WADAMO İSKU DAYEY Sİ QARSOODİ İN AY NUKLİYEER KU SAMEYSTAAN?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 окт 2024
  • Channel-kani ANNAGA PRODUCTİON waa chanelka ugu wayn ee bahda Annaga Media, Waxaan kusoo gudbinaa Chanelkani mowduucyada kala ah;
    1-Science-ka
    2-Poltical Analysis and strategy (Si joogta ah)
    3-Diinta İyo Sayniska (Burburinta Shubhooyinka Sayniska).
    4-Psychology
    5-Tafsiirka Quraanka oo Afsomali keliya ah.
    Mowduucyadani iyaga oo xagalo kala duwan, Ayaad Chanelkani ku daawan doontaa. Si joogta ah ayaadna Chanelkani muuqaal ugala soo socon kartaaa, Haddii aad tahay qof daneeya mowduucyadani waxaa uu kanaalkani uu muuqdaa mid aad wax badan ka faa'idi doontid.
    Waxaad siddoo kale aad nagala soo xiriir kartaa; www.facebook.c...

Комментарии • 35

  • @siyaadaadan1423
    @siyaadaadan1423 8 месяцев назад +6

    Golden voice ❤❤❤

  • @jabutimohaa
    @jabutimohaa 8 месяцев назад +3

    manshaallaah professor ❤❤❤❤❤

  • @engabdihussein7596
    @engabdihussein7596 8 месяцев назад +1

    Thanks Annaga production.

  • @CaamirQandac
    @CaamirQandac 8 месяцев назад

    Thanks wll masha'alah ❤

  • @abdallakuusoow2811
    @abdallakuusoow2811 8 месяцев назад

    Warbixin ficanbaa na siisey Saaka Ustaad ❤ wararka history ga Caalamka Aad ii Aad ayaa u xiiseeya runti Wan jaceylahy ❤

  • @caraxmanaxmedmuxumed6957
    @caraxmanaxmedmuxumed6957 8 месяцев назад

    thanks

  • @hassenabdullahi6487
    @hassenabdullahi6487 8 месяцев назад +1

    Anag production ❤

  • @abdiabdul6141
    @abdiabdul6141 8 месяцев назад

    very intresting

  • @aaminahmed-e7d
    @aaminahmed-e7d 8 месяцев назад +2

    pro su aal ayaan qabaa wxaan ahey ardey kujiro hight school oo USA ah wax barashada somalida marka lo eego maadada (historyga)
    waxey kahadleysaa 80% taariikh gaalo halka USA ey historygeeda kaga shekeyso dakeeda 90% iyo tarikh galo wax muslima 3% ayaa arkeysaah! mahadsanid

  • @Muscabchenal
    @Muscabchenal 8 месяцев назад +1

    Nabiga kusali scw❤

  • @asadorg881
    @asadorg881 8 месяцев назад +4

    Dadna korey uSocdaan Dadna hoos 😢🇸🇴

    • @Amiiraisaaq-q2x
      @Amiiraisaaq-q2x 7 месяцев назад +1

      Somalida qabiil ayaa hlka dhigay dad iyagu is cunaya horamar gaadhi mayan

  • @aishahassan9
    @aishahassan9 8 месяцев назад

    Mucaaradkii rushka ee navalni todobadkan gudihiisa vedio kasoo samee ustaad

  • @rooti_
    @rooti_ 8 месяцев назад

    Wall like isaar Fadlan ❤

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct 8 месяцев назад

    Macnaha sababta dhabta ah sadam iyo qadaafi udhinten wanuklerka ayqarsodiga damcen inaykusamaystan miya? waxakalena washarlogaliyay

  • @budulchannel8368
    @budulchannel8368 8 месяцев назад

    the dark web lesson kahadal ustaad

  • @hodanadan7255
    @hodanadan7255 8 месяцев назад +1

    Asc hadiilaga ilaalinaayo nugnerka wadamada muslimiinta ah sideey usameesteen bagistaan barnaamij nooga soosamey

  • @alihaji6604
    @alihaji6604 8 месяцев назад

    South Africa iyo Libya waa u isticmaalan korontada nuclier
    korontada France waa nuclier ogoow

  • @yasiin-guray
    @yasiin-guray 8 месяцев назад

    Mahadsanid c/rishiid lakiin turkey qorshaha nuclear uu waday xage ayuu maraya walaal ?
    Somalia waxa taala ciidada lagu bacarimiyo nuclearka goorma ayay Awood u yeelan doonta in ay samaysato ?

  • @Muscabchenal
    @Muscabchenal 8 месяцев назад

    Sadaam xuseen kasoo hadal

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct 8 месяцев назад

    Hadaycadaw leyihiin anuogolayn maxayugadhisten mel laburburinkaro owerarka cadawgu sogaro sida iiran buraha iyo lakabyada dhulka maykahosmariyan

  • @DaudBashir-rb5ol
    @DaudBashir-rb5ol 8 месяцев назад

    Rafah kasoo hadal wlal❤

  • @AbdiweliMuhumed-ej5qq
    @AbdiweliMuhumed-ej5qq 8 месяцев назад +1

    Iran way leedahay wana sawabta looga leexdo in lagu degdego

  • @AbdibasidGarad-jn1ty
    @AbdibasidGarad-jn1ty 8 месяцев назад

    Dagaalka lubanan iyo Israel ee xogeysanaya mala oran karaa waa dhamaadki Israel saadaal noocee ah ayey yeelanaysa.

  • @Sayidkhaliifa
    @Sayidkhaliifa 8 месяцев назад

    Qof Muslim ah oo waliba geeriyooday markaad sawirkiisa sooqaadanaysid masuuliyad ayaa layska saaraa sawirka aad mucamar al qadaafi kasooqaadatay waan hubaa haduu arki lahaa inuusan kufarxeen dambi ayayna kugu tahay wuxuusan qofku raali ka,ahayn inaad kafaafisid ee dib isugu noqo

    •  8 месяцев назад

      Dadku waa laba nooc;
      1-Kuwo iyaga ayaa raali ka ah Camerada oo faafiya.
      2-Kuwana si qarsoodi ah ayaa looga soo sawiraaa. Siddaasi darteed qof madaxweyne ah sawirkiisa oo Public ah looma baahno in fasax laga soo qaato.

  • @MaxamedCabdi-pm7hw
    @MaxamedCabdi-pm7hw 8 месяцев назад +1

    Pakistan way leedahay nuclear

  • @tersoopraya2321
    @tersoopraya2321 8 месяцев назад

    King Sadam Hussain King Sadam Hussain King Sadam Hussain King
    Asiga Ahaa Nugleerka ???? Right ✅️ ↔️ 👉 Geesiga Carabta??? Allah Unaxristo King Sadam Hussain King

  • @WadayHore
    @WadayHore 8 месяцев назад

    Waligeed iran lama duqeeeyn karo

  • @MaxamedXasan-w3u
    @MaxamedXasan-w3u 8 месяцев назад

    Second comment 😂

  • @khalifbulle4194
    @khalifbulle4194 8 месяцев назад

    Thanks

  • @MaxamedXasan-w3u
    @MaxamedXasan-w3u 8 месяцев назад

    Second comment 😂