AF-MAY SIDUU CABDI GOOD SHEEGAY WAA AFKALE EE MAAHA IN XAQUUQ DIISA LA INKIRO OO AFSOOMAALIGA LAGU HOOS QARIYO ABWAANKU WUUBA UHILIYAY BULSHADA AF-MAYGA KUHADASHA
Afsomaliya yaa qoray arinkaa cabdi good sheegay wali u sacab tumay si niyad ahna wajigiisa uga muuqato in uu wax badan ka og yahay waji arinkaas waji waa dadki taarikh badan wax ka og isago ah nin wakhtiyadi gumaysiga laso shaqeeyay mutacalina aha marka Hadi aad jaanis u heshaan waji waa in dib loo waydiiyo cida qortay af somaliga iyo cida ka caawisayba wakhtiga cabdi good sheegay 1956 waji nin mutacalina ah ayu ahaa oo waliba meelo kala duwac wax kuso bartay
NASIIBDARADA KALE EE JIRTAA WAXA WEEYE, IN DADKII SOOMALIYEED AY AFKII QORAALKIISA GARANEYN..OO QAARKOOD AY HIGAADA AFKOODA QALDAAN. OO AANAY MARKAY XATAA KU QORAYAAN RUclips KA AANAD FAHMAYNBA WAXAY U JEEDAAN....MARKAAS FADLAN AFKIINA BARTA QORAALKIISA OO SI FIICAN U QORA.
Afsomaliga waxaa kufsada qadaadwayn..waa umad bilaa xikmada, oo caqli yar. Baraha bulshada iyo saxafaduuda ayay ku faafiyaan. Reer Somaliland waa inaa ka feejignataan. Af somaliga jaban ee reer koonfurka. Iyo saxafada aan fakarin.
tusaalaha ugu fiican aad ku ogaan karto aqoonta akhlaaqda leh ,iyo jahliga akhlaaq xumo weheliso
ka dheeho Yusuf shaacin
iyo cabdi good
Nin meel dher wax ka arkay war waad asiibtay ninyahow shaacir abwaan aan aaminsanahay
Maxa abwanka Ku gaadh siyay nacla kugu yale
Cir iyo dhul bay isku yihiin Yuusuf shaacir iyo Cabdi good
Allah ha daayo Yussuf Shaacir..Maasha a ALLAH ❤
MashaAllah
Tabarakallaah
Abwaan ALLAHA Ku Xifdiyo
Mee AFKII HOOYO
Macalinkaygii mubaarig buux baan u jeeda allah yaxfadka macaln
Shaaciro af soomalig noo dhig
yuusuf shaacir wuu yaabanyahay - wuxu is leeyahay, waa maxay ninkan waalan, ee dhukaran ee aan soo camuumey: cabdi good weeyi.
Cabdi Good wuu Hinaasay, Xaasidnimo ayaa ka muuqata
War cabdi good miyuu waalanyahay muxuu isla xanaajinayaa waxba magaranayee!
Shaacir iyo good kala aragti fog kalana anshax wanagsan
54:30 macalinkaygii mukhtaar xeego Allah ha kuu daayo aqoonta dheer iyo mid falsafad uleedahay afkeena hooyo
Jaanis waa faraaqo
Aflagaadada iyo ceebtu waa akhlaaqad xumo, wuu madhan yahay Cabdi good. Af May meelbaad kaga dhacday. Reer Hargaysa.
