Caabudida BTS K-POP | Maxay dowladaha qaar u mamnuuceen !!

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 сен 2024
  • waxaad nagala soo xiriir kartaa
    oinshar@gmail.com : omar inshar
    kanaalka : / ogaansho

    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

Комментарии • 4 тыс.

  • @cidasarta5476
    @cidasarta5476 3 года назад +472

    Aan ku wada salino nabigena mohamed (scw) inshaa allah ❣️❤️🕌🕌🕌

    • @nacimasmilelady9799
      @nacimasmilelady9799 3 года назад +2

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @fowziyomohamed5751
      @fowziyomohamed5751 3 года назад +3

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @suldaan755
      @suldaan755 2 года назад +2

      Scw

    • @yuuye4739
      @yuuye4739 2 года назад +2

      Scw

    • @almaz100
      @almaz100 2 года назад +2

      Sallalaahu caleyhi wasallam

  • @hamseofficial7116
    @hamseofficial7116 3 года назад +710

    إِنَّ ٱللَّهَ وَمَلَٰٓئِكَتَهُۥ يُصَلُّونَ عَلَى ٱلنَّبِيِّۚ يَٰٓأَيُّهَا ٱلَّذِينَ ءَامَنُواْ صَلُّواْ عَلَيۡهِ وَسَلِّمُواْ تَسۡلِيمًا

    • @AlhamdulillAh_247
      @AlhamdulillAh_247 3 года назад +7

      خير خلق الله نبينا محمد ﷺ 💯💙🙏

    • @aqoonsahmiye6699
      @aqoonsahmiye6699 3 года назад +3

      صل الله عليه ؤسلم

    • @أمعبداللهبنتابراهيم
      @أمعبداللهبنتابراهيم 3 года назад +2

      اللهم صلي على محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد وبارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد

    • @أمعبداللهبنتابراهيم
      @أمعبداللهبنتابراهيم 3 года назад +2

      أحبك يا رسول الله صلى الله عليه وسلم

    • @papiobashka5401
      @papiobashka5401 3 года назад +1

      Aamin

  • @user-qt5pc2zj3i
    @user-qt5pc2zj3i 3 года назад +258

    Subhanallah 😭☝🏻☝🏻subhanallah subhanallah Allahu Akbaaar ☪️☝🏻😭😭😭😭😭😭

    • @Micraa_cabdi____270
      @Micraa_cabdi____270 3 года назад +1

      😂😂😂 subhanallah ku lahaa

    • @ESMA_upThi
      @ESMA_upThi 3 года назад

      @@Micraa_cabdi____270 yrey soo hnn😂🤣

    • @user-qt5pc2zj3i
      @user-qt5pc2zj3i 3 года назад +4

      @@Micraa_cabdi____270 haye adigana ma dadka cabudo aya ku jirtaa subhanallah fatuush Jimin kulaha magacaga quruxda badna e hooyo mcn iyo abe mcn ku bixiyen miyad ku badasheyna fatuush jimin war wax is ku fal hee dhe !!! ilaheey ulabo fursad wad hesataa kugu fulan kana gaarikartid inta adan dhiman marka ilaheey ha ku so hanuuniyo teda kle subhanallah ma kugu cusubthy mise wax qaldan o an shegey kulathy hadan diinteyda ku dhaqmo o an dhoho subhanallah ma wax xun ba isheeg?🤨🤨🤨

    • @amou2770
      @amou2770 3 года назад +4

      @@user-qt5pc2zj3i Abyo Dadka Qaar wxysan Wx ka gernayn umba iska racan ilhy haso hanuuniyo ileen Qof Damiir Leh oo Walid soo Tarbiyy Saas uma dhaqmo hau jawabin iska daa uducey un Aduun ka Aya si Dhmanyo ❤️💙

    • @user-qt5pc2zj3i
      @user-qt5pc2zj3i 3 года назад +3

      @@amou2770 Tmm aboowe ilaheey ha ku barakeeyo wana kaqate wana i ceshan kartaa sabbto ah waxa nhy dad Muslimlinimada wllo ku ah hadana hal meel kaso wada jeda o somali ah shukraan aboowe 🕋☪️🕌✅🌹🌹🌹🌹🌹

  • @muwahipyyy_2929
    @muwahipyyy_2929 3 года назад +120

    Subhanalah 😭alx anih ma aqaano hees ay le yhin waligay ma dawan😩♥

    • @rayaanmadaxdarbi1803
      @rayaanmadaxdarbi1803 2 года назад +4

      Aniga xata waligey madawan heesa hodana madhagaysan

    • @OmarAhmed-bi2lj
      @OmarAhmed-bi2lj Год назад +2

      Aniga ayaa ku la mid ah, waligeey maba maqlin

    • @sihaamyoonis2341
      @sihaamyoonis2341 6 месяцев назад

      Bts inee qaniisiin yihiin io in kle idinka arkesin udhigta markaas dhaha waa qaniisiin

  • @wahiibcade1043
    @wahiibcade1043 3 года назад +180

    Alxam dulilah allaah mahadleh
    Oo Muslim nagadhigay♥️♥️♥️

  • @hafsaroobleameey8153
    @hafsaroobleameey8153 3 года назад +329

    Wllhi gurigeena lagama yaqaano Alxmdulillah wligeyna ma dhagesan🥳🌸💕

  • @Ina_mohamet
    @Ina_mohamet 3 года назад +343

    The one N only Legend Ogaansho 🙌 keep up 🖤

    • @mrviral4735
      @mrviral4735 3 года назад +3

      Wareeegaaye

    • @asadbin1
      @asadbin1 3 года назад +3

      @@mrviral4735 hhhhh🤣🤣🤣🦵🦵

    • @mrviral4735
      @mrviral4735 3 года назад +3

      @@asadbin1 ma ila argte

    • @aqoonsahmiye6699
      @aqoonsahmiye6699 3 года назад +1

      Hadda ayaan ba like kusiiyay OGAALKA DUNIDA🤣🤣🤣 hadana ku siiyay

    • @WarsideTV1
      @WarsideTV1 3 года назад +1

      wll one and only ilaahay oo kaliya ayaa ah
      ee ha danbaabin somalidu badankodu ma fahansana

  • @ajmaldacwah6780
    @ajmaldacwah6780 3 года назад +51

    Maashaa Allaah
    Walaal qaali cumar wallaahi baraarujintaada Balaayiin doolar ayay ka qiimo badantahay.
    Wlh Sharaf ayaad naga mudantahay wll omar.

