Mashallah wlhi hodaneey imka wxd noqotay active xlka kaga hay ayn ku leeyay qisoynka sana wlhi wn ka hela wx bdn wn ka faiday maskax ahana iyo mrka la eego khibrad ahaan iyo wliba sa laysku ilaliyo lkn wlloy mr marka qar ma dareenta strees ilayn wdiga mr kaste wxn ku dhex jire🤔
wwwwww hodan maanta anaa marti ii tihiin wa idin so dhawayna waxn jooga dalka indonesia waliba caasimada jakarta ww so dhawaada in bdn sugayay ina qiso kaso samayso 😘 and yes wuu jira ila hda wana caan sad sheegtay wa restaurant ugu caansad malagada jakarta wa runta qli magalda Bali wa magalada dalxiiska uguna qurxoon dalka Indonesia 🙏❤️💕🌹😘
Hodaney markey no imadale sonagama foganeysa🤣🤣inte nogu imane ama ey naga arke soo funy wlhi ilahey nama baro saxibada nocas okale allahuma aamiin yaa rabi🤲
21k aya dawatay 3k like sartay war ilahay kaa cabsada wlhi gabadhan miskinta dhib intay kaso martay allah baas aya og qisada wayso diyarisay kuso dashay kadibna noso gudbisay pls and pls wan idin barya like usara wlhi gabadhan wan iska jeclahay ❤️❤️❤️❤️❤️
Hodan wlhi Hooyadey RUclips ma jeclo lkn adi qisoyinkaa ee usoo gashaa Mba i dheheen Hooyo firsato anii qisada dhagesayo i argTay waa dhagesTay ee i dhahaday oo waku xiranahay Hodan online🙈🙈
Hodaneey waan kugu heesanaa waan ku dareemoonaa inaa cabsanoosid we feel it. Kkkkkkk ani mantoo dhan waa qoslaayay saa iska dhig dhigaysaan ku qoslaayay walahi xumaan maahan hada oon coment qoraayo waa qoslooyaa wadareemooyaa. Fadumiina allaha gaarsiiyo.
Hodane sidan ku dawanaye dadkiba ka kalsoni baxay🤣😂😅saxibadey ban ku dhaha hodan online sidan udawanayo waxan ka baqa in aan guursan saa nimankiba ma aamini karey😅😅😂🤣🤣🤣 hadane saaxibadii bey imaaday marka qofne haku kalsoonaani waaye ar mahad sanid xbti inow sow badi rabi haku xafido
part .2 inta ani caml sugayay like dhac igu siih hodeey alaha ku garab kalo dadaalkaaga qaali time danbi badhayaal ismuujiya ❤✋
😂😂😂😂Wlhi Erey Kaa xifdiyay Liketa lacagmiyaa Asxaapey waamaya kushubaheeee😂😂😂iskaga shuba hodan liketa Usaara 🥰🥰🥰 hada commentskyga Aragto like usaaar maamii Hodan Online🥰🥰🥰🥰🥰❤🥰❤🥰💘🥰💘🥰🥰💘💘🥰🥰💘
♥️😘
From somaliland 💚🤍❤hodon alle cimirka ha ku dheereyo oo cafimadkag ha ku daayo wn sugayy parta two
Waxaan kafamay iday inaan qof kucanoonaya inaan casumadisa kukalsoonan
Zaa uzugayay ilaa maanta🥵♥️
One love hodaneyyy👸
