WAX UU UBAHNAA AYAAN GIFT UGA DHIGAY UUKU FARXAY ASAD🥰

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 фев 2025

Комментарии • 753

  • @AbdallaHalazi-l2i
    @AbdallaHalazi-l2i 16 дней назад +413

    Gabadhan yar maskaxda ku jeclahay qofkii abaal ugala ama wanaag inyar usameeyo ma ilowdo waa sababta umada dhan qalbigooda alle jacayl ugu beeray

    • @Deeqow861
      @Deeqow861 15 дней назад +12

      Sababta waxy sxb lanoqoty groupkan marky kusoo biirtey koko buule oo ah gabdha ugu qalbiga fcn team27 waad ogeyd asad 1 sano kadib hadiyad in ay ukeenty misna ay wakhti la qaadaty waana sababta ay asad very closs ugu noqoty koko buulle

    • @nuuraaadan
      @nuuraaadan 15 дней назад +3

      exactly ❤

    • @Akim_1794
      @Akim_1794 15 дней назад +7

      Yes Guulo Intaa Ka Badan Insha Allah❤

    • @Fatizara-l8r
      @Fatizara-l8r 15 дней назад +9

      ​@@Deeqow861ayadaa wanga udhalatay inanta yar ee koko waxay ugu sababtahay malaha wllo koko oo asad gifukenesay wali ma arag ,ee fans koko wn nahay lkn dadka wanagoda ay garka uleyihiin Dusha ha usaarin,samiya miskinimada waa udabecda iyo dacadnimada

    • @adenamiiroali303
      @adenamiiroali303 15 дней назад +3

      Maasha-Allaah tabaaraka-Allaah ❤❤❤❤❤❤❤.

  • @CabdiXasan-h5f
    @CabdiXasan-h5f 16 дней назад +299

    Wax ku faraxdo ilaah haku sahlo wax waliba niyidaada ku jiro alle haku siiyo ilmo baari ah alle haku siiyo hadaa love ii saarto❤

  • @AbdifitaaxMohamed-110
    @AbdifitaaxMohamed-110 15 дней назад +77

    Naxariisti oo qofa waye gabdhan wlhi ninke xaas u noqodaa bqorad bohelay wlhi alle haku xafido walashey❤

  • @Nalka-T27
    @Nalka-T27 16 дней назад +169

    ilaahayoow asad lugihiisa usoo celi🤲❤️

  • @khadracabdulahi6574
    @khadracabdulahi6574 15 дней назад +114

    Wlhi wn ilmeyay alle rabbiyow si qalbiyaan ku weydisty ligiisi uso celi yaa rabbi isaaga inta la midka ahba allow uso celi anaaga ha naaga qadin

  • @Amalmaxamad-mu4rx
    @Amalmaxamad-mu4rx 15 дней назад +41

    Asad farxadiisa 😢waala farxay caawa saamia gift asad caawinaya ayay ukeenty masha allh qalbi saafi
    Caqli badan ❤ku jeclhy wlshy samia saa asad ooga farxisay allh kaaga farxiyo

  • @Qadiija.abuukar.1
    @Qadiija.abuukar.1 16 дней назад +61

    M.a asad waa qofki meshan kuso garsiyey in kabadan uu uqalma caawana waad kafarxisay ma. SamiA❤❤🎉❤🎉❤

  • @houskeymattanmanchaftyoutu29
    @houskeymattanmanchaftyoutu29 16 дней назад +66

    Samiya ahmed aqliga ku jeclahay iyo markastee siday u fikirto gabaydaa yaar waaa maskax buuxdaa allaha barakeyo

  • @user-kv8uy4fp7nhhhhh
    @user-kv8uy4fp7nhhhhh 16 дней назад +111

    Allla SaaMiYoooYyyy wllhi waan Murugoooday😢😢 ApaayooY adigana ilaahay Fikrdaaada hakuu siyaaadsho😢😢😢

    • @LaylaCabdiraxman
      @LaylaCabdiraxman 15 дней назад +5

      Haa wlhia caqli leyy waaye alle ha deysto saam❤😮

    • @ashaomar6719
      @ashaomar6719 15 дней назад +1

      Jahilnimada iska dhaafa markaad wax cuntid cab kulahaa.😢 Energy drinks dad badhan ayaa wadnaha ku istaagay. Caruurteyda edadhooda ayaa heart attack ku dhacay kaas ey cabbi jirtay hadda battery aa ugu jiro. Daqtarka waa ka waaniyay afka ma saarto.😢😢😢

