MAXAMED BK | QOF WEYN ANI IIMA TIHID | - New Somali Music Video 2018 (Official Video)

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 окт 2024
  • COPYRIGHT PROTECTED BY SOMIPP ,SOMALI NEW INTERTAINMENT AND TUSMO FILMS 2018
    MIDHAHA: LAABSAALAX
    & LAXANKA MAXAMED BK
    MUSIC : MAFTUUX CADCEED
    CAMERA: FAHAD KAARIYE
    EDITOR:ABDIWELI BEEYO
    PRODUCER: CABDIQANITUSMO
    MANAGER: M.ABSHIR

Комментарии • 1,4 тыс.

  • @Tusmofilms
    @Tusmofilms  6 лет назад +558

    Lyricska saxda ah ee heesta
    lyrics= Qof wayn ani iima Tihir
    Page 1aad
    Maxaan Soo Wada jirnoo
    Nolosha Wehel soo Ahayn
    Maxaan Laba Wacad Galoo
    Quluubta Jacayl ku Wayn
    Xurmada ku Waraabiyoo..
    Muxubo ugu soo Wanqalay
    Ahayn Wadar dhaba Ahayn
    Maxaan caashaqa warkiisa
    la Soo Marnay Waayo badan
    Ma jiro Wadka Ruux Hortii
    Waayeel Ka Noqdaa Xubiga
    Wakhtiyo Qurux daad lahyd
    Haduu Cimri Wiiqayoo
    Dheehii Wajigaagu Tagay
    Qof Wayn Ani iima tihid
    Page 2aad
    Waydiin Iyo Ma Leh Su,aal
    Inaad Tahay Waayo Arag
    Xiskaygani Waab Ku Lee
    Taniyo Waagaan Ku Rabay
    Maxaan Kugu Weehdayoo
    Waraaqo Jacayl ah Qoray
    Maxaan wadnayaal Sawiray
    Maxaan weedhaha Kalgacal
    Far Waawayn Kuugu Dhigay
    Ma jiro Wadka Ruux Hortii
    Waayeel Ka Noqdaa Xubiga
    Wakhtiyo Qurux daad lahyd
    Haduu Cimri Wiiqayoo
    Dheehii Wajigaagu Tagay
    Qof Wayn Ani iima tihid

  • @fadma638
    @fadma638 6 лет назад +10

    Waa sax xaqiiqda dhabta ah ayaad ka hadashay,waalidkeyga ayaaba ka mid ah 70sano ayey isla joogaan aabaheyga ma ogala habeen in ay ka dhaxdo oo ay caruurteyda la soo seexato mashllah, waxaaba moodaa in aad iyagaba aad ula jeedo thks waad sharaftay Qoyskii isku raagay iyo xaqiiqdaba😁💕💕💕

  • @muuunahaawadl3511
    @muuunahaawadl3511 6 лет назад +102

    aduunka laysma xaqiro laysmana caasiyee abwaan laabsaalax ereyo macquulad tidhi adna fanaan bk si macquulad ugu heesty adna tusmo films si macquulad u duuptey nooguna soo gudbisey kuligin wda macquul bad tihiin jir oo jooga wlaalayal❤💖

  • @احلامحياه-ك5ق
    @احلامحياه-ك5ق 6 лет назад +45

    Ax yaaa heees walhi anoon waynyn hadna si kal iyo laaba I taabaty
    xasan dhuxul abwan ka qarnka BK one love
    Tuzmo 😙😙😙

    • @hamseecade7411
      @hamseecade7411 6 лет назад

      احلام حياه *Wll subscribers ii saar channelkyga adoo mahadsan*

    • @احلامحياه-ك5ق
      @احلامحياه-ك5ق 6 лет назад

      Wax iga faaid channel hye wall shukrn

    • @Real_Abbas
      @Real_Abbas 6 лет назад

      Wax iga faaid channel
      Haye wll

  • @shaymaalishabel6217
    @shaymaalishabel6217 6 лет назад +196

    maskaxda Somaliland Laabsaalax iyo Sharafta Dhulka barakaysan Mohamed Sicid BK idinku faana Wale✌❤

