FASIRKA RIYADA AAD KU RIYOONEYSO QOF AAD TAQAANO

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 21 окт 2024
  • Join this channel to get access to perks:
    / @fasirkariyooyinka
    Halkaan juk sii si riyadaada toos laguugu fasiro adiga keliga
    riyofasir1.blo...
    Ama / riyooyinka1
    Facebook PAGE
    / %d8%aa%d9%81%d8%b3%d9%...

Комментарии • 212

  • @fasirkariyooyinka
    @fasirkariyooyinka  Год назад +38

    Asc Musliminta inta Ku Jirta

  • @sowdaaadan
    @sowdaaadan 2 года назад +15

    اللهم صلي على محمد وآل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال محمد إنك حميد مجيد

  • @nasriinxasan7236
    @nasriinxasan7236 2 года назад +18

    اللهم صل و سلم على نبينا محمد

  • @KafiyaCiltira
    @KafiyaCiltira 5 месяцев назад +1

    Alle KHAYr haku siyo wllo
    Waxan ku riyoday sheekh umal isoo jawab

  • @farhiyoibrahim7533
    @farhiyoibrahim7533 Год назад +4

    جزاك الله خير شيخنا

  • @inagaraad5227
    @inagaraad5227 2 года назад +2

    Mashallah jazaakallahu khayraa ustaad aan aad ujeclahay rabi haku xafido ya sheikhuna

  • @farhiyoibrahim7533
    @farhiyoibrahim7533 Год назад +5

    اللهم صلى على محمد وعلى آله محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد

  • @xafsaabdullahi7512
    @xafsaabdullahi7512 4 года назад +8

    Maasha allaah tabaarakallaah shukran wll jasakallahu khayr

  • @atunizapea7102
    @atunizapea7102 3 года назад +15

    MAHDSNID ALLLAH KU SHARFO WLL🥰🤲

    • @hanifaysal8306
      @hanifaysal8306 2 года назад +2

      Sheeikh waxan kuu riiyooday abtiigay oo dhiintay maxay tahay

  • @shariifomaxamud2454
    @shariifomaxamud2454 Год назад +3

    Maasha allaah ❤❤ ilaahay haku xafido ❤❤

  • @dheemancabdi6323
    @dheemancabdi6323 2 года назад +7

    اللهم صل على سيدنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا إلى يوم الدين ❤

    • @Muzi3789
      @Muzi3789 4 месяца назад

      Amiin yarpi😭 🤲🏻

  • @AnisaMohamed-ld4il
    @AnisaMohamed-ld4il Год назад +5

    Malin Ramadan ah 2018dhamadkedii oo roob into da ayo sacdana ay tahay kow iyo tobanka galabnimo waxan arkay Xuural ceyn oo soo mareysay iridena akteda ila hada waxan arkay wan amini la ahay waxey yihn😢

  • @Hussein-pu1or
    @Hussein-pu1or 2 года назад +5

    Waxaan kaa codsanaa in aad iiga soo jawaabta riyadaan
    Waxaan kuriyooday anoo lajooga dad badan oon wada aqaana dhamaantood anakoo joogna Guri Gaaban ee fadlan iiga soojawaab

  • @AliRahma-m9q
    @AliRahma-m9q 7 месяцев назад +2

    Asc wll riyo xun ayn ku riyoday 3sano ka hor wayna igu dhcday

  • @ayaancabdilaahi8475
    @ayaancabdilaahi8475 5 месяцев назад

    Mash allah sheekh halkeen ku soo dhiga riyada

  • @AbdalleMohamedolad
    @AbdalleMohamedolad Месяц назад

    Nabimuxamad scw

  • @abdikamiladdani6433
    @abdikamiladdani6433 3 года назад +3

    asc walalkayga muslimka ahow horto aad bad u mahadsantahay sida quruxdaban ed naguso gudbiso aqontada wanagsan waxa anka codsanaya riyada af duubka dhawr jeerban arkay riyadas waxan jeclan laha inad noso fasirto♥️

