Muuse Ismaaciil Qalinle - Inanyahay nakala dadab Ereyadii Abwaan Axmed Macalin Ciid Laxankii Qalinle

Поделиться
HTML-код

Комментарии • 42

  • @hamsenaajimedia3958
    @hamsenaajimedia3958 4 года назад +16

    Waaaah waaah
    Waakuwan walalayaal
    Ereyadii oo saxani
    Inkastoon ku doortayoo
    Dookhaygu kaa helay
    Naftayfana dadnimo iyo
    Qurux aad ku deeqdayoo
    Dumarkaba dhamaantood
    Kali kaa duraansaday
    Misna daayay hadalkaa
    Mar hadaanad daynayn
    Damac uuku qaadayoo
    Caashaqaagu dahab iyo
    Daalar uuku xidhanyahay
    Aaaaaaaaaaa
    Inanyahay inakala dadab
    Dibna yaanan kuu arag
    Inkastoon dantaydiyo
    Kuu dayacay naftaydoon
    Dawyo dhawra oo tagay
    Aawadaa dariiqiyo
    Darbiyada is dhigi jiray
    Misna daayay hadalkaa
    Mar hadaanad daynayn
    Damac uuku qaadayoo
    Caashaqaagu dahab iyo
    Doolar uuku xidhanyahay
    Aaaaaaaaaaaaa
    Inanyahay inakala dadab
    Dibna yaanan kuu arag
    Inkastoo daraadaa
    Caashaqu I duqeeyayoo
    I dilaacshay xabadkoo
    Wadnaa dacaladiisiyo
    Xididada la darisiyo
    Sanbabada ku daadagay
    Misna daayay hadalkaa
    Mar hadaad danmoodayoo
    Damac uuku qaadayoo
    Caashaqaagu dahab iyo
    Doolar uuku xidhanyahay
    Aaaaaaaa
    Inanyahay inakala dadab
    Dibna yaanan kuu arag

    • @mohamedaminali6594
      @mohamedaminali6594 4 года назад

      Hamse Ali Audio dambigaga iyo kii waalidkaba ilahay ha dhaafo. Hada sidan wan xifdinayaa

  • @mohamedmohamud4768
    @mohamedmohamud4768 3 года назад +3

    Waa fannaanka keli ee codkiisa loo wada riyaaqay. Illaahay ha kuu naxaariisto, aamiin

  • @abdullahiyare8314
    @abdullahiyare8314 4 года назад +1

    Waah waaaah wxsaa hees ah allow kuu naxariiso muuse ismacil qalinle fannankii waynaaa codka dahabiga lahaaaa

  • @charkodeqsalampeace1919
    @charkodeqsalampeace1919 4 года назад +1

    Allaha u naxariisto Muuse Ismaaciil Qalinleh.

  • @muhammadsheikh676
    @muhammadsheikh676 6 лет назад +5

    qalinle aun top hees. darenka erayada waxa fahmi kara qof so tabtay jaceelka shurud ku xiran yahay

    • @abdullahiyare8314
      @abdullahiyare8314 4 года назад +1

      Muhammad Sheikh wllky anay igu dhacday kaddib afar sannadood o aan Gabadha wada haasaawaynay misana xilligii guurka ayay xujo iiga dhigtay wax aanan awoodi karayn blse axl inan kale ayaan guursaday hadda ooridayda ah marka abwaanku xaqiiq jirta ayuu ka hadlay runtii

    • @muhammadsheikh676
      @muhammadsheikh676 4 года назад

      @Abdullahi yare gabar fiican aheyd adigo waxay rabto iyo shurudaha wadato og baxday. Adiga jecla iyado kuma jecleen. Jacelka dhabta shurud meel ugama banaana ugu yaraan naftaada waxad u sheegto heshay

  • @macalinkaxisaabta3868
    @macalinkaxisaabta3868 3 года назад +1

    Ik hajji thanks aun muuse ismaacil qalinle esh calaa hees

    • @ikhajji
      @ikhajji  3 года назад

      Much appreciated bro. It was the first original upload on RUclips in 2017. Kadib Nin walba wuxuu sogaliyay RUclips.

    • @macalinkaxisaabta3868
      @macalinkaxisaabta3868 3 года назад +1

      Ik hajji heesaha original kooda aduunbaa so galiya thanks inbadan waxan u baahnaa heestii daalo original keedii

    • @ikhajji
      @ikhajji  3 года назад

      So Hanuniye ma'aha? Wan haya walalo. Wan so galini InshaAllah.

    • @Abdirahman03
      @Abdirahman03 2 года назад

      @@ikhajji Sxb qalinle video maka haysaa ama sawir aan ahayn kan iyo ka uu suudhka sito?

  • @ahmedqowdhan7827
    @ahmedqowdhan7827 6 лет назад +1

    Zxp wad hd satahay muuse waan tgeraa ale ha.unxariiste anu wali mahayo nin la luuq ah

  • @liibaancumar4928
    @liibaancumar4928 7 лет назад +2

    fanaankii wayna maxamed muuse qallinle (awrta jooja) heeso waa heesi hore jacaylkii dhabta afka lagama dhawree Aun

    • @cilmifaradheere
      @cilmifaradheere 6 лет назад

      Cumar Liibaan weedhaa ah "Awrta jooja" in badan ayaan ku arkay ayadoo magaca Qalinle la raacinayo cid sida ay ku timid ka hadleysana weli arage, maxaa loola jeeda horta? mahadho taariikheed oo sheeko leh miyaa? bal noo faahfaahi saaxiib.

