@@murtiiyomadadaalo9062 1.qamaan bulxan 2.ugaas nuur cabudhiye 3.xusen hudle 4.maxamed cumar dage 5.mataan ciided 6. guraase xaaji cali 7.saahid qamaan 8.farax caytame 9.xusen yusuf iljeex 10.maxamud waal ragas iyo rag kalo badan wa isku raas hoose o reer warfaa ugas aha o reer cabdille maxamed subeer aha wana boqortoyada ogaden
goortan hadhkaba ka eryad hawd u cararteene caynaba hadhuub Kama dartaan hoge kaliilede ka hulele Hagar adankii hobaleyn jireye adun ba hayayda u guntane heeryo lagu Saar #salan_carabay_____isaaq 👑
Ana wiiil cali dhuux apti uyahy salan carabayna ader uyahy baan ahy walhy si fiican baan ugu raaxaysnayaaa markaaa reer aptigaaa iyo reer tolkaaa kaftamayaan maxaa ka fiican
suleman Elmi Beenaale iidoor ma qabsan ii British baa qabsaday waxad tahay doqon darood oo iidoor aqli ka xado 1921 waxa qabsqaday dhulka Ogaden British darood badan baa xayawaan ah oo taariikh akhrin history waxa ku Ogaden British reserve British baa siiyay Ethiopia 1954 iidoor waxa uu ku yimid ciideen British qabsaday dhulka si ay ula dagaal darwiish ku nool. Ogaden 1920 British baa laayay Ogaden
@@maadhaaf6493 dhulbante marka la dherbaaxo ingriisba dhirbaaxay marka mj lakufado waxa kufsaday ingriis marka ogadeen dhul iyo geel laga qaado waxa ka qaaday ingriis hahaha, ingriisba geel dhaqda kkkkkkkkkkk waxa ku dhuunta masakiinyahay. Suaal siyaad barre ma ingriisba riday?!!! Kkkkk.
Mansha ilow unaxariso salan carabay waxa uu ahaa nin cilmi leh waxa uu ku dilay afcarbed lakin rags israbay waa salan iyo qaman iyo cali dhuux iyagaisrabaye inta kale wa iska gabyayen
Gar alle hadi laga hadlo salaan laguma heesto ararta gabayga hhhh inkasto cali dhuux ruufiyaanimada iyo af adeega aa ku jeclahay hhh waa laandheere gangsterka abwaanada wa cali dhuux o wlhi kkkkkkkkk
Babble Bayle manta hal dul ogadeen leyahay iidoor ma heeysto adi dhulki dhulbahante mel ku sheg lascnood igu dambeysey daba cayun k heesta ceynaba iska dhaf siyad uun beey wax ku aheden iyo darawish dhulkina iidoor la horeysta
dollo ingiris badla timid reer magan boqortoyadeedi adkuso duushay ado gumayste wata reer magan na hadada aqonin wa jifada qamaan bulxan iyo maxamed cumar dage ayka dhasheen wana reer magan ugas warfaa ugas xirsi o reer cabdille maxamed subeer aha o ugasnimada la waregtay xusen hudle na wa cilmi ugas warfaa ugas xirsi wa labo matano cilmi iyo magan orodo ooyinta yree isaaq ugaas nuur caburiye marku idohor ku gumenayad hadli lahayd waliba lagaruug iyo berbera wa nin reer magan aha doxadi hargeisa iyo burcaba wa anigi dagay mailowday
Abwaan Qamaan Bulxan Gabayadiisu waxay ahaayeen gabayo la murti iyo miisaan wacan kuwa kale. Runtii ma'aheyn inuu dhexgalo silsiladan waayo ma aaney ahayn kuwa u qalma ama dhigiisa ah
GUBA GEESiNimada iyo Raganimada iyo tarikhda aykudhexlahayen somalida ayaa Habat yonis lagu Sheegaya guul hAbar yonis🦁🦁💪🏾
😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊
Cali dhuux Allaha unaxariisto abaal wayn ayaan uhaya anigoo ah nin ogaden ah oo waliba Makahiil ah wardheer inkastoo Habaryoonis laftigeeda aan walaalo nahay
Kkkkk
Kkkk
Aamin aamin aamin wllhy waa runtaa
Habar yoonis wlahi waa libaaxyada isaaq
Viva tolkayga
Wlahi waa tol lagu faano
441635
@@zarra1858 2 ma dabar jaraa?!