  • @halabuurcaadilhanad5415
    @halabuurcaadilhanad5415 6 лет назад +78

    hadey hees sharaf leedahay waatan xaqiiq
    Abwaan laab saalax
    Fanaan maxamed Bk
    Musician Maftuux cadceed
    TUSMO FILMS👌👏💯❤

    • @hoodoyasto9941
      @hoodoyasto9941 6 лет назад

      Xasan dhuxul laab salax io maxamed bk jiroo jooga 💕❤

  • @gabarbarichannel9804
    @gabarbarichannel9804 6 лет назад +32

    HeeesTaan caadi mhn waa hees dareeen leH runtii mahamed bk tnkx ax yaaa faNaaan😢😢❤

  • @abdihakiimmohamed68
    @abdihakiimmohamed68 6 лет назад +70

    Maxaan Soo Wadda Jirnoo
    Nolosha Wehel Soo Ahayn
    Maxaan Labo Wacad Galoo
    Quluubta Jacayl Ku wayn
    Xurmadda Ku Waraaabiyo
    Muxibo Kugu So wan Qalay
    Ahaayn Wadar Dhab Ahayn
    Maxaan Caashaqa warkisa
    Kasoo Maray Waaayo Badan
    Ma Jiro Wadka Ruux Hortii
    Waayeel Ka Noqda xubiga
    Wakhti iyo Quruxdaaad Lahayd
    Haduu Cimri Wiiqay Dheehagi Wajigaagu Uu Tagay
    Qof Wayn Ani ima Tihid ♥️♥️♥️

  • @soso_____queen1108
    @soso_____queen1108 3 года назад +9

    Still waan dhageystaa Bk fanaanka kaliya buu ii ahaa 😥 ❤
    dad baa isugu tage wllhi laabsaalax nooloow intee nololi jidho 💓

  • @saciidcabdi1811
    @saciidcabdi1811 6 лет назад +108

    Aad baan ugu helaa heesaha qisada kasameysan
    Heestaan kuma sii jirto lama qiyaasi karo sidaan ugu helay😍😍
    Mahadsanid Tusmo Films

  • @sheruahmed1300
    @sheruahmed1300 6 лет назад +46

    Bk fanan gaaro ma jiro wa sida aan aminsanahy one love libaxa dariska ❤️

  • @boqoradasomaliland2559
    @boqoradasomaliland2559 6 лет назад +61

    Wlhi waaaa heesta kalia eee itaabatay laabsalax io legend bk ilaahy cimriga io caqliga io cfmdkaba idin barakeeyo tusmo flims keep going

    • @abdinaasirahmed3077
      @abdinaasirahmed3077 6 лет назад

      Boqorada Somaliland ma waxaad noqotay yaroo wajiga ka wayn

    • @fartunfuny2038
      @fartunfuny2038 6 лет назад

      Wow waa hees cjb ah runti qof weyn aniga imaatihid

    • @ibraahimdaahir58
      @ibraahimdaahir58 6 лет назад

      waa hees aad u macaan maxamad saciid cabdi bk

    • @ainlehassan3096
      @ainlehassan3096 6 лет назад

      Boqorada Somalilan jeceLka gu dhacay

    • @umalkhyremohamed5308
      @umalkhyremohamed5308 5 лет назад +1

      Waa ine abtigaye laabsalax uu tee odeyasha naa soo qoraa abti Hassan dhuxul labsalax jawabti ragana waan kaa sugayna

  • @mumtaznur1890
    @mumtaznur1890 5 лет назад +56

    alla cod macana alla qofkii Mohamed bk ninkii ila tagero like Saar

  • @ayaanahmed5117
    @ayaanahmed5117 6 лет назад +129

    Hoooyada fanka hargesi ereyo murti leh kala iska arag bk abwaan labsalax guuleesta 🌹🌹🌹❤❤❤😍😍👌👌👌