    • @gureykabtan4398
      @gureykabtan4398 5 лет назад

      Walal awrta jooga waxa la dhaH reerka uu Ksoo jeedo oo ciida gale ah aya la dhaha geela joojiya intuu qalinle heesayo

    • @mahadomar7099
      @mahadomar7099 4 года назад

      Waar ilma adeerayaal dacaayadda naga daaya hhhhhh
      Mahad afyare

  • @fataxfantastic
    @fataxfantastic 4 года назад

    Masha allah fann jiro alla ku naxaristo

  • @hamsexusen694
    @hamsexusen694 7 лет назад +3

    yaaaaaa salaaaam. muuse Ismail qalinle alaa yaa arxam mxn heestan ku mirqaamay 2013 2016 jigjig yar mar hadaanad daynayn caashqagu dahab iyo dolar uu ku xidhanyahay xasuus qaali ah iyo maalmo an soo noqonayn

    • @abdirahmanibrahim7840
      @abdirahmanibrahim7840 4 года назад

      Waa mar hadaad doqmoodayoo damac uu ku qaadayo caashaqaaqu dahab iyo doolar uu ku xidhanyahay

  • @mohamedaminali6594
    @mohamedaminali6594 4 года назад +2

    يارب ارحمه واغفر له وأكرم نزله .

  • @adnaanlaari487
    @adnaanlaari487 7 лет назад +2

    xaaji sxb wlhy aad iyo aadbaad u mahadsanthay
    wll heestan meel aanan ka raadin majirin marbaan helay 4years ago wlhy waan ku daalay thankz zhp qali

  • @charkodeqsalampeace1919
    @charkodeqsalampeace1919 4 года назад +1

    "Misna daayay hadalkaaba
    Mar hadaad doqnowday oo
    Damac uu ku qaaday oo
    Caashaqaagu dahab iyo
    Doolar uu ku xidhan yahay
    Inanyahay ina kala dadab
    Dibna yaanan kuu arag".

  • @akyareproduction
    @akyareproduction 4 года назад +2

    Anoo geel radinaya dhagaysan jiray heeskaan xasuus

  • @khalidal1509
    @khalidal1509 6 лет назад +1

    allahyarxama maxan aqal labadaraalaha ooarosa inabadan kudhagaystay

  • @abdirahmanibrahim7840
    @abdirahmanibrahim7840 4 года назад +1

    Lk hajji mahadsanid heestan mudo lixsano ah ayaan youtubka ka raadinayey nasiib wanaag maantaan helay mudo hore ayaa iigu dambaysay heestan

  • @mohamedyusuf9809
    @mohamedyusuf9809 7 лет назад +4

    Wad mahadsan tahay
    Ee waxad so raadisa
    Heestii ahayd
    Deerba dhexdeena ah
    Jeer derbiga uu dumo
    ii dunuudo adiguna
    Arrinteenu wa dedan
    Wa heestii dabagaale
    Dusha tuu qabay

    • @xananmediaproductions6795
      @xananmediaproductions6795 6 лет назад

      Mohamed Yusuf kkkkk aan ku saxo eh' dheh "Dabangaale Abeeso,Dushaasuu ka qabaa" waa isku cajal kaliya inuu helayaan filayaa. inkastoy kala abwaano sameeyeen hadana waa hal cajalad oo qaaci ah. Waa riwaayadii Tusmo iyo Talo ee iyada oo aan soo bixin uu nin ay saaxiib ahaayeen oo debada ka yimid uu u duubay, balse markiiba suuqa gashay. Ilaa Siyaad Barre ka maqlo oo la xidho isaga iyo Hadraawi iyo rag kale. Waayo riwaayad anti ah bay ahayd oo badheedh ah. Waxa ku jiray "Hadii Ceel Walwaaleed, Ku Go'aan Wadaamuhu" iyo "Qalwadii Masbaa Galay, Qodax Baa se Hoos taal, Quule Quudhsigii Diid, Qosol Qoonsimaad Noqoy" iyo heeso kale. Alow rag maka baxeen duriyada iyo Soomaaliba. Dhawaan sxb anigaa dib idiin xasuusin doona heesihii Qalinle iyo M.Mooge insha allaah oo dib idiinku soo garaaci doona.

    • @qadirhussein2267
      @qadirhussein2267 6 лет назад

      +XANAN MEDIA PRODUCTIONS heesaha maxamad mooge o qorala dogali wll

  • @munircalow9366
    @munircalow9366 7 лет назад +2

    inan yahay nakala dadab dibna yana ku arag

  • @mukhtaripraahim431
    @mukhtaripraahim431 2 года назад +1

    Inyahay

  • @zaamiganolosha8913
    @zaamiganolosha8913 3 года назад +1

    Heeztan waa hees aduun iqancizype

  • @ahmedyuusuf9585
    @ahmedyuusuf9585 4 года назад +1

    Farxaancabdimahaad

  • @wangalwaisaiah6302
    @wangalwaisaiah6302 6 лет назад +3

    Ibrahim

  • @munircalow9366
    @munircalow9366 7 лет назад +1

    wwwwa inkasto kudortayo

  • @قناةسارة-ذ5ض
    @قناةسارة-ذ5ض 6 лет назад +1

    Waaw much is ads m

  • @قناةسارة-ذ5ض
    @قناةسارة-ذ5ض 6 лет назад +1

    Mu

  • @alinoorahmednajji
    @alinoorahmednajji 5 лет назад +1

    Ethiopia uu kala jedi