DAYAX DALNUURSHE HEES CUSUB (KADEED) OFFECIAL VIDEO HD 2017

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 сен 2024

Комментарии • 881

  • @tamayo___shelby7019
    @tamayo___shelby7019 2 года назад +130

    Waxaan ku rajeynayaa nolol qurux badan adiga qoraalkaan aqrinayaa😭😭

  • @kuwaataroofficial6962
    @kuwaataroofficial6962 Год назад +68

    HeestaaN qofkii 2023 DaawadaY Love Dhac Ku Sii ✋️😁

    • @fatuushxirsi
      @fatuushxirsi 10 месяцев назад +3

      Hada arkay qoralkan waxana lagu jira 2023 😂😂

    • @AmiirAmiirmoha
      @AmiirAmiirmoha 9 месяцев назад

      ​@@fatuushxirsilpplpplppppplppppplpppppplpppplpppppplpppppplpppplp0ppplppplpplplpplppplpppplpppplppplppplppppplpppplpplpppplpppppplpppppplp0plppppplppplpppppplpppplp0pplppppplpppppplpppppppplpppplppppplppppplpppplpppplpppppplpppplpppppplppppppplppplppppplpppplpppplppplpplpppplppppplppppplpppplppppplpppplpppplpplpppppplpppplppplppppplpppppplppppplppplppplpppplppppplpppppplpplpppplppplpppplppplppppppplp la

    • @DeeqoDalka-rm4pc
      @DeeqoDalka-rm4pc 7 месяцев назад +3

      2024yaadaawanaya

    • @user-dr4el9nm9c
      @user-dr4el9nm9c 3 месяца назад

      2024 hdaa dhimatyna alaaha kuunxriisto😢😂😂😂

    • @MakaranAadan
      @MakaranAadan 5 дней назад

      2017ki bey aheyd markan jcyl ba ihayey ban ka dhageysan jiray mobile tecno xasuus

  • @shrtamng2294
    @shrtamng2294 7 лет назад +368

    qurux badaaan dadka xamar masha allah allaha noo deesto

    • @shacniabdullahi309
      @shacniabdullahi309 7 лет назад +14

      ana joogaayo ee adi iska bax aamiin wll

    • @ahmedjabril1965
      @ahmedjabril1965 7 лет назад +13

      ana joogaayo ee adi iska bax hhhhh intan u baxaarka
      amin wllka💙

    • @umuzakiabdalah9024
      @umuzakiabdalah9024 7 лет назад +3

      ana joogaayo ee adi iska bax 😃opposite miyaa

    • @hamdiabdi6806
      @hamdiabdi6806 6 лет назад +3

      ana joogaayo ee adi iska bax aamen wllo anaa ugu horeyo rer xamarka i love hamar

    • @dayaxdalnuurshe1324
      @dayaxdalnuurshe1324 6 лет назад +3

      ana joogaayo ee adi iska bax Mahadsanid wllo

  • @princessrahmajamac6026
    @princessrahmajamac6026 7 лет назад +9

    aar ninka dayax way iigu baxdaa 😍😍😍😍😍
    reer muqidho wan idin salaamy
    allah haydin barakeeyo
    from hargeisa ✋✋✋

  • @user-yx5fn8xi4n
    @user-yx5fn8xi4n 6 месяцев назад +5

    ninkaaan hesihiiisa hore ayaa kuhestaa ani

  • @MmuktarMk
    @MmuktarMk 6 месяцев назад +15

    2024 I love is song I don’t know why 😅

    • @SomaaliBanadir
      @SomaaliBanadir 19 дней назад

      😢 because old is the best 😅😅

  • @supermant9022
    @supermant9022 7 лет назад +33

    we love bro #Dayax_Dalnuurshe
    fananka masraxa nolow from #Hargeisa madaxad noo saaran tahay 👈👈👑👑
    best song
    hit like hadad taagerto #Dalka_nuurkiisa

  • @shacniabdullahi309
    @shacniabdullahi309 7 лет назад +384

    heestan wey ika gadan tahay tlhi abowe haday gabar kula dhalatay like isaar🙍

  • @najmaqaali3200
    @najmaqaali3200 7 лет назад +17

    the only and one fanaanka aan ka taageero xamar viva Somaliland, viva Somalia, viva DDSI, viva Djibouti, viv NFD, viva putland, viva Jubaland noolada dadkeygow cadawgiinu cagta hoosteeda

