ASC Masha Allah Waa sax waa mesha ugu shidalka badan somaliya dowladi siyad bare allaha ah unaxaristo aya sheektay mesha macdanta ayu allaha kuberay SSC KH inlaarko war qado cadeen ah ee ssc kh amarka loga dabeeyo aya wax ba lug dagdagen SSC KH ,dalka iyo dadka iyo dinta Allah noxafido insha Allah GUUL Thank you so much bro 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Reer khaatumo hadanu nahay hantidayada anaga ayaa masuul ka ah hadii dawlada dhexe heshiis soo gasho waa in saamiga khaatumo la cadeeyo meeshana aanu fadhino waa la soo dhaafay xiligii reer khaatumo wax loo yeedhin jiray viva ssc khaatumo !
Asc, Axmed Karaash haddi beeshiisa Naale Axmed ee SSC Dhulbahante uu Hol Hol deegaankiisu yahay maxaa ka galay Sanaag oo uu Ceerigaabo da ka uga shidayey, oo uu Warsangali iyo Gahayle dhibta iyo colaada u galinrabay,Tack,
Waliba ogoow reer ssc uma baahna cidna waayo deegaankooda iyakaa ka taliya xasan sheekh iyo federalka somalia iyakaa u baahan khaatumo hadii dawlada somaliyed reer khaatumo la shaqayn waayaan ogoow reer khaatomo toos bay aduunka iyo shirkadaha ula heshiiinayasaa dad waxbartay oo wada phd baa hogaamiya reer ssc
Kuwa Kula dhashay hadii la guugu soo jeheeyo oo la isku kaa diro oo meel lagaa Soo galo la helo waa jab bilowgiisa Waxaan rajaynaya Ree SSC inay iska ilaaliyaan khilaaf dhexdooda ah.
Ismaaciil.cumar geele haduu imaanayo ha yimaado adeer in la yimaado ayaa wax kasta ka mihiimsan yaa imaanaya horta yey masuul.ka yihiin ma xamar ayey moodeen war yaan madaxa laydin goyn
Xasan dhiiqo iyo kooxodiisa wuu iska riyoodeen SSC khaatumana ma metelana Adeere ceeleka hololo ragaaba dhiigooda u huraya mana dhici karato hadaya dhacadan waa bahadili ee waa in madaxada SSC khaatumo si deg deg u ga jawaaban 👁️
xata haday ssc soo saarays holhol dad ba degan wadaayin ba mara xoola kacaba waxas oodhan waxa laraba in reer ssc katashadan oo lagu qanco in laga durko meesha taasna wa marka maamul adag ssc noqto
Jaamaahiir baa ugololan gashay oo dhexda uxidhan dhulka ssc khaatumo waana iska riyoodeen kuwa heshiiska kusoo galay kkkkk bal qadar cirka hagaga soo degeen holhol
Khatumo iyo harti isku dir kiisa ayaad ka shaqaysa cudoon, halyey axmed cilmi cisman waa oday reer khatumo laakin wadanka maamuul ayaa ku jiraa,jooji beenta,
Been bay isu sheegeen wallaahay haday ka masuul yihiin ssc khaatumo dee cirka hakaga soo degeen haday awoodeeda leeyihjin wasiirkan iska ciyaya ee fadhiga muqdisho ha uyimaado haduu ninyahay
Ssc ha ogaato inaan reer puntland nahay oo waliba majeerteen maxamuud saleemaan la sii nahay tolkayaga siciid hartiyow ilmo adeer wax maal ah oo siciid harti aan ka rabno ma jirto laakiin waan idiin dhiig iyo dhacaan dagaalamayn oo holhol iyo ceel kale ssc ku yaal waxba kama jama doonaynayno laakiin ilmo adeer waad isku filan tihiin hadda oo iidoor mar danbe idin ma soo hawaysan karo oo taasi waa xaqiiq, marka wakhti aan fogayn waan idin ka hawlgabi doonaa gacalkayagow laakiin is ilaaliya oo yaan cadowgiinu ehel iyo qaraabo iyo dhaqaale siin iyo dulaal iyo nahnah idin ku soo galin oo guntigiina ka adkaysta taasi waa naga tolnimo iyo talo walaal oo yaan haweenka iyo caruurta iyo waayeelka iyo culimadii tolkeen mar danbe aysan gaarin heer ay war yaa hartiyeey noogu habar wacdaan oo aan u joojino wax kastoon nafahayaga iyo faamilayada u haynay ilmo adeerayaalow maanta waa idinkaas oo waad isku filan tihiin oo labo sano markay dhamaato waxaan isu diyaarinaynaa kala guurkii puntland iyo ssc oo dhamaystiran oo labad dawlad goboleed ee walaala ah aynu ku kala yeelan lahayn oo afar sano gudahood deegaamadeena waynu kala seeraysan oo mid walba gaar bay xuduudkeeda u sheegan iyo seerayaasheeda ay ka foodayso in sha Allah waxaan in sha Allah ahaan doonaa walaal aan iswaayin aduun iyo aakhiraba in sha Allah.
