OMAR ADEN Adaa Leh

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 21 сен 2024

Комментарии • 59

  • @AOH4963
    @AOH4963 Год назад +2

    Ala saan u jeclaa qasiidadan cawa Helay alxm
    Iskii keligii waarroow
    Abidkii jiroow
    Allahayow adaa leh
    Daylo daylo adaa leh
    Allaahu akbar🥰🥰🥰

  • @xasan.jaamac
    @xasan.jaamac 5 лет назад +13

    ISKII KELIGI WAAROW (Erayadii Cumar Macalin (AUN), codsaarkii Cumar Aadan Dugsiiye, Codkii iyo jiibistii xerta Nabi ammaanka Cumar Aadan Dusiiye)
    “Iskii keligi waarow
    Aabidkii jirow
    Allahayow adaa leh
    Eebbahayow adaa leh
    Idaylo idaylo adaa leh
    Awood iyo xoogba adaa leh
    Itaal aad ku faanto adaa leh
    Addunka dhammantii adaa leh
    Iskii keligi waarow
    Aabidkii jirow
    Allahayow adaa leh
    Eebbahayow adaa leh
    Idaylo idaylo adaa leh
    Arsaaqdiyo khayrka adaa leh
    Ayaanta qiyaame adaa leh
    Abaalmarinteeda adaa leh
    Idaylo idaylo adaa leh
    Iskii keligi waarow
    Aabidkii jirow
    Allahayow adaa leh
    Eebbahayow adaa leh
    Idaylo idaylo adaa leh
    Arkaantiyo diinta adaa leh
    Eedaanka salaada adaa leh
    Addon kuu sujuuda adaa leh
    Idaylo idaylo adaa leh
    Iskii keligi waarow
    Aabidkii jirow
    Allahayow adaa leh
    Eebbahayow adaa leh
    Idaylo idaylo adaa leh
    Iftiinka cedceedda adaa leh
    Habeen gurcud awdan adaa leh
    Cadaab ololaysa adaa leh
    Idaylo idaylo adaa leh
    Iskii keligi waarow
    Aabidkii jirow
    Allahayow adaa leh
    Eebbahayow adaa leh
    Idaylo idaylo adaa leh
    Malaa‘ig adeegta adaa leh
    Jannooyinka iftiima adaa leh
    Udgoone Rasuulka (NNKHA) adaa leh
    Iskii keligi waarow
    Aabidkii jirow
    Allahayow adaa leh
    Eebbahayow adaa leh
    Idaylo idaylo adaa leh”

    • @SomTVDiasporas
      @SomTVDiasporas  4 года назад +2

      Mahadsanid ! Ramadaan Kariim walaal qaali ah

    • @xasan.jaamac
      @xasan.jaamac 4 года назад

      SomTVDiasporas Ramadaan maqbuul walaalkay.

    • @SomTVDiasporas
      @SomTVDiasporas  4 года назад +1

      @@xasan.jaamac Aamiin walaalo idaykeenba Inshaallaah

    • @jamilaomar6860
      @jamilaomar6860 Год назад

      Machallah tabarakallah

  • @umalkhayrmusaaxmed2558
    @umalkhayrmusaaxmed2558 5 лет назад +5

    Allahuma Maalikal Mulk Tu'tii mulka mantashaa Watanzicul mulka minman tashaa Watucizu Man tashaa watudilu man tashaa "Allahuma yaa Wahaabu, Yaa Razaqu, Cafuwu , Ya Waduudu Yaa Mujiibu ajib Ducaa'ana "Allahuma waxid QULUUBANAA WSUFUUFANAA
    "Allahuma acizal Islaama wal Musllimiin Wadila shirka Wal mushrikiin Wadamir Acdaa'aka wa Acdaa'aa Diin.

  • @amazongirl728
    @amazongirl728 6 лет назад +10

    it reminds me wallah good moments of my life, going to school and listening early morning, it gave chills and tears, lot of joy with my friends 😢

  • @abdirahmanfaarah3912
    @abdirahmanfaarah3912 4 года назад +3

    Sheekh cumar aadan ilaahay cimrigiisa ha dheereeyo cisi iyo sharafna ha usiyaadiyo aamiin yaa allah bijaahii sayidunaa wa nabiyunaa muxamed scw

  • @najibhassan7018
    @najibhassan7018 3 года назад +2

    Ax ax ax wax aad waydo adoo ka qustay mar un mahesha waxbadan baan radiyay mantana helay walina ma afurin soonka alle ha inaga aqbalo from turki qofka soogaliyay youtupka wad mahad santahy 💯🙏

  • @husseinho1301
    @husseinho1301 3 года назад +5

    Ramadan Kareem dhamaan inti qoralkeyga aragto Allaha bishan bisheeda cfmd Allaha ha inagu gadhsiiyo Amiin

  • @kaahanuura1357
    @kaahanuura1357 3 года назад +3

    M.a wlhi saan uraadinsayay waan helay Alhm hooyoday iyado uurka igu sida ayay dhgysn jirty allow ikadaa mamo