Anagu haddaanu Hartiga kale nahay wixii Suugaan Ah
dhulbahante ayaa noo Qaabilsan
waa nimanka magaca Hartinimo u dhinta oo Difaaca alle ha iska daayo waa rag nool wallahi
inkastoo ay hartinimadii eedeen oo Majeerteenku Hartinimadii xumeeyey
Noolaada walaalahay dhulbahante weligiin guulaysta
from wiil warsangeli ah
War waanu idin wadanaa hadaanu dhulbahante nahay
Aaamiin aaminn mahadsanid
Guleyso shp
walee meesha waxbaa ka dhacay ugaaden iyo habaaryoonis waa dad somalilah isaq iyo daroodn waa wada walaalo mnta aad baan ugu faraaxsan ahaaya inaan maqlo dhaqankayagii hore viiiva habaryoonis
OGAADEEN IYO HABARYOONIS KULAHAA XAGEE OGAADEENKA GEES WALBA U FIDAY UGU DHERERISAY QOYSKA ISAAQ😂😂😂
@@mohamedshakaal1545 Dir iyo daarod ba loo siman yahy sida gabayga ku cad
@@mohamedshakaal1545 halkaa jilib ee isaaq buu ali dhuux laha doqonkii ogadeen doolo laga qaadye meesha wxa isaaq kaga jiraa waa hal beel
@@mohamedshakaal1545 ogaadeen Dilaal iyo malaal muxuu subaxba diin keenay
@@mohamedshakaal1545 adeer habaryonis waa qoomiyad
Xirsi cismaan & OGAADEEN Baa loo wada xifaaltami jirey
DaaRooD LanD Wallee Geesinmo,Xikmad,Wlalnimo
Wax Walba Ugu KaaLey
1 Majerteen❤
2 DhuLbahnte❤
3 Ogaadeen❤
4 Marreexaan❤
NooLaada Dadkaygah😍❤👍👑
daarood ilaahaa darajeeeyey alx
Salaan carabay wa ninka ugu gabayga adag silsilada
adoo mahadsan soo dhamaystir silsilada inkastoo ugu yaraan labo ilaa sedex abwaanoo isaaqa sida jaamac xirsi dube oo habar yoonisa iyo maxamuud nuur fadal siiba indube laba jeer buu ujawaabay 1.deynqaad gabay waa xun yahay diraadiraaluhuyee oo jawaab u ah diraadiraale ama doqon ogaadeen ahaa doolo laga qaad 2.anoo dhoor leh oo jawaab u ah dhankaan ka hadlay wakaa qamaan dhaafay hadalkiiye
Cali dhux aden wan jecladay walahi anigo daarod ah oo jidwaqa ogaden baa iga xiga lkn majiclaysan gabayadoda wayo cali dhux waa nin dhegbadan sasan kujecladay viva calidhux
Asna wuu ku jecelyahay ubaxeey wall hhhh
xaqiiq ogaadeen cidna suugaan kuma gaadho anigoo wiil isaaq ah waan uqiray ogaden dhoodaan baaba ka dhashay
Dhulbahante laftoda waxa kadhashay Cali dhux iyo Ismail mire hadana jamac kadiye aya joga
*DOQONKII OGAADEEN AHAA DOOLO LAGA QAAD😂😂*
@@murtiiyomadadaalo9062 1.qamaan bulxan 2.ugaas nuur cabudhiye
3.xusen hudle
4.maxamed cumar dage
5.mataan ciided
6. guraase xaaji cali
7.saahid qamaan
8.farax caytame
9.xusen yusuf iljeex
10.maxamud waal
ragas iyo rag kalo badan wa isku raas hoose o reer warfaa ugas aha o reer cabdille maxamed subeer aha wana boqortoyada ogaden
Ilaahay haw naxariisto abwaan ismaaciil cigaal bulaale waa abwaankii ugu Midhaha waaweynaa silsiladan guba