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk.ha yimaadaan iyagaa arki doonee wasiirku xamar ayuu u yahay xamar ha ka bixiyo xidhmooyin Faan badanaa cid ayaa imaanaysa hol hol cidi ma imaan karto taas ha ka yaabin SSC dhul ay leedahay waa dhul iyaga lagala tashaday oo ay go,aan ka gaadhaan mooyee lagama yaabo cid kale soo farageliso
Guul guul ciidamada Axmede karaashay 🇸🇴💪🏇🏿🇸🇴❤️
Sax ruun
Eedo ilaahay caaligaaga wanaagsan ilaahay hakuubarakeyo aamiin aamiin aamiin
❤❤❤❤guul guulssc khaatumo guul cidbixinkarta maleh
ASC Masha Allah Waa sax waa mesha ugu shidalka badan somaliya dowladi siyad bare allaha ah unaxaristo aya sheektay mesha macdanta ayu allaha kuberay SSC KH inlaarko war qado cadeen ah ee ssc kh amarka loga dabeeyo aya wax ba lug dagdagen SSC KH ,dalka iyo dadka iyo dinta Allah noxafido insha Allah GUUL Thank you so much bro 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Kheer allaah ha ku siiyo Caduunoow sidaad tolkaaga ugu TAAGAN tahay har IYO habeen maasha allaah
Ahmed Cilmi Karaash Wuu Ku Saxsanyayhay . Waanu Ku Garabtaaganahay
Dhulbahantoow yaan la idin gaadin 😂😂
M.sh.alaah caduunoow halkeedii baad dhigtay guulayso wall
Tuugada iska celiya dhulkiina wax aan ahayn D5 ma imaan karaan dhulkiina dowladi ma jirtee iska celiya mooryanta tugada
Khayraadka khaatumo waxaanu u ogolahay inay ka faa,iidaan dhamaan D5 meel kasta oo ay joogaan cidii ogol inay noqdaan somali edeb leh waynu soo dhawaynaynaa maadama soomali qabiil u kala tagtay viva ssc khaatumo !
holhol jamaahiir ba ilaashaneysa ee mooryaanta muqdisho fadhida shaqo kuma leh
Holhol
Shidaalka Ku jiro waa xijirtii Daraawiishta
Asc.
Hol-Hol iyo Xamar wakhtigaan xiriir kama dhaxeeyo.Saas darteed macquul ma aha in uu Firdhiye hol-hol xamar gacanta u galiyo.
Kkkkkkkk oo xasan laaluush haqaatee mahawadu kaqodi SSC 🌎😎😎😎
BARARAQ HOL HOL TIMIR XABAALTL MA AHA JAMAAHI BAJOTA XASAN XABAALAQUF
❤❤❤❤❤❤❤ darwiish Harti cid udabofariisanmey
Hantideeda guuleysta
We,are, ssc,and,we know, how to keep our land,and none take,any, thing, without, ssc khaatumo ❤
Amaad Isku leysaan,Shidaalka,
Holhol.SSC.Khaatumo.
