😂😂

  • @masaai-cw4lz
    @masaai-cw4lz 22 дня назад +1

    KKKKK...WAXAA LAGA YAABAA REERKIISA INU QIYAANI JIRAY HADANA LA KASHIFAY MARKA BEENTII BU RABAA WALI INUU KA GADO...KKK

  • @bilan1674
    @bilan1674 23 дня назад

    "Somali laan gaabka adunka,"
    FATXIYA ABSIYE

  • @abdiqadirdahir1506
    @abdiqadirdahir1506 23 дня назад +1

    Haa waa runtaa kuwo lagu sheego waxaasi oo caan ku ahaa waxaas xun ayaa reero lahaa oo caruuur dhalay waxaadina lGu sheegi jiray markaa ay ku dhuuntaan waxaasi

  • @nimosuleiman
    @nimosuleiman 23 дня назад +2

    😂😂😂Fatxiya siday qabiil ka 7ga hadasho jecliyaa

  • @kkin7066
    @kkin7066 23 дня назад +1

    Shakir Cisse Garxajis maha

  • @rashidawad5825
    @rashidawad5825 22 дня назад +1

    SI WANAAGSAN BAAD UGU SHEEGTAY, KU WAD.

  • @deenahspace7754
    @deenahspace7754 23 дня назад

    Bari aan wadanki tagey ayaa gabar qaraabo nahay igu tiri walaaley waxaan rabaa inaa I wado waxaan kudhahay sorry kuma kaxeenkaro
    Waxee tiri waa caadi waxaa igu wadi kartaa xaas ahaan oo gabar jamacada isla dhigano saas ayaa saxibadeeda ku wadey 😮 waa naxay wlhi oo maxaa idin barey waxaas waxee tiri wiilashaa noo bilaawey oo saas isku wada kaxeeyey jamacada dhan waa wada baxeen 😂marka dadka wadanka joogo waa another level

  • @KhaderMiyir-nb4nj
    @KhaderMiyir-nb4nj 23 дня назад +1

    😂😂😂😂😂😂😂
    Wuu is fashilay caadi isagaa isdifaaci lahaa haddayna wax jirin.

  • @ijaaboosoble1320
    @ijaaboosoble1320 22 дня назад

    Asalaamu caleeykum salaanta iska sax farxiya

  • @naimaahmed6032
    @naimaahmed6032 20 дней назад

    ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉ma sha allaaha

  • @rodahabdiraman8623
    @rodahabdiraman8623 23 дня назад

    Farhiyaay, gabadhu waa Model in Kenya, marka way ka maseersanyahiin kuwa is cadeeya ee soo shiira, sorry to say that, laakiin waa run😮

  • @sunshineseaandvitamind8620
    @sunshineseaandvitamind8620 23 дня назад +1

    Somalida laba ilaah bey caabudaan.

  • @saidakulmije460
    @saidakulmije460 23 дня назад +1

    Hj rer baniin

  • @Hodaneey
    @Hodaneey 23 дня назад +1

    😂😂😂😂😂😂gunts ku hadhay kalbad halaga so guro way istaaahilaan 😂😂😂

  • @zahrahandule7896
    @zahrahandule7896 23 дня назад

    👍

  • @sudiyusuf5269
    @sudiyusuf5269 23 дня назад

    Madhalaan reer foorfoorarsade soo tii layiri walalayaal

  • @alcamaarifardo7334
    @alcamaarifardo7334 23 дня назад

    Xataa mahadka inuu kaas yahay yaa huba😅

  • @hanayusuf2262
    @hanayusuf2262 23 дня назад +1

    🙏👮👮🌷🌷🌷🌷👮👮😢🙏🙏😢 Fartiyo Meesha Bugta. Is Og Far ❤❤❤❤❤ ku Godan Hhhhhhhh

  • @fadumomohamed4242
    @fadumomohamed4242 23 дня назад +4

    Ninkani waa sacad muuse maraykan buu kula degen yahay shakir ciise waa dadkaa social media ka qayliya what you talking about

    • @FatxiyaCabsiiyeChannel
      @FatxiyaCabsiiyeChannel  23 дня назад +1

      I don't know his qabiil mana odhan waa Reer hebel. I just said he is talking about Garxajis baa leh Hargaysa iyo Berbera iyo qabiil niic ah oo aan loo baahnayn

  • @Sadgirl12386
    @Sadgirl12386 22 дня назад

    Gbdh aan asxb ahyn baa wxy ahyd gbdh dhex yar oo midabkeedii haysata nin ay la sheekaysan jirtay baa maalin ku dhahy anigu dumarka cadcad ee buurbuuran bn jeclhy way is naaxisay mrksay diirkiina iskaqaaday ugu danbayn wuu ka tgy imika hdd aragto wd ka nixi iyadoo 20 jira baa 40 jir la mooda dumarow qof dartiisa ha isku badalina ninkii ku jecel saad thy buu kugu jeclnaya is not like hdd is cadayso uun ba lagu jeclnaya so sad wlhi dumarkii somaliyed cdn baa laga raacay bidabkii chocolate ahaa by cay u haystaan ba

  • @samira-141
    @samira-141 23 дня назад

    ❤️❤️❤️❤️🥰🥰🥰🥰🥰👏🏼

  • @BarodiirMadaxeey
    @BarodiirMadaxeey 23 дня назад +1

    😂😂😂 anigoo kale baad tahay somalidan calamada badan kan puntland un baan ka aqaan

  • @ruqiyaabdille
    @ruqiyaabdille 23 дня назад +3

    Fatxiya, Fariiid Qabyaalada kaxorowday😂😅keep going geesiyad Qaran❤❤️‍🩹💙👍🏾