Qisada part 2 Hadan way hadashay

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 фев 2025

Комментарии • 91

  • @زوزوالجميل-ل2ق
    @زوزوالجميل-ل2ق 8 дней назад +2

    Daahir qoftan wa qof ale ka fog iyo islaanimo wa sheydaanka o qof hadlaayo ah qayr alha ka siiyo inta wanaag u gudbisay adna
    Aqi qaali jzkqna cadawgada alha ka qabto alha ku sharfona aduun iyo aaqiro

  • @SiciidoElmi
    @SiciidoElmi 9 дней назад +6

    Mid hormaraya labadiina alaa ok hakudigane alaah kacabsada

  • @ayanmaxamuud4353
    @ayanmaxamuud4353 5 дней назад

    Duqda waay waalatay

  • @saadaibrahim2910
    @saadaibrahim2910 8 дней назад +2

    Hodan Waa fariid keep going

  • @CnajibcqadirMaxamuud
    @CnajibcqadirMaxamuud 8 дней назад +1

    Gawadha wey kasaxantahay daahir walahi erayada qaar wll wan kujeclahay iska ilaali gaal waxaas oo kusinayo adiga carurtada ayaa muhiim u ah wllka waxas lagu samenayo lkin ninka haduu allh ku xirnen uu nabiga aqoon waa gaal sax gawadha waa ahlu diin masha allh masha allh ninkaan allha caafiyo allha soo hanuniyo gawadhan halaga Leexdo waa muslim masha allh galada asiga ayey jiten lkin gawadha iiman ayey ledahay

    • @mahadabdirashid7783
      @mahadabdirashid7783 8 дней назад

      Meshu ku gaalobay maxa ka ogtahay Ado qof difaacayo qof kale ha ugafin wll midda kale ayadaba afkeda ka qiraneysa iney maxlal sameysay O dani ka laheyn Mise dumarnimo weyan warkaga.

  • @seed3966
    @seed3966 8 дней назад +4

    سبحان الله 🫵🫵🫵. استغفرالله استغفرالله استغفرالله

  • @LADANfahiye
    @LADANfahiye 6 дней назад

    Cajuusdaa mawshay duuqa😢😊

  • @canabjamac7153
    @canabjamac7153 6 дней назад

    Hadanay ilahay kacabso wll tan waa lagatagayaaeye hakucadaabtagene

  • @AlmasOmar-m1u
    @AlmasOmar-m1u 8 дней назад

    Subxana Allah waan ku maxlalanayay ku ayay ledahay,gabar ilaah taqana ahayna waa ledahay yaaaab ,jaceeel jaceeel jaceelkuba waa owlaaadada hadaad hoyo tahay

    • @MariamAbdalla-r5h
      @MariamAbdalla-r5h 8 дней назад

      Allahu akbar illahay hanahideeyo ayada xataa waxay udanbeen doonto Illahay unbaa ug😮😮 maxaa qabiil iigu difaaci weyday bey lataagan tahay 😮 ayadu miyeydamiir laheyn kulaha adugu miyaadan damiir laheen 😮walegey Dahir Calasow makumaleyn jirin inuusidan yahay Masha Allah

  • @hamdibulhan8009
    @hamdibulhan8009 8 дней назад

    Kannada iyo naartu rabi weyne gacantiisay ku jirtaaye gabadhaan rabi ha u noqto

  • @nimosuleiman
    @nimosuleiman 7 дней назад

    Khaladkii wuu kaa galay Allah baba kaaga jaray wll lkn iska cafi wayo Allah a waa qafuuro raxiim

  • @koosibrahim-u8s
    @koosibrahim-u8s 7 дней назад

    T at ni way walanyahay xumadoda nagti subxan allah

  • @bushraali6447
    @bushraali6447 8 дней назад

    waligaa waxaadan ogeen lagama hadlo dadkaan ayaga family ahaa waxa dhexmaray Allah baa og

