DegDeg Dowlad Weyn Xasan Sheekh Ku Amartay inuu ictiraafo Somaliland Maxaa Laga

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 24 авг 2024
  • #somalilanders #somaliland #hargeysa #laascaanood #wararka #muqdisho #somalia #djibouti
    DegDeg Dowlad Weyn Xasan Sheekh Ku Amartay inuu ictiraafo Somaliland Maxaa Laga
    Welcome to MADAL FURAN Media Network - ku soo dhawoow MADAL FURAN Media Network Subscribe to our channel: /@MADAL-FURAN Follow us on Twitter

Комментарии • 113

  • @user-uf1ih4uf5z
    @user-uf1ih4uf5z Месяц назад +1

    Insha allah marwalba guushu wadankeena somaliland bayraaci cadawga kaxun horumarka iyo jiritanka somaliland ilaahay ha jabiyo gude iyo dabadba guul wadankeena somaliland

  • @Shukri20267
    @Shukri20267 Месяц назад +5

    I like Madal furan noolow

  • @Abdirahman-1020
    @Abdirahman-1020 Месяц назад +5

    Kusoco suldaan Heestaa inooga dhig dhextaalka barnaamijyadeena Thanks

  • @user-km7uo7hm1o
    @user-km7uo7hm1o Месяц назад +23

    War somaliland socotaye xamarey xabaalahaaga qodo

    • @dauuddaaauud8339
      @dauuddaaauud8339 Месяц назад +2

      Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya and Republic of soomaliland government guuul caalamiya hanbalyo only 3km Failed Somalia

    • @Barwaaqo-gx2rr
      @Barwaaqo-gx2rr Месяц назад

      ​@@dauuddaaauud8339 attttt hayeelin 😂❤

  • @abdiqadirnuh9912
    @abdiqadirnuh9912 Месяц назад +6

    Somaliland ❤

    • @dauuddaaauud8339
      @dauuddaaauud8339 Месяц назад +3

      Two countries different countries soomaliland and Somalia italiya between borders afrika

    • @dauuddaaauud8339
      @dauuddaaauud8339 Месяц назад

      5 hamidoobaan keen dhe xasan xukuma only 3km

  • @husseinomar5942
    @husseinomar5942 Месяц назад +1

    ❤ you from Kenya 🎉

  • @Abdirahman334
    @Abdirahman334 Месяц назад +10

    Goor ay noqotoba somaliland way heli aqoonsi buuxa

  • @osmanhersi9905
    @osmanhersi9905 Месяц назад +4

    Somaliland guul iyo gobanimo ❤🤍💚💪🏾💪🏾💪🏾

  • @sanaahmed5734
    @sanaahmed5734 Месяц назад +6

    Guul somaliland ❤

  • @user-bo6fz9ub1y
    @user-bo6fz9ub1y Месяц назад +2

    Gull sland❤

  • @qurbaawis642
    @qurbaawis642 Месяц назад +9

    Inankaa yar qabyaalada madax martay cashar haloo dhigo isaga iyo dayax

  • @Ahmedwali-ji2sf
    @Ahmedwali-ji2sf Месяц назад +3

    viva Somaliland

  • @user-zy3te4fp7y
    @user-zy3te4fp7y Месяц назад +4

    Reer Muqdisho waxa laga habarey Cilmigi hadalka Xaga hadalka Waa Zeero😂😂😂😂😂😂😂

  • @user-bo6fz9ub1y
    @user-bo6fz9ub1y Месяц назад +2

    Masha allah geesi qaran😂❤❤❤❤

  • @umalkhymohamed7492
    @umalkhymohamed7492 Месяц назад +4

    Maskin kaan waaxu wada sheeko social media. 😅😅😅😅 from Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯
    Guule somaliland 🇮🇷🇮🇷💞🇩🇯🇮🇷🇩🇯🇮🇷🇩🇯🇮🇷🇩🇯