  • @amor_abdi1047
    @amor_abdi1047 3 года назад +34

    Wlhi aniga kuwaan matageero mana dhageesti🙂inta ilamidha ismuujiya

  • @saeedmohamed9480
    @saeedmohamed9480 3 года назад +109

    Waaa cinwaan mar hore loo baahna inaad ka hadasho thank you Omar inshar.

    • @iqbaalak894
      @iqbaalak894 3 года назад +1

      Adu saaa un dadka usug xayawan yahaw😏😏

    • @werzema-apdy
      @werzema-apdy 3 года назад +3

      @@iqbaalak894 inuu isagu fahansn yahy ayaa laga yaabaa oo uu doonayo inay dadkuna ogaadaan blse uu san hay meel weyn oo uuku soo jeediyo

    • @jeonnatraoffical5479
      @jeonnatraoffical5479 3 года назад

      𝐌𝐮𝐱𝐮 𝐤𝐚 𝐟𝐚𝐢𝐢𝐝𝐚𝐲𝐚

    • @saeedmohamed9480
      @saeedmohamed9480 3 года назад

      @@werzema-apdy wll waxaan ugu talagay comentigas in uu aqriya dadka garaad kodu saraye marka ha u bixin caamada waxy soo qorayan mahadasin ban ku leyahy.

  • @ayanabubakarkhalif7825
    @ayanabubakarkhalif7825 3 года назад +84

    شكرا يا رب والحمد لله على نعمة الإسلام 🥰

  • @Parkyoona731
    @Parkyoona731 Год назад +11

    Ogaanshe adi waxaa tahay youtube somaalidu ugu daa washada badan yihiin mana ahan inaa dadka wax aanan jirin inaa usheekto taasna waa qalad hada erayga army oo kale english ahaan hadii loo fiiriyo waa ciidad mana jiri bani aa dam caa budaayo qof asaga lamid
    Bts 🔮 💜 qaniisiin maba ahan
    BTS 🔮 💜 ARMY 🔮💜

    • @ugbadmustafe7963
      @ugbadmustafe7963 Год назад +3

      Adorable representative mc for youth ayaa losoo gaabiyay ARMY

    • @user-ti2ew7wk6n
      @user-ti2ew7wk6n 3 месяца назад +1

      Waa sax

    • @치솟는
      @치솟는 3 месяца назад

      Bts are the best anaga army hada nahay kaliya wantagerna mooye macaaabudno 💜💜💜💜💜💜💜🔮🔮🔮🔮🔮🔮🔮🔮

    • @somalilander_girl_christian
      @somalilander_girl_christian 2 месяца назад

      ​@@치솟는Bts army forever 💜 ninkan ogaansho waa nin xaggjjir ah ha daawan wkl

    • @leylabile97
      @leylabile97 2 месяца назад

      Waa sx arinkan ogasho maha inaa sheegto wx anan jirin horta ma ogthy in ay dadka aad ugu dhowyihiin dinta islamka YᗩᑕᑎI ᗩY ᗩᗩᗪ ᑌTᘜᗴᖇᗩᑎ ᗪIᑎTᗩ IՏᒪᗩᗰK ᙭ITᗩ ᗯ᙭ᗴY ᗰᑌՏᒪIᗰIIᑎTᗩ ᑌᘜᑌ ᕼᗩᗰᗷᒪIYᗴYᗩᑎ ᖇᗰᗩᗪᑎTᗩ ᗰᗩ ᗩᖇKIᑎ ᗰIYᗩ Iᑎ ᒍᑌᑎᘜKOOK ᒪᘜᑌ TᑌᕼᗰYO Iᑎ ᑌᑌ YᕼY ᗰᑌՏᒪIᗰ ᒪᗩ ᗩᖇKᗴY ᗩՏOO TᑌKᗩᑎᗩYO ᗰᗩᖇ ᑕᑌᑎO ᗷIՏᗰIᒪᒪᗩᕼ ᗪᕼᗩᕼᗩYO ᗰᗩᖇ ՏᗯIᖇ ᑫᑌᖇᑌ᙭ ᗩᖇKᗴY ᒍᑌᑎᘜKOOK ᗪᕼᗩᕼᗩYO ᗰ.ᗩ ᕼᗪII ᗩᗩᗪ ᖇᗷTO ᗯ᙭II IᑎTᗩᗩՏ Kᗩᗷᗪᑎ ᗯ᙭ᗩᗪ Kᗩ ᗪᗯᑎKᖇTᗩᗩ ᑕᕼᗩᑎᗴᒪKᗩ ᗷᗩᗩᒪ ᗪᗩᕼᗩᗷ Tᐯ

  • @khaalidxasan71
    @khaalidxasan71 3 года назад +35

    انا للہ وانا الیه راجعون😬
    الحمدلله علی نعمه الاسلام😊❤

  • @apdirasaaqizmail6308
    @apdirasaaqizmail6308 3 года назад +72

    inta aan taagerin bts ismuujiya🥰😍

    • @cabaasshcabdi1864
      @cabaasshcabdi1864 3 года назад +2

      Inta ku imtixaanan allaha ka soo hanuuniyo
      Kolley waa walaalaheen

    • @ismailahmed4876
      @ismailahmed4876 3 года назад +2

      Maba Aqaan Wlhi Alx

    • @cabdulpoi6666
      @cabdulpoi6666 3 года назад +4

      BTS waa qaniisiin

    • @x2v3x88
      @x2v3x88 3 года назад

      Kuma bahno bts😏😏😒

    • @x2v3x88
      @x2v3x88 3 года назад

      @@cabdulpoi6666 utaga adaa wax isku arkaayo adaa qaniis eh oo nimaka luqayada kugu heystan😏