  • @umnalka7740
    @umnalka7740 8 дней назад +2

    Waan u garaabayaa hooyadaan waayo waxaad leedihiin sideed 13 caruur ah ugu dhashay hadaadan jecleen marka hore qadar qornaa oo ah iney 13 caruur ah u dhasho ayuu ahaa qasab ma ahan iney jeclaato marka labaad ayada dalaaqada ma haysato oo haduu rabo dalqada ayuu ku xujeynayaa ama ilmaha taas ayaana ku qasabtey iney intaas oo ciyaal ah u dhasho inaasoo sanana ay la joogto nin ayna jecleen . Aniga ayaa la nool waqti xaadirkaan ilaa sodon sano nin aanan jecleen daruufo jiro awgood madaxeygana inuu dhigo warqadeydana isiiyo ii ogoleen nasiib daro ayaab dhihi karaa ee xaalad aadan hoos u geen ha xukumina irid walbo oo xiro waxa ka dambeeyo labada qof ee kuwada nool iyo Ilaahey!

    • @mohamedabdullahi9279
      @mohamedabdullahi9279 8 дней назад

      Subxaana Allah jaceelka ayaad waxba kagarabeyn walaal

    • @SSS78781
      @SSS78781 8 дней назад

      NAAG 15 CARUUR DABADEEDA SO MARTAY INEY NINKEEDA U SAMIRTO WAX U DHAAMO MALEH..WAYO SAMIRKII AY 15 CARUUR AY UGU DHASHAY MAXAA HADA KA QAADAY...MARKA AY CANADA 🇨🇦 AY TIMID AYEY KIBIRTAY NAAGTA

    • @dhawrsanofficiall9575
      @dhawrsanofficiall9575 7 дней назад

      Abaayo nin aanan rabin lugahayga uma kala furayo caruurtaan dhex seexan marka sideen u dhali tan kale haduu diido inuu ku furo waxba warqad haka daba ordin 6 bilod ama sanad kadib fasakh baad iska qaadan waxa muhiim ah inaanad dhibaato iyo starays iyo fikir naftaada u ogalaan

    • @SSS78781
      @SSS78781 6 дней назад

      @@dhawrsanofficiall9575 HORTA MARKA HORE SO BARO SIDA AY NAAGTA KU FASAQANTO...HADII AY BIIL QAADANEYSO AMA XARIIR TELEPHONE U JIRO MA FASAQANTO NAAGTA...KALIYA WAXEY KU FASAQANTAA HADII NINKA QABO WAX WAR AH LAGA WAAYO MUDO DHEER OO WAX MASRUUF AHNA USAN JIRIN LABA MEEL AY KU KALA NOOLYIHIIN OO NINKA WAX XARIIR AH LAGA WAAYO IYO MUSRUUF MUDHO DHEER HAA GABADHA WEY FASAQMEYSAA...DIINTA SOO BARO ...

  • @hijrayusuf9997
    @hijrayusuf9997 6 дней назад

    Hadu awlaadeda ka inu qaatey. Rabay oo naag kale siiyo uu rabey. Ciil bey maybe so aragtey Oo alcoleyste yahay. Hooyadan waxay qabto illaaha og. Dahir calasor dib ban mare ku dhahday ninka lee maxa ugu hiilin.wax jirana alla og.

  • @suziahmed
    @suziahmed 7 дней назад

    Tan waa qumayo waligy ma arag qumayo lkin adunka inta jogto wxkasta waa arkysa 😢

  • @FatumaAli-d7q
    @FatumaAli-d7q 8 дней назад

    Mmmmmm
    Maseyrka halkaaaas haduu kaa galo waa dhib walaahi 😭😭😭😭

  • @LADANfahiye
    @LADANfahiye 6 дней назад

    Waar mamda waa landheere😅 sorry intaa wxa kasheegay

  • @raxmaabdillaahi6558
    @raxmaabdillaahi6558 8 дней назад

    Caruurtaada ayaa kumaqlaysa ee xishoo hodaney

  • @SiciidoElmi
    @SiciidoElmi 9 дней назад +1

    Maqaldame waa ilaah qafka bina aadmka ah waa qaldamaa

  • @kaysejama1238
    @kaysejama1238 9 дней назад +3

    Ilahayow bilaayo gacanta ha noo galin

  • @barlin1622
    @barlin1622 9 дней назад +1

    Seeveey u gashaa hadii asagu u isdaryeeli waqyo😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @ramasaaden371
    @ramasaaden371 7 дней назад

