RTD : SOORAAN IYO JAWAAN IYO DJIBOUTI

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 сен 2024

Комментарии • 16

  • @alimohamed-up7vs
    @alimohamed-up7vs 3 года назад +4

    Waxyaabaha inagu batay waa diintii ilaahay oo lagu jeesjeesayo iyo rasushii allaah oo qosol lagu raadsado oon Laguna aaliyah subxaanaanallaah

  • @abukarali3558
    @abukarali3558 Год назад

    Ruwayadi ugu dambaysay ee Soran Allaha unaxariste. Ismacil iyo islantisa waa sunta umada haldoorka dhamaysay ban qabaa

  • @axmedshimaali7671
    @axmedshimaali7671 3 года назад +1

    Allaw ku naxariisoooo sooraan

  • @alimohamed-up7vs
    @alimohamed-up7vs 3 года назад +1

    Hungurigu meel walba gal allaah yaa xakiim noo naxariiso

  • @somaliuncutstories4137
    @somaliuncutstories4137 3 года назад +1

    Allah haw uu naxaristo

  • @alimohamed-up7vs
    @alimohamed-up7vs 3 года назад

    Nimankaas jiliinkoodu massi ayaa ka buuxda bal ee sida ay ugu jeesjeesayaan diinta ilaahay xuquuq ayaa ka maqnayd ku lahaa iyo sidii nebigu sheegay scws

  • @zermaahir186
    @zermaahir186 3 года назад +1

    Soraan iyo jawaan maantuunbay sharaftoodii lacag dhaafsadeen
    Anoon jabuuti jogin baan garan waxa geeyay hadana

    • @Degaliah
      @Degaliah 3 года назад

      Wa fanaanin e maha siyaasiyiin huno meshay lacag kahelayaanba way tagayaan wa xoor

  • @Ali-qh7nv
    @Ali-qh7nv 3 года назад

    Sooraan iyo jawaan waxa aan moodayay in ay intaa dhaamaan jawaan iyo sooraan umada jabuuti aad bay udulmanyihiin ee waxaba lacagta yar ee digtaatoor geele iyo habrtiisa dhiiga umada jaqda in aad u timaadaan maaha oo jawaan iyo sooraanow lacag yar dhaafsataan umadaa dulman waaya fanaaniintu intaa way dhaantaa orda ka hadla meelaha la idiinka baahan yahay

  • @user-ii9kn7de9o
    @user-ii9kn7de9o 11 месяцев назад

    ayh

  • @mohamedabdulkadirosman7860
    @mohamedabdulkadirosman7860 5 месяцев назад

    😂😂😂

  • @hibonoura2923
    @hibonoura2923 Год назад

    Gaafki u wayna nimaankan wax u karacay jabuuti. Maskiin khatumadii au jabuuti walakh ka galissay ka nooli ha katowbadkeeno.

  • @marwaibrahim8484
    @marwaibrahim8484 3 года назад +1

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🙄

  • @cabdirisqmaxamed7514
    @cabdirisqmaxamed7514 2 года назад

    E09

  • @skrtube237
    @skrtube237 3 года назад

    Waar quraanka ciyaarta ka daaya intaad garanaysaan ha dhaafinina quraanku riwaayad ma galee

  • @abyaislamofficial6132
    @abyaislamofficial6132 3 года назад

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