  • @legendluckyboy2288
    @legendluckyboy2288 3 года назад +91

    الحمد الله على نعمة الإسلام 🤲

  • @seokrina387
    @seokrina387 2 года назад +20

    Army hlkn jooga wa idin salamay 🔮

    • @fmg63772
      @fmg63772 Год назад +1

      Oh Hi army I'm also army but I'm Korean my friend is somali he is living with me And I am Kim t.a.e hyung's Cousin Of BTS My name is Kim Soo jin My friend who is somali Explains to me the somali language

    • @nimconamcomowliidxasan5639
      @nimconamcomowliidxasan5639 Год назад

      Wn ka qadnay

    • @Shadowdancerz
      @Shadowdancerz Год назад +1

      @@nimconamcomowliidxasan5639 dhadhan qof Christian ah baa tagger uf

  • @waxgarad983
    @waxgarad983 3 года назад +28

    Legend laba maaha keep going OMAR INSHAR

    • @iqbaalak894
      @iqbaalak894 3 года назад

      Foolxumada arlada kala fariiso

    • @yahyahaamid8884
      @yahyahaamid8884 3 года назад

      @@iqbaalak894 Haddii ilaahyadii aad caabudi jirty ee la oran jiray BTS xaqiiqadooda laga hadlo maxa u xajiimonaysa ?
      Ama isga har ama meshada kasii wado caabudida BTS

    • @hassanali218
      @hassanali218 3 года назад

      @@iqbaalak894 caqli yeelo nio sidan caqli kuma noqotee

    • @ningalbeedjira2222
      @ningalbeedjira2222 2 года назад

      @@hassanali218 report dhaha waa khaniis xun

  • @qamarismail2280
    @qamarismail2280 3 года назад +12

    Marban tageri jiray kadib Alle aya iga madobeyay Alxm dhalinta musliminta na Alle haka madobeyo🥺🤲🏻

    • @mustafeali667
      @mustafeali667 3 года назад +1

      Hhhhh hawen wixii xun ba logu yimada bal maxad ku tageri jirtay ileen waxa ay ku hadlayaan garan maysidee

    • @OmarAhmed-bi2lj
      @OmarAhmed-bi2lj Год назад

      Aamiin yaa rabi

  • @sacadbukhari9402
    @sacadbukhari9402 3 года назад +112

    الحمد لله على نعمة الإسلام والسنة.❤

  • @jinhitlabels_maan_8402
    @jinhitlabels_maan_8402 3 года назад +10

    لا تجمع الكل ليسوا هكذا يوجد منهم بكل انواع الفن

    • @1415xyz
      @1415xyz 3 года назад +1

      صح والله

    • @anabgulid4853
      @anabgulid4853 2 года назад +3

      الناس صارو مجانين

    • @anabgulid4853
      @anabgulid4853 2 года назад +3

      انا اثق ببي تي اس وساضل احبهم

    • @omaari155
      @omaari155 Год назад

      ​@@anabgulid4853 فرق متابع والحب حب الكافر مسأل خطيره

    • @somalilander_girl_christian
      @somalilander_girl_christian 2 месяца назад

      ​@@omaari155😂😂 we love Bts army forever 💜 they are kaffir we love ❤

  • @FADSO
    @FADSO 3 года назад +31

    Walaalaha muslimiinta ah isooboqda wanaaga ayaan faafıyaa allah JANATUL FIRDOWSA HA IDINKA ABAAL MARIYO ADIGA IYO WALIDKAAGA AAMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN.

  • @liilbaliil_official1113
    @liilbaliil_official1113 3 года назад +35

    Illahay ayaa Muslim ☪️ inaga dhigay alxmdulilah 😍💯

  • @idledaud3086
    @idledaud3086 3 года назад +53

    Alxamdulillah aniga manta unban maqlay waxan ad shegeyso subxanallah subxanallah

    • @halimaali308
      @halimaali308 3 года назад

      Aniga xataa subxallah yaab badan

    • @somalilander_girl_christian
      @somalilander_girl_christian 3 года назад +1

      Waxad daawata channelka youtube ee hijabi in seoul city wll waa gabadh somaliyed korea joogta
      BTS FOR EVER

    • @goodman435
      @goodman435 3 года назад

      @@somalilander_girl_christian balaayo ku dawatey

    • @user-ng7nd5zw1e
      @user-ng7nd5zw1e 3 года назад

      @@somalilander_girl_christian Acuudu bilaahi mina shaydaani rajiim.
      Ma adoontii laga sheekaynaayey baa kujirtaa.
      Illeen soomaaliduna dadkaan doorsoomay waa daawataa. Allaw na badbaadi

    • @somalilander_girl_christian
      @somalilander_girl_christian 3 года назад

      @@user-ng7nd5zw1e wax hubso intaanad maqlin nin views doon ah, shayga raadi soo ogow kadib waxad aragto aamin anaga hortaa raadinay .

  • @filsan101
    @filsan101 3 года назад +21

    Subxanallah ciyaalkan maba jecli ani inti tagerta muqalkan hade dawadan ha iska dhafa jazakallah ogaansho🙏❤

  • @ruunahmed277
    @ruunahmed277 3 года назад +23

    2017 up to 2021 my favorite channel

    • @rizuuvhope7675
      @rizuuvhope7675 3 года назад

      Xku jawabo he waa nin benta ku baqbaqdey🤮🤮🖕

    • @io5088
      @io5088 3 года назад +2

      @@rizuuvhope7675 😡😡Orad hee caabud shuubadi ku dhashy wase

    • @iqbaalak894
      @iqbaalak894 3 года назад +2

      @@io5088 m.a wllhi wax wax usgeego ayy la yhiin

    • @rizuuvhope7675
      @rizuuvhope7675 3 года назад

      @@io5088 aragas ado leh hoyadey ha ceyn Dhaqbadi kula dhashaty wase😏😏😏

    • @goodman435
      @goodman435 3 года назад

      @@rizuuvhope7675 been ma ahan wlhi sheydan waaye mimanka

  • @LEOMESSI-wg3ic
    @LEOMESSI-wg3ic 3 года назад +160

    Waaba ka naxay heesta markaan maqlan سبحان الله

    • @aliaapdi7803
      @aliaapdi7803 3 года назад +8

      Waxa magac kuu ah nin yuhuudi mrkaa walaal iska badal messi waa yuhuudi

    • @jaceyldhab3477
      @jaceyldhab3477 3 года назад

      @@aliaapdi7803 ok lkn adi khaniisiinta maad tageertaa

    • @axlaamcabdiqadircarab5497
      @axlaamcabdiqadircarab5497 3 года назад

      Hadad aqon ledihin adonyada ayad dhinac ka raci lahayden hese na garan maysane just shat up