    Naag nool waye wlhi 😢

  • @faisalmohamedabdulla3600
    @faisalmohamedabdulla3600 8 дней назад

    Acudubilaahi waa habar waalan

  • @xubimaxamuud8153
    @xubimaxamuud8153 5 дней назад

    Hadan ilmaha ad abohod ka fogesay yeysan adi le cuqdad ku qadayan e say u ilowen bay ku ilawayan

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 8 дней назад

    Midani Mareexam ahaan ayuu ugu ceebeenayaa oo dunida ugu tusa

    • @fatimahashim5596
      @fatimahashim5596 8 дней назад

      QABIILBAA QALBIGA KUJAREY NIJAASADYAHAY MAREEXAANQUDHUN MASKIINKAN MUXUUQABIILKA'OGYAHAY

  • @barlin1622
    @barlin1622 9 дней назад +1

    Waa sax

  • @FatumaAli-d7q
    @FatumaAli-d7q 8 дней назад

    Nin la jecelyahay baa loo maseyraa
    Sidee ugu quudhay ha dhinto
    65 yrs adigoo jira cowrada sidee ugu dhiiratay inaad ku dhawaaqdo Hodaney??????

  • @nasteexocaydid6710
    @nasteexocaydid6710 8 дней назад +2

    Ragga waa doofaaro iskugu hiiliya wlhi aniga caruurtayda. Kii dhalay waa igu dayriyey kii ila dhashay igama qaban kii la dhashana waaaba ka daranyahay ilaahow intoodaba iiga aar hooyo maskiina oo dhibaataysan ayaan ahay

    • @khadramahamed-qn2dq
      @khadramahamed-qn2dq 8 дней назад

      Waa sababta Guur uu nacay 22 jiraa nin kastaa xidhidh igaa dalbada kuwaa igaa horeyay ayaa film loo jilay oo dayacan hadal ugu dhameeya😢😢

  • @alisharif1997
    @alisharif1997 8 дней назад

    Dumaarka Asxaan malaaha🇸🇦

  • @beendiid
    @beendiid 8 дней назад

    ILAM TAHLIIL DI AN EH HA LAGA QADO ILMO TAHLIIL XIRIIR LAMA LAHA WAA CIYAL ORFANE

  • @beendiid
    @beendiid 8 дней назад

    asc walahi mareexan ma AHA WAA CIYAL ORFANE

  • @ilhamdahir9915
    @ilhamdahir9915 8 дней назад

    Hodan hayeelin

  • @Mudaneey
    @Mudaneey 8 дней назад

    War ninkaan nolasha ka dhacay naagta ha ku celinina 10caruura bay u korisayee ha ku celinina wuu qalaa isaga naftiisa waa ka samray
    Walaalihii u geeya iyo caruurta uu dhalay

  • @DuniaIsmail-of1oe
    @DuniaIsmail-of1oe 7 дней назад

    islanta odeyga waa ka aar gosaneysa

  • @FatmaNuuro23
    @FatmaNuuro23 9 дней назад +3

    Soomali waa wada qiiro jabaan , ninka sow qaladka muu laheyn asagu markii hore

    • @kaysejama1238
      @kaysejama1238 9 дней назад +1

      Miyaad fahantey

    • @barnialisalah5647
      @barnialisalah5647 8 дней назад +1

      Maantay ha ku digan muslim baa nahaye

    • @AxlaamCaday
      @AxlaamCaday 8 дней назад

      Muxuu yahay qaladku qalad uu ka galay ma eeysan sheegin maxlal ayey uguursatey wuuna furi diiday maxlalna waa xaaraan diintu mabaneen

    • @kaysejama1238
      @kaysejama1238 8 дней назад

      @AxlaamCaday asc wll odeygani isgaa isdiley 70 jir khamri cabaaya halkee lugu heynayaa wana masuulka 13 iyo hoyadood nagadaa wafkiisa sharawaha