  • @MaxamedcabdikariimMaxame-ti1yl
    @MaxamedcabdikariimMaxame-ti1yl 10 месяцев назад +49

    2024 Dawanoya hada dhinto iso duceya

    • @Arizgirl27
      @Arizgirl27 10 месяцев назад +3

      ILLHY HANOO WADA NAXARIISTO 😢

    • @drssagalsuuro878
      @drssagalsuuro878 10 месяцев назад +1

      Aamiin

    • @amienjemal1
      @amienjemal1 10 месяцев назад +1

      𝐏𝐞𝐞𝐍 𝐩𝐚𝐭𝐧𝐢𝐃𝐚 𝐦𝐚𝐝𝐚𝐍 𝐠𝐚𝐫𝐢𝐍 𝐩𝐄

    • @ubaxalpi2649
      @ubaxalpi2649 7 месяцев назад +1

      Maa noshahay hada abowe is 😢😮

    • @user-qb6jg1le1v
      @user-qb6jg1le1v 6 месяцев назад +1

      Allaha una xaristo 😢

  • @juweeriyocabaas7831
    @juweeriyocabaas7831 6 лет назад +56

    Hestan qof ti wali dhagesato please like ha iga baqelin

  • @khalidabdisalan1519
    @khalidabdisalan1519 7 лет назад +312

    Nayruuuz Bajaqda is walaaaaaqa badan eee Mugdisho in ay tahay Inta igu raaaacsan Like Igu Qabta Tolkayga

    • @nasirhassan7973
      @nasirhassan7973 7 лет назад +5

      Khalid Abdisalan hhh wax waln iga dheh neyruus

    • @topG_ahmed
      @topG_ahmed 7 лет назад +4

      bajacda saa id ey isku walaaaqday

    • @ruksana578
      @ruksana578 7 лет назад

      Khalid Abdisalan hhhhhhhhhhh ishaad kaduurty

    • @nasirhassan7973
      @nasirhassan7973 7 лет назад

      simaniita bbe love ggghhhh wlhi neyrus cadi maahin iswalaaq dheh

    • @elianelman9146
      @elianelman9146 7 лет назад

      😂😂😂😂👍

  • @dayaxdalnuurshe1324
    @dayaxdalnuurshe1324 7 лет назад +15

    Mahadsanid curubo films iyo umada somaliyeed wan idin salaamay dhamantiina 🇸🇴

  • @maadiyomadadaalo2978
    @maadiyomadadaalo2978 7 лет назад +147

    boqoradda jaaska iney tahay nadiira inta igu
    raacsan lkta iigu qabta 😃

  • @omaariabdalla5478
    @omaariabdalla5478 6 лет назад +5

    Full respect my bro dalka nuurkisa heesahaaga tan aa ugu jeclhay
    Hormar wacn tnx sidoo kle curubo films my asxbteyda hool qaran baad heysaan meeshiina ka sii wada

  • @naasibaadam3866
    @naasibaadam3866 3 года назад +11

    2021 dayaxu weligiis ma Damo war weynu ku jecelnahy💪🏻♥️

  • @ibraahimshakulyare3018
    @ibraahimshakulyare3018 7 лет назад +43

    bajaqda ugu bood bodka
    badaan ee nayrus ❤❤☝👈

    • @sahalali5676
      @sahalali5676 7 лет назад +3

      Ibraahim Shakul Yare adi heese walib ma dhagestay

    • @sahalali5676
      @sahalali5676 7 лет назад +4

      meel kasta waa iga so horesa

  • @faizaFunny780
    @faizaFunny780 7 лет назад +113

    inta nadiira nayruus ciyaarteeda taageerta like dhaha

    • @shamsomahamed8982
      @shamsomahamed8982 6 лет назад +2

      faiza Boorama war jinni inoo kudhacay aan u maleeyay waxaanba is dhahay tan waa lugu soobooday ee maa dhaqtar lawoco madaxi xitaa woo i wareeray bismillaah kaava darankii kameraha ayada i noo kumashquulay maka taqaana ayoo ku aadinaa maantoo mise waxbaa ka qaldan ka kameraha duubay

    • @mahamedsidow9777
      @mahamedsidow9777 6 лет назад

      mohamed siidow

    • @mahamedsidow9777
      @mahamedsidow9777 6 лет назад

      shamso mahamed

  • @sssniperwolf1175
    @sssniperwolf1175 7 лет назад +47

    niinkaan coodkisaa wajeclahay walahy dalka nuurkisa 💜

  • @sapiriinmohammett4569
    @sapiriinmohammett4569 2 года назад +7

    Dumashigeeey dayax heeestan saaan uujecln jirayy lee 2017❤️🥀

  • @canababdi823
    @canababdi823 7 лет назад +434

    ilmaa aderayaal ilahaay darti iyo ciida farxadeda like daa igu boobsiya ilahaay eidan teeda kale nabaad hanagu garsiyo amiin

  • @guyoiyaduba7791
    @guyoiyaduba7791 6 лет назад +4

    I am Borana boy from marsabit county, I realy like this man song and way Somali girls are dancing..