    • @axlaamcabdiqadircarab5497
      @axlaamcabdiqadircarab5497 3 года назад

      @@jaceyldhab3477 cawanimado iyo doqonimado markay kugu badato waa nocaa

    • @aliaapdi7803
      @aliaapdi7803 3 года назад

      @@axlaamcabdiqadircarab5497 naa mid ka hadlin

  • @aminaahmed1538
    @aminaahmed1538 3 года назад +20

    Kumanaan jeer mahadsanid ustaad cumar, xiligii loo baahnaa baad soo sartay warbixintan,
    Somaliyana zaid bay ugu soo badanayaan xitaa heer waxaa lama rayaa in gabdhihii ay isku tilmaaman xaaskoda inay yihin subxnallah🥺allah soo wada hanuniyo adiga ajar badan allah kaa siyo jazakalllahu khayr

  • @Hana___2480
    @Hana___2480 Год назад +2

    Shukran m.a ogaansho

  • @minarawa203
    @minarawa203 3 года назад +23

    Horta wallkay mahdsanid
    Waxaan ka midahaa dhaliyartaa si daran ujecleed kooxdaas waliba cidkasta aan usheegi jiray heer aangaadhay inaan schoolkayga geeyo mudo lagajooga hada 4sanno waliba u waalan jiray heer aan gaadhay waalidkay inay iidiidaan oo igaga soohorjeestaan waayo heesahooda waan laqaadi jiray sawiradoodu waxay iiga buuxeen phonkyga Lkn hada waan katoobad keenay alahmdulilah ilahay ayaa mahadaas iskale iyo waliba hooyaday oo iigaducaysay waanan yaqiisaday inaan wado xun kujiry waliba waxaan kaa ilaabay markaan dhagaysanaayo wax ayaan dareemijiray aanaan halkan Ku sheegi kareen alahmdulilah yaarab
    Walkay adiguna mahadsanid ilaahy ha Ku xifdiyo

  • @ubeymohamed6119
    @ubeymohamed6119 3 года назад +22

    نسأل الله السلامة والعافية

  • @muscabyare1820
    @muscabyare1820 3 года назад +76

    الحمدلله على نعمة الإسلام والله إن هم إلا كالإنعام بل هم أضل سبيلا

  • @hurt3094
    @hurt3094 3 года назад +14

    الحمد لله على نعمة الاسلام🤍

  • @vunbrecho1482
    @vunbrecho1482 3 года назад +17

    Nin wax badan og thanks bro.🙏

    • @iqbaalak894
      @iqbaalak894 3 года назад

      Nin xoolo ah 😂😂

    • @asmaaxmad9162
      @asmaaxmad9162 3 года назад

      @@iqbaalak894 kalay reply kasta maku jirtaa

    • @ESMA_upThi
      @ESMA_upThi 3 года назад

      🤣🤣🤣

  • @fakirmaii5914
    @fakirmaii5914 3 года назад +30

    لا حول ولا قوة الا بالله العلي العظيم واتوب اليه

  • @fanaxfanax7275
    @fanaxfanax7275 3 года назад +18

    USTAD ALLE HAKU XAFIDO HORAY USOCO ❤❤

  • @Raibaew21
    @Raibaew21 2 года назад +1

    Kim namjoon
    Kim seok jin
    Min yoongi
    Jung hosoek
    Park jimin
    Kim taehyung
    Joen JungKook
    BTS
    Are my live

  • @Nursalah2
    @Nursalah2 3 года назад +15

    Subaxanallah. Walahi kumaan gabdho ayaan arkaaay oo aad u xiisaya . Waliba hadii wax ka sheegtid lagu dhahayo weey kaa fiicaan yihiin.
    Subaxanallah beentaa mahaan Cumar Insharoow walshey ayaan ka celin waayay .
    Subaxanallah ilahaayow ina hanuuni yaa allah .

    • @zhb7891
      @zhb7891 3 года назад

      kadhaa dhacsii hadde diido aabe u sheeg

    • @zhb7891
      @zhb7891 3 года назад

      kadhaa dhacsii hadde diido aabe u sheeg

    • @sahalyare9784
      @sahalyare9784 3 года назад +2

      Wllo haday tageerto usheeg qof ay ka cabsanayso sida hooyo ama aabe una sheeg bts inaysan wax fcn ahayn mobilekana halaga qaado

    • @cumaraxmed3107
      @cumaraxmed3107 3 года назад +1

      Nin jileec kuguma ogi zxp ee caruurta basri nin adagna waad tahee

    • @cabaasshcabdi1864
      @cabaasshcabdi1864 3 года назад

      Nio ka ilaali oo waaani
      Si dagan ooga dhaadhici , fiidiyowganna u daaar

  • @abdunurabdule5179
    @abdunurabdule5179 3 года назад +9

    Jazakallah khayr

  • @kalidabdi380
    @kalidabdi380 3 года назад +30

    SubxanAllah 💔

  • @ام_حمودي-ح4ي
    @ام_حمودي-ح4ي 3 года назад +17

    Jazaka Allahu qayr walaal wan dhagaystay silsilada walalka Mustafa sharqaawi Allah na asturo wa Arin culus

  • @hassannabiil2078
    @hassannabiil2078 3 года назад +19

    Gabar Swedish ah isku fasal ahaan jirnay ayaa maalin heesahooda dhageysaneysay iweydiisay heesahooda midee jeceshahay, kadib ayaan ku iri maba aqaani, si zaaid bay iigu carootay ilaa maclamideeda ayay iigu wacday ku tiri wiilkaan mayaqaano BTS, ilaa iyo maanta akteeda jaahil baan ka ahay.