    • @Fatuush11
      @Fatuush11 14 дней назад

      @@ashaomar6719ba,Ayy naxdin igu ridy abayo mxaa tiri energy wadno xnun laga qaada hogayy sida biyaha cml u cabaa 😢

  • @BushraahmetCarab
    @BushraahmetCarab 15 дней назад +90

    m.a samia caqligaga io garashadada ilahy hakuu siyaado walhi farxad darteed ilma iga timid😢asad farxdiisa waa jecelnhy ilahy adigana hakaa farxiyo abyo ❤

  • @nimcoibrahim4910
    @nimcoibrahim4910 16 дней назад +49

    Saamiya dhagaha kuwa madowna sowma haystid luuliita mid sii ku dhihi laha mnshlaah labista tana ku qurux badantahay kuwa aan muuqan ee dibnaha u eg marso hno qurux waaye Alla tan yar caqli badana ma jiro qof sidaa u fikiraya oo waxasa Jira I dhahay Alle caqliga haku barakeeyo hno saamiya❤🎉

  • @Teamceyda-f7q
    @Teamceyda-f7q 16 дней назад +62

    Dunida masoo marin ruux ka qayr badan nabigen maxamed scw scw scw scw scw ❤❤❤

  • @Queenamo-v5u
    @Queenamo-v5u 15 дней назад +12

    Videoga asad abayo dadki adile wxku shegayan ka qado oo surwaalka iska dhaf beri carurtada dawanaysa wiilasha kula dhashay xita sharftoda ilaali sida ladan & kiki ba way iska didiiden adna goono xidho ama iska cencel gamekas illahay ado waynenaya qof ina qanciso wxaka wayn ta ILLAHAY ❤❤❤❤

  • @Ducaysan-c9i
    @Ducaysan-c9i 15 дней назад +16

    Ilaahay hakaa farxiyo saamiyaay waan ku farxay sidaad asad uga farxisay❤

  • @MunaQurux-lr3zt
    @MunaQurux-lr3zt 16 дней назад +44

    Mhdsnid samia qof qlbi furan mshallh asad wuxu rabay wa u kenty❤❤❤

  • @Anta_47
    @Anta_47 16 дней назад +33

    Uma maleynayo in saliga nabiga la dhaafi doon0 scw scw❤❤

  • @HoothoArap
    @HoothoArap 15 дней назад +19

    Dadka ugu fican addunka waa kuwa aan ilaawin abaalka loo galay❤
    Wllhie waa gabadh fican samia maskaxada kugu jeclaatay❤

  • @Burco_bila
    @Burco_bila 15 дней назад +11

    Samia garaad badan meel dheer bad ka fekertay waxgarad ba tahy ilahy caqliga haku barakeeyo wllkeen Asadna ilahy lugihiisa Oo cafimad qaba ha uso celiyo Mashallah tabarakallah aduunka qof adoon wax usheegan ku fahmaya ugu ficn 😢🥺

  • @mohamedabdullahinoormohash7614
    @mohamedabdullahinoormohash7614 15 дней назад +21

    Thanks samia qali waxa kasimacan garashada at garatay walalka waxu ubahanyahay ❤ walahi anigo kujecla ayan kusi jecladay walashey mcn ❤

  • @Queensuniira-t2l
    @Queensuniira-t2l 16 дней назад +37

    M.a samia wax garad ayad tahay ilahey aqliga hakuu barakeeyoooo🤲❤🥰

  • @SafiyoMohmed
    @SafiyoMohmed 16 дней назад +33

    Samiya qurux xafadeena dhan waa lagaa jcl yhy samkoo Allah ku daayo mcnyyy 🎉🎉🎉

  • @ramlakaise9188
    @ramlakaise9188 16 дней назад +60

    Intii aan vedio arkayey team 27 intii dad arkayey wlhi blhi tlhi isthe best person saamiya wlhi say uga fekerayso iyo halkay kafekertay kern mnsha allah ilaahow abaalkaaga jano kadhig wll dareenkeedu waacajiib😢😢😢😢😢😢