  • @anhaarofficial8058
    @anhaarofficial8058 6 лет назад +19

    Asiga qof wayn ilama Ahaa Allow Jaceylkeygii iso celi❤❤😭😭❤❤❤❤

  • @mphore
    @mphore 6 лет назад +98

    Bk waa fanaanka kaliya ee hesihiisu murti leyihiin wakhtiga hada aynu joogno 😍

  • @naimaabdullahi2473
    @naimaabdullahi2473 6 лет назад +29

    Wiiilka musigada tumaayo plz hala ii raadiyo 😍 heesta macaankeeda wiilkaas wijigiisa ayaabo iisii maacaneesay 😂😂 war yaa ilaa arkay quruxdiisa waabo daadax indha buurbuuran wiilku 👌🏻

    • @abdiazizabdallamoha9203
      @abdiazizabdallamoha9203 2 года назад

      Hada wala qaba sorry sister😂😂😂

    • @Kingashraf2024
      @Kingashraf2024 2 года назад

      @@abdiazizabdallamoha9203 istaqfurulaah wara aniga waaye qofta igu so xir 🤣

    • @AbdaleAwabdi
      @AbdaleAwabdi 6 месяцев назад

      Waa ninkii fanaaanad deeqsan ❤

  • @shaaficifantastic1443
    @shaaficifantastic1443 6 лет назад +34

    Ruug cadaagii soo Rogaal celi
    Maxamed pk
    Tusmo films Hambalyo
    Horumadkad samaysen

    • @hamseecade7411
      @hamseecade7411 6 лет назад +2

      shaafici fantastic oficial *Wll subscribers ii saar channelkyga adoo mahadsan*

    • @shaaficifantastic1443
      @shaaficifantastic1443 6 лет назад

      Maxaan kaa faaida markaa 😂😂😂

  • @beerqaboje4736
    @beerqaboje4736 6 лет назад +3

    Erayo Laxan Music Io Cod 100% Cajiiba
    Qof Weyn Ani Iima Tihid Alla Yacizak Laabsaalax👏👏👏

  • @xanansomalilandersafiya451
    @xanansomalilandersafiya451 6 лет назад +138

    Abwakygii
    Fanankagii
    Idin jecliyaH❤❤❤

  • @npihaizhqi4219
    @npihaizhqi4219 6 лет назад +77

    Hargeiza hoYgi Fanka we love zomalilnd💖💋

  • @stayblue759
    @stayblue759 6 лет назад +6

    -Waydiin iyoH Maleh SuaL iNaD TaHay WaAYo Arag. Wow mnzha allah erayo kaso maxday maskax cafimad qabta ... #BK THE LEGEND .. HoRtaba ma jirin FaNaN

  • @cabdiqaniqoor1089
    @cabdiqaniqoor1089 6 лет назад +23

    Xazan dhuxul laabzaalax abtiyo
    Aniga ayaa ku waTa
    Bk Taageero BuuxDa ayaaN kuu Hayaa
    Tusmo films 🎥 hore uzocda

  • @anobmohamed2411
    @anobmohamed2411 6 лет назад +104

    Ma jiro wadka ruux hortii
    Waayeel ka noqdaa xubiga
    Runtii quruxda lahed
    Haduu cimri wiiqayo
    Dihintii wajigaaga tagay
    Ani iima tihid qof weyn♥️☝🏻😍

    • @naruurobarrr7913
      @naruurobarrr7913 6 лет назад

      majiro wadka Rux horti wayel kanoqda xubiga hantidiyo quruxdaad laphayid hadu cimri wiqayo dhahiwajigaagu tagay qofwayin ani imatihid

