Mohamed, be smart , hooyo waa lama huraan.., Maahir iyo hooyadii ha kala fogeyn. Ma'mada soo cesho oo maslaxee. Nin ragga waxaa lagu yaqaan in u ilmaha iyo hooyadood maslaxadooda ka shaqeeyo. Allaah macakum.
Ilahi ba og sababtay u tagtay hoyadi hoyo cungeeda ka taygso majirto marka gabadha ku ma gafeno ninkana Kuma khaldeeno labadoda waxa dhex maray ilaha oog@@MaryamHussein-d3m
Mahamed xaaraam caleega ina xaaskaagi gaajo iyo dara xumo kaaga soo cabato waxa kasato cunto oo soo duubato kaa mayadhi mayaso ceebta yuruba hadaada ku dheragi weyadaye ma bayadhabaa ku dheragi ceeba
Ax kalataga qosku wuxu dhibato wayn u gaysta carurta 2 qof ee kala taga intoda badan dagal bay ku jiran ay 2dodu ku xifal tamayan ilmuhu dhuxdoda bu kuluma Wll ilmaha hoyadi se xata hadaysan haysan melay ku haysato ku cawi ilen wa ilmahagiye qalbiga hoyadasi ma xasilona😢
Ka jooji faanka khaayinyow u Kori bari hooyadii macaan buu u tagi donaa (Dababa waa waxay dhashe doono hooyada) gaajo tii horeba wey ku nacday ilmaha hooyadii u gee lagaroone wey ku fahantay gaajo
Asc wr wb walal adunka samir aya guusha u ah ubadkaaga u samir nolol qurux oo naxariis leh si ay ugu koran ee hoyadii hadii talqado ku haray so celi wax walba oo ay tidhi ha u qaban waa hooyo ur leh iyada dhan wax kala gubaye maxamed buskut maahir hooyo la an ha dhigin ama sii cunug ku biil alle ku saray nafaqadiise qof dumar ahay wll kheyr alle ha idnku dhameyo khilaafka
Asc Mohamed Eedo Anugu Ayeeyo ayaan ahahay Laakiin arinka ku haysta anigu igu dhacay Inan ayaa ii soo tuurtey wiil yar wallaahay ama tuura ama Korda da ayey igu tiri.Caloosha ayaan ka ooyey wiilkayga ayay u soo tuurtay
Maxaa markaa hooyada uur kaleh ee ilmaheeda ka maqan ee xaalada adag ku jirta waxaan u tusay saa soo sii qalbi jabimayso wllo ilaasho ilmahaaga hooyadii qalbigeeda ilaahay na haydin ka saaro shaydaan ka dhexdiina soo galay wada jirka baa family gu ku qurux badan yahay anagana wada jirkiina baa jecel nahay family qurux badan baa ahaydeen channel keeda na ku wareeji muniira maxaad magaca uga badali iyadaa ku baranay waana ukala kici naynaa plz ku wareeji
Selfish. Taking a small child to an Ethiopian restaurant. Show off. You cannot take care of this child. You are looking for money and views. How can he eat Ethiopian food. ??
Wa ayo nagata ad u shegyso signal Ina tagay ilahow nin naag xumeyay hana badin aluhuma amiin
Buskud samiira soo celi please family ahaantaad ku qurux badnaydeen please sooceli samiira aad baan ooga xumahay khilaafkiina
That baby needs his mother😢
Wiilka yar hooyadis sii nin soomaali ilmo maheyn yaqaano
ilmaha hooyadi ugee 9 bilood caloosha kusiday oo kurafaaday ileen adigu hal habeen oo raashaysatay baad dhashaye ee hoodaya ilmaheeda sii oo kudhaqaale nin ba ilaahay kaadhigaye
Firdowas hooyadii guri mahaysato wanna ur abihi hala joogo intaay wax xalineeyso
Bismillah rerka maxa iskudiray miyu furay
It is not bad to be single father it is better than stressing keep going you're good father❤❤❤❤❤
Ilaahoow ha isku kiin celiyo qos is ku fraxsen bad eheedan walal xaskada so cesho adiga ba rag ahee
Cunug hooyadiis uso celi 😢😢😢
❤❤❤❤❤❤❤❤❤😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅
ilmo hooyadiis looma dhaamo
Sagal hooyadii guri mahaysato wanaa ur marka cunuuga Abihi halajoogo diib male
Mohamed, be smart , hooyo waa lama huraan.., Maahir iyo hooyadii ha kala fogeyn. Ma'mada soo cesho oo maslaxee. Nin ragga waxaa lagu yaqaan in u ilmaha iyo hooyadood maslaxadooda ka shaqeeyo. Allaah macakum.
