waligodba benta iyo bara bagandada way yaqanan wayna ka mushtaran re muqdisho Axmed SE wa nin wadada oo dinle Bentana ma yaqano Wana ka xaram Sida ilamkuba uxarimay oo uusan qofka muslimka ahi Ben ushegin...
Asc ma sha alaha wlkn abdulahi balwan mw jubland ahmed madobe wa geesi libax landheere ciidanki la dhahay ahmed madobe bey ka so gosatan wa been kuwi shaley doonaya ku socdey oo mar hore xamar laga ganey waya umada been ushegayan wlkn abdulahi balwan mw jubland mw jubland ahmed madobe wu fasaxey ciidanki jubland mar dhawo waxad maqlidontan war ku farxo raskaboni gacanta jubland bey sogal sas ogo wlkn abdulahi balwan mw jubland ahmed madobe wa geesi libax landheere ah calama sarka nw jubland ahmed madobe calama sarkisa wa lo bdiyar garobey sas ogo
dhinca kalana ninka isku kalsoon ma hadal badna tan labaad ciidamo hada la geeyey mayaa ciidankii gobalka soo dhaweyneysa mise ciidanka gobalka ayaa wax soo dhaweya sidee nin gurigiisa ugu soo dhaweysaa xasan hare ayuu u hadal badnaa saga iyo kan u hadlaya midna ma rumeysan kartid xasan culimadii ayuu lacag siinayaa oo fadwoonaaya waa ibliiskii cirka ilaahey ka soo tuurey
Kkkkkkkk been baa ciidan niyad adag leh lagu jabin karaa waa sheeko baraaley aan sal iyo baal lahayn, waa abur ama xumbo si degdega u dhaca, u gura, oo u baaba'a , ( xeeladii dagaal ee dagiiran iyo bakeylo ). Balwo iyo been badani faaiido waarta ma laha , C. Balwaanow. Waxaa ila habbooneed in aad tiraahdid : " Mukulaal minankeeda joogto miciyo libaax bay leedahay e madaxda maamulka DFS taa ha ogaadaano.
Qurba joogta. Baa beeta Xassan munaafaq run umalaynaysa.
Wa sx balwan tasi ana marqati ka ah wn ogahy mahdsanid sxb balwan
Balwaanow harti duco iyo karaamaba waa ku duldhignay guuleyso Nuur calaa Nuur geesi qaran baa tahay ifkana Nuur akhirona jano inshaa aĺaah
My bro balwaan tallo iyo fikriid wanagsaan somali waa sii saa balse awway ummadda maskax leh kuu fahmo
Maansha Alaah tabaarkalaah ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️👍👍👑
Walaal mahadsanid waa tala muhim ah
waligodba benta iyo bara bagandada way yaqanan
wayna ka mushtaran re muqdisho
Axmed SE wa nin wadada oo dinle
Bentana ma yaqano Wana ka xaram
Sida ilamkuba uxarimay oo uusan qofka muslimka ahi Ben ushegin...
Asc ma sha alaha wlkn abdulahi balwan mw jubland ahmed madobe wa geesi libax landheere ciidanki la dhahay ahmed madobe bey ka so gosatan wa been kuwi shaley doonaya ku socdey oo mar hore xamar laga ganey waya umada been ushegayan wlkn abdulahi balwan mw jubland mw jubland ahmed madobe wu fasaxey ciidanki jubland mar dhawo waxad maqlidontan war ku farxo raskaboni gacanta jubland bey sogal sas ogo wlkn abdulahi balwan mw jubland ahmed madobe wa geesi libax landheere ah calama sarka nw jubland ahmed madobe calama sarkisa wa lo bdiyar garobey sas ogo
Good job 👍
Kulanti Wacan oo wanaagsan mahadsanid guuleyso wll ❤
Waa runtaa Balwaan ❤❤❤❤
Wariyaa Hooy Arintaa Jubbaland Kafiirso Lugaha dhiiqa halagalin Hadalkaaga Benta ahna Kontorool Xasan Dhiiqo mucarad ayaan ku ahay jubbaland waa in laga xureyaa A.madobe
walal balwaan waa wariye madax banan cadaalad buuna kahadlaa mida kle waarun saxafada iska hagaajiya
Ciidamo Mahan wa maryo calas
Kkkkkk
😂😂😂😂😂😂Mahadsanidiin
Balance waa rutaa fadlan isoowac aniga ayaa saaka ka,imid kudhaa wixii kiyamboni kajira..Aniga Kuusheegaya
Iyadoo. Dhab. Ah