  • @samiiboeitniet7519
    @samiiboeitniet7519 6 лет назад +7

    Bk the king of Somaliland! We love you brother 💚❤💚❤💚

  • @kamaaldiin9728
    @kamaaldiin9728 6 лет назад +7

    Nio kan yaree heesta music. Geeda tumay ee dhawaan soo baxay maftuux cadceed heeskuu tumaba wxuu noqda super hit 3month 1milion 🤩
    👉🏻Kiin jaamac iyo een een (super hit)
    👉🏻 gufaaco iyo guuled simba (hitt)
    👉🏻 pk iyo qof wayn ani iima tihid(block bastar)
    Faladagan haduu utumo xitaa wa ukala kacaysaa haduu utumo karaamo wata kayari intii ila aragty like ta nagu camaamada nio

    • @queenaliyah2676
      @queenaliyah2676 5 лет назад

      Waa runtaa waa Gacan Hibo leh Mansha Allah ♥️♥️♥️♥️♥️

  • @haaheehuu2020
    @haaheehuu2020 6 лет назад +111

    Laabsaalax abtio Qisooyin kaaga waan Ka helaa wllhi
    Dar alle ayaan ku jeclhy

  • @Abdi1430
    @Abdi1430 2 года назад +1

    Hees iyo bar...wlahi wa dareen taabaneysa qof walbo jaceyl so maray love you from muqdisho..💖💖💖💖

  • @inaliidcaze9409
    @inaliidcaze9409 6 лет назад +291

    Bk inta Tagerta iyo inta neceba liketa hyla dhafina😊

  • @edebsanofficiall446
    @edebsanofficiall446 6 лет назад +7

    Qof wayn ani ima tihid 😍😍😘😘 abwaan laabsaalax

  • @waxgaradwaalamahuraan4493
    @waxgaradwaalamahuraan4493 6 лет назад +129

    Ilaahay ayaanu ka baryaynaa aniga iyo isagana (xaajigayga )inaan isku ag gabowno oo noloshayada meel ku wada qaadano aamiin noo dhaha plz.30 ka dib ayaan rabaa hadii alle nafta noo daayo inaan commentkan akhrisano alle hanoi aqbalo like noo saara inta run wax u jecel

    • @inacaaqilwiilkakufaanasoma682
      @inacaaqilwiilkakufaanasoma682 5 лет назад +4

      waxgarad waa lama huraan
      farxad ku dhmaysta noloshiina inta idiin dhiman wll ✌✌💑

    • @maxbuubyare6791
      @maxbuubyare6791 5 лет назад +5

      +ina Caaqil wiilka ku faana Somaliland anba wadankeyga waan Ku faanaa

    • @mohamedhadaafoow978
      @mohamedhadaafoow978 5 лет назад +1

      @@maxbuubyare6791 Aaad iyo Aad😂 🇸🇴👌

    • @zamzamabdi5279
      @zamzamabdi5279 4 года назад +1

      @@maxbuubyare6791 oo waadan kaagu wa kee

    • @khadarcawil5328
      @khadarcawil5328 4 года назад

      @@zamzamabdi5279 😂😂😂

  • @khaliifcabdi6199
    @khaliifcabdi6199 2 года назад +1

    Dadku haday weenadan waxba isma waydiiyaan lkn dadkay iska xigaanoo way is eegtaan
    Abwaan hassan dhuxul laabsaalax abwaan waxbadan og keep going

  • @loveisakiller7711
    @loveisakiller7711 6 лет назад +120

    Maxaan wadnayaal sawiray
    Maxaan weedhaha kalgacal
    Far waaweyn kuugu dhigay
    Inta samaysay sidaa like 👍

  • @kadirali882
    @kadirali882 6 лет назад +17

    5:25 u fiirso Bk waa shaqsi fiican music ga wiilka tumaya ayu ina baraya

    • @mohamudibrahim6558
      @mohamudibrahim6558 3 года назад +1

      Si wacan ayaad u fahantay walaahay waa dhiiri gelin xoogaa ileen qofka lacag ma siin kartide

  • @hanahussen3429
    @hanahussen3429 4 года назад +8

    Bk ifka sharaf ku noolow intii bk jeceleey liketa ha ila dhàafin wllo

  • @somalilanderdhalada7348
    @somalilanderdhalada7348 6 лет назад +7

    Wow that’s classic song we’ll done 👏👏👏👏💕❤️Thanks legend of legends BK and abwaan laabsalax

  • @cabdishakuursiciidcabdi3058
    @cabdishakuursiciidcabdi3058 6 лет назад +6

    Maansha allah Maxamed Bk iyo Xasan Dhuxul ragg baa ia hellay heestu way ig socotaa.