Hadu ubahanto waa sina deh ma udidin
Manshalah cunuga waxba galabsab miskinka buskub ilmaha qof walbo ma hesho la soco 😢
No Manexe caloshii lacayar hoyadi mahir sharaf kaa weysay
War buskodoow walh wa darwwmi karaa culees badan leedahy cunug kaligaaa haay adoo abaa allha ku saqiro koley ama hoyadi iska sii walalo wax ayada ugu fican maleh
Durbaba masoqortay single father😂😂😂😂
Bismillah somali maxamad buskut hadi ilmahayar hoyadi u celin wayo suscribka kala nogda
Maxa loga celina hooyo fiucan hadey atahay kama tagteen abe fiican
Ilahi ba og sababtay u tagtay hoyadi hoyo cungeeda ka taygso majirto marka gabadha ku ma gafeno ninkana Kuma khaldeeno labadoda waxa dhex maray ilaha oog@@MaryamHussein-d3m
Walaaley muniro ilmaha hore hesanin cunuga aabahisa inu hesto fiican inta lesku qabsan laha biilkisa caanahisa lesku dhibaayo aabaha ha hesto leyahay
@@MaryamHussein-d3mmuniira kuweedi horebaba sawmey tuurin kana markey nin hesĝo ayey ruurwtsa lama siinayo viva buskut
Korso wiilkaaga oo Aabe Mas'uul ah noqo hore ayaad caruur ka soo dhaqaaqday. Maalinwalba naag iyo caruur cusub nolol maaha caruurtuna wey ku dayacmayaan sidan isu dhaan. Nabsi ha guntan. Imitixaan Rabbani ah ayaad ku jirtaa ilmahaan ha dayicin illahay u toobad keen dadkii aad dulmiday cafis weydiiso inshaalah khair bey noqon.
Single father lahaane wiilka yar hooyadii sii qof hoyadii udhaamaa majiree mise inay dadku kugu daawadaanbaad rabtaa
Mashaa allaah aabe fiican ayaa tahay single mather ayaad maqli jirteen maanta single father waaye cunuga wll hakeenin baraha bulshada alle hakula koriyo hooyadiina wll alle qalbiga ha uqabojiyo insha'Allah illeen waa hooyo
Asc aboowe Allah kuu fududeeyo cadawga Allah idinka qabto aabo wanaagsan
SUBXAANLAA ALAAHU QOS MUSLIMAH HADULEEN WAKAXUMAHAY IN AN ARKO ILMAYAR O HOOYO HASAN
Xaasid baa dhexdiina galey dadka qoys is jecel hadey arkaan waxey rawaan in ay dumiyaan marka xaaskaaga ilaahey hkuu soo celiyo idinkoo caafimaad qabtiin oo isla jooga waa arki doonaa i.a
Mashallah enjoy you and your son may Allah give you anything you need❤❤❤
Like saar & subscribe thanks
Buskudow xaaska ma ka odayeynaa oo masoo celinaa sxb
War somaliyey seflabodka jojiya dadkan iyaga iskakin xigo ilma kadhexeyabe wlle adigana waxan kugu nasexaynaya munira soceli please wlhi wan islakin jeclayn
Asc MashaAllah cunugaga korso allena hakuu xiftiyo rijaal jira ayaad tahay inta buukhaysana aamusnaan kudil
Ninmanka somalida awood waxay ka raadiyan ilmaha hoyadooda laga qaadanyo lkn canuga hooyadiisa sadex mar kaaga xaq badan cuquba haso jeedinin ilmaaha hooyadiisa aad ugu baahanyhy
Ilamahan hooyadii ugeey waayo waa waqtiga hooyadiisa ayuu taganayahay
Hhh war ilmaha canjeelada qamiirka badan hasiinin yuu kushumin istaqfurulaah cunta uu cuni kaii sii ama usameey
Abowe cuniga catabayo cunto sii baloney ku aragtay cameraman haku qarin weel cunta raadinayey cuno raba si caloosha haka fikirin 😢😢😢
Buskud caruurta korso single father fiican noqo dal shisheeyaha jogta caruurta udaran maalin weliba inta ilma dhashid hadhawti hooyadisa isku qabsanesan iska dhaaf caruurtada dhamaantoda isku heso korso
Cunugu sidii hooyadii yuugaajoon ee waxii keligaa waxwalba hayskuridine sharafi dhimatay
Maxamed sidaa dumarka maxa ogu hadle
Mansha Allah daxdina maslaxa Allah hadigo insha Allah
Nin hamarawi ya amina
Samira wa kaldatay walalo
Cunuga yaar hooyadi ugee ayada USO dhafarte in badan wllo
Awalba muniira nin ku eekaysiisay amikana miskiinta ayad inankayar awalba camerada udiidijirty ku walcinaysaa muniira ku shaqaysigii haday kabaxdy ma inankaraybad doonaysa inad kushaqaysid hada coffegii iyo canihii lagumarinjiray sifcn ma ugaranaysaa yanad madoowane bilaa abaal😂😂😂