  • @raxmoahmed617
    @raxmoahmed617 2 года назад +3

    Aniga dad xaasid igu ah ayaa kuriyoodaa ooigusonoqnoqda kamana fakaro
    Oo dad aan kafakaro maahan xitaa hal maalin inaysan qalbigay kusoodhicin lagayaabo

  • @MaryamoYuusuf-l3w
    @MaryamoYuusuf-l3w 3 месяца назад

    Masha allah jasaakalaah

  • @Abdulkadiruser-ii3ue5bd1r
    @Abdulkadiruser-ii3ue5bd1r 4 месяца назад

    𝐌𝐚𝐬𝐡𝐚 𝐚𝐥𝐥𝐚𝐚𝐡 𝐚𝐥𝐥𝐚𝐚𝐡 𝐡𝐚𝐤𝐮 𝐛𝐚𝐫𝐚𝐤𝐞𝐞𝐲𝐨

  • @nasrimohamed6187
    @nasrimohamed6187 9 месяцев назад +1

    Wll shaqo raba qofki shaqo hayo ha ila so xiriro

  • @BadriyaAhmedi
    @BadriyaAhmedi 4 месяца назад

    Walal ii fasir riyo igu soo noqnoqota wiil aan xariir leheen oo kala harnay asagoo iqayaanoyo ku riyoodaay dhoor jeer

  • @MaryamoYuusuf-l3w
    @MaryamoYuusuf-l3w 3 месяца назад

    Shukran aqii

  • @alisomow2977
    @alisomow2977 2 года назад +1

    Masha Allah kheyr badan

  • @ramiizahmed1001
    @ramiizahmed1001 4 года назад +1

    maasha allah shugran walal

  • @ruqiyoosman7122
    @ruqiyoosman7122 4 года назад +1

    Jazakalaahu qeyr

  • @caishacaqil6687
    @caishacaqil6687 Год назад

    Salalahu calayhi wasalam salalahu calayhi wasalam

  • @naimaabdirahmanmacow7625
    @naimaabdirahmanmacow7625 3 года назад +2

    Masha allah 🥰🥰🥰🥰🥰👍

  • @maxamedaxmedmahad2760
    @maxamedaxmedmahad2760 2 года назад +1

    Masha allaah😍💓💕💞❤

  • @fartusaid8054
    @fartusaid8054 4 года назад +6

    Wcs wr wb jzkl kheyr Illaahey ha kuu siyaadiyo cilmiga aamiin yaa allaah

    • @khawlayusuf4586
      @khawlayusuf4586 3 года назад

      👳🏿‍♀️👳🏿‍♀️👳🏿‍♀️👳🏿‍♀️👳🏿‍♀️

    • @khawlayusuf4586
      @khawlayusuf4586 3 года назад

      Yzuyztfrzzdgnll

  • @yusramaxamud653
    @yusramaxamud653 Год назад +1

    Thank you

  • @nadiaam1675
    @nadiaam1675 3 года назад +5

    Wllo waxa ku riyooday qof an aqano caan ah markasta ku riyoodaa anago xirir leh oo is jacayl mxa waye🙏🙏🙏

  • @zahramaxamed985
    @zahramaxamed985 2 года назад +1

    Mashallah 🥰👍

  • @munasar4183
    @munasar4183 3 года назад +4

    Wllo shukarn waxn Rabat riyada qof aan jeclahy Hadna ee xanaqasan

  • @maxamedyonis8476
    @maxamedyonis8476 2 года назад

    Jisakallahu khyr

  • @fartunahmed4780
    @fartunahmed4780 4 года назад +1

    Mnshalah walal jazakalah

  • @abdirisaqyousuf1835
    @abdirisaqyousuf1835 3 года назад

    Sheekh wad mahadsanthy

  • @asmasombeauty4032
    @asmasombeauty4032 4 года назад +3

    Tnxz wll💕

  • @nuurtMAXAMED-hc1ty
    @nuurtMAXAMED-hc1ty 4 месяца назад

    asc shaikhow waxan ku riyodey carkey qof daruraha saran oo ilmo dhabta ku xayo isojabab wll