#isaaq u waa RAG ficil markay ficil joogto wallee Somaliyey intay nimankaasi innaga maqanyihiin waxba iska celin mayno wixii inna abaabuli jiray EE heesaha iyo gabayyada inagu dagaal galinjiray isaaq bay ahaayeen
Jooji Beenta Nacasow
Beena maaha
Dagaalkay i galiyeen soomaali ahaan waa kee dee dagaal soomaali gashayba kii itoobiyaa jirayoo 3 aag baa laga galay(qeybta 26aad waqooyi,qeybta gobolada dhexe,qeybta koonfureed ee gedo) Sadexdaba niman majeerteenoo saarkiil sarsare ah baa hogaaminaysa oo la yaqaan waa Gen.jaamac awmuuse,Gen.cabdulaahi ciro weyne, iyo halyeygii Cabdullaahi yuusuf oo gedo ka baxay oo adis ababa koonfurya kasoo fariistay
Marka soomaalidu way wada gashay dagaalka waxba yuu nin is faanin taariikhdu waa qorantahay
Dhulbahantaa ka balaysnaa
@@mohamedshakaal1545 dhabayacooy faanka naga jooji adigu daaroodna halka geela dabada kaga taalaad kaga taala isaaqna wax ka garan maysid ader dagaalkii iyobiya meeshuu uukajabay waxay ahayd herer herena cidanka nin isaaqa hogaminay gen c/laahi askar barkhad
goortan hadhkaba ka eryad hawd u cararteene caynaba hadhuub Kama dartaan hoge kaliilede
ka hulele Hagar adankii hobaleyn jireye adun ba hayayda u guntane heeryo lagu Saar
#salan_carabay_____isaaq 👑
Reerka uu maagayo way dhaleen wuuna ka qabey gobanimo taasaa ah weli inan layaal buu ahaa buhodle
@@shaafimursal1462 kuwan isku wada gabyayaa sidaasay wada ahaayeen caqli ku filan may lahayn ay bililiqada iska joojiyaan
haada qabiilinmo #isaaq Rabi hibo ilaah siii 🔥👌
Xaaji Lacag 🦁🦁🦁🦁💯☑️
epraham omid
dhulbahante iyo ogaadeen waaa wllo
horta gabayga sadexda reer ee Ogaden isaaq iyo dhulbahante laguma haysto dhulbahante iyo Ogaden waxa dhashay gabadh isaaq ah murtida halkasay ka hida raceen mana ihi isaaq ee dhulbahante baan ahay
Madar Rush sidan maqley dhulbahante islaan isaaqa dhashey
Habar yoonis waxa dhalay ogaadeen
Salaan carabey hal mar buu soogalay rag bada oo dhulbahante ah ayuu kaga qaylsiyay halkiisa gaban 4nin ayaa ujawaabay allow kuu naxriiso 🤲
Soomaalida la sheegaabaa Waa isaaq iyo daarood
salaan carbay waxa uu yidhi hin raac waa lagu yaqaan hedha doqoneede 😃😂😁😀😀😀😀
Wxn ahay wiil cali dhuuux adeer uyahay 2020 daawanaya
Ana wiiil cali dhuux apti uyahy salan carabayna ader uyahy baan ahy walhy si fiican baan ugu raaxaysnayaaa markaaa reer aptigaaa iyo reer tolkaaa kaftamayaan maxaa ka fiican
Habar yonis ilaahay taariikh buu siiyey noolaada
omarN habar yoonis taariikh aan dabadhilif ahyn maleh
Mahamed Abdulahi
Wata gumeysay mantana ceebtu ka hadhiladahay
epraham omid yaa laguu maystaana 😂😂😂😂😂
heesta
+Mahamed Abdulahi kuwii doolo laga QadaY pad tahay pan u malaynaya sidad u had layey...
Habaryoonis dadka way gumaysteen barigii hore waleeee
no british by gumaysteen. habar jeclo wa laan gab.
