Toos: Xasan Sheekh oo Gatay Xildhibaanadii Habargidir, iyo Xasuuqa Shacabka Habargidir

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 26 авг 2024
  • kala soco daauus media dhacdooyinka siyaasadda dalka, barnaamijiyo, wareysiyo & doodo xiiso leh.

Комментарии • 12

  • @lilcuzzwhitemoe
    @lilcuzzwhitemoe Месяц назад +2

    QABOOY URUGUBO, SOOMAALI RABBI SWT AYEY LADAGAALANTAY , ILAAHAYNA WAAJIBKOODA AYUU MARINAYAA.
    QAAR QABIIL AYEY ISULAYNAYAA ,QAAR HUNGURI AYEY ISKULAYNAYAAN, QAARNA WAABA ASHAHAADO LADIRIR.
    SOOMAALI RABBI SWT MADULMININ , EE IYAGAA NAFTOODA DULMAY

    • @ahmadyusuf3360
      @ahmadyusuf3360 Месяц назад

      Sax wa kula qaba sxb somali we istahisha in illh sidas u galo dhul garir aye istahiln dad yaro iman leh aye ku bad badyn moye dhulka ayo illh la jari lah

    • @Som-Hanoolaato
      @Som-Hanoolaato Месяц назад

      QAARNA DADKA QARXINAYAAN OO DIINTA SHARAFTA LEH KUGABANAYAAN (AL SHEYDAAMADII EE UMADDA QARXIYA) XUMAAN KASTA EE SOOMAALIYA KADHACA WAXAA KA MASUUL AH WAA ALSHEYDAAMADII EE UMADDA IYO DHALIYARADA WAALI KURIDEEN , WADANKANA DIBDHIGEY…..HA ILAABIN KUWAAS EE HABAARQABOOYINKA AH ALSHEYDAAMADII EE HABAARSAN

  • @MubYus
    @MubYus Месяц назад

    Habar gidir waa laga caqli badiyay, waxaa lagu mashquuliyay Bada Somaliland intii ay qaylinayeen ayaa iyagii la barakiciyay.. Yaaab.

  • @Shankharon
    @Shankharon Месяц назад

    afcadow abaha sh maxmuud qaxootiga markii laga dhigay maxaad u hadli weyseen

  • @user-le9nu2db7o
    @user-le9nu2db7o Месяц назад

    Masaakiin ma ahane waa mooryaan adigaana kow ka ah hg baa weerartay hg dhulkana gatay waxba xasan shekh haku wareegina 50 sanaad fowdo iyo waa taabsaday heysaan sharci iyo dowlad aad raacdaan weligiin ma jirin

  • @safiyakulmiye7460
    @safiyakulmiye7460 Месяц назад

    Ruuntaa
    Waxaan
    Rag
    Ahayn
    Baa
    Nootaliyey

  • @AbdulNaleie-kc2qe
    @AbdulNaleie-kc2qe Месяц назад +1

    Nimankan qoran youtubekan, cudur baa idinka muuqda. Arrintan rag bay ka dhaxeysaa, idinna idin ma khuseyso. Idinku lafahiina, ilaashada. Shayaadhiin, sharwadayaal, shilin doono ah, sharaf iyo Shaqsiyad aan lahayn baana tihiin.

  • @XaawoFaarax-rg3zr
    @XaawoFaarax-rg3zr Месяц назад

    Caado qaade weye

  • @Som-Hanoolaato
    @Som-Hanoolaato Месяц назад

    Alsheydaamadii EE dadka qarxiya ayaa ka masuul ah, xumaankasta ee Soomaaliya kadhaca.

    • @lilcuzzwhitemoe
      @lilcuzzwhitemoe Месяц назад

      @@Som-Hanoolaato WAA BEENTAA WAXKASTA OO XUMAAN AH OO SOOMAALIYA KASOCOTA SABAB U AH , QAADASHADA DHAQANKA SHAYDAANKA IYO KATAGIDDA DHAQANKA XALAASHA AH EE ILAAHAY SWT UGU TALAGALAY IN UMMADDA MUSLIMKA AH EE SOOMAALIYEED LAGU MAAMULO, FOOLXUMADAASNA WAXAA GARWADEEN KA AH KUWA SHEEGTA MADAXTINIMADA BEEN-ABUURKA AH OO KU MEERAYSTA QABYAALAD , DHUUNI-RAACNIMO IYO ASHAHAADO LADIRIRNIMADA OO UMMADDAAN MUSLIMKA AH HORTAAGNAA 1960-2024 .

  • @ahmadyusuf3360
    @ahmadyusuf3360 Месяц назад

    Xukmda dan xasan aya 4 sano darwal ka ah jidko rabo ayona na marsiya hado rabo borta ayo nala fula wa ina iska dul qadna dadk dhahyo madxwena dornay shacb miya wax dorto rag barlmn ah o cado qato yal ah aya dorto lacga aye na qatan marka shacbk dadka idin matalo hade gursta tagn wa la ibsada nin lacg arkay somli jogo qajada ka jirto caqli ha shaqeyo