  • @samiiraomr
    @samiiraomr 8 месяцев назад

    Walal fadlan ii jawaaab wiil aaan is jecleyn oo aan kala harnay 2023 ayaan ku riyoodaa anagoo isku galmooneyno asigana hada xariir cusub leeyahay sameeystay 😢💔😭Anne qalbigeega kama baxaayo welina waan jeclahay 😢please isoo jawaab

  • @Princess____06090
    @Princess____06090 4 года назад +4

    Walal waxa aan raba fisirada riyada cunug yar oo aad adiga oo walibana gabar yar ah oo kula joogto aad ku riyoto walal riyadas isoo fisir plz

  • @brightsldflims4065
    @brightsldflims4065 3 года назад +2

    Riyada qofka waalan

  • @قناةالحديثالشريف-ج4و
    @قناةالحديثالشريف-ج4و 4 года назад +4

    Shikh waxan ku riyoday awowgay iyo ayeeyaday oo dhintay beri hore iyago igu leh guurso

    • @fasirkariyooyinka
      @fasirkariyooyinka  4 года назад +1

      walaal riyo fiican ma ahan,

    • @UgbadFaysal
      @UgbadFaysal Месяц назад

      @@fasirkariyooyinkawllo ilahay khayr hakusiiyo waxan kuriyoday qof aan garanayo oo dhintay wuu nool yehy laakiin riyadan ku arkay inuu dhintay riyadan badan waxay iitimid markaan bilabay suratu baqra iyo suratu yaasiin waanan kucafimaday fadlan iiso jawab

  • @naasiraxmed-vz6hy
    @naasiraxmed-vz6hy Год назад

    Hayi wallo

  • @aishacuud8536
    @aishacuud8536 9 месяцев назад

    Asc sheikh waxaad iso fasirtaa riyada ah anigoo candhuuf badan tufaayo oo hadana Canaan ah sheikh please riyadas ina ogado rabaa iso fasir mahadsanid

  • @fartunsalim6458
    @fartunsalim6458 4 года назад +4

    Masha. Allaah

    • @saxafi7823
      @saxafi7823 2 года назад

      Masha allah Soo badi

  • @TalisoAfnaan
    @TalisoAfnaan 11 месяцев назад

    Wll waaxn kuriyoda wiil an aqano oo 2 mar riyadisa igu sonqtey oo hal riyo le thy waall wax wax waye qofka aso gacn kaa goayn wll iso fasir

  • @barwaqojama1014
    @barwaqojama1014 3 года назад

    Sheikh ilhy haku xifdiyo riyadan ii fasir waanku baryayaa tiraba laba hablood ayaa iigu riyooday anoo uurleh laymana qabo gabar baan ahay ilhy dartii iiga jwb suashan

  • @aishamohamed9488
    @aishamohamed9488 Год назад

    Shugran wll

  • @farxiyaaxmedismailindhacad1203
    @farxiyaaxmedismailindhacad1203 2 года назад

    صلى الله عليه وسلم ❤❤❤

  • @AliRahma-m9q
    @AliRahma-m9q 7 месяцев назад

    Riyda maska iyo Qof waln iyo an urleh iso sheg bila

  • @najmomaxamed6389
    @najmomaxamed6389 3 года назад

    Oo waliba dhibatesan riiyo ku aarka

  • @drmohamedbashiir4611
    @drmohamedbashiir4611 2 года назад

    Hadii ad qof saaxiibkaa oo aad aroos galay xafladii arooska oo joogta ku riyooto waa sidee