  • @felisabdi3794
    @felisabdi3794 8 дней назад

    Islantan wey is mahdisey, Illaaheyna cida uu cadaabayo iyada kala tashan maayo, waxaan waa takabur, dadka wey isku xad gudbaan lkn musiibada iyo xumaanta I taan le’eg, maxaa ka wanagsan in lays cafiyo oo xumanta laga tago, xuman ilaa hada socoto… Acuudubillaah, takabur manfiicna…

  • @NIMCAANAXMAD-d6o
    @NIMCAANAXMAD-d6o 8 дней назад

    Tani waa doqon ilaahay taqana lagama garheloo hii layering weeyan

  • @barnialisalah5647
    @barnialisalah5647 8 дней назад

    Ilaah ayaa og ladiina kii hormaraaya

  • @faizaaliabdallah5731
    @faizaaliabdallah5731 7 дней назад

    Saxiibada haduu gursado maxaa xaraan ka dhigey oo adigana kuu fasaxey in aad isku maxlalato labo nin oo ilmo adeer ah. 3:35- 3:47 halkas ka fahma qoftan iyada in ay aheyed qofka wax xukumayey halkan ka fahma dominant woman in ay tahay halkaas ayey ka cadahey.Eritrea markii la tagey ayuu qamri cabid bilabeyna waa maqlayey why. wax badan aan ogeyen ayaa jira.

  • @amiirqoone5140
    @amiirqoone5140 7 дней назад

    Supaxanallah 🤔 qoftan naxristii ayuu Alle kaqadey 😢 dahirow iskada cadabtey usocotaa qoftan mujrimad waye Bentley ah

  • @ilhamdahir9915
    @ilhamdahir9915 8 дней назад

    Haduu dhimanayo Ehelkiisi haqabto simple

  • @Ummu.maxamed
    @Ummu.maxamed 8 дней назад

    Haweenow jooga ilaahay aan unoqono samirka badiya gaalo ha uadeegsanina seyga wax idinka dhalay qofku haduu dhiban yahay laguma digto

  • @AymanAbdullah-e4r
    @AymanAbdullah-e4r 8 дней назад

    A Maas horti dhimataa mamo

  • @kaltoumwaiss9634
    @kaltoumwaiss9634 8 дней назад

    Adugu raag miyadan dhaliin

  • @raxmaabdillaahi6558
    @raxmaabdillaahi6558 8 дней назад

    Alaylehe inuu cashar kuu dhigay

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 8 дней назад

    Naagta HG maxuu wax ugu qabanwayey midani waa Mareexam oo qabiil ayuu ugu ceebeeneya

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 8 дней назад

    Naagtani waa vidio waxey ku hadleyso laga duubayo in Canada

  • @raxmaabdillaahi6558
    @raxmaabdillaahi6558 8 дней назад

    Naa aamus ceeb nayaa

  • @HalimaRage-q6n
    @HalimaRage-q6n 8 дней назад

    Illahow caafi yaarabi

  • @raxmaabdillaahi6558
    @raxmaabdillaahi6558 8 дней назад

    Kkkk

  • @Ummu.maxamed
    @Ummu.maxamed 8 дней назад

    Subxaanallaah maxlal aaaaaaaa

  • @raxmaabdillaahi6558
    @raxmaabdillaahi6558 8 дней назад

    Ilmahaaga abahood hacaayin oo haysku dirin hadaad hooyo sharaf leh tahay

  • @dekaahmed3065
    @dekaahmed3065 7 дней назад

    And that being said we marrying next life. 😮 dunya ain’t it

  • @yughesura
    @yughesura 7 дней назад

    Eebe kagabsada gofka yalewersini aroor ya degesani adad ninkan daweeye

  • @AbdinoorMahamed-ox2ho
    @AbdinoorMahamed-ox2ho 9 дней назад

    Nasab ayalahadlaa ee nagta manabaa

  • @raxmaabdillaahi6558
    @raxmaabdillaahi6558 8 дней назад

    Islaan doobinaysa diin waxba kama taqaan waayo ninkii dhalay cabsi oo ah adeerkeed ayey doofaar ku sheegaysaa

