🤭Gabar reerxamar iyo wiil rer somaliland oo iskufahmi waye luuqada warer ween o dhexmarey 😭

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 сен 2024

Комментарии • 26

  • @hodandahir8111
    @hodandahir8111 3 месяца назад +4

    Nin gab iyo nin dheer waxa ma badalyo lkin qof in ficn yah ba mahim ah

  • @AhmedqashtiAhmedqashti
    @AhmedqashtiAhmedqashti 3 месяца назад +2

    Tan qurux lay way waan kahely

  • @maryanosman4076
    @maryanosman4076 3 месяца назад +3

    He should say before

  • @saleebanmuxumedcawale9021
    @saleebanmuxumedcawale9021 3 месяца назад +1

    quruxdu waa qalbiga nacasbuu ahaa inuu shukaansado maahayn

  • @kamalaouale4911
    @kamalaouale4911 2 месяца назад

    Soomaali isma fahmi waayine wuxuu ka waday mashruucii adna ee ahaa isma fahano oo waxaan u baahanaa turjumaan waa dhashii adna afbartay meeshuna way u dhawdahay😢😢😢😢😢😢

  • @JimaleDiriye
    @JimaleDiriye Месяц назад

    I love yuo

  • @saleebanmuxumedcawale9021
    @saleebanmuxumedcawale9021 3 месяца назад +1

    wiilkan doqonbuu ahaa

  • @kahinhassan4543
    @kahinhassan4543 3 месяца назад +2

    Iyaduba wil bay kudaadisay toka bitooka

  • @amaaladem3486
    @amaaladem3486 3 месяца назад +1

    Iyaba ragg ayey ka qac siisay

  • @heerqaran580
    @heerqaran580 3 месяца назад

    Garoob gabar wato jajano kusug ayaa layiri lakin gabar wiil wato malukumeyd guurso waaye ayadoo laba wato waa halis

  • @amaaladem3486
    @amaaladem3486 3 месяца назад +1

    Iyadu ha joojiso ragga ay u tirinayso

  • @munahussein9687
    @munahussein9687 3 месяца назад +1

    Xamar wa magalo dadbadan oo kaqabila aya dagan,

  • @amaaladem3486
    @amaaladem3486 3 месяца назад +1

    Iyadu ha joojiso ragga ay kala dooranayso

  • @AhmedqashtiAhmedqashti
    @AhmedqashtiAhmedqashti 3 месяца назад +1

    Tan itee joogta

  • @AhmedqashtiAhmedqashti
    @AhmedqashtiAhmedqashti 3 месяца назад

    Naag diin lay oo hanti le oo qurux badan iiraadi nacima

  • @AhmedqashtiAhmedqashti
    @AhmedqashtiAhmedqashti 3 месяца назад

    Lihad dhameestiran cafimad ban kawada

  • @suleimanfarahgedi
    @suleimanfarahgedi 2 месяца назад

    Naciima iyaduba ninbay kutidhi kaama helin marka istuur waxba melh

  • @heerqaran580
    @heerqaran580 3 месяца назад

    Qof yurub joogo hadana dhererkiisa aqoon sidduu sharciga u sameystaa

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 3 месяца назад

    alla wa bilaal bulshawi oo gabadhaa naagta ma miyi bay ka timi maxa ka khaladan

  • @FaisaBintuIsmacil-jo7yv
    @FaisaBintuIsmacil-jo7yv 3 месяца назад

    Gabadha waa qlbi safu

  • @heerqaran580
    @heerqaran580 3 месяца назад

    Wiilka reer koofur maaheyn ma fahmi kartid naciimo nikaas waa reee mudug ugu yaraan ama reer putland

  • @user-vb7qr6uu8v
    @user-vb7qr6uu8v 3 месяца назад

    Tan isii aniga naimo

  • @DhahirAbdi
    @DhahirAbdi 2 месяца назад

    Naag cirid cad ma shukan dadeen

  • @saleebanmuxumedcawale9021
    @saleebanmuxumedcawale9021 3 месяца назад

    quruxdu waa qalbiga nacasbuu ahaa inuu shukaansado maahayn