    • @xaawoluulmuxudiin4731
      @xaawoluulmuxudiin4731 3 года назад +2

      🤣bax dheh dofarta🤣🤣

    • @qaaliqaluuda5603
      @qaaliqaluuda5603 3 года назад +3

      wlhi aniga ma aqooni sidaada oo kle ahay lkn gabdhah bts tageero ku arkay ilaa hada hesahoodaa ma aqaano mana radin🙄mana rabo

    • @mohamudyusuf1353
      @mohamudyusuf1353 3 года назад +4

      Wllhi wa qosley pro iyada jaahilad ah o an caqli barkii laheyn wr Wxu cawaansanaa la xawla ilaahow adiga muslim Naga dhigay ya rabbi

    • @maxamuudcabdulahi6579
      @maxamuudcabdulahi6579 2 года назад

      Aktada jahilad haka noqoto iyada dhan maxee ku heysaa

  • @eliza-oliva6275
    @eliza-oliva6275 3 года назад +12

    Runtu isma qariso laaxowla 😭😭😭😭 ilahay hee xasbunalllah 😭 cawa kuwaan intaa ka aaminsanaa oo xumaan laba jibaarkeda ka aaminay 😭😭😭😭

    • @jenniekim2921
      @jenniekim2921 3 года назад +2

      Haa wlhi sis

    • @somalilander_girl_christian
      @somalilander_girl_christian 3 года назад +1

      Kpop kdrama Bts For ever 😭❤

    • @aluuabdi9840
      @aluuabdi9840 3 года назад

      Adi hdal maba Ku banano iska amus plz blinkiya tahy I know wxa Ku hayo lkn cirka io dhulka hda tagtin army magrtin ninkane so idin bahdile Wa ujedin kpopka dhan BTS le lga so qady 🤣asiga bisna ma ahn calmka dhan sas eh ciyala tihin bp sida BTS haisku so adkeyn oky🥴

    • @jenniekim2921
      @jenniekim2921 3 года назад

      @@aluuabdi9840 adoontii 7 qaniis maa hdloosa😂😂😂

    • @aluuabdi9840
      @aluuabdi9840 3 года назад

      @@jenniekim2921 adonti alla ahy lkn adinka herkena so Gara oo San laidin bunbiniyo oky 😂🤣

  • @selmadugsiiya8626
    @selmadugsiiya8626 3 года назад +5

    Alhamdulilah anaka xafadayada lagama yaqan waxas ilaahii muslim nagah dhigay baa mahad leh 🥰🥰

  • @LEOMESSI-wg3ic
    @LEOMESSI-wg3ic 3 года назад +14

    سبحان الله سبحان الله سبحان الله 🤲

  • @aluuabdi9840
    @aluuabdi9840 3 года назад +5

    Haters Gona hate player's Gona play live a life man by Kim namjoon
    BTS+Army=family forever 💜👑

    • @TechMaalis
      @TechMaalis 3 года назад +1

      Hanunka alla iska leh😊

    • @iqbaalak894
      @iqbaalak894 3 года назад +1

      M.a wllhi

    • @marida7957
      @marida7957 3 года назад

      O Saasa

    • @aluuabdi9840
      @aluuabdi9840 3 года назад

      @Dhuusaaye Dhuusaaye afkga kafir Ku noqon Myo dadka intadn Ku mashqulina tada Ku mashqul mida klane wxadn ogeyn haka hadlin dadka jahilnta la doditankoda xasiyad Ku qaba marka cid Kula dodo radso By reply kalne haiga sugin 🥴

    • @aluuabdi9840
      @aluuabdi9840 3 года назад

      @Dhuusaaye Dhuusaaye الحيا ء شعبة من الإيمان hda illahey taqanid wxan afka uwanagsanen kumadn so qoraten iimanka Io dinta afka ma hane Wa Ku dhaqnkoda ee is so hagaji adiga marka hore kadip dadka wax usheg teda kle wxaba qald igu ah dadka nocago kla indhacdeska qabo ina ujawpo plz mind your own business oky

  • @dahraanyuusuf569
    @dahraanyuusuf569 3 года назад +88

    الحمدلله على نعمة الاسلام 🤲🤲🤲🤲🤲

  • @daariqabdiwalirashid2314
    @daariqabdiwalirashid2314 3 года назад +2

    Aniga waxan ka mid ahay kuwa ugu naceb ilmahan balse adiga waxa kugu qalad ahi ina qof somali diin haysto ku tilmamto inu cabudu canug xun ma ahan hadu tagero music disa iyo erayadisa usan fahmayn inu cabudayo ma ogi hadad cabudid wax kasto u isticmasho ka dhaf pushing carurta adigo si ayar wax ufahansin kara wilow 👋🏽

  • @Shukrimoh7
    @Shukrimoh7 3 года назад +12

    BTSxArmy forever💜💪

    • @SapKyyyyyy
      @SapKyyyyyy 3 года назад +9

      Forever Army BTS LEGEND 💖🤴

    • @fitaax6979
      @fitaax6979 3 года назад +3

      @@SapKyyyyyy 13 jir

    • @hafsaabdi9093
      @hafsaabdi9093 3 года назад +5

      @@fitaax6979 maxaad ka badelaysaa hee armys jira weligiin💜💜💪💪

    • @sucdicabdi3407
      @sucdicabdi3407 3 года назад +3

      Meeshaaa gaartin arkena ee forever lee ku haya ilaa aaakhiro.