Mansha allah ilahey hakula garabgalo wll wiilka 👌
Maxamadoow balaanti wad ka baxday wiilka in an youtube laso dhigiin
Mashallah ❤️💕💕
Mahamed xaaraam caleega ina xaaskaagi gaajo iyo dara xumo kaaga soo cabato waxa kasato cunto oo soo duubato kaa mayadhi mayaso ceebta yuruba hadaada ku dheragi weyadaye ma bayadhabaa ku dheragi ceeba
Cuga.hooyadii.sii.walal.biliis
Cunuga xafayada kafiiri waxa dhucikata in ay Buuxsantey kama daremayo farxad ilmaha kabadal xafayad.mida kale ilmaha yar kursiga waa uu kudalaya kabixi oo soqabo soona celi muniira midma mar hadaad naagkasta hal ilmo kufurto sow qasaaro maahan. pls soceli hooyadiisa ama ugee
😂😂😂😂 wiilkan aad fiyuuska ku raadinaysida baan la yaabanay
Mashallaha tabarkallah kamarada kaqari wilkayar ee habo iyo eda aninay uu qruxabaday. Ree shoshayel waay caurayan ka qari
Subxanalah ma intaan ba views ku raadine inta labo canjeero ureyso meel so saartey
Ax kalataga qosku wuxu dhibato wayn u gaysta carurta 2 qof ee kala taga intoda badan dagal bay ku jiran ay 2dodu ku xifal tamayan ilmuhu dhuxdoda bu kuluma
Wll ilmaha hoyadi se xata hadaysan haysan melay ku haysato ku cawi ilen wa ilmahagiye qalbiga hoyadasi ma xasilona😢
Inanka liketa u saara hayska ceeshee, haku colaadinina gavadh ay kala tagged.
Ka jooji faanka khaayinyow u Kori bari hooyadii macaan buu u tagi donaa
(Dababa waa waxay dhashe doono hooyada) gaajo tii horeba wey ku nacday ilmaha hooyadii u gee lagaroone wey ku fahantay gaajo
Masha Allah ❤❤❤😂😂😂😂👍👍👍👍👍👍👍👍
😂😂😂
Alle ha ku barakeeyo from burco
Mansha allah wala i love you
Manzha allah Abe iyo wiilkiisa manzha allah
Calishii lacayaar no Manexe Aabe ah hoyadii mahir baa hore sharaf kaga weyday xabishida nag karadso somali wey kaga dhamatay waa adigii ilinteda kuraxeysanayey danwyste coloshisa bes yaqano gabadha wiilkan ku dhashay hadana ur leh xaqeda sii waxba hafanin walagu ogyahay qode qode
Cunuga madihisa sificn ujer rahaween wahan laguma yaqane dad faraf leh ayan nahye unug ahaludin ah kadhig
Maahir yare hooyadii ugee
Mash ALLAH☝❤❤❤❤❤❤
Masha Allah ❤❤❤❤❤❤❤
Masha ALLAH
Cunuga hooyadiis wuu ubaahan yahay ee sii waxa xumaana ee aad ayada u heyso iska illoow oo isaga udanee waa iga talo
Walal waakaxumahey ilmaha hoyade furtey funeenka furneenka xalmaha lakuma ordo qofxame oo tacbaana oo dumara
Maa Shaa Allah bro may Allah make things easy for you
wll pls waa iga talo willka camrda ka daa masha allah dadku ma wada yaqanan xata wajigiisa qari wll teloonka badna ka daa intuu 3 sano ka gaadhyo
Asc wr wb walal adunka samir aya guusha u ah ubadkaaga u samir nolol qurux oo naxariis leh si ay ugu koran ee hoyadii hadii talqado ku haray so celi wax walba oo ay tidhi ha u qaban waa hooyo ur leh iyada dhan wax kala gubaye maxamed buskut maahir hooyo la an ha dhigin ama sii cunug ku biil alle ku saray nafaqadiise qof dumar ahay wll kheyr alle ha idnku dhameyo khilaafka
Iska dhaadhicinta iskada Kütahya single father raafaad ka muuqda😂
Wlhi wax aan dhihi Karo Malaha isfahanku waa muhiim😢taas kugu ma jaajgareynkarno. Laakiin canuga yar mustaqbalkiisa ilaaliya yuusan farahiina Ka bixin🥺💔
Asc Mohamed Eedo Anugu Ayeeyo ayaan ahahay Laakiin arinka ku haysta anigu igu dhacay Inan ayaa ii soo tuurtey wiil yar wallaahay ama tuura ama Korda da ayey igu tiri.Caloosha ayaan ka ooyey wiilkayga ayay u soo tuurtay
Plz walal wakubarinaye Munira soely For the sak of Allah 😢😢plz and it is good for yor boyplz,And God Love that plz accept my request
Guuleyso sxb
Hada kala taagten maxa ku saray sawiirka naagta kala taagteen ??????????????