Xasan munnaafaq maalintii uuw fuulay kusiga markii labaad shacabka waxuuw u shidayaa muusig been ah koow soomaali heshiis ah dunidana la hashiisa waa beenoowday tii labaad shabaab ayaan la dagaalameenaa waa beenoowday tan seddexaad musuqmaasuq ayaan la dagaalamayaa waa beenowda tan afraad dastuurkii buu laalay wakaa booliskii iyo xildhibaanadii sanka iska jabinaaya tan shanaad koofur galbeed ayuuw weerar ku ahaa waa dhicisoway budlaan. 24 saac ayaan ku buburinayaa waa beenowday haddeer jubulaan ayuuw leeyahay waa weerarayaa waa beentii kuma dhaco waa iska hadlay xasan xumoow weeyna beenoobi doontaa
ASC balwan xaqiqda ayad ogtahay
C Laahi balwaanow lama arag dowlad been sheegta ama yuutuubleya waa mucjiso iyo ceeb somaaliya magaceedi ku.dhacday
Sirbaad fakisay balwaan kkk dumaashi
waxaad shegeyso waxrun ah hanoqdeno brother balwaan good job
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
wa runta
Saaxibayaal subscribe like 300k gaadhsiya
Asc man sha alh
Niyad jabimaayan waa ogyihiin runta
Hashii geelada kalunto sida balwaan owr islameed ayaa dhexda ku wasto
Hassan sheekh baa ka dalbaday abiye Ahmed ciidama u soo qabto ahmed madoobe
😂😂😂😂😂 asaga ma ka cabsaday mise wuu awoodi waaye inuu so qabto
Dadka ha isku dirin soomaaliyeed
Hassan Munaafaq iyo Xamze Marxuum Ayaka Noolasha kusoqabanenaa
Nin la ilaawi karo ma tihid balwaan halgankii laascaanod abaalkas reer ssc wey kuu hayan
dhinca kalana ninka isku kalsoon ma hadal badna tan labaad ciidamo hada la geeyey mayaa ciidankii gobalka soo dhaweyneysa mise ciidanka gobalka ayaa wax soo dhaweya sidee nin gurigiisa ugu soo dhaweysaa xasan hare ayuu u hadal badnaa saga iyo kan u hadlaya midna ma rumeysan kartid xasan culimadii ayuu lacag siinayaa oo fadwoonaaya waa ibliiskii cirka ilaahey ka soo tuurey
Asc wll
Axmad madobe maxu cadowgisa janiska u ogu ogoladay
Waa 30kii ay hubka iska dhagay oo dagalka rabiin
Balwaanow wixii ka sheego waxlee kajiro sababtoo ah adiga hada garaneyn ragbaa ciidanka wajigooda yaqaan walaalow adeerkeena waxbadan baa kaqaldan madaxda youtubeka wey daawadaan marhora ayay hawaabi lahayeen lkn dhiira geli bal iney wax iska badalaan
MARKA JUBALAN WAA INAY SAXAAFADA LACAG U QAYBISO
Wll waa shacab qoryo loo dhiibay riwaayad lagu jilaayo
😂😂😂
taleefonkey igu dhegeysteen aaa yaaa ku yaqaano
Balwano Anago Kumadaha Kenya Aya Niyatjan Kosogon
Balwaanow jubaland ciidamo adag bay lahayd arga gax laguugu rid been lay baafinayan
Hhhhhh
Asc.war.balwaanoow.cayayaanka.baraha.bulshada..farmaajo.ayaa.waxkutariwaayay.war.malafadaayo.al.sayid.ax.madoobe.waa.laandheeere.hadiiaayjirto.ciidanka.goostay..mabaloobaahno.layuu.booliskii.ugubadnaa.ayaabasoodhaqaaqay.haubaqan.madoobe😂
hhhh
serbeeb miyaaa axmed madoobe waxba kama heleysit ee sidaan ku shaqeey
Adigu madilaal badtahay
Sax
cllahi warbentu soti cadablagugalimayo
Saxb kamirada iska sax wijigada wax baa ku furan
Hoyida was benale ilahey ka furto waxena wa itus o itabsi ada ersaqda mel xun ka gashey fadral gul
Dadka adiga run kusoo raadsaday ayaa ciil qabo
War bad nuu waxa mataro
Waasax .xasan munafaqa intu
Ciyalki lacag siyu been.wadan
Waan fahanay hada😂😂😂
Kkkkkkkk been baa ciidan niyad adag leh lagu jabin karaa waa sheeko baraaley aan sal iyo baal lahayn, waa abur ama xumbo si degdega u dhaca, u gura, oo u baaba'a , ( xeeladii dagaal ee dagiiran iyo bakeylo ). Balwo iyo been badani faaiido waarta ma laha , C. Balwaanow. Waxaa ila habbooneed in aad tiraahdid : " Mukulaal minankeeda joogto miciyo libaax bay leedahay e madaxda maamulka DFS taa ha ogaadaano.
Athigu Waxad no sheegso run miya mise wa been.?
Axmed mathobe been kale ha sheego ayad lethahay.?
Wakaas waa been