Xoolo waa uun xoolo habartii dabaal dhashay iidoori ma hesho laftagreen waa la badalaayaa sikastaba ha ahaato Ethopia na waligeedna Mayland kama baxeyso, fursadaas way dhaftey hawiye meel haku geeyo dheh hawiye aan dabadiisa dad karin ayd kastuumo unoqotey mel xun ayaana udamdeyn Laftagareen
Xasan shikh iyo aby axmed soomalida manta waxaaa u wanagsan aby axmed isaga unaxaaya shacabkakaan daalan waliged Ethopia way jogtey si ay hada waliged nama so haweynsan tani waa siyaasad xumada xasan shikh ee liidata
Lafta gareen 😢wuxuu rabaa inuu Somalia 🇸🇴 ku daro ethiopia 🇪🇹
Kan afhayenka oromada iyo ajnabi ayu noqday naclatullah
Adhiga musiibo kuuqaasa rabi hakuugu salidho bi idnillaahi
Kulanti Wacan oo wanaagsan mahadsanid guuleyso wll jimco wanaagsan ❤
laftagraan waa fullaay adanow waa ku qasaartay raaxawen dhiirg geelintaadi
Adiguna guuleeyso oo Lío aan Ida ka Alle
Taliye Shub (ilka shanlo)
been & lugooyo ayuu u
geystey lafta-Gareen.
Lafta Gareen ballantii hore
Waa in uu meel mariyaa.
Waa warweyn
Waxaa xasuustaa waqtiyo aa dhihi jirtay Haa Laftagareen wuxuu haystaa oo dhistay 70kun oo ciidan ah 😂😂😂😂😂 xataa hadduu 7kun haysanlahaa ok bay ahaanlaheed ilee waaba nin staff bes leh
Kkkkk laftagareen isagaa itoobiyan ah
Bongaren fursad dahabi ah ayaa so martey lkn waa ka faideysan waayey lkn kgs hortis ayaa jirtey in sha allah gadashisna way jiri donta
Macalinka afyeenka itobiya miyaah isu bedeshay
Celaay goji warka beenta Laftagaren wa kawo khaad gurguurte umada sidas ugu sheek
Asc waa sixranyahay
Maanta xaalada uu dalku kujiro Laftagareen iyo Qooqoor waxay tageersan yihiin dowlada federaalka .
Hassan dhiqo ayaa wasey
Laftagareen is smart
Xoolo waa uun xoolo habartii dabaal dhashay iidoori ma hesho laftagreen waa la badalaayaa sikastaba ha ahaato Ethopia na waligeedna Mayland kama baxeyso, fursadaas way dhaftey hawiye meel haku geeyo dheh hawiye aan dabadiisa dad karin ayd kastuumo unoqotey mel xun ayaana udamdeyn Laftagareen
1. Shacabka soomaaliyeed iyo xisbiga N&N xasan bay taageersan yihin iyo iin dalka laga saaro Atmis .
2. No more askarta calooshooda ushaqeestayaasha💰 from Jabuuti called " hoog iyo balanbal walaal " .
Itoobiya haddii ay markii hore magaca nabad ilaalin qalinka DF ay ku joogtay hadda wejiga ay dalka kujoogi karto sow weji gumaysi ma ahan?!!
270km bay ujirtaa raskamboni iyo kismaayo
XASAN DAMEER CAQLIGU FUTADA AYUU KAGA JIRAA SOMALIDA UU ISLEEYEY ITOBIA KA HORGEYNAYA 15 KUN SOMALI GALBEED AHI SAWKUWAN RASKANBONI SOO DEGAY
wa gunnimo walahi laftagaren wa horgal
Hee maxaa rabtay inu oromo iyo ajnabi ushaqeyo?
Ninkaan itoobiya jecela horta in
Xasan shikh iyo aby axmed soomalida manta waxaaa u wanagsan aby axmed isaga unaxaaya shacabkakaan daalan waliged Ethopia way jogtey si ay hada waliged nama so haweynsan tani waa siyaasad xumada xasan shikh ee liidata
Hassan iyo hawiye Ethobia ayaa Ka fican
Magafe mooryaan culusow hogaamiye kooxeedka xaafada kaaraan waa la soo qabanayaa mar dhaw sidii musalini of italy waana la daldalayaa nacalatullah
😢qabiil yuusan ku qaadin please 🙏
😢Ahmed madoobe waa dictator rabo inuu jubbaland ku daro Kenya 🇰🇪 iyo ethiopia 🇪🇹 😮
laftagaren prépare toi aussi , Hassan va t attaquer
Ku soco macallin
Hhhhhhhhh❤
Sixirka tabashada ayaa lagu sameeyay mudane lafta gareen quran saar ayuu u baahan yahay
Hoyadis ha waso
Sax
Baydhabo ayaa uroon
Ogaadeenku ma xoolaa
Kudha iyo Kismaayo waa
Dhul la degaanaa boqolal
Sano ma xasan ayaa bixin
Kara.
WAR NINYOHOW EELAYDAN. BAQTIDAY EE DEWERSANEYSA. EE. AAN. GOBTA AHAYN. HANAGU. DAALIN. ee DADKA CAADIGA AH KA. HADAL...
Waxa dawarsanaya baqtiyay aan gobta aheyn waa kuwa aa adiga kasoo jeedo eelay asiga ah yaa qof eelay dhageyso yaa ku yiri awalba fack off qaleyqaley!
RAXWEYN DABKOODO BAKHTIYEY AYEY MID KALE DOGOBYO SAARAAN
Benta ma aha
KOONFUR GALBEED LABA GOBOL WAAYE BAAY IYO BAKOOL OO LALA DAGO ( EELAAYGAN WUU RIYOONAYAA )
Waxa riyonaya waa adiga eelay adiga walaa awoowgaa na bay bakool Kuma koobi kartaan waa dad ilaahay badiyay dega koonfur oo dhan iyo dhamaan gobolada oo dhan ku seexo kuna soo toos!
@Banooda MEESHAAD TUUGSI U TAGTAAN IDINKA MIYAA ISKA LEH GOBOL WALBA IDINKA IYO OROMO AYAA TAAGAN OO TUUGSANAYA MASAAKIIN BAAD TIHIIN ( XAQIIQDA )
@Saydika101saakow buaale jilib bardhere iyo luuq hoyada ma iska leh markad ledahay bakol iyo bay