Dawladda Masar oo dhexdhexaadinaysa ERITEA iyo ururka Tigrayga ee TPLF

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 сен 2024
  • #SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
    Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
    Find us on Facebook: / saabtv
    Follow us on Twitter : / tvsaab
    Follow us on Tiktok: / saabtv
    Check our website : www.saabtv.com

Комментарии • 12

  • @abuudeeq200
    @abuudeeq200 12 часов назад

    Aaa arin wanaagsan

  • @qardho7720
    @qardho7720 12 часов назад

    Ethopia bur bur ayey qarka u sarantahy tafaraaruq iyo kala goo go ayan ilaahay uga baryay ethopia aamiiiin

  • @CamuudAwed
    @CamuudAwed 13 часов назад

    Waxaa Aad ku xiiqsantahay maarag tay wax ka shaqaynaya Oo illah abuurtay ma Jiraan libaax laba maaha waa mid Uun Guushu waxay raacay Somaliland iyo Xulufadeeda Oo ay ugu horayso Ethiopia

    • @qaranmediainc5513
      @qaranmediainc5513 Час назад

      Reer washay orod seexo neefyahow waalan

    • @saadhussein5466
      @saadhussein5466 49 минут назад

      Naag ethiopia qabta yaatahey 100 sano kahor ingiriis baad oori u aheyd.
      Ingiriisku iidoorka waa ooriduu qabaye waxuu kula arooraa guskii aamurka lahaaye.
      100sano kahor baa abwaan soomaali ah kugabyey

  • @HardTalk1
    @HardTalk1 17 часов назад +1

    ****Maanaa mooday misa qoladan SAAB waxay buun buuniyaan wararka Masar iyo Somali u janjeedha****

    • @mohamedalimohamed5828
      @mohamedalimohamed5828 17 часов назад +1

      Saab number 1 tv sl...gulaysta

    • @AHMEDMOHAMED-w1l2i
      @AHMEDMOHAMED-w1l2i 15 часов назад

      Waar tvgu adiga kuma xidhne iskaga tag

    • @moanour3350
      @moanour3350 15 часов назад

      Waa war jira geeska afrikana saamayn ku leh.warku malaha jacayl iyo nacayb tona waa dhacdoyin xaqiiqo ah..buun buunin mahaa dhacdoyinka oo la so tabiyaa, xataa hadi aanad jeclaysan waa xqiiq , beenta ayaynuse ka jecelnahay dhibta ina haysataa taasa...sidaa darted xita hadu nastexena yahay oo layna yidhaa wadadasi sax maaha ama wxa wxba ku gaadhi mayno wxna kama jiraan..Caddaw ayaan u aragnaa..hada runtaa guul lagu gaadhaa...

    • @CamuudAwed
      @CamuudAwed 12 часов назад

      Maya maad moodin E waad Saxan tahay Indr Tv gani Dayro ayuu inaga yahay warakiisuna wax muhiimad ah inooma laha waa niman baydhay

    • @abdirashiidhuseinaxmed8503
      @abdirashiidhuseinaxmed8503 11 часов назад +1

      Saab waa Tv ay leeyihiin dadka afka-Soomaliga ku hadla