حسبي الله لا إله إلا هو عليه توكلت وهو رب العرش العظيم” (سبع مرات}
queen of youtuber ⚠️⚠️
Hodonay inder marka aan is dhaho ku daawo aan bilaabto video ga waan seexdaa xili walba ay tahay waa cajiib xbbti keep going ❤️
Wlhi saa utugsanyy wa daalay plz isoo booqda 10k lee igarsiyaa asxbta hogan🙏🏾🙏🏾🙏🏾
Mashallah wlhi hodaneey imka wxd noqotay active xlka kaga hay ayn ku leeyay qisoynka sana wlhi wn ka hela wx bdn wn ka faiday maskax ahana iyo mrka la eego khibrad ahaan iyo wliba sa laysku ilaliyo lkn wlloy mr marka qar ma dareenta strees ilayn wdiga mr kaste wxn ku dhex jire🤔
Hodoney wan zugun la.aa prt 2geeda 🤤nosobadi qizoyinka hppti 💖💖asxabey zara likata free mahinoo🤤
Maasha Allah hodan online noloshad farxad ku dhamayso qli from soomaliland burco
Wlahay wa runtaa sxiip gabdh LA yiraahdo malihi an adi aahyn 😍😍😍😍😎
Ar dadkaana😅😅mesha ma barkin iyo furaash aya Idin yaala any way love you queen hodan ❤😘
Kama daaalno In Aan intaas iyo ka badnba Aan dhahnee Sidaadsna u ogow
Yaah hadanay video walba dhamadkii adigu dholocadaynay ayuu dhaman
M,allah sida iskaga dholocadee marwalba we love you 🤩🥰
🥰
Hodaneey noo soo daa qadiyada Mucaad Saciis wiilka yar ee ree masar ee saxbkii dilay🥰
3.8k baa dawatay hadana liketa kun magaarin 🙄wallayalow daacad ma unqotan walshen dacad bay noo tahaye 😃
🥰Hodeney Qurux M.a wlhi dar ilahy kujeclhy Hadlkgu daawo🥰😍
Hodan online wan ku jeclahay Allaha ku xafido.
Waxaana ku leeyahay keep going keep going keep going my dear sister ❤❤❤💋💋💋👉🇸🇴🇸🇴❤❤👏👏
We love you hodaneey ❣️❤️💯
Masha allah my sister keep going to
Asc abaayo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaada allaahuma aamiin yaa rabi qaaliyey
Mzhllh hodan qurux alle haku xafido qali waan ka hela qisoyin kaaga hore u soco qali❤✌
Hodan thank you walhi waad Naga farxisay
wwwwww hodan maanta anaa marti ii tihiin wa idin so dhawayna waxn jooga dalka indonesia waliba caasimada jakarta ww so dhawaada in bdn sugayay ina qiso kaso samayso 😘
and yes wuu jira ila hda wana caan sad sheegtay wa restaurant ugu caansad malagada jakarta wa runta qli magalda Bali wa magalada dalxiiska uguna qurxoon dalka Indonesia 🙏❤️💕🌹😘
Hodaneey
Adiga dhan sheeko sheeko
Aa u ektahy yacnii
Qof dadka wx kadhaadhicin kara m.a ❤❤❤❤
Wowww 🥰🥰💯💯💙🙏🙏
Wan dardaamooyaa KKKKK Hodan quruxay Keep going keep going .