  • @zaadiqhussein5671
    @zaadiqhussein5671 4 года назад +15

    From 2020 Dayaxa waligii waa kacsana to ❤🥰🙏

  • @Maalikpro
    @Maalikpro 10 месяцев назад +1

    Music Subxaanyo m.a Waa Nin Talent Mucjiso Ah Wata
    Qaasim Karaama , Asagana Waa Nin Dabyar Shideyn
    Dj. Aadam Waan Salaamay Asagana
    Furinle sidoo kale
    Bashir Hanuuniye Kuli Waan Salaamaya 2023 La Maraya Qaar baa Laga Yaaba Ineysan Noleyn Lakin Waxey Ahaayen Aabayashii Fanka

  • @sharafsharaf8196
    @sharafsharaf8196 7 лет назад +30

    war tan tolow isma fiirsato miya bismilah wax walan iga dheh neyrus wanba iloway inaa inaa fiiranayo aysan I horjogin nayaa naga jog anoo dhahayo arkay inta Igu raacsan iney waalan thy like hasaarina

    • @lajecleydalajecleyda4886
      @lajecleydalajecleyda4886 7 лет назад

      sharaf Sharaf hhhhhhhhhhh wax qasan wad iga qoslisay wlhi

    • @maxbubcade100
      @maxbubcade100 7 лет назад +1

      hhhh alle beeerka hadan like saaro way walan tahy mii

  • @ubaxalpi2649
    @ubaxalpi2649 7 месяцев назад +2

    Ano class 8 dageysan jirey 2018 markas igu danbeysii 😢lkn cwa oo Ah jecel baa igaley ban dageysanayaa Tarik do ah sat/3/February 2024😢😭💔👋

    • @earlymerheart778
      @earlymerheart778 5 месяцев назад +1

      Ever me i was class 8 in 2018.....this was our song ❤

  • @ilyaasabuukar7780
    @ilyaasabuukar7780 4 года назад +10

    2020 qofkii dawanayo

  • @IimaanCabdulaahi-rp8gc
    @IimaanCabdulaahi-rp8gc 4 месяца назад +2

    2017 nairobi ku dhageysanaye 2024 muqdiaho 😢❤

  • @nasriin22bashir29
    @nasriin22bashir29 5 лет назад +12

    Heestan waa iga gadantahay dalka nuurkiisa moqdisho adee kuu xoreysantahay taas shaki la.aan waaye💪❤inta dayax taageersan like ha la iigu cimaamado

  • @macantoqurux341
    @macantoqurux341 7 лет назад +2

    Mohamed deeyoo bashal wacan

  • @sharafsharaf8196
    @sharafsharaf8196 7 лет назад +7

    dayax dalnuushi ii nolow fanankena qaaliga inta IGA dambeso ciida farxadeeda like Igu saara plz😂😂😂😂👑👑👑👑

  • @SoomalicommunityVines
    @SoomalicommunityVines 7 лет назад +86

    kadeeed miyaaaaan dalbaday like IGA daba keeena

  • @caishamaliindi4784
    @caishamaliindi4784 7 лет назад +49

    neyruus qur an saar ayey ubahan thy ma is dhhden

  • @bilanbelo5614
    @bilanbelo5614 4 года назад +12

    intii dawanaysa 2020 like ii Saar 🤞🤞☝️🙏🏻

  • @maamanking6253
    @maamanking6253 7 лет назад +7

    Ani dayax ma dhageesto lkn heestn wey igu dhax baxdy kadeed miyan dalbady fmous dayax
    Like iga daba geya👍👈

  • @catsvisitme5184
    @catsvisitme5184 7 лет назад +6

    Qofta Naadira Neyruus markaa fiirshe shaki baa igalay islaanta Dhiqle maa maryaha ugu jiraa isdhahay mise Qof aan la arkinbaa kolba meel jeedal kala dhacayaaa Subxaanaka 😂😂😂😂
    Hadaal ciyaarteeda layaabre Like ha hilmaamin 📻