    • @Shukrimoh7
      @Shukrimoh7 3 года назад +1

      @@sucdicabdi3407 what's fifteen for ya sis😏😂

  • @fardowsaawale8297
    @fardowsaawale8297 3 года назад +21

    Mowduuc waaqica taabanaya weeye rabbi haku xafido walal mahadsanid.🤍

  • @ahmedosmanshidane1840
    @ahmedosmanshidane1840 3 года назад +33

    جزاك الله خير الجزاء

  • @safwancabdi4137
    @safwancabdi4137 2 года назад +6

    خير نعمة في الدنيا أن يكون لك دين الإسلام والحمد لله 🥰❤️

  • @sakariyemusejama9117
    @sakariyemusejama9117 3 года назад +23

    Waa la yaab iyo amakaag 😭😭😭😭👏👏👏

  • @mohamedahmednur9420
    @mohamedahmednur9420 3 года назад +49

    🌺 اللهم صلي على محمد وعلى ءال محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم وبارك على محمد وعلى ءال محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد 🌺

  • @naleydahir6786
    @naleydahir6786 3 года назад +5

    Ilove you bts❤💉💋

  • @maxamedyuusuf2429
    @maxamedyuusuf2429 2 года назад +6

    Alx 15sano ayaan jiraa 2sano social media kujira walina wxs madaawan waan arka oo kaliya lkn marar bdn ku arkay gabdho school iladhigto ayako amaanayo subxanallah🤯😵 ilaahey hasoo hadeeyo dadkan😭😭🤲

  • @xaajicaamir9703
    @xaajicaamir9703 3 года назад +10

    الله يكون في عونك اخي

  • @hamdanuura9533
    @hamdanuura9533 3 года назад +5

    Alxm Ilahi ibarin ayaa mahad leh 🙏🏽
    Inan meelaha ka maqlo mooye waligay waxay leeyihin waligay ma dhagaysan alxm 🙏🏽🙏🏽🙏🏽

  • @daariqmohamed1236
    @daariqmohamed1236 3 года назад +18

    الحمد لله على نعمة اسلام

  • @amaalahmed9589
    @amaalahmed9589 3 года назад +33

    Alxamdullilah ilaahay ayaa mahad iska leh, dhibtan weli imasoo gaarin ilaahay ayaan ka magan galay.

  • @mogeyt8429
    @mogeyt8429 3 года назад +19

    QEEY AYAAN FAAFIYAA HAL QOFNA IMA DHIIRI GALISO 😢😢😢😢😢😢

    • @Inna_mohamet
      @Inna_mohamet 3 года назад +1

      Anaga ku garab tagan wll never give up

    • @Maandhoore
      @Maandhoore 3 года назад

      Anaa ku dhiira gelinaayo waxaan ku leeyahay keep going

  • @nasteha8125
    @nasteha8125 3 года назад +11

    SOMALI_ARMY FOREVER 💕💕💞💞💞

  • @sapriinapdiqani8794
    @sapriinapdiqani8794 3 года назад +7

    Bts army forever💜🌍

  • @JUNGKOOK0697
    @JUNGKOOK0697 Год назад +5

    FIRST waryaa afka ka dhig BTS
    TALABAAD Mahan btska Waa BTS ARMY 🔮💜
    TA SADEXAAD waryaaaa ma Jungkook ayaa naag u eeg abaahaa wase😭😭😭😭😭😭
    Waryaa cute ka WEY u dhasheen wad ka xuntiine no amaan Galiya
    Waryaaaaaaaa abahaa wase qaracyhow noo aman gali BTS 😭😭
    BTS ARMY FOR EVER 💜🔮
    BTS ARMY FOR EVER 💜🔮
    BTS ARMY FOR EVER 💜🔮
    BTS ARMY FOR EVER 💜🔮🇰🇷🇰🇷🇰🇷🇰🇷🇰🇷🇰🇷🇰🇷🇰🇷🇰🇷🇰🇷🇰🇷🇰🇷🇰🇷🇰🇷🇰🇷🇰🇷🇰🇷🇰🇷🇰🇷🇰🇷🇰🇷🇰🇷🇰🇷🇰🇷🇰🇷🇰🇷🇰🇷🇰🇷🇰🇷🇰🇷🇰🇷🇰🇷🇰🇷🇰🇷🇰🇷🇰🇷🇰🇷🇰🇷🇰🇷🇰🇷🇰🇷🇰🇷🇰🇷🇰🇷🇰🇷🇰🇷🇰🇷🇰🇷🇰🇷🇰🇷🇰🇷🇰🇷🇰🇷🇰🇷🇰🇷🇰🇷🇰🇷🇰🇷🇰🇷🇰🇷🇰🇷 FOR EVER 💜🔮🇰🇷🇰🇷

    • @iqromohamed-lx1jg
      @iqromohamed-lx1jg Год назад

      wuu ku naxsan yahy

    • @sumayaaxmed3434
      @sumayaaxmed3434 Год назад +1

      😂😂😂 cayda maficna lkn

    • @sumayaaxmed3434
      @sumayaaxmed3434 Год назад +1

      Bts 😢waa kooxda ugu haters kabadan lkn intey army 💜 jogan wxba kamaqadayan somaliduna wxba mahubsato

    • @JUNGKOOK0697
      @JUNGKOOK0697 Год назад

      @@sumayaaxmed3434 okayyy😂😂😂💋

    • @JUNGKOOK0697
      @JUNGKOOK0697 Год назад

      @@sumayaaxmed3434 haaa wlhieeeeeeeeee 😭😔😔

  • @yuosph..3904
    @yuosph..3904 3 года назад +40

    الحمد لله على نعمة الاسلام

  • @wahiibcade1043
    @wahiibcade1043 3 года назад +42

    Sababaha ay isku dilaan pop hadaad doonayso inaad ogaato dadweynaha ka daawo👍👍👍

  • @Mohatopg
    @Mohatopg 3 года назад +17

    Mawduuc aan aad sugayay😘thanks brother

  • @naxwoibraahim5858
    @naxwoibraahim5858 2 года назад +3

    ألم نحعل له العينين ولسانا وشفتين وهديناه النجدين"
    لا إله إلا الله

  • @enghaashi
    @enghaashi 3 года назад +24

    Dhanka Soomaalida 100% Waxaa Taagero Dumar Inta aan arky Dhamaan waxay ahaayen Dumar

    • @somalilander_girl_christian
      @somalilander_girl_christian 3 года назад +1

      Waxad daawata channelka youtube ee hijabi in seoul city wll waa gabadh somaliyed korea joogta
      BTS FOR EVER

    • @somalilander_girl_christian
      @somalilander_girl_christian 3 года назад +2

      @Dhuusaaye Dhuusaaye
      I love bts and iam ARMY.
      Army forever
      dont be antis(haters).
      Indho la aan baa ku haysa

    • @hani1457
      @hani1457 3 года назад +4

      @@somalilander_girl_christian abayo ilahay qofna haku doorsan

    • @yahyahaamid8884
      @yahyahaamid8884 3 года назад

      @@somalilander_girl_christian
      Haddii ilaahyadii aad caabudi jirteen ee la oran jiray BTS xaqiiqadooda laga hadlo maxa u xajiimonaysaan ?
      Ama isga hara oo alle usoo noqda ama meshiina kasii wada caabudida BTS.