Thank you hodan I liked qisoyinkaga best youtuber atahay wlhi waxba laga fa”iida Chanel kan thank you again
Mahadsanid Sheekooynka. Thanks
Dear sister Allah ha ku xafido
From somalia hodaneey 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴we love you hodaneey❤️🇸🇴
Hore u soco wllshy mcneeey
Wowww mashallh 🥰🥰💯💯💯
Maasha Alaah Alaha ku xifdiyo cadowgana Alaha kaa qabto
Wee wee thnkz wlhi wan sugayey hodaney💋👍❤❤
Hodaney markey no imadale sonagama foganeysa🤣🤣inte nogu imane ama ey naga arke soo funy wlhi ilahey nama baro saxibada nocas okale allahuma aamiin yaa rabi🤲
hodaney wlhi hadan 1M kugarsiin karo Halmalin ayan kugu garsiin lana xpiipti 🥰❤💋🩸💊💉
Ilahy haku sharfo
Hodan ale haku dayo🖤💓💛💔💝💘💋💗🌷💚🌸
Qalideydi hodan cumar tagero buxa ku ahy xupi💙🥰💯🤴🌍🦋
Tnx hodaney wlhi wan so gaye qebta labad teda kle shukraan wad no dadasha abayo one love❤❤❤
احبكك كثير❤❤
Hodaneey waad lasoo daahday xabiibti horumar wacan insha allah
Hodoney xbbti qadiyadahn le jclhy noso badi mida kle thanks sida qisadahan nola socodsisd😍😍✌
الله يحميك من كل شر وسوء
Part2 waad la raagtay hodan wan sugaynay😓🥺
Subhanallah 😭 xaasid sanaa hanaga foogaato masiibada 😅😅😅
Hodan online waxan ka mid ahay taageerayaashada waliba in badan kugu xidhnaa telephone ma ii gadi karta hadad awoodo ♥️🥺
HABLHA MANTA JIRA TUSALE U TAHY HODAN ONLINE
SHARAF BADANEY 🥰👑
Qisadani wax ku qaadashay mudan tahay thanks hodaney ❤💯
Yaaa ila sugaaye qeybtaan😜 walashey hodan allah ku xafido🥰
Part 3 sodaa please ❤️❤️
Masha Allaah hambalyo Abayo mcn hodan cadey 🥰🥰🥰🥰🥰🥰😂😂😂🌹🌹🌹🌹
Xaqiiq wa naga qoslizaa no zheekayza hore u zoco wll
21k aya dawatay 3k like sartay war ilahay kaa cabsada wlhi gabadhan miskinta dhib intay kaso martay allah baas aya og qisada wayso diyarisay kuso dashay kadibna noso gudbisay pls and pls wan idin barya like usara wlhi gabadhan wan iska jeclahay ❤️❤️❤️❤️❤️
San usugaye le tnks hodon abyo mcn
From muqdisho hodaney malapo waanku tagera
Sidan usugayay ma ogaan kartid hodaneey Allah dignity for you 😍🥰
Keep going abaayo
Horay usoco walashey wey jirta qadiyadan oo kle iyo ka bdn mhdsnd
I agree with you
Prt 2 inbadan ayaba sugaynay hhh hodaney maama maryan mursal ayaa mnta kulanay oo hargeisa joogta salaan lee kuu soo farayaa inshallah❤
Hodoney geed is mariska kasoo hadal qof sifican uga so hadla waynee wll ❤️
Kkkkk maanta maso aragtay ninka laso qabtay
asc hodan asxaabta kugu xidhan baan ahay Ireland maxaad usoo gudbin weeyday qadiyaheeda runtii waan ka helaa qaabka fiican aad usoo gudbisid danbibaadhayaasha mararka qaar noogu dar waxyaabo qurux badan oo dilka kabaxsan sida jacay jacayl mahadsanid
Subaxanallah
Waa ikan hodaney ma soo dahay maleyga hormarey dawashada vedio 😍😍😍
Hodan wlhi Hooyadey RUclips ma jeclo lkn adi qisoyinkaa ee usoo gashaa Mba i dheheen Hooyo firsato anii qisada dhagesayo i argTay waa dhagesTay ee i dhahaday oo waku xiranahay Hodan online🙈🙈
I was waiting on it thank you so much hodan big loves you sweetie 🌺❤️👸🏼👸🏼👸🏼❤️❤️you are queen of queens 👸🏼
I absolutely agree, she is our Queen. Nice selected stories.