  • @faadumohuzenozman4060
    @faadumohuzenozman4060 3 года назад +2

    Dayxa maraka nadiro kula joogato wadaa farxasanathy inta ila argat ilke dhaca kasi

  • @pulshomediaoy723
    @pulshomediaoy723 7 лет назад +1

    Nice songe bro top mx helay mx helay kalin taate ax ax asl waye hada iku rac san tahay like wll barakallah

  • @juweriaabdulle554
    @juweriaabdulle554 7 лет назад +2

    aniga waa yaabayee dadkii like ku waasheen bal ana like taan ii saara aan soo tijaabiyee meesha waxa ku jira magoo faaido la aan ma jirtee?

  • @OmarmustafIsmail-pc5fj
    @OmarmustafIsmail-pc5fj Год назад +2

    Heestan qofki 2023 dawaday o ani caml ah love dhac kusi

  • @balqizayarey
    @balqizayarey 7 лет назад +137

    taaagero number one dayax dalnuurshe 👌👌👌👌👌👌

    • @balqizayarey
      @balqizayarey 7 лет назад +2

      Bilaney waaaan kusaaaray sharaf subscribe

    • @najmaqaali3200
      @najmaqaali3200 7 лет назад

      ana subcribe isiiya walaaloyal

    • @husseinmahamed8152
      @husseinmahamed8152 7 лет назад

      Drs Balqizah mau dhiiban leheed hallmar si xaraam ah (haxanaqin only jawaap)

    • @balqizayarey
      @balqizayarey 7 лет назад +3

      Hussein Mahamed acuuudu bilaaaah waaaa maxay waxaaad kuhadleeee subxanalh war afkaaaga wax iskula har

    • @amranaden1513
      @amranaden1513 7 лет назад +5

      hhhhh waxaa dhiley kaftan sey isugu waleyso

  • @indhokafiya4567
    @indhokafiya4567 3 года назад +2

    Wow nadira cayaarteeda wanba jeclahay dayaxna way ka waashay

  • @MohamedAli-ke4mg
    @MohamedAli-ke4mg 5 лет назад +4

    dayax dalnuurshe tagero ayaan ku ahay farxad kunoolow inta dayax jacel like isaar

  • @QadarabdiGure
    @QadarabdiGure 9 месяцев назад +2

    Maxamad Deeyow big Legend

  • @FoosIbrahim-v8s
    @FoosIbrahim-v8s 21 день назад

    Dayax hesihisa hore kuheystaa inta 2024 dawanoso wa idin slmy

  • @zaalim8539
    @zaalim8539 4 года назад +10

    2020 intii daawanoysa like dhac

  • @Mudu20782
    @Mudu20782 7 лет назад +2

    Somali sidaan cml u dheeli karo malahan big fan baan u ahaynayruus niikadeeda baan Ku raxaystaa intii Ila mida like ha ii saarto

  • @aminkeyjr417
    @aminkeyjr417 4 года назад +4

    Hadii 2020 dawataay like dac ku sii

  • @liiasensio3047
    @liiasensio3047 2 года назад +3

    2022 nadira nayruus san ma uciyari karto🤣🤣

  • @gulledsimba1010
    @gulledsimba1010 3 года назад +1

    2021 hadaa daawaneyso ismuuji

  • @balqiisajaamac4019
    @balqiisajaamac4019 7 лет назад +4

    waaaaaaaaaaaaw dayax yaqey love uu xidiga miqdisho nadira cadi mahan roxanta musica

  • @missbuja
    @missbuja Год назад +3

    Heestaan 2023 daawnoyaaa😂😭🤸‍♂️

  • @princeyuu5194
    @princeyuu5194 7 лет назад +7

    dayax dalka nuurkisa wadani dhab waye one love my people somalia

  • @faraxsanali8928
    @faraxsanali8928 3 года назад +10

    2021 old is gold dayax

  • @maslahmoalin9781
    @maslahmoalin9781 7 лет назад +3

    Kaahii ii baxay kal hore
    caashaqaan kabadee
    ku reeystay kacaankii xiisahagaan
    ku shaafiyay kuman tabaarak
    ka yeelay korkaa sareeto ....Axsan Fanaan
    Dayax the song of the year 2017