Dhulbahante fudeyd sidee laga yeela. Dadkii dilayey baa ceelkodii gatay hhh ilma aderayal firdhiye iska ceyriya❤
Wallaahay qadar baa ba ayday maalina soomaaliland baa lacag baada ka shubata maalina dawlada kusheega muqdisho baa ka shubata waa lacag ka qasaartay
Waa In Laga soo
Meliyaa lacagta
Horumarinta
Geele qaatay
Wariye yar oo khatar ha iyaad tahay, salam saree🫡
Reer khaatumo hadanu nahay hantidayada anaga ayaa masuul ka ah hadii dawlada dhexe heshiis soo gasho waa in saamiga khaatumo la cadeeyo meeshana aanu fadhino waa la soo dhaafay xiligii reer khaatumo wax loo yeedhin jiray viva ssc khaatumo !
Mashallah mabrook shidhalka khatumo.qadhar waxa masuul ka noqon kara maxamad Sulaiman oo hadan qadari ah
Hooyada was kaad sheegaysaa futadii hooyadaa buu masuul kayahay xaar xaardhalay
Anaa MARKHAATI ka ahaa wax badan baad ka digtay te gids Jabuuti
Firdhiye mabixinkar 700 wiilbaa udhintay madaxwane firdhiye walagabeen abuuran
Muhammad ziyad bare
Is still alife
Don't worry Eedo HolHol dhulbahante ayaa leh haddii cidi wax ka helaysana waa Hill walaal
Xsssan iman la.antisa kawaran dhulkenu ayu cidla ka saxixday dhaqalhi iyo masharicdi ssc idor ayuku daray !wa qabiliste xun,Balse xininyo uku imado ayala raba!#
Guul Goblin kasta dadkiisa masuul haloga dhigo khayraadkiisa
Xasan sh qofkii Madaxweyne u ictiraafsan isagaaba waalan kkkk
🐎❤️🦁
Asc, Axmed Karaash haddi beeshiisa Naale Axmed ee SSC Dhulbahante uu Hol Hol deegaankiisu yahay maxaa ka galay Sanaag oo uu Ceerigaabo da ka uga shidayey, oo uu Warsangali iyo Gahayle dhibta iyo colaada u galinrabay,Tack,
YAA ARKAY DALKA KHAL KHALKII UGU WAYNAA INTUU GALAY IN SAXIIXYADU BATEEN ,WAA JAAHWAREER
Waliba ogoow reer ssc uma baahna cidna waayo deegaankooda iyakaa ka taliya xasan sheekh iyo federalka somalia iyakaa u baahan khaatumo hadii dawlada somaliyed reer khaatumo la shaqayn waayaan ogoow reer khaatomo toos bay aduunka iyo shirkadaha ula heshiiinayasaa dad waxbartay oo wada phd baa hogaamiya reer ssc
Waryaa iskasax ssc khatumo ayaa illashanaye 700 wiilbaa udhintay
Kuwa Kula dhashay hadii la guugu soo jeheeyo oo la isku kaa diro oo meel lagaa Soo galo la helo waa jab bilowgiisa
Waxaan rajaynaya Ree SSC inay iska ilaaliyaan khilaaf dhexdooda ah.
Somaliland iyagu Maxay
Sameynayeen..
Firdhiye mxaa Jabuti geeyey😢 sixir buu doontey😢cajaa, ib😮😮
❤❤❤❤
ssc khaatumo khayraadkeda anaga masuul ka ah laakin dhibkeeda iyo dadkeda iyo xasuuqa loogeystay iyo duulanka muuse kuhayo masuul kamanihin weye sheekadu uuuuuf
Keligii taliyaha jabuuti ma metelo SSC khaatumo xasan dhiiqo waa kii ilaa hadaa ku sheegaya inya parki tahaya SSC khaatumo xaqeediina maalinikasato bajadkooda ku dara keligii taliye muuse juudan oo ah qabiilika qaranka ku waashaya siduu u meteli kara oo u saxeexi karaa raga dhiigooda sidee bilaasha ugu qaadan karaan sidee🥹
Xasan shiikh waa iska hadlay cumar geele wacadaw geena nin nalagama boodayo
Horad u sĥeegtey.
