In uu iskajooga laqaataa cabsi buukunoolaanaya Madaxwaynu maxa isaga dabadhigay nin kaba awood badan . Muudhaho iskajoogo ana ilashaqee way yeelilahaayeen
Soomaaliya waxay u egtahay inaysan rajo jirin. Ma jiro qof Soomaali ah oo dhiig leh oo ka walwalaayo in dalka uu galo gacan ajnabi. Illahow noo soo gargaar.
Ok thank you
Doorasho qof & cod
waa riyo la iska riyo-
nayo.
Farmaajo 7sano ayuu joogay xaggee jirtay
Hirshabelle weli Kama dhammaan
I love Mohamed f
i love munafaq caadi ah waaye
Hooyada u sheeg nijisyahaw doqonka ah.
Waa fuley farmaajo waxba iska dhicin karo ...
In uu iskajooga laqaataa cabsi buukunoolaanaya
Madaxwaynu maxa isaga dabadhigay nin kaba awood badan . Muudhaho iskajoogo ana ilashaqee way yeelilahaayeen
Soomaaliya waxay u egtahay inaysan rajo jirin. Ma jiro qof Soomaali ah oo dhiig leh oo ka walwalaayo in dalka uu galo gacan ajnabi. Illahow noo soo gargaar.
Cawo awdheegle ayaa cali shabaab soo weerertey dagaalna kadhacay sxb
Taasi waa cadahay jubbaland iyo putland waa mucaarad cid kasta laga reebo cidda ay danahooda gaarka ka arkaan
Taasi waa cadahay jubbaland iyo putland waa mucaarad cid kasta laga reebo cidda ay danahooda gaarka ka arkaan