  • @maxamuudkhaalidboqole1393
    @maxamuudkhaalidboqole1393 2 месяца назад +2

    Still 2024 ayaan dawanaya cidii iga dambeysa like

  • @Gantaalahamedia
    @Gantaalahamedia Год назад +3

    Fanka danbe isku wacnin lkn heeskan laxankeeda inaba cadi mahan

  • @nafisamohamed7876
    @nafisamohamed7876 7 лет назад +14

    Macbudka is walaaq badanaa caadi eeba iiwareerisay dayax muqaal kale loo baahanyahan yahay heestan..😀😃

  • @somaliagirl8731
    @somaliagirl8731 7 лет назад +12

    kadeed miyaa dalbaday dalbaday kadeed miyaa dalbaday ax meel beey itaabatay waleee best song yaqeey dayaxeena cadawgaaa u nolaaaw yaqeey💋💋❤❤👌👈

  • @zahraomer5766
    @zahraomer5766 2 года назад +1

    Hdad soo xasusatay 2021 aad firsaneysa like😂😂

  • @halambeygroup5809
    @halambeygroup5809 7 лет назад +7

    Nayruus la aan teed nuur malaha hadi aadan baashaalen masraxa ha fuulin
    Nalka waa kuugu haysataa انت حلوا

  • @abdihaadi6608
    @abdihaadi6608 3 года назад +3

    Mohamed Deeyoo Gafuur Dibi Comment Ku dhiig laha weyn paa ii Muuqda 🤣🤣

  • @ruweida1123
    @ruweida1123 7 лет назад +5

    hhh manta yaaka roon sacdiyo siman, isma waalaqeyso cml. mise soonka ayeey u yeeleysa!! layaab. kkkkk inta igu racsn like inta kle.folish😂😍

  • @alidheere312
    @alidheere312 7 лет назад +1

    deyoow aya fadhiya abaha macsida iyo xumaanta waligaay wan maqlaayay magaciisa heeso iyoxumaan

  • @baarigaming1438
    @baarigaming1438 Год назад +2

    SAACADU WAA 3:50 HABEEN NIMO WLHI HEESTAAAN ILOVE KU AHAY TAARIIQDA 2023/25 agust🎉

  • @habargidirgirl1677
    @habargidirgirl1677 7 лет назад +1

    Plh heestaan markaa maqlo anoo sida gabadhaan u ciyaaraa is argaa 😂😂😂😂😂 dance macaan u yeeshay heesta😂😂😂😂❤️❤️😘😘😘

  • @rahmamohamed5547
    @rahmamohamed5547 7 лет назад +1

    deeyoow mesha joga wlh nice abti

  • @ubaxmaxamed3959
    @ubaxmaxamed3959 7 лет назад

    yaaaaaaahuuuuu tan waaaalan meeesha kasaaara waxeey ceeebeeysy masharaxa koronta maaalagu dhajiyaaa horta waaatan iswalaaqeeee markasteeeee yaaaarabi

  • @ikhlaasnuur534
    @ikhlaasnuur534 7 лет назад +1

    Neyruz jadecada musikada ayee qabtaa wlhi Hahahaha wax qasan iga dheh lkni heesta cajab waye Dayax noolow wll♥️

  • @fariidaacooking4506
    @fariidaacooking4506 7 лет назад

    Horta wa su,aale kkk nadiira nayruuz ma bint cumar gabadheedi baa iyadaba igu so dhacday vediogan sidan u daawanayay !!!!

  • @walalnaxariiz7318
    @walalnaxariiz7318 24 дня назад

    caashaqan ka badalay,💔🥹ku reeystey❤

  • @princesscadey9661
    @princesscadey9661 7 лет назад +1

    Inaba caadi maahan run ahantii
    Dayax dalnuurshe waan ka helaa heesihiisa

  • @shamsomahmudfarah5370
    @shamsomahmudfarah5370 7 лет назад +3

    dayax xoga bu cayiley wale ducadeydi bakacdey masha allah alxdu

  • @husseinabdidahir1924
    @husseinabdidahir1924 3 года назад +1

    In 2021 hda dawnesid liketa dhac ku sii😂

  • @kingsamafaleofficial8559
    @kingsamafaleofficial8559 3 года назад +3

    Deeyoo Gafuurey inta Ila aragtay like Dhac Kusii Hhhhh Istaqfurullah Caafiyo 🤣😜🔥

  • @mohamedbiibshe3580
    @mohamedbiibshe3580 4 года назад +15

    Bayer 8-2 Barcelona Yaa JooGo HooY SomaL MarYooLeY 🙏🥤🥤

  • @hshshsvevo5883
    @hshshsvevo5883 7 лет назад +5

    Dayax Dalnuurshe fanan jiro magan ilahada hees kama qaldamin howshu ha socoto kape