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano Месяц назад +3

    Guuuuuuuul somaliland jun ❤ jun 26 1960❤

  • @user-zw6wl9hc7c
    @user-zw6wl9hc7c Месяц назад +6

    Aadan waa nin cumar daahir ah reerkaasi waa reerka ugu aftahansan reer shiikh isaxaaq 😂😂😂😂

  • @jama5340
    @jama5340 Месяц назад

    Guull Somaliland ❤❤

  • @user-bo6fz9ub1y
    @user-bo6fz9ub1y Месяц назад

    Wa carurta orfanada ❤

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 Месяц назад +3

    DADKII HORE WAY KA XISHOON JIREEN IN AY UMADA LA HORYIMAADAAN WAX AAN CAQLIGA GALAYN

  • @user-cd8xt3jx4j
    @user-cd8xt3jx4j Месяц назад +1

    HOOYADAA. WAS. XASAN. 00YAAYE

  • @Abdirahman334
    @Abdirahman334 Месяц назад +3

    Mida ka aad runta ka sheegtay waa inaan xasan sheekh xukumin meel aan muqdisho aheyn wixii kale oo dhan waa hogaamiye kooxeedyo

  • @egalosman9271
    @egalosman9271 Месяц назад +2

    ❤❤❤

  • @neimaabdi3206
    @neimaabdi3206 Месяц назад +1

    Yaa maskiin sorry 😂😂😂😂somaliland waa dal madax baana munafaqiintu iyagaan iskadaalayan somaliland guuuuuuuuuuuul 🇭🇺💪🇭🇺💪🇭🇺💪

  • @alinuromer5876
    @alinuromer5876 Месяц назад

    Absolutely

  • @ahmedgarodhi8969
    @ahmedgarodhi8969 Месяц назад +2

    Somalilland iyo somalia majirto waddahaal No No yalafadhisaan dawlaada fadiidka ee muqdisho

  • @fahiimae7336
    @fahiimae7336 Месяц назад +2

    Calanka Tawxiidku ku qoran yahay mar walba waa in uu ka sarayo calamada kale iyo wax walba

  • @januarySl2024
    @januarySl2024 Месяц назад

    Somaalida waxa ugu caqli xun Abgaal ! Xassan Iska Qosle na waa qofks ugu caqli xun Abgaal !

  • @januarySl2024
    @januarySl2024 Месяц назад +1

    Ma qof nool oo doonaya in damiin Abgaal ah, cadaw Mareexaan ah, cunsuri Majeerteen ah xukumo ayaa jira ? Dhimashada ayaa laga xigtaa !

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 Месяц назад +2

    HORTA XASAN DUUFLE YAA LA WALAAL AH WAA DAMEER U RARAN DAAROOD FAQASH WUXUU RAALI GELINAYAA DHEGAHA DAAROOD FAQASH

  • @user-rt8hv6wv7e
    @user-rt8hv6wv7e Месяц назад +1

    odeygaan waa washay muuse biixi walay 😂😂😂😂😂😂😂

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 Месяц назад +1

    Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya and Republic of soomaliland government between between soomaliland guuuul guuuul

  • @user-wo5sr3wz1k
    @user-wo5sr3wz1k Месяц назад

    Sax❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @aminaosmanawad8575
    @aminaosmanawad8575 Месяц назад +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @brbynulolilumu
    @brbynulolilumu Месяц назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Kadraahmed124
    @Kadraahmed124 Месяц назад +3

    Masha allaah somaliland guul ❤❤

  • @burjilibax
    @burjilibax Месяц назад

    Xaar

  • @user-rt8hv6wv7e
    @user-rt8hv6wv7e Месяц назад +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂xagu ka taliyaa tiisaba kama taliyo xasane

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 Месяц назад +1

    Asisi wuxuu sheegay Somaliland iyo Ethiopia is garabsnaya ayna qorshaha huwnta iyo xasanba masarna midna guulaysnayba de MOU dawlado.badan Ayuu wadanha jaray wle