    • @yahyahaamid8884
      @yahyahaamid8884 3 года назад +2

      @@somalilander_girl_christian
      Khaniis ama transgender male qof muslin ah inuu jeclaado wa calaacal timo leh

  • @maliyaabdi7335
    @maliyaabdi7335 3 года назад +13

    I really I don’t understand why they love them. dadkiwaywasheen

    • @abdalaziizmohammed
      @abdalaziizmohammed 3 года назад

      Gabadh walaashey ah baa wxan dartooda i caydy cajaa'ib kkk

    • @heartlessG640
      @heartlessG640 3 года назад

      @@abdalaziizmohammed aakhiru samaan lagu jira wllhi subxanalah

    • @somalilander_girl_christian
      @somalilander_girl_christian 3 года назад

      Waxad daawata channelka youtube ee hijabi in seoul city wll waa gabadh somaliyed korea joogta
      BTS FOR EVER

    • @fatushbbe689
      @fatushbbe689 3 года назад

      @@abdalaziizmohammed Tun wasaqad a

    • @fatushbbe689
      @fatushbbe689 3 года назад

      @@somalilander_girl_christian DADka caabuda BTS casharkan ma dhagysan karaan tiktok ku carar adonta BTS 😆😆

  • @Jimsi13
    @Jimsi13 3 года назад +10

    Bts forever ✌🖤

  • @user-qg1js6yr1t
    @user-qg1js6yr1t 11 месяцев назад +1

    Subxanallah allahu akbar

  • @park__raymin6757
    @park__raymin6757 3 года назад +11

    Bts waligooda muslim waxpa kama sheegi mrka ay iyagoo ciyaarayo aa la adimy music wey damiyen m.a ilahey ha tuzo diin tena quruxda pdn🥺🤲✨💙

    • @kimziham3567
      @kimziham3567 3 года назад +2

      Waxa fiican uma jedaan 😢🥺

    • @park__raymin6757
      @park__raymin6757 3 года назад

      @@kimziham3567 haa wllhie sida loo cayo lee yaqaanan🥺😭

  • @muminhussein7604
    @muminhussein7604 3 года назад +47

    Subxana Allah Alhamdulilah waligey heesahod ma dhageesanin lkn waa wax aan la yaaabey gabdhahaas sacuudiyaanka

  • @osmanabdulkereem6001
    @osmanabdulkereem6001 3 года назад +29

    Legend always legend 💯💯💯 waan ku salaamay

    • @iqbaalak894
      @iqbaalak894 3 года назад

      Shoes shoes waaa lagaaa qaday naas uug yhyn xoolaha ah🤬🤬🤬

    • @ningalbeedjira2222
      @ningalbeedjira2222 2 года назад

      @@iqbaalak894 khaniis waaid nacalaa kugu taal

  • @MkXiddo
    @MkXiddo 2 года назад +6

    Thank you omar❤️😇

  • @darajaaleFilms
    @darajaaleFilms 3 года назад +49

    Maanta ayaa iigu danbaysa wlhi ustaad maalin uunbaan sugayay inaad kasoo hadashid ustaad Mahadsanid .

  • @hayaatabdi3138
    @hayaatabdi3138 3 года назад +25

    Alx alx 😥😢😢ilahow adaa mahad leh

    • @najadsicid1463
      @najadsicid1463 3 года назад

      Dhilo w markada ku Walter 🤬😡

    • @hayaatabdi3138
      @hayaatabdi3138 3 года назад +2

      @@najadsicid1463 oo maxaa igu cayneee wllow

    • @user-qt5pc2zj3i
      @user-qt5pc2zj3i 3 года назад +2

      @@najadsicid1463 gabadha maxad ku hesataa wllo isheeg??

    • @mohamudxunkey2557
      @mohamudxunkey2557 3 года назад +1

      @@najadsicid1463 wah gabdha mxa karbta

    • @nawalmo6827
      @nawalmo6827 2 года назад

      @@najadsicid1463 naa doqonyahay istusada ee uraysaa ee aan ogayn dunidan waxay ujoogto edo somali abad tahay dee waliba muslima matihid dee galadan aduunka aan ogayn waxy ujoogan intad inamayar yaroo gala misna rabiga ku abuurtya heeso iyo fawaxish ku aflagadaynaya ad u naac leeday indhahad ugu ooyayso rabigaa igu oy afkad ku difacaysana rabigaa ku difaac maxaa laga waasha jayniis yaryaroo uraya oo xaarku ka udonyaya bahalayahay dhimatay kute markad kuwaladat naa adaa kuwashoo aduun iyo akhiro an ogayn meelad tagantee amus o xishood dayuusaday u oydee gaal uraya oo xaarka sida layskaga medho aqoon doqonyahay

  • @kheerjecelmedia1059
    @kheerjecelmedia1059 3 года назад +8

    Asc wllka kheerka jecel muraadkiina allaha idin saqiro amiin yrap nasoo booqda insha allah mahadsanidiin

  • @rahmaabdullrazak
    @rahmaabdullrazak Год назад +11

    BTS FOREVER TOGETHER❤️🔮

    • @isco9733
      @isco9733 Год назад +4

      Awalba dhoocil aqli laheyn baa aheyd niman ilahey gii ku abuurtay caayay maaba sii tageyreysaa adi iyo kuwa LGBTQ tageero isku mid aa tihiin ee ilahey usoo laabo ilmo baatahee 😡