Daarood wuu yaqaanaa
Inan rag sida laysaga
Caabiyo
iska hadloow ina higire dheh ninka leh anigaa matala maanta muxuu umatali waayey markuu gurguurte lahaa aqoonsigiina maamul waxbaa dhiman . adeer ceelka holhol waxa laga hadli karaa oo laga wada tashan karaa markay mooryaantu ogolaato maamulka ssc ee ay uga dambayso deegaanadooda.
Xabaalihii markay mooryaantii soo faqatay bal ceelkii u soo dhigteen
Ciraaq ceelasha Patroil waa lawada gubey 1993 waxa lagu daagaalo maba jiran DHULBAHANTE waa iney Gubaan oo dab qabadsiyan
FRDHIYE WANAKHIYAMAY WATUUG SAQAJAANA
Oo gaormaad masuul Naga noqteen xasan gurguurtow
Saaxiib somali oodhan aa oil ah
firdhiyow hadal dee oo dadkagaa qanci ileen ssc wa rudin ubaahan in lawaaraabiyo oo ladhaowre
Asc, Axmed karaash Hol Hol ayaa ku deeg da.
SSC Horgal kama dhamaado.
Djabuti iyo somaliland miya gadatay shidaalka hol hol.
Shidalka aduunka waa laga guraya oo koronto aa lo guuraya ee bad iyo bari shidalka hanola soo saro waa ok
Holhol rag baa iska leh waxayna samaysteen maamul dawladda federalku wayku khasbantahay inay maamulka ssc khaatumo ay la kaashato
Wareysiga oo dhan noo soo daa ama noo sheeg meesha lagu wareystay
Dagaalka lasanood waxaa dadka loo dilayey ceelka holhol lama aamini karo dadka ceeedka seexday
yaa masuul uga dhigay toloow wuu riyoonayaaye
Qdobka kowaad adiga shidalka shaqo Kuma lahid gaalkacyada joog midakel waxaa aflagaado ah mamaul dhan oo madax iyo wasiiro leh dhulka ay ka taliyaan waxna lama oga oo aniga oo youtuber ah baa og waxkasta dadka caqligoda lama caayo
Holhol meel layska soogalo
Maaha war sheekadaani
Sheeko sal iyo raadmalaha
Ismaaciil.cumar geele haduu imaanayo ha yimaado adeer in la yimaado ayaa wax kasta ka mihiimsan yaa imaanaya horta yey masuul.ka yihiin ma xamar ayey moodeen war yaan madaxa laydin goyn
Xasan dhiiqo Sool malaha muqudishu moodeye walee inaa heshiisika beenta kuu soconeye ee Afrata horogal kula ogoyihiin kun wiili maato iyo caruuru baa loo xasuyqaya 😟
Xasan dhiiqo iyo kooxodiisa wuu iska riyoodeen SSC khaatumana ma metelana Adeere ceeleka hololo ragaaba dhiigooda u huraya mana dhici karato hadaya dhacadan waa bahadili ee waa in madaxada SSC khaatumo si deg deg u ga jawaaban 👁️
Duli waa Duliye sidee baa Omar GEELE uu Dhexdhexaad uga noqon karaa ceelka Holhol Ninkii Hubaka Dhulbahante lagu Garaacayey Berbera ka soo Dejinjirey waxyaho Dhufaanka ahi ee duliga ah Siri Omar GEELE uu Somalia responsible uga noqon karaa waxyahow wada dhufaanka ahi orda iswada dooxa Qudhunyahaw Duliga ahi orda isdila Qudhunyahaw
Xasan dhiiqo ka ilaaliya ceelka
Dawlada dhexe hadii heshiiska inoo soo gasho oo khaatumo fadhido saamiga aynu leenahayna aynu helo saamiga dawlada dhexe helayso waa in aynu weli masuul ka sii ahaanaa si aanay ugu dhicin jeebka hassan sheikh oo soomali u xafidnaa hantidaa inaga dhexeysa saamigeenana aynu barwaaqo ku gaadhnaa viva ssc khaatumo !