  • @cabdikareemmusa8910
    @cabdikareemmusa8910 Месяц назад +1

  • @user-nm7mz9jh2d
    @user-nm7mz9jh2d Месяц назад

    Waa Suldaankayaga da,da yar lama dhayalsankaro

  • @SomalilandHargeisa-of5ng
    @SomalilandHargeisa-of5ng Месяц назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @هناءمحمد-ل4جي
    @هناءمحمد-ل4جي Месяц назад +1

    I am your sister from Yemen, and by Allah I only spoke out of hunger and distress. My mother, my brothers, and I lessons and tears. We are in a situation that only God knows about. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs for those who brought us to this situation. By Allah Almighty, I did not write this appeal out of distress and distress. Poverty, O world, they have felt it So, I hope for you. By Allah Almighty, Lord of the Great Throne, he ate what I had in the house. By Allah, my brothers, he is my brothers by sitting in the house. Who has no food? By God, we are in a very difficult situation. We have 6 people entering the house, and my father has died, and there is no one who can depend on us and who lives in it.We live in a rented house because we cannot pay the rent we owe. '''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''' My brother, my first words are: I swear to God that I will not lie to you or deceive you. I am a Yemeni girl displaced from the war. My family and I live in a rented house in Al-Shahrab 15,000 Yemenis among us, and now we owe 45,000 for 3 months. The owner of the house is one of the people who does not have mercy, by God, my brother. He comes every day, insulting us, talking about us, and moving from the house to the street because we were unable to pay him the rent. The neighbors saw us crying and came back.They came back to talk to the neighbors and we were given the weekend. So we made him swear by God. He will take us out into the street. Have mercy on him and us. Our country is due to this war and we do not find food for our day, and my brothers and I live in a difficult life. Our father died, may God have mercy on him, and we have no one in this world who was with us in these harsh circumstances. My younger brothers went out into the street and saw...The neighbors eat and stand at their door in order to give them bread even if they break it. By God, to whom belongs the dominion of the heavens and the earth, they closed the door and expelled them and came back crying. They are dying of hunger. No one has mercy on them and a holiday is returned. I have made a living, and now if one of us helps us with a kilo of flour, I swear to God, I am dying of hunger. My brother, I am an alien to God. Then, I ask you to help me for the sake of God. I ask you, by God, to love goodness and to help me, even if you can, by messaging me on WhatsApp.On this number 00967736246190 and ask for the name of my card and send it and do not be late and may God reward you with all the best, my brothers Sagar, see how they are and help us and save us before they throw us out in the street, you will be lost or we will die of hunger. My family and I ask you, by God, if you are able to help us, do not be late and may God reward you well..`/--~«««~-♡~♡~♡~~•~•~♡~♡~♡~♡~♡~♡♡♡~~: ~:~¡~¡~¡~;I.i.i.i.i.i-...-...................................~~πΠ😢🎉🎉🎉

  • @maxamedshire8130
    @maxamedshire8130 Месяц назад

    🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤

  • @KHADARKHAN4165
    @KHADARKHAN4165 Месяц назад

    Adan waa nin adag

  • @user-tj2pj4ok2t
    @user-tj2pj4ok2t Месяц назад

    Xaar walwaal wixiisa ayaa lawayn kan yar waxa lawayn xasankan Aanu saacada wareerisada ah ku xidhanay xasan muxuu ugu talinwaayay maamulgoboladiisa inta uu soo eegayo Dowlada Somaliland

  • @warss11
    @warss11 Месяц назад

    Xassan Are sick

  • @princehigh-flierp8965
    @princehigh-flierp8965 Месяц назад

    SOMALIA WALAALO MANIHIN. ETHIOPIA 🇪🇹 AYAANU WALAALO NAHAY

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano Месяц назад +2

    Waar aamus dameeero xaarmajo

  • @warsamaosman0894
    @warsamaosman0894 Месяц назад

    Haduu xasan sheekh utaliyo madaarada iyo dekedaha Somaliland bal car ha xidho oo diyaarada iyo maraakiibta imanaysa haka joojiyo.