@@bashirfahiye definitely she is great person such a sweetheart ❤️👸🏼hodan
Absolutely walalao 🌺🌺🌺
😊😊
ASC hodaneey huuno gabadhaasi may helin xukunkeedii waano waxay ku fiicnayd dil ma xabsidaayim
Masha allaaah mami wane ka hela sheekada qisada lah slm laaahi
Masha allah huxifdiyo xabbti love you
Keep going hodan mcn
Thnks mcny qisadaha ka wn jeclhy🥰🥰😘
Sax iyo qalad waan kujeclahy saxiibna waaba kaqoostay
On my mind wll hodan online keep going 😘😘😘😘🤩🤩😍🤩😍
Aabyo wan ku tagera wllo wan ku jecel haya ❤️❤️❤️❤️ ilahaya haku xifdiyo 😍😍😘🌹
Asc abaayo qisada Soomaaliya noo fasir mageceeda waa this is Somalia a right Heritage waa kaas waan ku sugeeynaa
Hodaneey waan kugu heesanaa waan ku dareemoonaa inaa cabsanoosid we feel it. Kkkkkkk ani mantoo dhan waa qoslaayay saa iska dhig dhigaysaan ku qoslaayay walahi xumaan maahan hada oon coment qoraayo waa qoslooyaa wadareemooyaa. Fadumiina allaha gaarsiiyo.
Wlhi wajigaga farxad nogu filan wana iska qosla markan kudawado ado faraxsan m.a nolow bayo
Hodaney wan ku sugagay hun from Djibouti wan ku jeclahay
walalyaal waxan ahay walalkiin pleasa isoo boqada dhamantiin
From puntland honey 🍯 💕 ❤ 💖 💛 ✨ 🍯 💕 ❤
Asc hodan abyo wan Ku salamay abyo wiilka shalayto lagu dilay Kuwait kasoo hdl maxaa sababay dilka oo ninka suriyanka ah uu udilay wiilka Kuwait ka aha abyo plz kasoo hdl plz abyo
#hodan ONLINE mobile ma ii ibinayaasaa
I'm your fans
Waw wn sugahayay hodaneeey like wn saaaray soo wad qisoyinka💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓
Anigo hadan cumar ah jesica waxn uzhegay 100m ine iga fogato walhi funny thy hodaney walhi videoyad kuma cajiso mxa yely sec kadib fresh nag dhigta wa nag qosol siisaa 😂😂😂🤣 alah ku daimo farxadad 🤲❤❤❤
👸🏻😂😂😂😂🥰♥️
Waa walaashiin meyma oo idin leh soo boqo channel keyga cunta karinta idinka wax idinku ahay waxan arka kuwa ajaanibta oo maalma gudahood 100k kugaareeysa garab isiiya🙏..
Hodaney Abayo party3 san usugayey wandaaley nagusodhaqso xbbti
Wow💔
Jesica qisada xigta insha Allah waxaan rajeyneynaa cabsi cabsi ineey noqoto
Mansha allah keep going 🥰🙏😍😍💯💯
Hodan dire dawa
Apaayo wada dhalasho wacan 💖
My gal hodanonline
Hodan we need new post love you sheeko story ❤
Yaa iga horeyo hodaneey
Hodane sidan ku dawanaye dadkiba ka kalsoni baxay🤣😂😅saxibadey ban ku dhaha hodan online sidan udawanayo waxan ka baqa in aan guursan saa nimankiba ma aamini karey😅😅😂🤣🤣🤣 hadane saaxibadii bey imaaday marka qofne haku kalsoonaani waaye ar mahad sanid xbti inow sow badi rabi haku xafido
Hodane sheywalba oo Dil lagugestay book baan kuqortaa Qisoyinkaga waxyabba badan kafa iide
Subxaanallh ilaahw sxb xun ha inoo doorin midakle hodany isku mid aan nahy hadii la inabo qosol iska daaye carro darteed waan gariiraa hadalku xittaa igama so baxaayo ciil iyo caro darteed ilinta ma ceshan karo wllh
Keep going sister hodan 😍😍😍
Wan sugayay lkn 9 saac markey talay ayan ku so garay m.a wlshy shaqo wcn❤
Magaciisu waa cabdul caziiz no soo samey video gaas abyo tagerahada kamid ah plz
Asc hodan waxan ku jeccelahay illahe dartis from sacuudiga👍
Hodan cadey thanks