DHULBAHANTE gabay iyo geesinimo Laguma gaaro way iga yaabiyeen.
yaa tahay sulamam
Mida ana huba kuguna racsaN
Candho cadd oo lasal salaaxo manaqaan hadanu dhulbahante nahay Leebka iyo Qaansad siddii Cadow xininyahay lagu jaro ayanu kuxeeL dheernahy
Hhhhhhh laaska maxaa loo haystaa 2019
Laaska cidna mahysato ninkii lahaa Ayaa kataliya Goortudoona xidha furana abtiyo hhh
wllhy somalida asli waa isaaq gabay iyo af somali cidina ku ma gadhayso qabiilka labaad waa darood waye somaliyda assli ga ah runtii gabagan waa ugu wanaag san wllhy qamaam bulxan kugu haysta oo run ka gabyay qabiilkayga maha anigu waxaan ah duriyada somalilander ah lakiin runta baan shegaya
Dhulbahante 🙉
Dadka ugu xiqmad badan waa Ogaadeen iyo dhulbahaanto waxaana soo raaca Isaaq
Illahay baa Ogaden usoo diray cai dhuux dhulkaas doolo waxaa fadhiyalahaa habar Yoonis
suleman Elmi
Beenaale iidoor ma qabsan ii British baa qabsaday waxad tahay doqon darood oo iidoor aqli ka xado 1921 waxa qabsqaday dhulka Ogaden British darood badan baa xayawaan ah oo taariikh akhrin history waxa ku Ogaden British reserve
British baa siiyay Ethiopia 1954 iidoor waxa uu ku yimid ciideen British qabsaday dhulka si ay ula dagaal darwiish ku nool.
Ogaden 1920 British baa laayay Ogaden
Imakaba waa dhul isaaq adeer doolo orod soo arag
@@harogarduurchanel4924
Doolo isaaq Ma Dego Walaal.Ee Majerteen iyo ogaden iyo Marexaan iyo dhulbhnte Baa Wada dega
@@maadhaaf6493 dhulbante marka la dherbaaxo ingriisba dhirbaaxay marka mj lakufado waxa kufsaday ingriis marka ogadeen dhul iyo geel laga qaado waxa ka qaaday ingriis hahaha, ingriisba geel dhaqda kkkkkkkkkkk waxa ku dhuunta masakiinyahay. Suaal siyaad barre ma ingriisba riday?!!! Kkkkk.
Hhhhh walhy waxaan ku qoslay wayl baan dabraabaad natiri wayna didayaane nibankad dadkii wada tustee waayo uga yeeshay waamaxay baroor diiqdan aad nagu danookh yaysay
Mansha ilow unaxariso salan carabay waxa uu ahaa nin cilmi leh waxa uu ku dilay afcarbed lakin rags israbay waa salan iyo qaman iyo cali dhuux iyagaisrabaye inta kale wa iska gabyayen
maxaa isu keenay 3da ba diggaagdd ma kl qaadine habar yoonis b isu keent
Woow Abwaan salan Carabay wllhi waa libaax caadiya
Ismaaciil mire ALLAH u naxariisto nin xikmad iyo waayo aragnimo u dheer tahay ayuu ahaa
Gar alle hadi laga hadlo salaan laguma heesto ararta gabayga hhhh inkasto cali dhuux ruufiyaanimada iyo af adeega aa ku jeclahay hhh waa laandheere gangsterka abwaanada wa cali dhuux o wlhi kkkkkkkkk
meeshan habar yoonis iyo dhulbahanta isku duqeeyey waa gob iyo gob waxasa kaftan laga dhaha iyo gabay
Sulayman Salad Huruuse walaalo somaliyeed Kuli Kaftan iyo Murti.com
Caynaba hadhuub kama dartaan holaca jilaale # habaryonis wataa hantiday haradii cideede# salan carabay
salaan carabey wiil hoog
maaansada waxa qurxin jiray ninka Cali dhuux la yidhaa imtixaan ayuu ahaaa ilahay ha u naxariisto dhamantood
Xassan Cawil NH
sahra ha wl run weeye maxa jirana
GB CB .
Haa odaygu isagaa xaraabo u yeelayay silsilada oo sharaxayay .