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k Месяц назад

    Banaadir baanu wada xukuminba aan ka ahayn file soomaliya

  • @Halgame334
    @Halgame334 Месяц назад

    NIN XAMAR ISKA DHEX FADHIYAA MUXU XALADA SL KA TATI KARAANN

  • @Halgame334
    @Halgame334 Месяц назад

    HAWIYE NIN KII U LIITAY XASSAN 6GOOL MUUSE XASAN 00 CAJIIIB

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 Месяц назад

    Xasan ma soo jeedaa.mar hore lakala tagey ma hurudaa dhamaatay xadhigi wuu go ay

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 Месяц назад

    War somaliland socotaye xamarey maydkaaga sido 5 states

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 Месяц назад

    KAN ISKA DHIGAYA IN UU SOMALILAND DIFAACAYO WAA ISKA FAQASH XUN OO SOMALILAND NECEB

  • @abdiyusuf9419
    @abdiyusuf9419 Месяц назад

    Nin Naagtaada Raba inantaydaan ku siiyay kaagama jooga ee Garxajisow hada waxa Loo Socdaa waa dhulkiinii ee dee si fiican u baryoo na Daaya dhaha, kolay Shisheeyaha waa ka Baqanaaye.

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k Месяц назад

    Nin Adag Sidaasaan ukala karo badanahay ina kala cilmi badanahay

  • @umalkhymohamed7492
    @umalkhymohamed7492 Месяц назад +1

    Habar yonis Iyo habar jeclo dhulkoda lagu socda ee hadey dagale soo qadan now more naxaris aqiiro uu diira nacala dhashey ee

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 Месяц назад

    Xamar.cabaad weynaa taada adkayso wax aad xukuntaa majirti

  • @kawsarxuseen2442
    @kawsarxuseen2442 Месяц назад

    Muku halkelmad uguso celceliya qofkani 😟

  • @EastAfricanLion
    @EastAfricanLion Месяц назад

    War maciil baan qabi lahaa hadii 1% 😢😢😢waxa uu shegayo inay wax ka jiraan.x. sheikh talo ma haayo.

  • @AbdiMohamud-wu9kp
    @AbdiMohamud-wu9kp Месяц назад

    Fariid

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 Месяц назад

    Haku .......xasan duufle

  • @horijoogmedia
    @horijoogmedia Месяц назад

    Hadii wuu xasen leeyahay dadka somaliland iyo somaliya ka dhaxaysa hadii ay gooni noqonayn somaliland afti tastuuri ah baa laga qaday somaliland waxanay u codayn inay gooni noqdan taasbana jawaab ku ah ee wax af laga dhaho maha inaad Iska hadasho waxa ka Horaysa inaad taariikhda somaliland aad dib u soo akhriso 1960 illaa 1990 xasan guur guurta

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 Месяц назад

    Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya way dawakhday

  • @user-yz7gy5pm8g
    @user-yz7gy5pm8g Месяц назад

    Wada hadalkii sawkii jabouti ka dhacay ee lagu kala tagay maxaa kale ee laga wada hadlayaa ee hadhay?

  • @fadumo4024
    @fadumo4024 Месяц назад

    Waanu ilawney Soomaaliya waxba nagama dhexeeyaan
    Yaanay nagu mashquulin

  • @MujtaanMohamet
    @MujtaanMohamet Месяц назад

    Kan yari waa uu riyoonayaa wlhi somaliland markii horana oog iskumaad darin Ee iyada somalinimo kuugu timi imikana ma odhan kartid Xoog baan kugu haysanaya wiilka yaree qddweynta ah

  • @user-cy4rg8py3e
    @user-cy4rg8py3e Месяц назад

    Xasanow.iska.daa.tawawaca.taladu.weykaa.xunte

  • @zamzamibrahim6373
    @zamzamibrahim6373 Месяц назад

    Anaga csiisi nama xukumu carabna manihin

  • @umalkhymohamed7492
    @umalkhymohamed7492 Месяц назад

    Gurgurte waa fashil siyasade diisi Iyo dedke soo dortaye waxu kuu dhamadey iskudir Iyo huuha

