Karbaashka abgaal iyo fariin duubabka iyo odayaasha dhaqanka ku socota iyo sland oo ceel ku dhacday

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 окт 2024
  • #hanmaal_media_subscribe_like_share_comments

Комментарии • 18

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 День назад +1

    Allaha kala qaboojiyo

  • @alinuur9541
    @alinuur9541 18 часов назад

    Abgaaloow ninkaan waa walaalkiine iska fujiya oo 100k gaarsiiya🎉

  • @shiremoahmedaapl1604
    @shiremoahmedaapl1604 День назад +1

    Viva Somalia

  • @Xuseenaadan-nl7im
    @Xuseenaadan-nl7im День назад +1

    Dhaqanka abgaal waa caado qaatayaal.ama laaluush qaatayaal ayeey noqdeen😂😂😂

  • @ibrahimAli-lo3hi
    @ibrahimAli-lo3hi День назад

    Wasax sxb abgaal dil jogtaha wa cib iyo lamarag

  • @iskufilan1223
    @iskufilan1223 День назад

    Alaha kala qaboojiyo 😩😩😩😩😩

  • @Hakima-p2z
    @Hakima-p2z День назад

    Arika hawiye Hal dhaxdhigo

  • @abdallahassan4127
    @abdallahassan4127 22 часа назад

    abgaal kitaabka iyo sunaha haku dhaqmen cidna kama xigto adigu qabyaladiise ayaa tahy ee ma ogtahy

  • @abdiadan1306
    @abdiadan1306 День назад

    Xaar maal, nacas walba wa hadalaya waxan ma dadba dhageyst, akhas

  • @AbdiGabow-r7u
    @AbdiGabow-r7u День назад +1

    saxibow meshaas oday wax kama taro waayo wadanka shirkado ayaa ka kalumeysto Marka wariya yaasha haloo daayo shekadu hadey shirkado ku jiraan lkn ber iyo wax Macno daro eh hadey tahay odayaal ayaa iska le Adna waad ogtahay abwaanow markaan wariyayaasha haloo daayo wixi jiro adba waad ogtahay

  • @ismailali9197
    @ismailali9197 День назад

    Dhaqan waxaa ka fiican culimada

  • @MaxamedCali-m2e
    @MaxamedCali-m2e День назад +1

    abgaal waa dhaqanxunyahay dagaalna mayaqaan xagaalagu arkay culumo ladilaa xagaa lagu arkay guryo lagubaayo hadana weliba waa isladhasheen

  • @bilicdaxamar4836
    @bilicdaxamar4836 День назад

    😪AXMAQ YAHOOW DOQONKA AH - MAGACA QABIILKEENA SHARAFTA LEH HAKU SOO QORIN - ABGAAL DIL - DOQON YAHOOW HAWIYE KALA DILE - MAGACEENA HABAR GIDIR AFKAAGA NOOGA DHAAF - NOOMA HADASHID DULLIYAHOOW - KATIRTIR VIDEO GAAGA ABGAAL DIL - KOLLEEY MAALIN BAAD KASHALLAAYI DOONTAAYEE URRAYAHOOW😭

  • @safiyocismaanyuusuf1898
    @safiyocismaanyuusuf1898 День назад

    Ninyahoow dadkaan ugas iyo iimaan mayaqaaniine halaiskudaayo ileen waalagudaalaye cidii xoogbadisana hakataliso

  • @ناصرمحمد-ي6خ
    @ناصرمحمد-ي6خ День назад

    aniga waxan umalen in sidi afaar biloodki hg iyo agaal malinki uu dagal dhiici waayo. Intana juug dhiinac kalena. Juug. Ineey tahayan umalenaya abagal. 4. Fataxo. Qatay. , ma umalenayo. ,hala baaran dhiihi laha arinkan. ,haloo dhaafaro abagalow

  • @majaajoosmajoojoos7578
    @majaajoosmajoojoos7578 День назад

    Somaliland waa fikirkeede soomaaliya qufwalbo oo kamid ah muuse oromo maxkamad iyo jeel cimrigaa haku furto ayuu u diyaariyey inama soo marin mid lamid ah ee xukun soomaali soo maray amaba qabtay xukun somali kursigeed ah somaliland horumarkii muuqday ee aaynu wada aragnay ayuu qamaar ku ciyaaray lafahiina weey wada taagan yihiin sidii nin waalan oo wuxuu ithopia UAE israiil kaqaaday miyuu kuwaashay waa habaarkii ummadda afsoomaaliga ku hadasha ku habaareen waa dad aan ab iyo isir xiriir aanan layeelan wadankii ku wareejiyey waa mid marnaba layskaga hari doonin

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 День назад

    War maantadhan halataagnaanina dadkeena ayaa islaayaye orda shareecada kukala xukuma Abgaal inkaara qabtiine awalaa cadawgiina badnaay oo meelkasta laydinku dhagan yahay idinkana waaleesdilay ayaad kujirtiin iska aamusa .