Soomalida waxaa gabya ogaadeen dhulbahante habaryonis iyo habarjeclo inta kale banka u tuur
waad mahadsantahay zaki hassan qaybta sadexaad iyo ta afraadna waanu kaasugaynaa plse soo apload garee wll
thnks sxb insha alaah
kkkkkkķkkkkkkk
+geed Cabdi kkkkk
0
Sanka Maxamuud
dhamaantood rag xigmadli bay ahaayeen.
illahay haw naxareesto dhamaantood
Salaad Carabey maxaa afkiisa ka baxaya gantaalo ilahow u naxariiso dhamantood
dhulbahante gabay laguma gaaro wlhi ano arab ah baa qiraya 😲
Qamaan Salaam carabay. Cali dhuux Adan waa habar wadaag
Dhulbahante harti waa metelay si dhaba
😂😂matalad dhaba waliba
Hadaad ficil hinaasiday asaad hiilin kari wayday
Ma afkaad ku hawl bixi cidlaad ka hanjabaysaaye 😊
#cali dhuux aadan wiil hoog 💪💪
guba waa silsilada ugu midhaa macaan uguna sifayn og xaaladi marka. inti igu horaysay waaxan Ku dhagaystay gaashamo meel udhaw (samatar axmad)
Shanta gabyaa ee somalida ugu fcn waa
Sayid Mahamed Cabdule Xasan
Qamam Bulxan
Cali Dhuux Aadan
Raage Ugaas
Ismaacil Mire
Hhhhhh daaroodbaan ahy isk dheh nio
Waar sxb salaan carabay iyo iyo yawle maye
abwaaniin jira bey ahayen allaha unaxariisto ayan leyhy
Dhulbahantihii hore lama hawaysan jirin laakiin waxa aan jirini waa raga hadeer jooga
Nabsigay galeenba laga goynayaa wll
Cali dhuux iyo salaan carabay iyo khamaan bulxan habar wadaag baay ahaayen Allah ha unaxriito gidigood
Ma ahayn. Cali dhuux waxa dhalay Makaahiile sacad Muuse, salaan , dhulbahante baa dhalay. Qamaan waa isla Ogaden
@@keysejama5286 qamaan Isaaq ayaa abti u ah
cali dhuux baan ka helay gabayadiisa anigoo daarood iyo isaaq labada aan aheen
hamb😆😄💟💔💖💜👍✌💗💗
Doqon iyo ogaadeen intaad dalag ku sheegaysid waxa daarohoodii qaribay waa duulka reer gorod
Adigu qolomaad tahau
3e3333333333323333333333322333223e32e3333223I I 32aa know 32aa 3332aa 232aa 33232aa 3e3333333333333333e3e333333233333333
Walhy markaan qabyaalad laga hadlayn meesha waxa ugu murti culus
Salan carabay iyo qamaam bulxan
Dhulbahante
Ogaadeen
Habaryoonis
Habarjeclo
mulkiilayaasha Dhaxalka suugaanta silsilada Guba.
tarikh cajiba ebow u naxariso dhamantod
Runtii habar jecelo taariikh laguma gadhayo
Iman hawar رنتب
Iman hawar 1
Mustafe Saleeban sxb isaaq oo dhan tariikh laguma gaadho
Amin
Suugaanta ku duugan ka qaata lakin iska ilaaliya xifaaltanka reeraha iyo arin waqtigayda iyo duruuftayda lahayd
Alle hauwada naxariisto Halyeyadii Afkeena
salaan carabay waayo aragnima ka muuqada iyo murti badan badan yahay abwaanada kale ee silsilada kula jira
3da boqor ee gaabayada somaliga haysta
1 . Salaan carabey
2. Mohamed Abdullah Hassan
3 .ismacil mire
kkk raage ugaas away sheeko ismacil mire cali dhuux baba dhama waxagu wa qabyalad
Watat haween Nagu xustee haad ma ku cunsiiyey dabadeed hungo iyo ciil iyo cadho MA LA hulayshay
#Salaan_carabay #Isaaq
Isaaq Ingiriis Baa Gacan Ku Hayay Mahne Maata Lama Arkeen
1988 Itoobiya Caawisaya Maahne Lama Arkeen
Marka Idoor WllyaL Faanku Waa Meshiisa
Isaaaq Faan Badne
Xikmad iyo ragganimo midna iguma gaadhid pro
beenta ha iskugu sheekeen oo qir in uu iidoor ku wasi jirey weligii
waaaxa ugu cajaaibsan meeriska salan carabay uu leeyahay. (nin sakaaro heetaynayo haban kariwaayay isagoo hunguri waa shide hed uga yaabaynin haawaydu kama maaranten hilib ugaadheed) waxa uu Ku qaadacaya hadalki Cali dhuux
waaw
"Ilahay amarkiis markay Girantu halkaas botorinayso " kamac kadiye 😂😂😂😂😂
Awal baadan murti wax ka aqoon sxp
guba oo dhamsays tian isaq iyo daarood hal abuurkoodi oo dhan soo dhamaystira.