Hartigu ha ilaashadaan holhol wixiiyimadana halabaciyo
Khaladkodhan firdhiyaa iskaleh horgal aanwaxba uqabankarin inuutalefanka kaqabto ayaaba khalad ah
Nikii Gurbaan xaday meeshi uu ku garaaci la,haa ayaa la raba. Ceelka Holhol waa Rag Xijirtiis
Waana Sababta ay Hubka u qaateen ree SSC.
Yerkan waxan ku Arkay wuxuu modah welih in ssc kah tirsantahay putiland Axmed karash shaqoh kumah leh meshah mamul bah kah jirah firdhiyeh bah kah masulah ssc mah dani iyo Axmed karash miyad rabtah inay saxixan war yah hanagu fogan plz
Ceelasha Guba sida Ciraaq Sadam Xusen wax lagu dagaalo hala waayo
xata haday ssc soo saarays holhol dad ba degan wadaayin ba mara xoola kacaba waxas oodhan waxa laraba in reer ssc katashadan oo lagu qanco in laga durko meesha taasna wa marka maamul adag ssc noqto
Halkaa iska sax dhulbahante dhul makala laha holhol waa dhul ssc axmed jaraashna dhulbahante oo dhan buu madaxweyne u yahay iska ilaali inaad tiraahdid lafa hoose baa holhol iska leh holhol dhulbahantoo dhan baa iskaleh oo wada ilaashanaya siday shalayba sool u difaacdeen
SSC KHAATUMO WAA FOR SALE WAANA KUWO AAN ISLAWADA SOCON
Jaamaahiir baa ugololan gashay oo dhexda uxidhan dhulka ssc khaatumo waana iska riyoodeen kuwa heshiiska kusoo galay kkkkk bal qadar cirka hagaga soo degeen holhol
Puntland iyo khaatumo waamid lakiin Firdhiye iyo Deni hala heshiisiyonweliba khaladka firdhiyan sarayaa waayo xaaran bay ahayd inuugurgurte iyo geele utago iyagonwaxba u ogolayn oo uudhegeysto horgalo aan xamar waxba kakenikarin
Absolutely waa moryaan jaajuusin malcuumin dhunta kaliyah wax kamaqlah dawlad kusheega fadhidah muqdisho 😂😂😂😂😂
Holhol Ismacil horor iyo xasan sheekh loo daba fariisan maayo. Ssc oon mamul ahaynna waa puntland. Dhulbahantoow haddaad ka jawaabi weydaan waad helicopter doontaan ok maheerteeniyo harti baa la wareegi areinkiinna.
Bacaaac bacaaaac
harti oodhan ba ilaashaneysa itagana ilaa hader furinta ugu jira ee mooryaanta xasan cag maso dhigi karaan
dowlad kusheegu wa kuwi xasuuqa lascaanod kaqeyb qaatay oo snm lacagti usidaayay oo deeqidi ssc khaatumo siiyay snm ee see uguso dhiiradan holhol
Benaale benaale benaale
Isagaa af dheere masuul ka ahaa ee bal waakaase hasoo dhawaado hawaad saxeexday
Bacaaaac bacaac
Taas cidi ka taking mayso waa ceel.harti
Warkaasi soow uma eka madiino buraan burkeeddii kkkkkkkkkk
Darawishow nasiib aan kafaydeesanno maqabno ,, aduunka isqamaqal,baajira, somaali ma,ismaqli
Xassan iyo ismail hohol ma iman karan ,balse wey saxixden lacag yarna weyku qaten!halkas kuwi laha aya joga,iman lawayal weye!#
Xasan dal xaraashe 👎👎👎👎👎👎👎
Shacabow tuggade iska ilaaliya xasan xaraash iyo ismaaciil horor
Iska hadlahan holhol imow dheh
ssc khaatumo firdhiye mahe ee hogaami ba layidhi adeer hadu ciyaarana wa laga tashan ee laakin bal horta warku hacadaado
Darwiish caduun halganka ssc qayb weyn baad ka qaadatay adiga iyo tolkaaba wayna ogsoonyihiin shacabka ssc
Xisho dalku dawlad bey leyahay