    • @Ayaney-e4g
      @Ayaney-e4g 15 дней назад +2

      Haa wlhi damiirkeda iyo caqligeeda caadi maaha tan yari💕masha allah

  • @BishaaroAbdirahman-c5h
    @BishaaroAbdirahman-c5h 16 дней назад +24

    Samiya caqliga ku jeclhyy wllhi m.a wllhi waa boqorad yar nasab sabta aa u jecllahyy waa tan samiyaa❤qalbi wanag ma ilowdoh qofki abaal u galaaa❤

  • @FatimaCaday
    @FatimaCaday 15 дней назад +36

    Maasha allah saamiyo wa gabar fcn abaal leh wllhi into asad ufuray youtube wiil iyo gabar ba saamiyo wax lamida ma arkin saamiyo ayaa u fcn wllhi saamiyo guuleeso abaayo qalbi wanaage ❤❤❤😊😊😊😊😊😊

  • @AfnaanOsman
    @AfnaanOsman 16 дней назад +42

    Samia abyo dar Alle iskaaga kaa jeclahay noolaaw xppti 🎉❤😊

  • @CbdikriimMaxedSulayman
    @CbdikriimMaxedSulayman 15 дней назад +11

    Qofka waxo said ugubahanyahay marko helo darenkisa ilmo cml iskubadala wllhi😢❤

  • @abdullahimahad447
    @abdullahimahad447 16 дней назад +22

    Samiya waa waa jeceshhy wllahy sida ay uga fikirayso ka wrn msha alalh

  • @mss_Ziya
    @mss_Ziya 16 дней назад +55

    Samia ma xanunsan thy qlbi zaid ba,ucatowdy wajiga ❤

    • @SagalCismaan-b5u
      @SagalCismaan-b5u 16 дней назад +3

      ❤❤❤❤😢 7:14

    • @Fartuun123
      @Fartuun123 16 дней назад +5

      Dhafarka wye umalena hawenadan dhafrtay

    • @mss_Ziya
      @mss_Ziya 15 дней назад

      Sas umaleyna wayahn wey kasii dareysa laf inee noqota ka cabsanayabo😂​@@Fartuun123

    • @Deeqow861
      @Deeqow861 15 дней назад +3

      Jaceyl baa hayo dee reer awdal waa dad jaceylka lanoolba

    • @AbdallaHalazi-l2i
      @AbdallaHalazi-l2i 15 дней назад +4

      Dhafarka weeeye go'aana wey ka qaadatay inay iska deyso siday video ga ku sheegtay

  • @AliHussien-y5e
    @AliHussien-y5e 15 дней назад +6

    Masha allah wlhy qofku dadka inuu fahmo way fiicanthy Allah hakaa abaal mariyo samia waan ku jeclht ❤❤😊

  • @zahrahiireey2002
    @zahrahiireey2002 15 дней назад +10

    Wlh ilin baa iga imaatay😢😢samia qalbigeeena aaa taaabatay😢😭war gabartaaan 1m ku tuura yaakhey😢

  • @hassansantos7924
    @hassansantos7924 16 дней назад +136

    Samia 700k coming soon insha Allah 🎉

  • @Msskavya9139
    @Msskavya9139 15 дней назад +13

    Msha alH samia Wacaneey hamblyo wlal wlhi wn ilmeeyey sidad asad uguso garatay wxa yare anfacaya😢❤

  • @HodanabuukaraliHodanabuukarali
    @HodanabuukaraliHodanabuukarali 16 дней назад +11

    Saaas ayn krpaa dhaqsi seexo no dhfar mhadsanid❤samia is the winner❤tda klena waad ku mhasan thy sda wllkaaga asad ugu frxisey❤dad bdan oo fhmiwaayeen❤ayaad si dhaqsi bdan ufahantey mar 3aad mhadsanid ❤guuleeso

  • @Fartuun123
    @Fartuun123 16 дней назад +21

    Samia ahmed wlhi ani cml wye qufka aso hadlin baa ka aqrisanaaya wax u rabana wa ukeena hda awoodo m.a Samia allh Haku xafido naxariistiyo quf ah😊😊 m a

