Exactly, intaa, baraha bulshada ee Somaliland un beey daawadaan. Weliba weey ku wareeraan😂😂 Cudur Somaliland jeceeyl ah baa haystaa. Waa in aanu af kale la soo baxnaa. Hadii aaney Iskuulo u furan si ay ubartaan afka cusub ee Somaliland la soo baxdo😂😂😂😂 Waxa se khasaara ah jeceeyl aan lala qabin ee xagooda oo keliya ah?
War Somaliland haku mashquulina. Dalkiina wareersan ku mashquula. Af Somaliga ka barta oo tiina ku mashquulina. Hadeey Somaliland siyaasadeeda ka hadleyaan, war waad ku wareeridoontaa, oo fahmi meeysaane. Barnaamijkaaga ku eekoow.😂 Liin baa idin wareerisey.
😂😂😂😢😢😢 JOOJI DHAQAN XUMADA CAWAR NARUURO SOMALILAND IYO WOQOOYI IYO AF SOMALI WAXBA KAMA TAQAANIDE HA DAGDAGIN SXB WAAD LA WAYDAY JOOJI FATAALNIMADA KAARI MAAHA KARIYOONE AMA GAADHI GACAN SOO BARO MARKA HORE DABA GALE KULAHAA MA DIRXIBAA WAAR WAA DABAGALE CALASHAAN XUURAAN AMA CID AMA DHAGA DHAGEEYE 😂😂😂😂 ISKA HADLE QOSOL AYAA I DILAY
Waakan Linkiga Manager Sacdiya Xirsi
wa.link/imogl6
AFSOOMAALIGA MIYAANADGARANEYN MAXAAKAAKHALDAN BUUNI WUXUUYIDHI KAARI AYUU AHAANJIREY MACNAHA BAABUURTA AYUUKIREYNJIREY
Asc
Kaari waa kuwa Gawaadhida kireeya
😂waa runtaa waa fataal aan reer SOMALILAND AMA reer WOQOOYI waxba ka oqoon oo raba isku dir
Karyoon mahe wakaari
Kaari ninka la yidhaa,waa ninka gaadiidka kireeya u kala baxa gobolada iyo degmooyinka,maaha gaadhi gacan.
Afsoomaaliga oo laga guuro mooye hhh Qadaadweyn ina dayn mayso
Qadaadweeyn baa siyaasad ka hadleyaa😂?. Lahajada Somaliland beey ka bartaan, baraha bulshada ee Somaliland. lahjadoodina weey lumiyee.😂😂😂
Mar hadii aanu dhaqan wareejiney qadaadweeynta waa inoo Guuul reer Somalilandoow❤❤❤
Exactly, intaa, baraha bulshada ee Somaliland un beey daawadaan. Weliba weey ku wareeraan😂😂
Cudur Somaliland jeceeyl ah baa haystaa. Waa in aanu af kale la soo baxnaa. Hadii aaney Iskuulo u furan si ay ubartaan afka cusub ee Somaliland la soo baxdo😂😂😂😂
Waxa se khasaara ah jeceeyl aan lala qabin ee xagooda oo keliya ah?
@@halimamumin3643 Wa xaasidiin Soomaaliya way ka quusteen imkka
Walaalo karogu waa ninka baabuurta kireeya ee maha gadhigacan waxaan kadlayaa w
asiir burni iyo wasiirkacusub
Kaariyoonle maaha adeer, Kaari waqooyiga waxaa la yidhaa kuwa baabuurta tulooyinka u baxaya kireeya, lkn maad qiyaas xumayn kkk
Kaari waa raga bburta kireeya
War Somaliland haku mashquulina.
Dalkiina wareersan ku mashquula.
Af Somaliga ka barta oo tiina ku mashquulina.
Hadeey Somaliland siyaasadeeda ka hadleyaan, war waad ku wareeridoontaa, oo fahmi meeysaane. Barnaamijkaaga ku eekoow.😂
Liin baa idin wareerisey.