  • @maxm7467
    @maxm7467 6 лет назад +1

    Hestaan markaan dhageystay Waan ilmeeyay. Jaceylka waa hibo uu Rabi doonitiisa ku imaata. Waxaas baa fanaan lagaa dahaa 😍❤️❤️

  • @abdirahmannblue4891
    @abdirahmannblue4891 6 лет назад +10

    wlhi waa maalinkii 1aad noloshayda aan idhaahdo like isaa ee bal liketu waxay tarnona garan maayee like uun isaara dar allana waad u mahadsantihiin

  • @aragsaninakhalaf8130
    @aragsaninakhalaf8130 6 лет назад +9

    Heestan waa inaan odayaasha ku jeeb baaranaa👌 qof ani iima tihid
    Waa iga yar tahay cml
    Big jaanis wlhi kkkk

  • @yahyecadeofficial4689
    @yahyecadeofficial4689 6 лет назад +322

    Wixi xidigaha geeska heesohooda jecel like izaara

  • @mrabdikarimalibariis3668
    @mrabdikarimalibariis3668 6 лет назад

    Haduun baa la helay heesihii 50 jirka lagu shaxaadi jiray thanks laab saalax and bk

  • @abdirahmanbihar5567
    @abdirahmanbihar5567 6 лет назад +15

    Naagtaydaa habeen dhawayd way icaayaysay bilaa sabab anigu kama xanaaqin runtii
    Kulahaa qof weyn ani iima tihid
    Way ila fadhidaa imika
    Imikay kuleeday qof weyn baad iitahay
    I love xaaskayga xalaashaa

  • @haniitah
    @haniitah 6 лет назад +2

    😍😍😍😍😍Bk soo Laba kacley👑👌 erayada caadi maaha Laabsaalax👂👂👂

  • @aaminzerka9978
    @aaminzerka9978 6 лет назад +7

    Rag culus
    baa is helay
    bk iyo laabsaalax
    full respect

    • @aminaalinour547
      @aminaalinour547 6 лет назад

      Majiro wadka ruux hortii
      Wayeel ka noqdaa xubiga Axyaa hees bk

  • @mahdi8972
    @mahdi8972 6 лет назад +72

    Heestani dhalintii cuslaatay ayay khusaysaa yaryarku haka baxaan goobtan

  • @Awale.british
    @Awale.british 6 лет назад +41

    Heestan waa dhiiri galin dhalinyarada cuslatay Jacaylkoda lagu Charger garaynayo hhhhh

  • @cabdikaaficabdicusman4994
    @cabdikaaficabdicusman4994 6 лет назад +9

    hargeyso alla maxaan jecel maalin tago waxaan ku dhashay gobalka gal gaduud waxbarashadeyda hoose iyo dugsiga quraanka kuqaatay tan dhexe iyo sare muqdisho hadana joogo sudaan intaan waan jeclaa hargeyso hooyada fanka iyo dhaqanka

  • @HAMZA-gn3sz
    @HAMZA-gn3sz 6 лет назад +29

    Remember when we were young😢 and life seemed So Beautiful 😢.

  • @RobleIbrahim
    @RobleIbrahim 6 лет назад

    M_bk
    Majiro wadka ruux hortiih waay33l ka noqdaaa xupiga
    K33p going ZING3R BK

  • @cadeymuu7
    @cadeymuu7 5 лет назад +19

    2019 hadaad dawaneysid 👍

  • @hibaaqmohamed7463
    @hibaaqmohamed7463 2 года назад +4

    Hda dip ugu dhagyzaneyzid ani cml 2022 like ta😀😀😀😀😀😀😀😀

  • @abdikanimacalim9745
    @abdikanimacalim9745 6 лет назад +3

    Wow heeeeeees iga dheh walee inan kutageraa maxamed bk fanan iga dheh m.a
    Intii islama like isaara hhhhhhhh