  • @CabdiXasan-cu5ch
    @CabdiXasan-cu5ch Месяц назад

    Hal diidasaa geeday ku xoqot maweedo soomali somali majirto

  • @engosmanabdilahiali5056
    @engosmanabdilahiali5056 Месяц назад +1

    Daahir jimcaale dhegataag.
    1.0. Waxan dhahayaa madaxwene xasan sheekh maxamuud waxan dhahayaa haku dhawaaqo dawladda somaliland inay mada bannaantahay waa inaad ku dhawaaqdaa inaad aqoonsatey. 2.0. Waxana kugu xigaya madaxweyne ismaaciil cumar geelle isaguna waa inuu ku dhawaaqo inuu aqoonsaday dawladda somaliland oo madax bannaantahay.
    3.0. Haddii kalleetto ku biyo cabba inay xabashidu idinka dhawdahay waxanay imanaysaa oo degeysaa badda cas waana arrin lagama maarmaan ah.
    4.0. Ku dhawaaqa hadda oo sheegga inaad aqoonsateen. 5.0. Haddii kalleeto xabashida idinka dhow 100%.

  • @user-lb4ub5nd3b
    @user-lb4ub5nd3b Месяц назад

    Hooyadaa was gurguurte eey eey dhalay

  • @laylasuruur5769
    @laylasuruur5769 Месяц назад

    ka yar eeafka cadyaakawaaley. hargeysa iskadhaaf garoowe ookatirsan koonfur ayaanu xasandhiiqo xumumin. Maskiin Yaa I nid amère. yaapkaawaaley

  • @yasirfarah399
    @yasirfarah399 Месяц назад

    Kkkkkkkk

  • @user-ln7dh7sk7s
    @user-ln7dh7sk7s Месяц назад

    Kkkkkkkkk kkkkkkkkk

  • @AhmedClaahi-i2t
    @AhmedClaahi-i2t Месяц назад

    Wuu riyoonaya dekada Barbara ee she gaya waa Tay b
    aarlaman koodu diideen ee maxay imaaraadku haday kukuman lacagta ugaliyeen

  • @khadra27day12
    @khadra27day12 Месяц назад +1

    Kkkkkkkkkkk reer koonfur ku miyaanay ogeyn in aanu hawadii soomaliya la wareegney

  • @user-rt8hv6wv7e
    @user-rt8hv6wv7e Месяц назад

    xasaan shikh iyo geele beenbey isu shegen waxba naga qadi mayaan😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @zamzamibrahim6373
    @zamzamibrahim6373 Месяц назад

    Hunguri ayaa wada xasan shekh ileen waa madherge

  • @NOREDIN666
    @NOREDIN666 Месяц назад

    😂😂 AJNEBIGA aan HAWIYE ahayn ee SOMALILAND waa ayo 😂. Ma Yemen 🇾🇪 & CARAB aya Somaliland ajnebi ku ah. ? Ma aniga Ethiopia 🇪🇹 HARAR & DIRIRDHABA ku dhashay aya HARGEYSA Ajnebi ku ah. ? Adoon Hawiye oo aan is ogayn xitaa isma oga meel uu asal ka yimi 😂 .

  • @user-sl7cg9zn6t
    @user-sl7cg9zn6t Месяц назад

    Bal.dadka caqligoodu caynkaa yahay waa logisidii.uu.sheehi.jiray Dmeer xaarood

  • @user-rt8hv6wv7e
    @user-rt8hv6wv7e Месяц назад

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂waar maxa hawo ooy hestan yeyse xukuman xamarba yugaldha ka talise

  • @aminafgh2127
    @aminafgh2127 Месяц назад

    gobolada waqooyi ee somaliya waa putland haduu wax fahmayo

  • @kiinnuur6605
    @kiinnuur6605 Месяц назад

    oo xasan gurguurte muxuu ogyahay gutadiisaa buuhoodle ka muuqatee bal soomaliand dhaafe xasan ma ogyahay xalane waxa ka jira😅😅