  • @ayaanaadan6929
    @ayaanaadan6929 2 года назад +1

    Walal qof aan jeclahay ayaan ku riyode asago meel quransar igeye

  • @FadxiMaxamud-l5c
    @FadxiMaxamud-l5c 3 месяца назад

    Ma wlll riyoyin banraby inad ifasirto xagen u aqanaaa

  • @MaxamedSanweyne-r8c
    @MaxamedSanweyne-r8c Год назад

    Wllo wxan arkay ilmo yar aan garanayo ango gacanta hysto Wliba iyado frxsan

  • @leylaluulleylaluul8325
    @leylaluulleylaluul8325 4 года назад +8

    Wll waxa iisoo fasirtaa waa codsi riyadaan waxaa Ku riyooday anigo liiqabin saaxiib laheenin oona jaceyl laheenin ayaa waxa Ku riyooday niman hubeysan oo isoo weerareen oo idhahayaan dumaashi Naga raalinoqo marabin in aan Ku dilno waxee igu furen buskooladahooda rasaasta Ku jurto oodhan waan Ku dhiman waye lkn midka ugu danbeye rasaastiisa markuu iigu dhameeye ayaa kudhiman rabay oonafta igabaxeyso ayaan hurdada kasoo tosay
    Wll ii soo fasir riyadaan adigoo mahadsan

  • @yaasirxasan8597
    @yaasirxasan8597 Год назад

    Zxp waxa ku waydiinayaa qof kugu riyooday adoo dhipaaTo ku jira mxay tahy fasirkeeda

  • @ifrahmohamed4080
    @ifrahmohamed4080 3 года назад +2

    Asc wll waxan kuriyody limo an dhly kdib gabadha banaanka ulabaxdy ilmihii oo badalan ayey iikenbty oo ilko ay leh ilmihii wa iga fakaday wn wyey god inuu iga dhacay anoo oynayo ayuu wilki an wada dhalay dhahay iska aamu mid kale ayaan dhalaynaye iska samir oo labtu igaliyey maxaa wayey riyadaas noocaasa 😰

  • @nastehonadar6813
    @nastehonadar6813 Год назад

    Sallaahu calayhi wasalam

  • @Xamda-os7qe
    @Xamda-os7qe 3 месяца назад

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤

  • @CadilYre
    @CadilYre 3 дня назад

    Waauryrwalsho

  • @Canbaro-q5g
    @Canbaro-q5g 7 месяцев назад

    Wllo plz ii soojawab marwalba waxa kuriyodaa wiil aan kala taganaya hadan uur uleeyahay haben walba waxa kuriyodaa anaga oo isla faraxsan plz ii soo jawab waa codsi wllo

  • @ibtisaanbeutychannel2657
    @ibtisaanbeutychannel2657 3 года назад +1

    Wll markasta wxn ku riyoda ano ley meherineyo wxnan ku riyodey sadex mar in ka badan

  • @nemoabdullahi609
    @nemoabdullahi609 3 года назад +2

    Shiekhayga waxan ku riyoday ano murayad isku egaya murayad wayn anoo lebisan plz ifasir reply ahaan

    • @fasirkariyooyinka
      @fasirkariyooyinka  3 года назад +1

      wll insha allah waan lagu soo doonan doonaa oo lagu bixin doonaa insha allah -- ama guur ayaad geli doonta والله اعلم

    • @nemoabdullahi609
      @nemoabdullahi609 3 года назад +1

      ❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @hooyomacan6782
      @hooyomacan6782 3 года назад

      @@nemoabdullahi609 ma guursatay huno

    • @nemoabdullahi609
      @nemoabdullahi609 3 года назад

      @@hooyomacan6782 my qaali

  • @nafisanuur3273
    @nafisanuur3273 4 года назад +3

    Walal wxn ku riyoday ano matano dhalay oo nujinaya la imana qabo walal ifasir🙏🙏

    • @maxamedabdiqadiraamiin5194
      @maxamedabdiqadiraamiin5194 Год назад

      Wll waxa dhalaysa 50 cunug sorry waa kaftan jecelahay haiga xanaqin hada aqrido sorry 😂😂😂🤣😂😂😂😂