  • @abdihakiinstevie9851
    @abdihakiinstevie9851 5 лет назад +9

    2019 Intii dawanaysa Like Isaar

  • @catsvisitme5184
    @catsvisitme5184 7 лет назад +2

    Hadaad aragtay Sacdiya Siman in Ramadaanka ay ku caatowday Like isaar soona hadal 😂😂😂

  • @user-ol1oi3gt4o
    @user-ol1oi3gt4o 7 лет назад +10

    haisku jabin dheh intaa iswalaaqeeso seegabdhah kale u dhelayaan mau dheeshow subxaankah

  • @MohamedAhmedNor
    @MohamedAhmedNor Год назад +1

    2023 stil waa dawanaya 😊❤

  • @mahadigastudio5543
    @mahadigastudio5543 7 лет назад +4

    Mohamed tobanle wuu layaabanyahay noocisha is walaqi heysa hadii halmar nin loo geyni lahaa may is walaaqi laheyn.

  • @taliyahashacabkasoomaaliye3324
    @taliyahashacabkasoomaaliye3324 7 лет назад

    aqyaaree aniga maba ujeedi dayax dalnuurshe nayruuz aa goobta qabsate ar ma istajisoo boodbood waa lagu jabaaye😅😃😃

  • @rayaanxcrahman4343
    @rayaanxcrahman4343 4 года назад

    nayruuuz alle haso hanuuniyo
    inantaasi watann arki wayay iyadoo labis qurxoon xiran

  • @reerfarahabtidoon7957
    @reerfarahabtidoon7957 7 лет назад

    Aniga qoftaan ayaa iga hor imaaty is walaaq badanaa waan ku wareeray runtii .
    Heestiiba muqaalkeeda ayuu igu dhaafy comon . Kajiida masraxa

  • @booloofficial8070
    @booloofficial8070 4 года назад +6

    2020 yaaila dawanaya

  • @asaldhalad7932
    @asaldhalad7932 7 лет назад +15

    plzzzz wiilkaan dharka halaka buuxsho ,qof la fiirin karo na noqdeee

  • @princeyuu5194
    @princeyuu5194 7 лет назад

    neyruz heesta ayada shideso ala jecliya neyruz cadey yaa ii balamiyo ninki facebook ka hayo 10000000 like ayan sina

  • @shahidyare3952
    @shahidyare3952 7 лет назад +5

    dayax sxb sare hestiii sanadka waaayeh

  • @faceedkaroon2875
    @faceedkaroon2875 7 лет назад

    tan nayruus la leeyahey ciyaar xumaa too much is walaaq hadii igu raacsan tahey like ii saar

  • @namkesalpaaara8607
    @namkesalpaaara8607 4 года назад +3

    2020 yaa ila fiirsanaayo 😄

  • @dayipanasofficial7865
    @dayipanasofficial7865 6 лет назад +1

    Walhi dayax waalagu ciyaar baray Yaa fiirsanooyo 2018 Miii aniga

  • @user-zm6up2kk1w
    @user-zm6up2kk1w 3 месяца назад +1

    Kadeeed miyaan dalbaday hees dayax nuurshee

  • @thatguynajka651
    @thatguynajka651 7 лет назад +29

    nice voice. big legend dyx.

  • @baashirabas5972
    @baashirabas5972 7 лет назад +3

    dalnuurshe Noolaaw Fanaan qaran

  • @hibobuuxmohamud8133
    @hibobuuxmohamud8133 7 лет назад

    Khalid abdisalan walahi warun aniga wankuguracay dayax xata wuxishode xore kafadisatay

  • @najuuaraale
    @najuuaraale 7 лет назад

    War shinbirtan iswalaaqaysa yaa naga fariisiyo tan ayaa naceebenaysa reer muqdisho

  • @maxbubcade100
    @maxbubcade100 7 лет назад

    neyruuz xabade dhahayn isluxideeda ayee dad badan isku bary naag adag iga dheh waxanba u arkey naag sheydamo laga garaaca ciyaar ka wayn tanne yaa iku raacsan liketa lee hala idin ka helo baqiilyalyahow

  • @axmedxasan4695
    @axmedxasan4695 7 лет назад

    muqdishadu dad xumaaa waa Maxay jiridan yar yar ee gaagabani