Haki Musse
dir iyo darood dheh ilen isaaq waa dir ee
qudhuntooy ma adaa ka dhigey dir dayuusaad baad tahaye nasabkayaga faraha kala bax laguuma dirine.
queen najuum buntish hhhh ma ogola dir isaaq
Haki Musse
Sadia Essa isaaq waa dir anigaa isaaq ah
war nimanka dhulbahante lagumahaysto xigmada
Abdirashid Mahdi Ben maha
kkkkkkk dhukbahante waa aftahan isnacay waanan taageeraa reerkaa walaahi mase ihi, waxaan ahay arab
Abdirashid Mahdi horaay ayaay uu dheheen darood ismacil ahaan hilibku mu diroo marka darood waa walalo sxb
Abdirashid Mahdi hhhh wli ma dhlan
Duluf Duluf haa inader qaaaali wlhi nimanka Arab iyo ciidagale waa rag libinta aan qarin. Wax badan ayaa Ka araky isaaq iyagaa rag yaqaan.ah
Cilmi Arab he is strong 💪 man
And very is threatening and defending his own
Cada mahan
zaki hassan inaad soo dhameystirto ayaan jeclaan lahaa waayo murti bdn ayaa ku jidha.
Wallo maka heshay
lkn salan carabay waxa meesha soogelisey kelmeda ah haraadkiyo kuwan aqoon hwdka maristiisa hbrjeclo koley ciise tahy waaka heleyaane markaa hbr jeclo Buu naagokushegeya calidhuux
Barkhad Walaal waxa uuu daandaansanaayay habarjeclo iyo ciise oo meesha laysku cunaayo ka baqan jiray kkkkkkk
Habarjeclo waa layaqaan oo hawd ma taqaan alaylehe Garxajis waa dad meel kasta way dagaan halka hj ay somalilan oo qudha degto
@@harogarduurchanel4924 doolo maanta yaa dega caynaba anaa xoog ku haystee kkk
@@abqanisaleban9272 dolow mxaad u taqaan ma magalda yar ee maanta,dolo waxa la odhan jiray dhulka caro ogadeen ee manta garxajisa degn yihiin sida gaashamo,daroor,iyo meelo bdn oo anan tirin krin ayaa waaga la odhan jiry kkk
Ali dhuux aadan
geesi geesi dhalay ilaahow naxariistii jano Haku siiyo
Dhulbahante. Sifiican. Ha u dhageysteen. Gabayga. Salaan carabey. Iyo. Waqtiguu. Ku hamiyayey. Inuu. Qabsan doono. Dhulka. Dhulbahante
Ma ila aragtaaa ninka ugu sarbeebta badnaa eee waxyaabo fog ka hamiyayaaaa waa saln carebey
Cali dhuux aadan gabayaa xigmad iyo xeelad dheer Allah haw naxariisto
Amiiiin
darood baan walaley islaha warasadisiye wardheer haiska dagan laha sidii wadadki AlI dhuux inkastoo laga xiray gabayga hadanah waxa tahay nin xikmad kudugantahay illahay ha idiin naxariisto kuligiin
Habar yoonis waa
Xikmada iyo
Abwaaniinta isaaqa
Taariikhda
Waana reerka
Qudha laga baqi jiray
H.yoonis waa gumeystayaal waligood ba
Dhulbahante cuqubaduu beriga galay baa hysa
hamze abdullahi
Walee dhulbahantaa wax gumaystay waqtigaa
asxaabeey xaga wanaaga uun ka qaata waa taariikh horee
afka halaga barto isaga taga wixii xumaan ah
Cali Xaaji Maxamuud åaå
guba wa gabay qali ah oo taarikh badan mud an. balse full guba iyo 12 nin ninka ku luuqaynayow oo wada gali yutube.