Waarwaa kari waa qofka gaariyasha kireeya
Kani wuxuu is leeyahay reer somaliland ceebee. Waar kaftanka iyo duur xulka siyaasada baro.kkkkkk
AMIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIN ❤❤❤❤
Reer hargaysa
Salaan sare bro keep going 💪 from Burco
صلوات ربي وسلامه عليه وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم تسليما كثيرا إلى يوم الدين
Waar wa afga baarkiisa reer Somaliland guushuda
Asc walaalo waan ku salaamaya marka hore
Waxaa kuu fiican inaad ka hadasho Dawladaadan yar dhowrka km ka talisa inaad ka hadasho dulligaad tahay wase😂😂😂
Dowladooda wareersan ee safarku diley, ee masar ka maadeeysato ma arkaan.
Sidii kubada cagta ayeey Masar, iyo Ethiopia iskugu tuuraan😂
Sharaf daradaas uma muuqato.
Somaliland uun beey arkaan oo hunguri iyo jeceeyl u qabaan.
عليه افضل الصلاة والسلام❤❤❤❤❤
Waxas waa kaftan siyasadeed
Ee hadhowbay hilibgeela wadahayan
Ma Somaliland baa wax lagaa weydiinaya Adiga Maxaa galay xolahaa tahy wase
Hada waa afhayeenka kulmiye
Haku dhex waalan soomaliland waxani waa jaftanka dhex yaale ha ku daalin sxb
Madaxdooda xataa ma naqaan iyana waa kuwaa cajab iyo yaab🙄
Liinta ayey cabsiin jireen dadka maanta iyagaa liinta la cabsiinayaa
😂😂😂😢😢😢 JOOJI DHAQAN XUMADA CAWAR NARUURO SOMALILAND IYO WOQOOYI IYO AF SOMALI WAXBA KAMA TAQAANIDE HA DAGDAGIN SXB WAAD LA WAYDAY JOOJI FATAALNIMADA KAARI MAAHA KARIYOONE AMA GAADHI GACAN
SOO BARO MARKA HORE
DABA GALE KULAHAA MA DIRXIBAA WAAR WAA DABAGALE CALASHAAN XUURAAN AMA CID AMA DHAGA DHAGEEYE 😂😂😂😂
ISKA HADLE QOSOL AYAA I DILAY
Sh umal garkiisiihore aaway😂😂😂
Waar reer xamar kaari ma yaqaanaan, ku lahaa waa kuwa gaadhi-gacanka kexeeya!...KAARI Waa kuwa gawaadhida kireeya!
Xaarkii buuni ayaa xafiiska laga xaadhey
Suxufiyiinta Somaliland miyaanad lasocon inay yihiin cadowga Somaliland shacabkuna habeen iyodharaar ay habaarayaan waayo halkay dadka ushaqayn lahaayeen in ay dadkii isku diraan
Shacabkuna aad ayay u hanaaraan
Waxawaye runta sheeg tuug reer konfura
Buuni waa washay imanka ala hakaaqado xildanbe waa kamamnuuc
Kaari buu aha waa kuwa babuurta kireeya
Wuxu waa isku reer malaa tolow mahoray isu yaqaaneen
Kuwaxamarnoogasheekee maxaadkarabtaasoomaaliland reerkoonfureed xamarkawaran
Kanow maxaa kaa galay dalkaagi baad qoxooti katahay oo masar dabad kaa laadaye
Waar Buuni Waa caadadiisa Niikada uu dadka kucaayo Isagaa ah
Hargaysa maada kalayaqaan Buuni foosto
Nin yahaw dadka beenta gadaa waxan aad xayasiinayso iska hubi
Kaarigu waa ka baabuurta soo kireeya
Waar kaari iyo kaariyoon leh kala Garo kaarigu waa ninka kireeya baabuurta u baxa safarka
waar maxaa kaa galay somaliland iyo arrimaheeda.munaafaq baad tahay.adeer baabasiirta aad dacaayadda u wadid ha ku deeqdo
😂😂😂😂😂😂😂
Kadaa hadalkaad jarjarayso
Adigu yaad ahayd
Kkkkkkkk
Maamada haysoo caawiso
Wasiir Buuni Waa Nin Adag oo Aqoon yahan ah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