Размер видео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показать панель управления
Автовоспроизведение
Автоповтор
اللهم صلى و سلم و بارك على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين
Donut maba nafaqok eh ilmaha sokorta iyo macmacanka uma ficna buluq bluq e noqonayan lafaha laga koriya ukunta iyo butterka logu dadala iyo caanaha baradhada maraq qudar lagu shiido fruits donuts ka hal malin cml ok waye
Abayo side lo qasa plz no.so geli abayo.macnto ❤❤😊
Asc. Maansha Allaah caafimaad ku cuna.
Abaayo caruurta boorashakaa sii quracda boorashakaa U wanagsan burka sokorta Salida cafimad malahan quruxey caruurta furut ayaa logu Dara maasahaarida
Masha allah❤
Masha allh abayo allh kudeysto fimilkada runti ani aadn ku tageraa burka nosogili qasitanka❤
Masha allah
Sameeso mcny kuwo qurx bdn oo samees ah ba jira 60000 ah ❤
Anaa u horeeyo maanta
الله يحفظكم ❤
Masha allah tabaraka raxmaan
Maasha Alaah. Abaayo
Mashalh qofki u horeyo❤
M.a abaayo waa laku waaye
Mageceed meshan abyo
Ibnu cabaas majengo geey waa madaraso iyo iskuul le
Masha allha abayo mcn ❤
Mashallah
Ma qurxoona
No so gali saad oo samiysay dountaga qali 😊
M a❤❤❤❤
Intewaye meshi Ade?
Manshalah schoolka Islamic school isku jir waaye lacagta le waaye waa gaysan karta samiira 😊
Asc Samira,blnti tan bayehed miya
Asc abaayo mcnto AmA habo birta dhagta dheer waa qatar cayalka ka ilaali gabadheyda mcneeeey
60k sarir sames o.qurux badan aya ku heley sameso kuwan qali waye mana qursano
Camerada wadato nocee waye?
Asc abayo bamburi tak alaba qurux badan kana raqisan kaso hele
Waxad kasamaysay nososheg
Asc samiiro
Ma qurxona wana qali samayso naqshad macan inta sodagsatid
Donut ma iyada qarash ah waa bur iyo ukun iyo caano maxa ayutada kashegenesid
abyo qasoga sogali abyo
Qasagow noo Soo gali
Maqurxano
Abyo so gali qasida burka
Xbti sida u xashtay noso sheeg
Warwareegatooy wax ma gadatooy meelha wax kagu gadaayo soo duubee lee waalagu fahmay yarta
mid la qaato kuma jiro jifafka wlh
Samiyro dumashi awy
Abaayoy sameeskaa fcn sameeso naqshadaa doontaa dalban kartaa
Maxa ka sameysay nosheeg
Bariis i dalca bilaasha kabdan ninkii hesto lemasinayo ninkii awoodo ku dar
Ma munkaadi ayaa kiilo cusbo kujirto hadaaba cunee walhi
Ma qurxano fool xumo iyo qaali isku darsadeen
Culusow aaway
Do you have Snapchat?
Masha Allah