Haki Musse
Hadyad miyaa u bixiseen..naftaad kala hawooteene
Mi ihi darod mise isaq
Xikmad iyo geesinimo udaa cali dhuux waxa soraca salaan waxa kuxiga qamaan
War dadkan gabayada isku haysta ee cawaanta ah bal eega ,war nimankani dhammaan sxbo ayay ahaayeen gabayguna fun ama wax la iskaga maadsado oo marba xaaladda lagu cabiro ayuu ahaa ee luuqad ahaan uga faaiidaysta oo sidaas ku dhaafa waa maxay kuwan qaarba leh anagaa gabyaayo badnayn iyo anagaa adkaanay ,yaaab Somalidu diin iyo caqli yaraaa.
Cilmi carab cabdi adigo an laqin u ahayn Kaygu walacage hayeshe sidi wax igalumay an ugu luqeyo salanoow
Hadaa qabiilnimo isaaq rabi hibo nosii
Axya Abwan #Salan_Carabay
caynaba hadhuub kama dartaan hoge kaliileede ka huleele hagar adankii holaleynjiraye
Aduun ba hayayda u guntane heeryo lagu saarr hhhhhhh
#Isaaq xabadna ugu kalay hadl xikmadlena ugu ka kalay
doqonkii ogaden ahaa doolo laga qaad haradii danood iyo haduu dagalihaa ciide kkkkkkkkkkkkkkkkkkkm
sidiiq Ali caynaba xoog kumaydin qaaadin dulli yahaw
Babble Bayle manta hal dul ogadeen leyahay iidoor ma heeysto adi dhulki dhulbahante mel ku sheg lascnood igu dambeysey daba cayun k heesta ceynaba iska dhaf siyad uun beey wax ku aheden iyo darawish dhulkina iidoor la horeysta
sidiiq Ali
Habaryoonis ayaa dadka gumaysty Sxp ee salaan gabayga waxa uu ku soo galay markii habarjeclo uu yasay ali dhuux
nasra Abdullahi naaa wll iidoor laaska ani ayuu igu joogaa ee joog kuma.joogo taas ogow
Soomaalida waxaa
Ugu gabayaasan
Isaaq vs Daarood
Walliba
Isaaq:garxajis iyo habarjeclo
Vs
Daarood:Dhulbahante iyo ogaden
Nimankaan haraadkiyo aqoon hawdka maristiisa kolay habar jecliyo ciise tahay waan kahelayaye
Imakayba hawenkuna rabaan inay hadiidan
Waa taaf haween igu xusteee haaadmaku cunsiiyay
Caynaba hadhuub kama dartaaan holaca jiilaale
Ka huleeleee hagar aadankiii hoodalayn jiraye
Ader kuwaad hawenka ku sheegysaa waa kuwa dhulkaagiii ku raaxaysnaya
soomaali dhulbahanatahaa ugu gabyaasan ogaadeenkaa labeeeyalkn suugaantan idinku dhinaca wanaagsan uqaata
Shakir Dahir
Guba waa gabay ilaa hadda tagan,waa in dhulbahantuhu ceynaba soo ceshtaan
Shakir Dahir laangab an gumaysto ayn ku arkaa #Isaaq_kingdom 💪💪
suleman Elmi indr ceynab bari hore laga qadey lascanood ha horeysto
Downloan
Qaybtan labaad ninka u horeeya waa adawgay Isaaq habr yoonis ah
Gabayada waxaa 1galay qamam bulxan iyo sln carabay bal ufiirsada Cali dhuux kuma soonoqanayo haday labadaa, .si ujawaban ee waxa Soo galaya beeshiisa sln baana wanka qaaday sadix nin baa u jawaabaya
nimankaa Daraawish
cali Dhuux