  • @caishacaqil6687
    @caishacaqil6687 Год назад

    Wll waxan xirir leenahay wiil mar walbo wan arka habeen habeenada kamida waxan ku riyooday aniga iyo isaga o biyo iyo rob da aaya dhex socono maxay ka dhigantahay

  • @asmaaadan7402
    @asmaaadan7402 2 года назад

    asc wll waxad isheegta cuntada qudhuntay marka aad ku riyotid

  • @suhifahussein8287
    @suhifahussein8287 3 года назад +1

    Walal waxa kuriyoday qof laqalayo plz iso fasiir plz

  • @saprinmahamed7173
    @saprinmahamed7173 2 года назад

    Wall 3qof an saxibanahy ayaa kuriyodhy aniga iyo falimka kayso safren maa ifasari karta

  • @zamzammohamed7309
    @zamzammohamed7309 3 года назад

    Qofka adoo guursanooya kugu riyoodo mxay noqon kartaa????????

  • @nasrimohamed6187
    @nasrimohamed6187 9 месяцев назад

    Wll shaqo rabaa qofki shaqo hayo ha ila so xiri

  • @Xabiiboxasan-yn4zl
    @Xabiiboxasan-yn4zl 6 месяцев назад

    Hadaad kuriyooto adiga ooqof ehelkaada ka mid ah asagoo kuu imaanaayo kukaxaysanaayo maxaa lagufasiraa

  • @deeqoosman7557
    @deeqoosman7557 2 года назад

    Asc walal waxan ku riyoda marwalbo gabar saxibtey oo dhimatay oo ileh ma dhiman marka weydiyo oo wada jogno

  • @mahamad4367
    @mahamad4367 Год назад

    Maxeey tahay neeyfka ariga

  • @uchiha1789
    @uchiha1789 Год назад

    Marka aan marka junuubayo hal qof ayaan arkaa mx ladhihi karaa

  • @nourhassan1524
    @nourhassan1524 10 месяцев назад

    👍

  • @sucdiinapea478
    @sucdiinapea478 2 года назад

    Wll riydaan isoo fasir plz quf aan aqoon ayaa ku riyooday ii fasir plz🙏🙏👀👀mar walbo wuu iga soo hurbaxaa 🙏👀👀👀👀

  • @kaamilkaka9485
    @kaamilkaka9485 4 месяца назад

    Wax Ku riyode nin Aan jeclahay o riyo Ku shekesaneno si hooso o lamaqlin Ani iyo asaga walibo wajigena isku dhawyihiin o nefteyda gareyso asagana neeftiisa iso gaareyso

  • @intisaamisak
    @intisaamisak Год назад

    Assalamu calaykum wll riyadaan ii soo fasir shaqo ayaan ka shaqeyaa shaqo kale ayaan emtixaan u galay jawabta weli ma helin qof i ogaay ayaan labo habeen ku riyooday asagoo i xasdaayo habeen waa la ii tilmaamay habeena caadi la ii tusay riyadaas ii soo fasir pleas3

  • @caishonuur5736
    @caishonuur5736 8 месяцев назад

    Wll waxaa isheegtaa anigoo lii arosaayo maxa alo fisiraa bal isoo sheeg 😢

  • @carabcade6563
    @carabcade6563 Год назад

    Wll geber aan aad is ku fiicana hay oona ix tiraam wlltinimo ii heyso ayaan waxaan riyada ku argey Ani goo guur sanaaya marar badan . Riyada kadibna ,, hadaan gebadha is aragno waxaan ahey qof farxaan farxad zaa id ah wll maxaa lagu tilmaami karaa riyadaas.