  • @Mohammed_Mohamoud_007
    @Mohammed_Mohamoud_007 6 месяцев назад

    Listening 👂 since 2006-2024 jalla wacala ☝🏻

  • @umalkhayrmusaaxmed2558
    @umalkhayrmusaaxmed2558 5 лет назад +1

    Bijahii Rasuul Scw Taqabal mina jezakallahu Khayren Jeza

  • @Faiza7101
    @Faiza7101 4 года назад +2

    Adoon kuu sujuuda adaa leh, Allahayaw adaa leh Eebahayaw adaa leh

  • @lukmanismail1139
    @lukmanismail1139 6 лет назад +3

    Masha allah qasiido aad umacaan weeeyaan allah cumar aden inbadan ayaan radinaayay qasiidadan

    • @SomTVDiasporas
      @SomTVDiasporas  4 года назад

      Ramadaan Kariim ! Annaguna waanu kula faraxsanahay walaal qaali ah

  • @YaoubWiz
    @YaoubWiz 4 месяца назад +1

    ❤ c'est bien

  • @nejahjeh8108
    @nejahjeh8108 5 лет назад +12

    Finally found it 😭

    • @saidzakaria1610
      @saidzakaria1610 Год назад

      Chaque jumca j'écoute je peux pas m'en passer

    • @ronnieman4230
      @ronnieman4230 5 месяцев назад

      Been looking for that long too 😢

  • @mouktarabdi5050
    @mouktarabdi5050 3 года назад +1

    Allahayaw adaa leh Awood iyo hooq baa adaa leh allahayaw adaa leh wax walba illahayaw

  • @shaaficixuseen3537
    @shaaficixuseen3537 10 лет назад +2

    Mashallha omar adan dugsiye aalha ka abl mariyo amiin ya allha♥♥♥

  • @raximagoha9254
    @raximagoha9254 8 лет назад +2

    Msh Allh Omar Adan

  • @mukhtaarfanax9351
    @mukhtaarfanax9351 2 года назад +1

    31 July 2022 Baan Helay Finally😭

  • @abdallasuge5210
    @abdallasuge5210 4 года назад +4

    Wxn ku xasusta waqtihore io carurnimo..idaylo markuu leeyahay waxan umalayn jiray idaha adaale inbadan ban raadiyy thnks qofkan soo gashay chnelkan.

    • @SomTVDiasporas
      @SomTVDiasporas  4 года назад +1

      Ramadaan Kariim ! ABDALLA SUGE adiga ayaa mudan walaal .

    • @halimoboss4887
      @halimoboss4887 2 года назад +1

      Wlhi ana waxaan hoorijiray idaylo inuu isaga sheegayo😄

  • @muniirali7643
    @muniirali7643 2 года назад

    Allahu akbar☝allahu akbar☝Allahu akbar...🤲🤲🤲🤲💟💟💟💟🌙♥️💯

  • @cabdisamadjama3147
    @cabdisamadjama3147 Год назад

    swc yaa rasuulu laahi ❤❤❤❤❤

  • @arafodeksanarafo2196
    @arafodeksanarafo2196 2 года назад

    Allahou akbar

  • @abdirahmaanilkocasse8313
    @abdirahmaanilkocasse8313 Год назад +1

    Ilaahay danbigeena iyo kii waalidkeenaba ha dhaafo Aamiin

  • @Runtahaygunicin
    @Runtahaygunicin Год назад

    Runtii waa qasiido macno wayn leh

  • @anissaahmed1117
    @anissaahmed1117 2 года назад

    MachAllah tabarakAllah 🌷🌷🌺🌸🌸🌹🌹🌹🌸🌸🌸🌺😘

  • @ismailabdiabdilahi5507
    @ismailabdiabdilahi5507 5 лет назад

    masha allah allah waaxidul axad yaa qaadir

  • @sicidaxmed5795
    @sicidaxmed5795 5 лет назад +1

    2019-may-13 xasuus

  • @kadraatteyeh4712
    @kadraatteyeh4712 6 лет назад +1

    Mashed allah

  • @nimcoxasan3863
    @nimcoxasan3863 2 года назад

    Masha allah 🤲🤲🤲🤲🤲☝☝☝❤❤❤💯💯💯💯💯

  • @aichabilaneyahya6836
    @aichabilaneyahya6836 8 лет назад +1

    masha allah Allah ha ku hafido

  • @katyabdi2804
    @katyabdi2804 6 лет назад +2

    ABIDKIII JIRAW ALLLAHAYAW ADA LEH

  • @abdihakinqalinle3475
    @abdihakinqalinle3475 3 года назад

    Scw

  • @shaaficixuseen3537
    @shaaficixuseen3537 10 лет назад +1

    Mashallha ♥♥♥♥♥♥♥♥♥

  • @nasradinemoud6068
    @nasradinemoud6068 2 года назад

    Mashallah

  • @moiwesh8056
    @moiwesh8056 8 лет назад

    Allah hu akbar

  • @theektheek4903
    @theektheek4903 3 года назад

    Theek theek

  • @meditativemind9757
    @meditativemind9757 5 лет назад

    Masha Allah

  • @mouradmohamedmourad6928
    @mouradmohamedmourad6928 5 лет назад

    ORGINAL

  • @ismailabdiabdilahi5507
    @ismailabdiabdilahi5507 5 лет назад

    yaa maalikal muluk