  • @LaylaCabdiraxman
    @LaylaCabdiraxman 16 дней назад +11

    Samia Ahmet ma . La jecleydeyda sad uga farxiseyy asad weliba waxa must uahaa ugu geysers wu gadan karyey lkn kumaso dicing ada ugartyy yariisteydii caqliga kugu jeclhyy hore usoco keep forward 700k coming soon❤❤

  • @farxiyomaxamud4885
    @farxiyomaxamud4885 15 дней назад +5

    Asad waa kujecelahy❤walaal qaaliya saamiya waadku mahadsantahay sidaa walaalkaa uga fartay maashaa alaah

  • @ajwaabdulqaadirajwa1648
    @ajwaabdulqaadirajwa1648 15 дней назад +6

    Mashallah wlhi samiya gabar yar oo maskax badn wye asad see uga fikireyso ilahay haku deesto abyo mcn ❤

  • @ramlakaise9188
    @ramlakaise9188 16 дней назад +37

    Samiya arintan darteeda 1 million aan kugayno mnsha allah

    • @Abdoo-ck
      @Abdoo-ck 15 дней назад

      😂😂😂

  • @BileBaari-k1g
    @BileBaari-k1g 15 дней назад +3

    Asad waa ug tahay abaal inoo kuu galay waana dareentay asad inoo wax ubaahan yahay wax caawinkara marka qufka maqan yahay asad waa wax yar ka agtaada ka ayahy lakn wax weyn waaye saa ugu farxisay adiganah dadkaa farxiyo hakuu sahlo abaayo😢😢😢

  • @كميلةعبدالرحمن
    @كميلةعبدالرحمن 15 дней назад +6

    Samia qruxbdan marwalba Asad farxadisa wa jcelnahy ❤

  • @NajlaDayib-rk1gw
    @NajlaDayib-rk1gw 15 дней назад +5

    Wan kugu farxay abayo hadyada aad Asad uu soo gaday aad bad uu mahadsantahay abayo ❤❤❤❤

  • @maryaninamagan6960
    @maryaninamagan6960 15 дней назад +7

    M.a samiya waxa tahy qof gaqaan abaalka logaly dadku. Way ilaawan qofkii abaal ugalo ❤😊 thanks 😊 bro 🙏 asad

  • @MohamedAbdukadir-f8c
    @MohamedAbdukadir-f8c 15 дней назад +4

    Ku sali nabiga scw xaalad walba oo aad ku jirto ❤❤❤❤❤❤

  • @LaylaCabdiraxman
    @LaylaCabdiraxman 15 дней назад +12

    Samia yadeena aby9 guushada wn jeclnhyy ee marksta oo ad wAX GAADHO ama aad guleystaba alxm dheh ilhy umahad naq cwa gamka asad markd baxdeey san unaxyle😢❤

  • @hodoabib5423
    @hodoabib5423 16 дней назад +9

    m.a samia waa wada maskax ilaahey caqliga haku barakeeyo Asad wadka duceysayee ❤

  • @AbdirahmaanAwoowe
    @AbdirahmaanAwoowe 15 дней назад +19

    Gabadha caqligeeda masha allah uraaciya ani idin madhaline🙄🙄😂😂

  • @CabdirshiidMaxamed
    @CabdirshiidMaxamed 16 дней назад +8

    congratulations 🎊
    keep going samia ahmed 🥰🥰
    come soon 700k 🎉🎉🎉
    Ku sali nabi maxamed scw ❤❤

  • @NasiaNaskule-t5i
    @NasiaNaskule-t5i 15 дней назад +12

    Walh samia you make me cry today 😢😢caring girl masha Allah and you think alot for Asad keep going in sha Allah ❤❤❤

  • @naimadaahir1416
    @naimadaahir1416 15 дней назад +6

    Asad cod kiisa iyo daren kiisaba waa is dabalay wlhi wuu cishoday ilahow laxad kiisa udhamaystir wllkay asad Ahmed hajio guulayso wll qalbi nadiifa taheee😢❤

  • @nasteexoxaaji5141
    @nasteexoxaaji5141 15 дней назад +5

    M.a xpptii wlhi asad kaliya kamadan farxin xaqiiqdii caqliga io garashadu Allow kuu ziyaadi 🤲🤲🤲❤❤