AF-MAY SIDUU CABDI GOOD SHEEGAY WAA AFKALE EE MAAHA IN XAQUUQ DIISA LA INKIRO OO AFSOOMAALIGA LAGU HOOS QARIYO ABWAANKU WUUBA UHILIYAY BULSHADA AF-MAYGA KUHADASHA
RAGA SACAB WAA DANBI
Janis isii nafas isii
Toxob waxaa la dhahaa qashinka sanka ka dhex dhasha, Agool na waxaa la dhahaa wasaqda timaha gasha, laakiin jirka kiisa waxaa la dhahaa uskak ama wasaq dhididku keeno, waxaan oo dhan waxaa keena nadaafad xumo baahsan oo qofka ku raran
Cabdi good jwbtiisa inay saxnaato iyo qaldanaataba intaan la gaarin waxaa kasokeeya habdhaqan hahli badan ka muuuqdo
Reer mudug hadaan nahay agool baan dhahnaa malah reer waqooyiga baa toxoob dhaha
Reer Mudug ❤😍🏆🥇🥈🥉🎖⭐🌟🏅🏆
Wan garanayaaaa badi
Cabdi good markaan arkaba isbedel malahan waa isla isagii yaahuu
boqolkiiba sagaashan iyo sagaal baan cabdi good kalsoonideyda ku taageeray qaabka uu dooddiisa u difaacayo halse waan ku diidey qoridda afka maxmiyaddii ingiriisku iyadaa keentay iney qariso dhigaalkii ka hadhey qoraalka af soomaaliga taas oo aynaan ku doodi karin haddii ay timaaddo doodda ah afkii ugu horreeyey ee lagu hadlo waa soomaali waxa laga yaaba in layla yaabo balse waa mid jirta waa maxey talow qoraalkaa afka soomaaligu lahaa sidee buu ingiriis u qariyey qoraalka afku lahaa akhriste warcelintu wey fududdahey oo waxa weeye kolkuu heli waayey una suurto geli weyday inuu helo amba rumeysto afkan hodanka ah ee haddana bilaa qoraalka ah wuxuu ku dedaaley sidii loo ilowsiin lahaa qoraalkey umaddu laheyd ee umadihii inaga horreeyey ay meel qiimo weyn inoogu qariyeen kaasoo isku dabbaqey qoraalka laatiiniga ah iyo afkeena hooyo kow qoraalkii afkeenuse mee haddaad taqaaniin geela reer kastoo soomaaliyeed geelooda sumad wax la yidhaaho ayaa ugu dhigan sumadahaasuna waa halkuu afkeena qoraalkiisu inoogu qarsoon yahey.
Waa runta walaahay ee reeer kasta sumad ayu leeyahay waana xuruuf ee xagay ka timi Hadi aanay dadku qoral lahayn qisa halkaa KU jirta
@@aliwayeel8523 waa sidaa weeye wll.
Afsomaliya yaa qoray arinkaa cabdi good sheegay wali u sacab tumay si niyad ahna wajigiisa uga muuqato in uu wax badan ka og yahay waji arinkaas waji waa dadki taarikh badan wax ka og isago ah nin wakhtiyadi gumaysiga laso shaqeeyay mutacalina aha marka Hadi aad jaanis u heshaan waji waa in dib loo waydiiyo cida qortay af somaliga iyo cida ka caawisayba wakhtiga cabdi good sheegay 1956 waji nin mutacalina ah ayu ahaa oo waliba meelo kala duwac wax kuso bartay
Dadka ma wax baad usheegaysiin
Mise wad khalkhalinaysiin
Idinkiiba is khilaafsane
Xigmadiina reer malaga soo qaaday golan dala aduunyooy wa iga af soonaalige
Afka Somaliland wa in lagu hadlo
NASIIBDARADA KALE EE JIRTAA WAXA WEEYE, IN DADKII SOOMALIYEED AY AFKII QORAALKIISA GARANEYN..OO QAARKOOD AY HIGAADA AFKOODA QALDAAN. OO AANAY MARKAY XATAA KU QORAYAAN RUclips KA AANAD FAHMAYNBA WAXAY U JEEDAAN....MARKAAS FADLAN AFKIINA BARTA QORAALKIISA OO SI FIICAN U QORA.
Afka hooyo nina ma qasbikaro car
Was r unta abwan
Cabdi good ex ex wa xogogaal
Xalane waxasu sheeko faqash
Afsomaliga waxaa kufsada qadaadwayn..waa umad bilaa xikmada, oo caqli yar. Baraha bulshada iyo saxafaduuda ayay ku faafiyaan. Reer Somaliland waa inaa ka feejignataan. Af somaliga jaban ee reer koonfurka. Iyo saxafada aan fakarin.
Garacdii qadaadkayareed wase waana kaa afsomali qurxonahay waan idinku madesana hadalkina wanba ka xarabeysana yaa idinka qadaad wen shuubaa kudhashe caloosha ka jirane bax isa soo dawey
Waaaw
@@qeysarsenal2701 Shubaa idin dhashee Qadaad Wayney Afka suubsada