😱QISADA GEENYO AANO QABIIL BUU II KUFSADAY DEED GABAR BAAN U DHALAY WUU DAFARAY WAANA AABE LA’AAN

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 окт 2024
  • @Lii Caato Officiall ‎@Liibaan Jama ‎@Gulledsimba ‎@SOMÁLIA SUCESSADA ‎@SULDAAN OFFICIAL ‎@SADAAM OFFICIAL ‎@SOCDAAL CHANNEL ‎@Lamaane Official media @@KING YAKI BOY @lidle yare production @ahmed Amin-topic @sadaam official @astaan @Zaki Bin Xaaji @Azad Chaiwala @ASAD HAGIO 27 @LAAKAHA MEDIA PRO @Atarisho badiyo official @ArimaHeena @Baaba Jeey @Haykal Maxamed @Moohaan Official @Shiine Culay @xuud show @Adna Channel @Kamaal Abdul @Qurux Ku Dhiigle @HOOBAAN MEDIA @Marish Beauty channel @Dirisle Abdi @King Ck Films & Vlogs @NUURDIIN KL @SIR IYO CAAD @Xiisaha Wararka @Zaki honest Official @Faatax Faarax Shire @Faadil dumdum @Farxiya Fiska @Waqal WStudío @Shuushuu Official @Samiha khaliil @XOGTEENA @Dj Amiid Official
    @ASAD HAGIO 27 @Dahir Alasow @Shiine Culay @Ayub Kaarlo @Baaba Jeey @Dirisle Abdi @ArimaHeena @Waqal WStudío @Zaki honest Official @HAADI MEDIA @waridaad TV @HAMAR ADE TV @LAAKAHA MEDIA PRO @HAl-ABUUR CAWIL Bile @Mohamed Buskut Official @GEEDI SHOW @SIR IYO CAAD @SOBANDHIGE MEDIA @ISMADIIDO ENT. @GEEDI SHOW @XAQSOOR TV @Halhays Media @Adnan Model Official @Saxaaf Channel @Haykal Maxamed @Malyun Ali @Adna Channel @Boqorada Stylka Official @Marish Bauty channel @Samiha khaliil @Qays Qeyser @Ilkacase Qays @IFRAH QALIIF @Qurux Ku Dhiigle @Amin Tube @Hodan Abdirahman Official ♫ @HAWRAAR MUSIC PRODUCTION @Hodan Online @Guri Barwaaqo Tv @Zaki Bin Xaaji @Dhakhtar Channel @Hosow Pro @DHIIQADA TIK-TOK @Hor Usocod Media @naciimo jookar @Real Enjoa @King Ck Films & Vlogs @Faadil dumdum @Abeera Cade @King Ceyda @Astaan @Maslax Mideeye @Ayaaniita Official @Qurux Ku Dhiigle @HORUFADHI TV @MUNASAR MAXAMED @RAYAAN BAJAAJ OFFICIAL @XABWAAS @Abdifatah Boodhari @Ganga PUBG @Dahabka Channel @QISOOYIN & REACTION @Qisooyin Group @HALHAYS SHOW 24k#italy#america #austria #america #netherlands #qatar #denmark #indonesia #newzealand #france #switzerland #swidden #saudiarabia #indonesia #europe #unitedstates #unitedstates #unitedemirates #uk #unitedkingdom #germany #finland #canada #malaysia #quruxkudhigle #war #wararka #warangal #asadhagio #austria #america #qisoxanuunbadan #asadhagio #asia #turkey #degdeg #dagaal #hees #heestii #holanda#uk #unitedemirates #unitedkingdom #finland #finland #swidden #saudiarabia #qisoxanuunbadan #quruxkudhigle #turkey #kuwait #hargeisa ##duet #dirisle #dagaal #daarood #hawiye #qosolka #kaftan #live #warangal #aroos #ruwaayad‪@dahir.alasow‬ ‪@sagalmedia24k‬ ‪@googaa24k‬ ‪@ImranStudio‬ ‪@dahir.alasow‬

Комментарии • 32

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 2 месяца назад +1

    Bisinka waxan maqli jiray intay ku naban bay nabiga kaga hor maraan gabadhan way dhiban tahay lakiin marka kayna ku haysan talada way ku hor talaa markay ku haysato wa culeeys ilaa xad aan la qiyasi karin talo waxa siin lahaa gabadhan inay inanteda u sheegto wax walba sababtay uga qarisayna u sheegto hooyo hadu i xasday adna ku rabin anaa ku raba iyada maxkamad la kori doonta D,N,A baa jira ha ooyin mashaallah inantadii waa tii xaqa ku so dhiccin lahayd ceeb ma lihit iyaduna ma laha hadad haysata garab❤❤❤❤ raali noqo

  • @mohamedfarah299
    @mohamedfarah299 2 месяца назад +2

    Subxaana laah alow cadaalada u hiili
    Reer lawada kufsaday❤❤❤❤❤❤muskiin

  • @rodamahamoud
    @rodamahamoud 2 месяца назад

    Subhanallah

  • @messil8080
    @messil8080 2 месяца назад +7

    subxaana llaah dulmiga adun iyo akhiro midna lama dhaafayo

    • @yayanmudan4359
      @yayanmudan4359 2 месяца назад

      Sory ma caruur aan dhaley
      Ayaan beeneeya markas baan
      Odey cool weyn maqla sory