  • @SayidAbdirasaq
    @SayidAbdirasaq Месяц назад

    War mayuhuud baad tahay maxey tahay calanka yuhuuda kuvrsiga kuusaarey

  • @asiyahmed-cs3ft
    @asiyahmed-cs3ft Месяц назад

    Xasan sheekh ,meel kast soo mar gaal iyo muslin ,lakiin marka somaliland cid xidhiidh la yilato ,waa ajabnab ,anaga ayaa walaalo ah oo wada hadlayna ,naga dhexbax ,waa laba wajiilayaal ,allahu akbar waa maanta ayuu kucay ninkii somaliland, waxani miyanay ahay waxay dadkeenu ka dagaalameen inanay aqoon iyo horumar ahayn ,

  • @FatimaAdam-cj6bk
    @FatimaAdam-cj6bk Месяц назад

    5:12 wiilka koofur u doodaya waxaad sheegaysaa waa been

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 Месяц назад

    Oo. Xasan. Yaa. Yaqaan. Yaa. Ka. Soo. Doorata. Waqooyi. Soomaaliland. Muxuu. Kataaliya. Isagaab. Qool. Ku. Jiira. Oo. Lilaalitaa. Misakiin. B daaroodakii. Baada. U. Xiusatay. Isaka. Fiiri. Aboowe. Bisiinka. Waaba. Laasilaabay

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 Месяц назад

    Warkaa Madexweynaha Masar wakhtigiisii wuu dhacay xagaa haduu maanta ku dhawaaqo in uu ictiraafo Somaliland MOUgu wuu soconayaa inshallah.

  • @user-wo5sr3wz1k
    @user-wo5sr3wz1k Месяц назад

    Ilagubo weyaan 😂😂😂😂😂 yaogol

  • @fartuunfartuun8784
    @fartuunfartuun8784 Месяц назад

    Walaahay waa beentaa sharunshuurow

  • @hashimmohamed4698
    @hashimmohamed4698 Месяц назад

    Beenta aduunka nin bilaa ballan ahaa ,meel ma gaadho.

  • @Baaruuda2024
    @Baaruuda2024 Месяц назад

    Xassan sheekh waa Hogaamiye Kooxeed 😂😂😂 Magacaas ayuu istaahillaa

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 Месяц назад

    Abahaa iyo gobolada waqooyi was Kalb ibnal Kalb . Ilaa Jahanam yaa kalb.

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 Месяц назад

    Suldaanow Muse Ismail waa rag yaqaan sida loo eryado huwanta la degta darsigii 91kiina waa kuwii dhulkooda ka qaxay markaa Hyonis galbeed far ayaa idinku godan iyo in aydun huwan wax la wadaan markaa arimaha Hyonis bari faraha hala gelina ee tiina hagaajista ninkii Dhulbahante ku jarjaray Buuhoodleh maxaa loogu aaray, hanjabaado ayaanu media ka maqalay iyo mag qaaddan mayno hadana si xun ayaa ay arintaasi ku dhamaatay markaa Suldaan huwan ah ayaad tahay adiga iyo kuwo badan oo beelaha Isaaq oo dhan ka mid ah ee dadka wax iska celinyaa cudurkiina ha qaadsiina.

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 Месяц назад

    xamar bilsah looma rogin amaba somalia odhan wa kadibintii la nacdalay beel ninkaas wyan eega ee leh waxan xasan ogayn ma socodo bal wayahee xasan ha joojiyo waxa uu xukumohaba la arkeen jahilkan been wayna

  • @user-bx9uy7bx2v
    @user-bx9uy7bx2v Месяц назад

    Horta kanyare qadiyada somaliya ayaan uhadlayaale wuxu jecel yahay in dadka reer somaliland soohadal qaadaan ee naacdiisa hawatee arkoo dhaafa kan somaliland inuu uhadlayo iska dhigayaa waa huwan waana veiws doon ee been ayuu sheegayaa waa naxli kuududa Waa nooca magaca Somaliland Ku durya Somaliland Isnot Easy nacabku waa isla kab iyo Xaarkeed