  • @asturan_edebsan5630
    @asturan_edebsan5630 6 лет назад +2

    💗 ma jiro wadka ruux horti wayeel ka noqda xubiga💗......
    Wow ano gaarin da'daas aanba umaleeye inu sxbkey just iqaadayo anako isla duqowne jcl iyo farxad ku noool alow waxan mala awaala naayo ii rumee 2di is haleela frxd ku nolada naka dhik ani iyo jclkeyga

  • @abdinasirbillow1546
    @abdinasirbillow1546 5 месяцев назад +19

    2024 who is here😢😅

  • @mahdaali3565
    @mahdaali3565 6 лет назад +2

    Love you dadkaygii 💖💖💖salan sare hargaysa cadey iyo xidigaha geeska + laabsaalax 👏👏👏👏👍

  • @mahaddawiiltube8032
    @mahaddawiiltube8032 6 лет назад +32

    Bk💃Fanaanka ilaa dhawrkii Sanee ugu Danbeeyay Haysthy Fanka Soo Maalida Lkin Hada Wax Kusoo daba jira Suldaan Seeraar Guhaad iyo Abdikariim Ali ZhaaH Yaa igu Raacay 👍

    • @getrudewanja5381
      @getrudewanja5381 6 лет назад

      Coming SOON CAttypppp0pp0poiiNAL poooooohbbpĺĺpp0p

    • @isamaadhiibainaabashiir7286
      @isamaadhiibainaabashiir7286 6 лет назад

      Coming SOON CANAL ruunt waya

    • @khadarmohamed2390
      @khadarmohamed2390 6 лет назад

      Qamar sugani ku dar abti

    • @mahaddawiiltube8032
      @mahaddawiiltube8032 6 лет назад

      Khadar Mohamed pro Hal Hees oo Qarxda Fanaan Laguma Noqdo QAMAR Suugaani Hal Hees Uun ayaa U Gadan thy Ragan kle Heeso wado Top ah ayay soo sareen sanadihii ugu Danbeeyay

    • @nolashadhabta8005
      @nolashadhabta8005 6 лет назад

      Riyo faloob weye wlhi

  • @iamqueenrayan9119
    @iamqueenrayan9119 3 года назад +1

    Ilahow❤❤qofkan jclhy isahal😘
    Sa hestan uqadno marka wenano😋😋isoduceya ina qofka jclhy inu ilahy isahlo😋❤

  • @allahwithmeneverbedeprived3494
    @allahwithmeneverbedeprived3494 6 лет назад +9

    Walaahi somalilander dhalad ah ahay from burco ee liketa ii saar bal☝❤

  • @keyfmacalin1537
    @keyfmacalin1537 6 лет назад +2

    ALLA waxani hees way dhaaftay Dahab weyaan waa sax jacayl ma gaboobo
    Laab salax abwaanka wayn io fanaankeena Bk 💖💖💖💖💖💖💖👍👍

  • @100somalilanderburco9
    @100somalilanderburco9 6 лет назад +7

    BK ❤ see you in Somaliland one day insha allah❤

  • @fatuushabdirashid5508
    @fatuushabdirashid5508 6 лет назад

    Manshlah abwan laabsalax murti ayaaa Ku Duugan

  • @leaveme1272
    @leaveme1272 6 лет назад +7

    Horta cod macana xasan laab salax masha allah cod rag leeyay no mixer necbiye nin cod yar i love raguu sas u. Hadlan wa gobtii somaliland... Lkn jaceyl na ma naqane walal somali nahee hargeisana qurxoona party dibadaha lagu dhigad moda somalia party yadooda wuxun ba ka maqan always ma. Nuran masha allah hargeisa ilbax murti sugan style aqoon cid gadho majirto walee