  • @Fatimah-v2o4d
    @Fatimah-v2o4d 16 дней назад +9

    Masha Allah walhi samiyo wey u filirtay ilahey haku xafido abyo wax wanagsan ayad u kentay walken asad ilahey laxadkaga hakuso celiyo abowe 🤲🤲🤲🤲❤❤❤❤❤

  • @mohamedosman2819
    @mohamedosman2819 15 дней назад +6

    Masha allah samia yar alle caqliga ha ku siyadiyo badana dadka alle laxadkooda u dhamays tirin waxay jecel yihiin qofka bara oo ka cawiya waxyabaha yaryar inanay cid ugu bahan cawinteeda... waxayna ugu neceb yihin oo ay ka niyad jabaan qofka mar walba wuxuu qabsan karo xitaa in ay u qabtaan jecel iyagoo u naxariisanayaa .. masha allah alle wlal laxadkaaga ha ku so celiyo qof qalbi wanagsan bad tahaye.🤲🤲

  • @safiyojeele7311
    @safiyojeele7311 15 дней назад +4

    2024 Saaxiibka ugu wanagsan e u asad bartay waa saamiya wlhi sey u caawiso walal bey u noqotay
    Anagana saamiyo baranay sanadkaas 🤴🤴🤴❤boqorada ❤

  • @InmancaliImana
    @InmancaliImana 15 дней назад +8

    Samiya cadey wanaagi ooqof ah m.a❤❤❤ wll asad wala farxy hadiyadas ani xita m.a❤

  • @Safio-l6s
    @Safio-l6s 15 дней назад +5

    M.a farxadisa waa farxadeena sido kle muragadiisa waa murugadeena idin mawaayo dadkaygiyow nolol haday jirto i.a waa kulmeenaa❤❤❤❤❤

  • @AliHussien-y5e
    @AliHussien-y5e 15 дней назад +4

    Samia waxan kaloo jeclaan lahaa inaad hooyadaa u dhiibto maadama oo aad hore u sheegtay inay tahy qof wayn❤

  • @peacenharmony2034
    @peacenharmony2034 16 дней назад +7

    Qalbi wanaaga la sheegayo waa kan qof dadka kale dareemayo oo ka fikiraayo

  • @warsanmohamud8765
    @warsanmohamud8765 16 дней назад +9

    Samiya ❤❤❤ waxaad tahay qof waxgarah keeping forward my sister

  • @fahiimaahmez8391
    @fahiimaahmez8391 16 дней назад +8

    Samia qurux qalbi wangey kuma qasarin tageradada ❤love you nolow

  • @SabirinAbdikarin
    @SabirinAbdikarin 15 дней назад +7

    Samiyo caqliga alaha kuubara keeyo walashay qaali zaa asad uga farxisay alaha kaaga farxiyi

  • @saharwafa7539
    @saharwafa7539 15 дней назад +7

    Maasha Allaah aad ayaa u maskax badantahay allaha kuu daayo aqligaaga.

  • @maxamedaxmed6374
    @maxamedaxmed6374 15 дней назад +5

    Samia wxd tahey wax Garrad, wxd tahey Qofkii ugu Horeeyey Ee Team 27 Ee Had iyo Jeer Jecel iney Macalinkeeda U Mahad Celliso, Assadna wuu U Qalma Waayo isna RUclipsrka Jecel inu Dhalintiisa soo saaro

  • @afnaanmohamed9765
    @afnaanmohamed9765 15 дней назад +4

    Masha allh samia yar waa inan yaroo fariida haday awoodi lahayd waxaan hubaa inay asad wax aan la filanayn usamayn lahayd qalbi wanaag ❤❤❤

  • @MulkiHossin
    @MulkiHossin 16 дней назад +7

    Masha Allah wall wanaagsan ayaa thy samiya guuleyso walaashey awalkaaga janada Allah ka dhigo ❤

  • @MaryanAbdi-m8f
    @MaryanAbdi-m8f 15 дней назад +6

    Gawar qalbi wangsan ba tahay walhi samiya ilahy ha ku dhafo❤💐🙈👸

  • @abdifatahahmed9908
    @abdifatahahmed9908 15 дней назад +6

    Keep on going wlshey mcn Samia Sida ad Asad oga farxisay Allah haka farxiyo wlshey❤❤