  • @Happ147
    @Happ147 9 месяцев назад

    Waxaan kuriyodey talow ma runbaa hadey Run ahyn ilahyow danbi haeygaga dhigin qofkaas

  • @sahalahmed3758
    @sahalahmed3758 Год назад

    Asc waxaan Ku riyooday anoo saalo ari matagaya maxaa weeye

  • @junioryemen2814
    @junioryemen2814 4 года назад +4

    Wllo iisoofasil. Qof wariye ah asgo iwariysanayo. IGA waraysanayo noloshayda

    • @qiimobadan5498
      @qiimobadan5498 3 года назад

      saa ma wax la fasira🤣🤣

    • @barjaawiyare1515
      @barjaawiyare1515 3 года назад

      @@qiimobadan5498 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @maryanahmed4176
    @maryanahmed4176 3 года назад +2

    Aniga waxaan kuriyoday sodahdey oo an kalataknay wiilkeda waliba iyado i canaaneso

  • @ayaanxusen
    @ayaanxusen Год назад

    Scw

  • @caashaxassan4207
    @caashaxassan4207 2 года назад

    Walaal waxad iso fasirta riyaada gabadh mar hore isnaqaany oo dagaal ku kala tagnay kadibna iitimi iyado aad u busaaradsan oo intay sii xun i fiirisay aan ku tuntay

  • @khadiijahussein9795
    @khadiijahussein9795 2 года назад

    Alxmdullillah🤲🤲♡♡♡•••

  • @Chelsea-funny
    @Chelsea-funny Месяц назад

    Riiyo ayaan ubhnhy inlsfiro

  • @hanilove1222
    @hanilove1222 3 года назад +1

    Waxaan ku riyoday anoo wllkey shukansanaya ii fasir

  • @اللهاكبر-ب6ص7ك
    @اللهاكبر-ب6ص7ك Год назад

    Xalay waxa aan ku riyooday #Madaxwaynaha biden oo lakulmay sheekaysanay kadibna mobeelkiisa ii dhiibay laakiin nambarkaada ii qor idhahay waan qori waayay oo waan soo kacay .. riyadaa ii sharxa bal qofkii idhaama ii faaideeya

  • @qalanjosiman481
    @qalanjosiman481 4 месяца назад

    M.a❤❤❤

  • @leylaluulleylaluul8325
    @leylaluulleylaluul8325 4 года назад +1

    Wll riyadaan Kalo ii soo fasir
    Anigo arday liiga reebay oo iga kormareen ardayda jmcda isku aragno oo anigana markan jmcda liisoodaye oo meel cedlo marayo oo ilkaha qaar iga soo daa teen gacmaha Ku qabsaday qaarna soo daadanayaan
    Hadana bilooyiin kadib waxaa Ku riyooday ardaydi liiga reebay oo fasalada iiga koreyano oo isku galaas nahay

  • @yurubahmed8275
    @yurubahmed8275 4 года назад +2

    wll mee fasirki hooyada oo dhimatay oo hadana Nool 🙄🤔

    • @salmafarah4879
      @salmafarah4879 3 года назад +1

      Abayo ani xata wllh wakuriyode 3 jeer😭

  • @bushraqalanjo9364
    @bushraqalanjo9364 4 года назад +3

    wllo riyada adgo camaliyad adigo lagugu qalayo ilmo

  • @NajmaFarah-b4r
    @NajmaFarah-b4r 9 месяцев назад

    Asc wllayal waxan raba inad ishegtan qof xirir inaga dhaxeyn jiray 4sano ka hor aya haben walba Riyada ku arka markan sexdo subixi xita hurdadan kaga so boda 😊

  • @layla5090
    @layla5090 Год назад

    Asc riyada aad ku riyotid kof aad taqanid oo washay

  • @faisocismanfaisocisman3229
    @faisocismanfaisocisman3229 8 месяцев назад

    ❤❤

  • @junioryemen2814
    @junioryemen2814 4 года назад

    Wllo waxan Ku riyooday marwalba qof lacag doollr ah isiinaya iyo dhar cusub oo gabadha ah. Labo gabdhood aad utimodheeer timohu dhulka marayan dheeeranta timohodo wan aqaana gabdhaha maalin hore na wankusoowaydiiyay iisoofasil