Soomaali waxba kama dhexeeyaan ninkastaaba meeshiisuu leeyahay shidaalka holhol dhulbantaa leh hartibaa leh daarood baaleh ninka hawiye ama direed waxba kuma laha ninkii waxkawaydiiyaana isagaa gudcur indho ku cadayn dawlad soomaaliyeed na majirto dalalka caalamka been waa loo sheegi karaa oo waa la oran karaa dawlad fadaraal oo dal xukuntaa jirta laakiin waxba kama jiraan bay noqon tahayna carkee yaa imaankara dhulka daarood yaa imaankara dhulka harti yaa imaankara dhulka dhulbahante
Iska daa waa loo talinaa ma tashan karaane. Maxaa shidaal loogu orday oo mamul loogu diidaday? Dhulbahantoow haddaad degdeg uga jawaabi weydaan jawaab harti baa ka boxing oo puntland baa ka bixin shidaal urur samaale la tago maya maya maya puntland baa laga xukumaa holhol laga billabong saacaddaas
Waa been firdhiye nin saas u fuduud maha
Bahalkaney qaaqow ama tuke,nasiib caano,kuhelo waa qabaa laakiinse nasiib kucabbo maqaboooooo ,,somaaliyey hadhow qabiil madeyneynaa ?hadhow ammaan oromka siinaa,,
Been badana shacabka beenta ka daaya maamul gobal eed heshiisdaas oo kale lalama galo
Khatumo iyo harti isku dir kiisa ayaad ka shaqaysa cudoon, halyey axmed cilmi cisman waa oday reer khatumo laakin wadanka maamuul ayaa ku jiraa,jooji beenta,
Been bay isu sheegeen wallaahay haday ka masuul yihiin ssc khaatumo dee cirka hakaga soo degeen haday awoodeeda leeyihjin wasiirkan iska ciyaya ee fadhiga muqdisho ha uyimaado haduu ninyahay
Ssc ha ogaato inaan reer puntland nahay oo waliba majeerteen maxamuud saleemaan la sii nahay tolkayaga siciid hartiyow ilmo adeer wax maal ah oo siciid harti aan ka rabno ma jirto laakiin waan idiin dhiig iyo dhacaan dagaalamayn oo holhol iyo ceel kale ssc ku yaal waxba kama jama doonaynayno laakiin ilmo adeer waad isku filan tihiin hadda oo iidoor mar danbe idin ma soo hawaysan karo oo taasi waa xaqiiq, marka wakhti aan fogayn waan idin ka hawlgabi doonaa gacalkayagow laakiin is ilaaliya oo yaan cadowgiinu ehel iyo qaraabo iyo dhaqaale siin iyo dulaal iyo nahnah idin ku soo galin oo guntigiina ka adkaysta taasi waa naga tolnimo iyo talo walaal oo yaan haweenka iyo caruurta iyo waayeelka iyo culimadii tolkeen mar danbe aysan gaarin heer ay war yaa hartiyeey noogu habar wacdaan oo aan u joojino wax kastoon nafahayaga iyo faamilayada u haynay ilmo adeerayaalow maanta waa idinkaas oo waad isku filan tihiin oo labo sano markay dhamaato waxaan isu diyaarinaynaa kala guurkii puntland iyo ssc oo dhamaystiran oo labad dawlad goboleed ee walaala ah aynu ku kala yeelan lahayn oo afar sano gudahood deegaamadeena waynu kala seeraysan oo mid walba gaar bay xuduudkeeda u sheegan iyo seerayaasheeda ay ka foodayso in sha Allah waxaan in sha Allah ahaan doonaa walaal aan iswaayin aduun iyo aakhiraba in sha Allah.
Guul Soomalilnd 💚🤍❤️
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk.ha yimaadaan iyagaa arki doonee wasiirku xamar ayuu u yahay xamar ha ka bixiyo xidhmooyin
Faan badanaa cid ayaa imaanaysa hol hol cidi ma imaan karto taas ha ka yaabin
SSC dhul ay leedahay waa dhul iyaga lagala tashaday oo ay go,aan ka gaadhaan mooyee lagama yaabo cid kale soo farageliso