  • @MohamedMahamuud-j9y
    @MohamedMahamuud-j9y 2 месяца назад +3

    Ilaah haku dhibyareeyo walaashey aamiin❤🎉

  • @MsLajecel
    @MsLajecel 2 месяца назад +3

    Dulmiga dartiis ayuu wadankeena la hormari la’yahay. 💔

  • @wapiWas-bw8jl
    @wapiWas-bw8jl 2 месяца назад +3

    Waa midh subxanallah hooyada dhibka qabsaday iyo cunugta ay dhashay maxaa u xala hada aabe ma qabto subxanallah

  • @maryanruunshnuur.4516
    @maryanruunshnuur.4516 2 месяца назад +4

    Sory abaayo ilaahey ha kuu dhib dhaamo 😭😭😭😭

  • @Amineta.0
    @Amineta.0 2 месяца назад +1

    Hoodo maxaa ugu bixin weysey gabadha yar

  • @wapiWas-bw8jl
    @wapiWas-bw8jl 2 месяца назад +2

    subxanallah rogow dumarka somaliyed san halaga daayo

  • @soraya.a7956
    @soraya.a7956 2 месяца назад +1

    Maxaa biil kooda kuu geys tay waaba cadow gaagee, iskadaa jileeca reerkaas kansal gareey daaqadahana ka xiro gabadha kalena kaqaado nafsadaadana ha dilin gabadhaadana runta usheeg haka qarin in aabaheed ku kufsaday hadii reerkaas aad utaqaan kuwa kudhalay hadaad ka fogaan weyso nafsadaadana waad haligeysaa caruurtaadana waa dayacmi doonaan

  • @nadiamohammed5330
    @nadiamohammed5330 2 месяца назад +1

    MARKA HORE ISKA DISHEEN NIMAN OOD DHIIG ISLAAM KALA GASHEEN ILAAHAY ILAAHAY HEYDIIN GARGAARO AAMIIN

  • @sakiyoabdulkadir9136
    @sakiyoabdulkadir9136 2 месяца назад +3

    Hala soo xiro ninka dhiig halooga qaado cunigtiisa

  • @Kaafiya_25
    @Kaafiya_25 2 месяца назад +2

    Aakhiro warbaa jira😢

  • @Amineta.0
    @Amineta.0 2 месяца назад +1

    Maxkamada daahir keen hana gabadha ninka halasoo qabtee

  • @Amineta.0
    @Amineta.0 2 месяца назад +1

    Ninka maxaa loo dhaarin waayeey inta masaajidka la geeyo haderna DNA halaga qaado

  • @Amineta.0
    @Amineta.0 2 месяца назад +1

    Nimanka somali kufsiga maxeey ku falaan balo idin degteey inta qarsaneyso badanaa

  • @Kaafiya_25
    @Kaafiya_25 2 месяца назад +2

    Sory abaayo macaan somali gabshaha uma roona💔

  • @nadiamohammed5330
    @nadiamohammed5330 2 месяца назад

    WALAALKAA IYO TOLKAA WEEY KUU HIILIYEEN LAAKIIN HOOYADAA WAA NAAG WAALAN MISE WAA ISKU QABIIL HOOYADAA ITK NINKAN XUN

  • @nadiamohammed5330
    @nadiamohammed5330 2 месяца назад

    KOLEEY ILAAHAY TOLKAA IYO ASXAABTADA WEEY KU GARGAAREN OOY KU CAAWIYEEN ILAAHAYBAA LAGA HELAA

  • @Cabdiwaliaqaye
    @Cabdiwaliaqaye 2 месяца назад

    subxanalaah

  • @Mutyy-ciimut
    @Mutyy-ciimut 2 месяца назад

    Subxanallah

  • @dekaibrahim7625
    @dekaibrahim7625 2 месяца назад

    Islantu ma ninkay saxib la ahyd

  • @Kaafiya_25
    @Kaafiya_25 2 месяца назад +3

    Gabdhaheyga nin islam ah ayaan ku darayaa somali balaayo ha guursato🥲💔

    • @Beingme541
      @Beingme541 2 месяца назад

      Nin wadan sharcileh oo islaama Ku darso kuwan sharci malmahan dhaqanka dulmi ogu hiliyay

    • @bluerain3282
      @bluerain3282 2 месяца назад +1

      Nin wa nin doqonyahay hadhow marku furo carurta haka qaato. Marka soo ooya somaliyeey!

    • @Kaafiya_25
      @Kaafiya_25 2 месяца назад

      @@bluerain3282 qofka wuxuu u ooyaa meesha waxtarka leh balaayo idiin soo ooysey

  • @luuljemac7527
    @luuljemac7527 2 месяца назад

    Dadka reerborama ilahay darts howgukacan oo ninkas dna halagaqado inantayar haydayjiran dad ilahay kacabsanaya

  • @Zurich527
    @Zurich527 2 месяца назад

    DNA ka qaad ninka

  • @marianosman2515
    @marianosman2515 2 месяца назад

    Gabadhaa wax haloo qabto somaliyey ,marka labaad ninkaa maxakamed halasaaro DNA haloga qaado gabadha yar walaahi kaas dhagax halagu dilo haduu ilmahaas yeesho

  • @shariifoahmad1413
    @shariifoahmad1413 2 месяца назад

    Ninka DNA Halaga qaado hala so qabto qaraabo