    • @safiyaaxmed7763
      @safiyaaxmed7763 Год назад +1

      @@isco9733 ohh sorry wllkah bts sida ka amin santay mahan kuwa illhy cayay mahan eekala baro

    • @fmg63772
      @fmg63772 Год назад

      @@safiyaaxmed7763 Your right Safiyah

    • @MOA_girl.
      @MOA_girl. Год назад

      ​@@safiyaaxmed7763 Rm Allah u gafay

    • @nimco5952
      @nimco5952 Год назад +1

      Narta isku balansada

  • @oongooyeofficial1130
    @oongooyeofficial1130 3 года назад +6

    Xaqiiqda waad ka hadashay
    suurka Allaha inaguma rido.
    Subxaana Allah
    Dumar weey u egyiihnba kuwaas foolxuma nafsi ah ayaa ku dhacday.

  • @selmanoorstories260
    @selmanoorstories260 3 года назад +10

    Wxan sameya shekoyinka Cartoon somali iso booqda nd Support wllo mhadsanid❤️🤍

  • @AHMÆDGAMER
    @AHMÆDGAMER 3 года назад +5

    Hees waan dhagays taa
    se bts k pop waligay ma dhagay san
    Inta kalana allah haiga soo hanuun sho 🎤🇸🇴🎤

  • @nimcaalejamaal7120
    @nimcaalejamaal7120 Год назад +3

    BTS forever

    • @ukashnur1621
      @ukashnur1621 11 месяцев назад +1

      Allahi ku aburay qof ugafay diintane cayay hada sii jeclato ogow waxbo ma dhaantid

    • @LiinaMire
      @LiinaMire 6 месяцев назад

      Wllo diin ma cayan dadkan diintenana maba yaqanane maxy caayan in qof gaala la taagero uguma horeyan bts​@@ukashnur1621

    • @CabdicasiisMaxamed-ld1bg
      @CabdicasiisMaxamed-ld1bg 5 месяцев назад

      Hooyadaa caqliga kawas😂

  • @dayurwarfa9762
    @dayurwarfa9762 3 года назад +14

    Ilaahy haku barakeeyo Wlle Cumarow, ummad dansan wacyiguna kuyaraa ayaad ilaahy noo kaa soosaarey,
    Baaraka Allahu fiyk wlle

  • @amou2770
    @amou2770 3 года назад +6

    Subxanallah Subxanalllah Alxamdulilah wlhi Waligy maba dhegysan ina lilaah😢😢😢🤲🤲🤲

  • @Muuse99
    @Muuse99 3 года назад +58

    Bismilaahi sacuudigi meyba saas ka taagantahi🙆‍♂️😭😭😭😭

  • @YUUFAA1V99
    @YUUFAA1V99 3 года назад +31

    Congratulations 🎉👏 half million subs♥️

  • @najmayuusuf7334
    @najmayuusuf7334 3 года назад +4

    Subxaanlaha 🥺 😭💔 ayey hablihii soomaliyeed taageerayan ilahay haynoo naxariistoo 😭😭🥺

  • @hodanhamud8165
    @hodanhamud8165 3 года назад +10

    Subxalah😡
    Alxmdulilah ilaheypaaa naga dhigey Muslim ☪️♥🤲🤲🤲

    • @wardasaed4823
      @wardasaed4823 3 года назад

      Alxm lkn doqonimada kala fariiso dadka 🤬🤬😎🖕

    • @user-qt5pc2zj3i
      @user-qt5pc2zj3i 3 года назад +1

      @@wardasaed4823 lakin sideeh maxeey ka haleeyse wamaxyna farta ? Wllo

    • @ningalbeedjira2222
      @ningalbeedjira2222 2 года назад +1

      @@user-qt5pc2zj3i khaniis xun oo free ah

    • @ningalbeedjira2222
      @ningalbeedjira2222 2 года назад +1

      @@wardasaed4823 khaniis xun ayaa tahay free kugu wasi mayo xataa

  • @sacduushcige4990
    @sacduushcige4990 3 года назад +4

    My BTS they always my mind 🥺🥺

  • @Yaptalks1
    @Yaptalks1 3 года назад +11

    love yll somali brothers and sisters much love ..........

  • @lstaahilcallcall9137
    @lstaahilcallcall9137 3 года назад +4

    الحمد لله على نعمه الاسلام

  • @VAAROFFICIALGAMING
    @VAAROFFICIALGAMING 3 года назад +4

    wali manmaqal Alhamdulilah ilaahey aya mahadleh.
    Ilaaheyna ima maqalsiiyo

  • @jawaarey23
    @jawaarey23 3 года назад +12

    الحمدلله علئ نعمة الإسلام

  • @aniishaabdullahi4039
    @aniishaabdullahi4039 3 года назад +2

    Thank u wll omar inshar weyba nagu wln gbdhahii somalida ee mdxa naga gly allaha soo hanuuniyo gbdhaha aniga mid aan eedo u ahaybaba ku khafiifte🥰

    • @caliarmy4162
      @caliarmy4162 3 года назад +1

      Taageero uunbay u tahay wll army💜

  • @faaizabella3713
    @faaizabella3713 3 года назад +7

    Ilahow aadaa mahad leh 🤲

  • @raiizosman1852
    @raiizosman1852 2 года назад +5

    سبحان الله العظيم واتوب إليه 😔

  • @Khadarali8
    @Khadarali8 3 года назад +6

    Waan ku salamy 🖐Allah ayaa mahad iskale 🥰kooxda bts lagama aqaan guriyaga 🥰

  • @suhaylaibrahim9520
    @suhaylaibrahim9520 2 года назад +1

    BTS ARMY 4ever

  • @nasteexo_____nasto3631
    @nasteexo_____nasto3631 3 года назад +24

    Wlh kooxdaa waa maqalaa lkn waxba kama soo qaado alxd 🥰🤲