  • @Hoyadeeduroon
    @Hoyadeeduroon 16 дней назад +21

    Qalbi nadifey allow ku daa intaas wll ku jcll laga hela😢

    • @FarduusTasliim
      @FarduusTasliim 16 дней назад +4

      Amiin , haaa runtii😢

    • @Hoyadeeduroon
      @Hoyadeeduroon 16 дней назад +3

      @@FarduusTasliimha abayo garashadas dadka dhan mq wada lahan ilahiw dadka qalbiyadoda nadifka yahe no badi ya rabi😢

  • @ubahhajisahardiidubah1892
    @ubahhajisahardiidubah1892 16 дней назад +9

    Samia alle hakaa farxiyo abaayo❤

  • @AbdilahiMohamed-m3h
    @AbdilahiMohamed-m3h 15 дней назад +2

    Qalbiga ayan ma farxay wlhi. Abayo Nolosha kuma xumeyso ❤

  • @Osmanaggah
    @Osmanaggah 16 дней назад +8

    Mancha Allah si wngsn baad u Fikirtey walashey❤

  • @ridwaanibraahimmohamed
    @ridwaanibraahimmohamed 16 дней назад +6

    Man shallah allah ku xifdiyo wlle waxa ka fcnmajiro in ilagudhaho allah ku xifdiyo saad ugafakaraysid wllkaa Man allah waxa kudhiba kumatuso allah ku xifdiyo wllo qali

  • @hafsamohamed4339
    @hafsamohamed4339 15 дней назад +4

    Masha’Allah walahi samia waa wax garad noloshu kuma xumayso huuno qaali 👏❤️

  • @nimcoheegoofficial8846
    @nimcoheegoofficial8846 15 дней назад +5

    Samiya wlhi way caqli badantahay waana qof aad u wanagsan

  • @HibaaqMawliid-g4r
    @HibaaqMawliid-g4r 16 дней назад +8

    Ilaaahay aqliga ha kuu barakeeyo wllshy saaamiya ahmed

  • @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
    @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 16 дней назад +9

    Saam qof xush mad badan gulayso acant wait 700k❤🎉

  • @ZamzamTusuf
    @ZamzamTusuf 15 дней назад +1

    Mashallh qalbi xab xab samiya ilahy haku sharfo walhi huno wad naga farxisy asad wa lajanka somaliyed ilahy ha cafiyo isna lugihisa isago ku socdan rajynaya asad kama kaftamo wa qof qalbi wanagsan lakin waxa cil qaba ka intu sad dadka bary kuso af celiya

  • @ifraahahmed8323
    @ifraahahmed8323 15 дней назад +2

    Maasha Allah walahi samia wa qof nasab ah oo abaal leh oo og asad wuxu u baahanyahay waa gabar aqli badan nasab Kamil ah hore soco abayo walalken asadna ilahay luguhisa ha u caafiyo 🤲🥰

  • @IfrahHassan-go1ni
    @IfrahHassan-go1ni 15 дней назад +2

    Mnsha allah abyo keep going huno walhi wan ku farxa asad ruuxi wax ukeena l..a samia axmad muxumad ❤❤🎉

  • @FardowsaSaciid-b9s
    @FardowsaSaciid-b9s 15 дней назад +4

    Maasha Allah Saamiya ilaahay caqliga hakuu barakeeyo, Mahadsanid Asad kaliya kama aadan farxinin anaga dhanaa naga farxisay ❤❤❤

  • @Fayley-p6u
    @Fayley-p6u 15 дней назад +1

    M.a samia aad bad u fakirtay thanks asad ilahay lugahisa ha uso celiyo😢

  • @qweensalonitabby-wd3fe
    @qweensalonitabby-wd3fe 15 дней назад +1

    M.a wllhi wan ilmeye runti samiya wa gabar yar hadana aqli badhan illahi hakudowro hana kuxifdhiyo asad adigana illahi cafimad xakusiyo dadkan awalka kugalayan wa wax eey adiga haarkeen hee walal illahi hakula garab jiro❤❤