  • @samsamtesoro5703
    @samsamtesoro5703 8 дней назад

    Omg nin aa 18 ciyaal ah u dhashay see u xumaynee ilmahase say dareemi doonaan what a shame

  • @Maxamedsaadaq123
    @Maxamedsaadaq123 8 дней назад

    Daalimad heshay jaanis gaalo siisay ale ku qabay

  • @raxmaabdillaahi6558
    @raxmaabdillaahi6558 8 дней назад

    Qumayo waaye tani maadaa iskaleh ninka

  • @FatumaAli-d7q
    @FatumaAli-d7q 8 дней назад

    استغفرالله العظيم واتوب اليه
    Mamadan waxay sheegayso muslim bay sheeganaysaa
    Dhagaha dadka way abuse tay 😱😱😱😱😡😡😡
    Saxbteed diintaa unaneysay inuu guursado what else??

  • @MohamedAlkhadib
    @MohamedAlkhadib 8 дней назад

    Walle wadan gaalo inaan geeyn doonin naag

  • @Jibriil595
    @Jibriil595 8 дней назад

    Kan hada qaba miyuu waalan yahay.

  • @WalinjCade
    @WalinjCade 8 дней назад

    😂😂😂 waryaada war naagta eeysanaa oo cawaansanaa
    Taas wexeey rabtaa ineey
    Gaalada Latumato
    War yaa musLimiiin
    Ninkaas maskiin ah haLoo gurmado oo
    Naagtaas xaraamiyada eh
    Hala xiro
    Waryaada naagta ciyaaL suuqsanaa oo xaraansanaa

  • @YuusufDeeqoIbrahim
    @YuusufDeeqoIbrahim 8 дней назад

    dumaraka diibadaku waasheena

  • @WalinjCade
    @WalinjCade 8 дней назад

    😂😂😂war daahiroow
    Naagtaas waa dhiLo weyn
    Oo Afmishaarad ah
    Hada odhaygaas maskiinka
    Eh HaLoo gurmado
    Wax u aruuriya oo soodhoofiya
    ilaa dhalkiisa hooyo soomaLia
    Naagtaas sharmuutada ahna
    Adhuunka Allaha kucadaabo
    intaan Aaqiro Lagaarin
    War ragoow iska jira
    Naag aad qabtaan
    WaLigiin hadhoofinina
    HadiikaLe natiijadeeda
    Waatan

  • @abzy756
    @abzy756 8 дней назад

    Subxanall Subxanall p waa shayadamad

  • @MaxamedFaarax-v2o
    @MaxamedFaarax-v2o 7 дней назад

    Waar.naagtan.islaam.maaha..wayika.baxday..hogan.. diinmalaha.waay..bal.eeg.fiicilka..xaanta.ah..ee.kuhad.layso..

  • @SSS78781
    @SSS78781 8 дней назад +1

    👎 👎 👎 👎 HABARTAN WAX AQLAAQ AH MALAHAN...WA NAAG DHAQANKA LAGA HALEEYEY..AYADA AYAABA SINO LAGU DHALAY SIDA AY U HADLEYSO UF AQAS...WA NAAG XANUUNSAN OO BILAA AQLAAQ AH...WALAHI NAAGTAN ANIGA BEERKA AYAAN KA QARAACI LAHAA HADAAN QABI LAHAA..

    • @hodannuur4191
      @hodannuur4191 7 дней назад

      Waxaa dili karto ma jiraan xoolo ayaa tahay😂😂😂

  • @sulubabdihuesein403
    @sulubabdihuesein403 6 дней назад

    Naagtan dhilo weyn waa dadka reerta quraanka sheegay

  • @AbdulaahiHaajidheere
    @AbdulaahiHaajidheere 8 дней назад

    Hodan iyadaba ala kabaqeeen wayo ilamaheeda abaheed ayee bananka dhigti tan waba shuuubo

  • @SSS78781
    @SSS78781 8 дней назад +1

    👎 👎 👎 DAHIR NAAG MASKAXDA KA XANUUNSAN AYAAD WAREYSANEYSAA....