  • @adanibra6649
    @adanibra6649 5 лет назад +1

    Dadku fanaanka kaligii uhanbalyeynaa . Abwaanka amaan mudan asne .Laabsaalax legend

  • @sacadhusein949
    @sacadhusein949 3 года назад +5

    SADDEX SANO KADIB AYAAN DAAWADAY XASUUS GALAYW♥️

  • @jdyexaashi7356
    @jdyexaashi7356 4 года назад +1

    Dhadhami EREYADA 👍Abwaan qaran WEEYE LAABSAALAX, SOOMAALI oo idil SHANTABA🙏

  • @queenzanam2962
    @queenzanam2962 6 лет назад +7

    Abaankii qarniga labsaalax ❤️❤️😘

  • @Bashaal_media1
    @Bashaal_media1 5 лет назад

    hestan jacelkeygii hore ayee isoo xasuusisaa runtii

  • @nasrinyusuf9998
    @nasrinyusuf9998 6 лет назад +10

    والله الاغنية هذي لها معاني كثير ❤️

  • @hassandesigner2802
    @hassandesigner2802 6 лет назад

    Wakhtiyo Qurux daad lahyd
    Haduu Cimri Wiiqayoo
    Dheehii Wajigaagu Tagay
    Qof Wayn Ani iima tihid Hhhhhh WALE waa Tii Izlmaha Lcgta Le Lagu Badhn Lha THnkz Tuzmo Filmz

  • @MohmetAmad
    @MohmetAmad 5 лет назад +3

    🤴 we are king's 🤴
    Wlahi Somali oodhan inta kaliya kagafiicanhy waa ●Sida aan wax ugu cabirno erayo murti & miizaan leh●

  • @hoododhool6446
    @hoododhool6446 6 лет назад

    Markaan waayeelo aniga Iyo libaaxa Africa aynu isdhagaysin dona hadii mawod nag raago. Waa heestii cimriga. Allow cimriga no barake camal suban nagu arsaaq.

  • @fatimah25
    @fatimah25 6 лет назад +8

    Heestan iga gadan thay:
    Qof wayn ani imi Tihid ♥

  • @ahmedyoung5815
    @ahmedyoung5815 6 лет назад +1

    Mucjisada fanka pk dhagahayga adaan ka kireeyay inta bk si gaara ila tagerta liketa

  • @abdirahmn5716
    @abdirahmn5716 6 лет назад +3

    Abwaanku muxuu ku jecelahay bk
    Waa suaal iitagan
    Inta somalinder ka ayaan dhawri

  • @farxiyocadaawe2117
    @farxiyocadaawe2117 2 года назад +1

    19:00 pm
    19/9/2022
    Wxn wada dhagesanena wllkey mcneh Abdulahi
    Io wlshy mcn Ayaan Samecad yaro kalay iska arag ah no daran 😥❤

  • @sadiyabooher1715
    @sadiyabooher1715 6 лет назад +11

    I love love love love this song!!

  • @fantasticgirlsacdaabdi840
    @fantasticgirlsacdaabdi840 5 лет назад

    Waaw hestan wajecelhy runtaa ayuu kahdlayaa fann antagero bk nolol geesi👌👏👏👏👏👏💕💕❤💘💘 Malmihii wacnaa weysosocdan💕❤❤

  • @haaheehuu2020
    @haaheehuu2020 6 лет назад +22

    Maxamed siciid bk best fanaan
    Tageero buuxda adeer gacaliye

  • @salmaanmoomin
    @salmaanmoomin 6 лет назад

    Weligey hees uu qaado kama helin tana i taabatay waayo qofkan jecelhy baaa iga weyn kkkkkkk marka saameyn bay igu yeelatay 😍😍😍😍😍 ha waaro jacaylku

  • @Mohamedukun
    @Mohamedukun 4 года назад +6

    Best song forever bk who watching 2020

  • @yesminabdiabdi921
    @yesminabdiabdi921 6 лет назад

    Xasan dhuxul labsalax wan kahelaa ereyadisa allow kuu ilali maskaxdada bk hees kasto lagu dhibo wadkuso baxeysaa nice