ALLAH SOOMAALI , qabiil kasta asagaa isla jecel wax kasta oo wanaagsan, qabiil kastana waa faan jecelnahay, walaalkaa uogolow wax wanaagsan
😅
isaaq wuxuu ahaa lipaaxyadii wakhtiga iyo ilaa hada garanayaa garanay
Dhulpahantaa ka lipaaxsanaa
Diinta islaamku Ma ogola gabayadan colaada isku dirka faanka iyo qabyaaladda ah soomaalidiinan qarnigan noolna qabyaalad baa dhuuxa idinka gashay
ALLOW NAWAAFAJI KHERKA
isaaq 😚😚
Daaroodkii waxay kaga dhagtay ingiriis baa waxaa nagu sameeyey😂😂😂beenta ha iskugu sheekeenina oo qira inuu iidoor idin wasi jirey weligiin waxba ha iska indho tirina taariikhda dhabta ah kolayba meel bay ku qornayd inay idoor idin wasi jireen weligiin😂😂😂
dollo ingiris badla timid reer magan boqortoyadeedi adkuso duushay ado gumayste wata reer magan na hadada aqonin wa jifada qamaan bulxan iyo maxamed cumar dage ayka dhasheen wana reer magan ugas warfaa ugas xirsi o reer cabdille maxamed subeer aha o ugasnimada la waregtay xusen hudle na wa cilmi ugas warfaa ugas xirsi wa labo matano cilmi iyo magan orodo ooyinta yree isaaq ugaas nuur caburiye marku idohor ku gumenayad hadli lahayd waliba lagaruug iyo berbera wa nin reer magan aha doxadi hargeisa iyo burcaba wa anigi dagay mailowday
Isaaq gabay laguma gaadho
Nin aan dhulbahante ka dhalan ciil waa qabaa 🤣🤣
Xaqiq 😂😂😂
Gob laciifta waa la arki jiry guni se waa liid🤣🤣
Kumaa fahmay qamaan hadalkiisa ah cawl baa midgaan soo eryay soo gabraartage isagoon wax lagu gawaraco iyo geerisba haysan jaaniga gifsiiso mindibay qodotay gaaray
Ogaaden
Halkan iyo luuqba toolkey ladani yaalaye cilmi carab cabdi caadi mahan goobta lacifta wa LA arki jirey gunise wa liidee
Abwaan Qamaan Bulxan Gabayadiisu waxay ahaayeen gabayo la murti iyo miisaan wacan kuwa kale. Runtii ma'aheyn inuu dhexgalo silsiladan waayo ma aaney ahayn kuwa u qalma ama dhigiisa ah
Caynaba hadhuubkama dartaan holaca jiilaale hadba waxaaku soogocan sidaankuuharaatiyaye
isaaq ingiriis baa caawiaya ma ayaka cayano ka qaadi laah dhubhe
Curadka Reer burco Wr magacaaga micnihiisu muxuu noqonayaa
Xassan Cawil imika ma ingriis ba jira lascanood ya cawiye iidoor ?????
waar heedhee dhulbahantaw ha hadlin ogadeenona ha hadlin daroodoo dhanawna ha hadlina ilaahbaan idinku dhariyee waxbaa laysu qiraaye gubi calaacal bay kubilaabatay darood waxaa gumeeyay laba reer oo isaaqa habarjeclo habaryonis caynaba doolo waa goorma ma isaaqklaa maqashay aan labadaa reer ahayn carsheeg daarood oo dhanbaa kujira waqtigaasan kugumeeyay ilaaa hadana taan puntland kuhayo waa la ogyahay iyo dhulbajante hadan gumaysata fiidkaan seexiyaaa waar wax qira laandheerena waa sheevataan
hhh cayartan waxa albiitare ka ah dhuloos,
habaryoonis vs ugadeen