  • @kiindaahir8372
    @kiindaahir8372 15 дней назад +3

    samiyo abaayo asada igu salan wallahi malintuu faraxo xitaa anoo murug san waa farax ilaahi asoo luguhiis kusocodo itusa una sheeg mar walabo oo salad tukada waa u duceey samiy iga gaar sii❤❤😢

  • @NastexaNalka-u2k
    @NastexaNalka-u2k 15 дней назад +4

    Mansha allaah waxfiicanaasameysay sida aan idin kuuguxiranahay adi iyo tii27 waligey cid ma utaageerin moobeelka markiila iisoogaday illaa hada wan idinku xiranahay marwalbo faraxsanaada walaalahey marwalbane sidan iskugarab taagnaada😊😊😊🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤🥹🥹🥹👍👍👍

  • @MuscabIid
    @MuscabIid 15 дней назад +2

    Samiyo waxa aad tahay qafta ugu kartida badan team 27❤❤

  • @najmamohammed4881
    @najmamohammed4881 16 дней назад +6

    Masha’Allah qalbi Maskaxda iyo garashadaba ilahay Hakuu barakeeyo ❤❤

  • @hamdaali9731
    @hamdaali9731 16 дней назад +6

    Mashaa aaaaallahhh smaiyoo bayoi ilhyy caligaa ilhyy hakuu siyaadiyooo..
    Asad pwee adiganaa ilhyyy hakuu cafiyoo😢❤

  • @MaryamaAbdirashid-xd4si
    @MaryamaAbdirashid-xd4si 15 дней назад +3

    Masha allah adba walhi asad oga farxisay samiyoy❤❤❤❤❤

  • @MohamedArab12
    @MohamedArab12 15 дней назад +4

    Alle hakaa farxiyo sidaa walaalkaga ugu farxisey saam

  • @xamdaali5996
    @xamdaali5996 15 дней назад +1

    mashaa Allh Alle haku xifdiyo saamiya asad wey ka farxisey duriyadu hableheedu waa gob ❤❤❤guul saamiya

  • @cabdirisaaqmaxamuud5373
    @cabdirisaaqmaxamuud5373 15 дней назад +1

    Samiya waxaa tahay gabar wanaagsan qof waxtar leh mashaa alaah

  • @NimcaanNageye
    @NimcaanNageye 16 дней назад +7

    Saa ooga farxisay ilahy hakaga farxiyo 😊

  • @hawomohamed8216
    @hawomohamed8216 15 дней назад +1

    Maasha Allah Samiya waxaa tahay qof naxariis badan ogna qofkii abaalka u galay gaaranaayo ❤much love my sister ❤

  • @hibaqahmedhibakito2159
    @hibaqahmedhibakito2159 16 дней назад +11

    Samia ahmed walashay mcn wanku jeclahy alle haku xifdiyo ❤from somaliland ❤😊

  • @scmchannel2540
    @scmchannel2540 15 дней назад +3

    Xaqiiqdii waa giftigii ugu qiimaha badnaa oo aad asad siiso gift lala simo maleh

  • @BesharoMahad
    @BesharoMahad 16 дней назад +6

    Ilahow Assad lugihisa Usoceli😢🤲

  • @FardawsadaahirDaahir
    @FardawsadaahirDaahir 15 дней назад +2

    M.nzha allh saamia caqliga io maskaxdaba alle hakuu siyaadiyo waan ku farxy wlhi wixi ugi qurxda badnaa aad usamysay asad wax la beerto dadbaa ugu wanaagzan m.n

  • @امحمزة-خ7ك8ض
    @امحمزة-خ7ك8ض 15 дней назад +3

    Maa shaa allaah maama wax fiican baad samaysay waxaa tahay qof wanaagsan

  • @Safa___475
    @Safa___475 16 дней назад +14

    M.a wax garad bad thay wlashy😊😊😊😊😊❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MOHADJ-sk7xz
    @MOHADJ-sk7xz 16 дней назад +28

    Samia huno qofki uu horay ee ku dawadaa ayan ahya kwrn

  • @SimranAbdiNor
    @SimranAbdiNor 15 дней назад +3

    M.a Samia illahy caqliga haku si siyadiyo wllken azadna illahy ha caafiyo ❤