  • @duco.walid3372
    @duco.walid3372 6 лет назад +3

    Heesta Heesaha Kama daalo heestan xisaabta Aakhiro ayay igu badisay Eng Bk Iyo abwaanka Abwanada

    • @aminjire6574
      @aminjire6574 5 лет назад

      Earyadan wey iqanciyen sikasta

  • @miskaatiinuuriin405
    @miskaatiinuuriin405 6 лет назад

    Al fnan bk Wlhi cod xamaasad le erayo dareen leh jaceyl an xad laheyn weeye heesihiisa adiga fanka soomalida ugu sita dhankeeyga😍😍😍

  • @shaaficicali2974
    @shaaficicali2974 5 лет назад +5

    2k19 who is watching guys🤗😍
    The Bk🎙🎤✊

  • @asmaadan3538
    @asmaadan3538 6 лет назад

    Reer somalilad waxan usheegaya fanka waad nooga horaysaan ee faanka iska dhaafa bk na waa fanaan somaliyeed

    • @saabirboy5519
      @saabirboy5519 6 лет назад

      ye kudhehe somaliland le waye aderke wa fanan somaliyeed

  • @baxsanmohaabdi6495
    @baxsanmohaabdi6495 6 лет назад +7

    Maxaan kugu weehdayoo Waraqo jacayl ah qoray
    Maxaan waddnayaal sawiray❤
    maxaan weeraha Kalgacal Far waa'weyn kugu dhigay🖊🖋📖😍😍💋

  • @mohamedhasan677
    @mohamedhasan677 6 лет назад +2

    cotka macaan maxamed bkk aat ayaan ku jeclahay afgooye sh.hoose

  • @Omrey10
    @Omrey10 6 лет назад +3

    Abwaan laabsalax nlw abwaan taariiqta ayaa ku xusi doonto....

  • @liiloveofficallii4915
    @liiloveofficallii4915 5 лет назад

    Majiro wadka ruux hortii waayeelka noqdaa xubiga haduu cimri wiiqayoo dheeh wajigaagu tagay qof wayyn ii ma tihid😍😍😍😍

  • @Awale.british
    @Awale.british 2 года назад +3

    3years kadib ayan Qoraya Commentagan .... Jaceylku Hawaaro♡

  • @weloveboqoradacodkakhadrac4224
    @weloveboqoradacodkakhadrac4224 6 лет назад +2

    Hargeisaay hoygi fankaay KU jecliyaa my home land hargiesa hadhwanag ❤❤❤

  • @Cabdi_Indho
    @Cabdi_Indho 6 лет назад +11

    Bk fanaanka faniinta.
    Tusmo . Mahadsnid soo Gubinta.

  • @hodobeauty3618
    @hodobeauty3618 6 лет назад

    Wooow Heestii qarniga
    Music : maftuux hore u soco

  • @awilsuleiman4250
    @awilsuleiman4250 4 года назад +3

    mancha Allah abwaan Allah haku sharfo qof wayn ani iimatihid

  • @Qezah-b7t
    @Qezah-b7t 6 лет назад +2

    heestan hoyoyinka iyo abayasha oo dhalinta cuslaatay ayaa logu talagalay
    anaga camal nama quseeso
    ayeeyo +Awoowe 😘😘😘

  • @lilzaakirgamer6695
    @lilzaakirgamer6695 6 лет назад +3

    TUSMO FILMZ BROH GO FORWARD♥

  • @wizkhalil3515
    @wizkhalil3515 6 лет назад +1

    Ma Jiro Wadka Ruux Hortii
    WaaYeel Ka NoQda Xupiga %100👌👌

  • @shako7423
    @shako7423 6 лет назад +16

    Heestan markaan gaboobo ama aan da noqdo ayan xaaskayga (unknown/lamayaqaan) u qaadaya inshallah 😂😂😂

  • @jihaanahmad5030
    @jihaanahmad5030 6 лет назад

    Wx kle iga dheh mahamad bk hore u sii soco wll