Cunuga lacag ku raade iimanka Alle ha kaa qaado aamiin
Yaahuuu subxanalah
Hush😊
Busguud wax Walbo waa calaf Blse hooyo ur leeh Ina Furto mahiin
Kkkk qosol buskut single father kulahaaa kkkkk aaad kuutagera sxb
Kaligaaa waxa ha cuntide baad leedahy doqonow marka lagu ilbixiyeye baaad sidaasi iska dhigtahy
ALLE kabaq oo wiika yar hoyadi sii .
Ilaaahey rerksn isku keen yarabi raxmaan
Cadanki cuntada Somalida cunoyan Somalidan cuntada eithopian ka war dhaqankina ilalsada
Single father 😂😂😂😂😂
Inaanka yar hooyadi isoo celin🤔, oo kadibna sifiican uladhaqan gabadha 🥹
Oo kana madaa qaataye yaab waaa waxaye sheegaye saye miskiinta waad ku shaqayesataye fataaal baad tahaye malaa
Buskuud cajeerada inaad minira sii siid bay ahayd😂😂😂😂
Masha allaa❤
Asc masha allahu allah ku xiftiyo lakin kadaa babyga ha dhigin social media plaese
This guy crazy . Just for views he use his kid . Return the kid to his mum. Be man fear Allah stop the nonsense. Every child needs his mum.
Khas waryaaaa ma xishoootide ilmah uqubadiiisa siii hooyadiii doqon baad thy
MashAllah ❤
Maxaa markaa hooyada uur kaleh ee ilmaheeda ka maqan ee xaalada adag ku jirta waxaan u tusay saa soo sii qalbi jabimayso wllo ilaasho ilmahaaga hooyadii qalbigeeda ilaahay na haydin ka saaro shaydaan ka dhexdiina soo galay wada jirka baa family gu ku qurux badan yahay anagana wada jirkiina baa jecel nahay family qurux badan baa ahaydeen channel keeda na ku wareeji muniira maxaad magaca uga badali iyadaa ku baranay waana ukala kici naynaa plz ku wareeji
❤❤❤❤
Kkk gaajadii lagugu eedeeyay miyaad beenineysaa.....waryaa gabadha ilmaheeda sii....falaari gilgilasho kaagama harto
Ilmaha hiiyadii looma dhaamo wllo ilaasho ilmo yar ❤️💯
Asc maxamed V iyo magic masha alllahaa
Waan. Qiirooday. Ilamaha. Yar. Hooyadii. Sii. Weeli. Waa. Yar. Tahay. Adiigu Ina. Lakoori. Waayo. Waa. Wiiljagii
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Reerka alloow sheydaanka kasaar
Aasha. Allah❤❤❤❤❤❤❤
Mashaallah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Janaalka muniira xaq ulahayde sii
Aabo adag❤
Waryaa sow diga kaliga dhergey aaway cunuga cuntadiisii
Wiilka yar timaha si wanaagsan ugu jar wll
Walal allah ha ku so cesho gabadata
Selfish. Taking a small child to an Ethiopian restaurant. Show off. You cannot take care of this child. You are looking for money and views. How can he eat Ethiopian food. ??
Cunugaaa hoyadis u soceli😢
Horey u soco huuno🖐️🖐️🖐️🖐️👍👏👏❤
Dayuus muniira kasoo gar bax