DAAWO : DOOD KULUL OO KU SAABSAN IN LA SIXRAY NABIGEENA SUUBAN : BY SHEIKH MOHAMED JABARTI

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 16 окт 2024

Комментарии • 37

  • @maxamudrobleh4353
    @maxamudrobleh4353 2 года назад +1

    Kkkkkkkk walaaahi waa kabadiyey warka soxidh nabigeena lamasixrin waa sax 🎷 warkaasi waan qaadanay

  • @omarmso1
    @omarmso1 4 года назад +5

    Nabiga waa la falay waa sheeko raqiis ah oo Reer Banii Umaya abuureen ee iska ilaawa.

  • @M.Duran71
    @M.Duran71 2 года назад

    Waa LA sixray iyo waa waalan yahay.

  • @watchwithme4303
    @watchwithme4303 3 года назад +4

    Masha Allah Sheikh jabarti Allaha ku xifdiyo

    • @cabdiraxiinawcabdi4611
      @cabdiraxiinawcabdi4611 3 года назад +1

      Walaal inaan idinku so biiran raba

    • @osmanabdi3042
      @osmanabdi3042 2 года назад

      @@cabdiraxiinawcabdi4611
      Iimaanka Alle kaa qaad

    • @ahmednurabdi3205
      @ahmednurabdi3205 2 года назад

      Benalee shico

    • @watchwithme4303
      @watchwithme4303 2 года назад +1

      @@cabdiraxiinawcabdi4611 soo biiris uma baahna wll kaliya imam Ali tacliintisii qabso iyo ahlulbeytka uu nabiga inagala dardaarmay sanamada abubkr iyo cumarna gidaarka ku tuur iyo damaan intii nabiga aalkiisa cadowgoda aheed.

    • @ahmednurabdi3205
      @ahmednurabdi3205 2 года назад

      Benalooyinka shico ha ku birin wll

  • @Abdikaaf
    @Abdikaaf 4 года назад +3

    Maashaallaah Sheikh Jabarti illaah haku barakiyo

  • @abdikarimismail6431
    @abdikarimismail6431 3 года назад +1

    Marealba waxaa fican in aan topiga lagahadlayo laga bixin si ay dadku uga faideystan

  • @fardowsasaidnor8171
    @fardowsasaidnor8171 2 года назад +1

    Jabarti,,,manshaa allah,,, diniyaan waan diyarsantahay,,,iyo akhlaaqiyaan,,, lakin qof cilmi leeh laadoood,,,kan asagaba wax u sharaxeeysa😔

  • @maxamudrobleh4353
    @maxamudrobleh4353 2 года назад

    Sheikh iska aamus waad wareertee wlaahi jabarti waa kudhidhay

  • @iraadarts-halabuurmedia-ha63
    @iraadarts-halabuurmedia-ha63 4 года назад

    Aadbaan IGA xumahay in ay dad aan u diyaarsanayn doodaha cilmiyaysan ay nagu mataalan elhu suna wal jameeca alsafiyi

  • @M.Duran71
    @M.Duran71 2 года назад

    Kan huuno reer Djibouti intuu ka keensaday hadba mid qiiraysan oo uu dhulkaku jiido uu keenaa Alshayaadiin waa taking.

  • @M.Duran71
    @M.Duran71 2 года назад

    Waxaad iga tidhi huuno iyo takfiir isku fool xumaa 😅😂😂😅😅😅

  • @faaraxaxmed1410
    @faaraxaxmed1410 2 года назад

    War anagaa balaayo aragnay dadkaan maxay ahaayeen culumada sheeganaya oo waal waalan

  • @tomfu1713
    @tomfu1713 3 года назад

    Jabarte rayigiisaa diin uah

  • @hawdmedianetwork9416
    @hawdmedianetwork9416 Год назад

    ninka maxaa ka siya?
    waar dooda ah nabiga waa la sirxay la kaalay cadayn teeda iyo waxaad ka aaaminsan tahay
    \

  • @raxmoyariiseey4723
    @raxmoyariiseey4723 5 лет назад

    Adiga moduuca ka baxeysa shiqa maslimkow sabbtasu kaga dhex galaa markasto

  • @MrGwax
    @MrGwax 2 года назад

    Geedka madow foolxumo iyo madax yariyuu isku darsaday.

  • @Cabaas6004
    @Cabaas6004 4 года назад +1

    jabarti iyo fadeexadiisa kitaabkiine mahaysto in uu caybayo bukhaari ayuu isku dayay kkkkkk

  • @M.Duran71
    @M.Duran71 2 года назад

    Kan takfiirka maxaa ka galay Nabiga PBUH asagaa diin wax ka aqoon.

    • @M.Duran71
      @M.Duran71 2 года назад

      Nabi muuse PBUH maxaa loo sixri waayay haddii sixir uu qabanayo Nabiyada Allah oo joogay casriga Sixirka uu aad u hormarsanaa

  • @abusuheyba
    @abusuheyba 3 года назад

    Shicoo wa gaalo

  • @alinormohamed8315
    @alinormohamed8315 3 года назад

    Sheekh ilaahay kacabso ahal uma ihid inaad shiici lagasho doodaanoo kale.

    • @abusuheyba
      @abusuheyba 3 года назад

      Mawalantahay

    • @alinormohamed8315
      @alinormohamed8315 3 года назад

      @@abusuheyba
      Oo maxaa uwaalanahay maba difaaci katyo shubhafiisa ma ihaanadaanoo kale ayaad dooneeysaa