Dagaalka Laascaanood Iyo Garaad Jaamac Garaad Cali oo ka hadlay Wararkii ugu danbeeyay

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 дек 2024

Комментарии • 248

  • @maxamedcumar9391
    @maxamedcumar9391 Год назад +8

    Garaad jaamac garaad cali waa geesi ee guulaysta Dhulbahantow hana u jabina

  • @fadumoladan
    @fadumoladan Год назад +14

    Allow kla qabooji oo u gargaar umadaada 😭
    Fitnadaasna Allow nga qabo Amin yaarabii
    Wax lagu farxo maaha ummad muslimiin ah oo is dagaalaya

  • @safiyofarah4337
    @safiyofarah4337 Год назад +18

    Filsan garaadka cayda ka daa gurigiisuu difaacanayaa nina nin ma xukumi karo ninka isaaq oo laascaanood ku dhintana waa ehelu naar walaalow gurigeega ii daa xagee loo dhaafaa

    • @naima854
      @naima854 Год назад

      Na adiga iyo garaad dhilawguba abihiiin wasa wax iska celiya wa laydin kari wayee gura dhulku wa somaliland. 😏😏😏

    • @alexwright3799
      @alexwright3799 Год назад

      Raga dhulbahnte dagaal ma rabaan qaat bey rabaan ey cunaan.

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 Год назад

      Mgaalada waxa xukuma Dhulbahntey sarkisha ciidmada waa dhulbahantey kolkaa dhulbahntey illahey buu qaxooti ka baryey

  • @nasroulusow4188
    @nasroulusow4188 Год назад +16

    Allaha ha Xafido Soomaaliya guul iyo gobamimo 🇸🇴 Inshallah!!!

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 Год назад

      nasro ulusow
      naa calanka tuura buluuga ah waa calan shaydaan oo gaaladu caabuda shaydaanka dadkii somaliyeed ee 1960 wax oqoon ah umay lahayn hawiye iska tuura oo calan kale samaysta walaahi maantaan ogaaday, shaydaankaa lagu caabudaa

    • @ajla4650
      @ajla4650 Год назад

      Been baa sheegtay faasiqad yahay beenta la ordeysa. Xagee ku aragtay dad cirka buluuga iyo xidigta caabuda oo hadda aduunka jooga. Mase taqaan taariikhda calanka sababta sidaan looga dhigay. HAWIYE! Ku te. Kuwo aan waxba kala ogeyn oo neceb hurumarka haddad aragto ha u ma leyn in dadka oo dhan aqliga la yihiin. Soo baro taariiqda iyadoo qoran ayey taal cidii sameysan 🇸🇴 iyo sababtaba.

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 Год назад

      @@ajla4650
      jaahilad baatahay ee calanka talyaanigu somaliya u sameeyay eeg horta shaydaankaa lagu caabudaa (bonnie blue flag)
      qor adigaa arki doona haygu waalan
      maalintii aanu tuuray baanu barwaaqo galay adigunaq dhibaato ayaa kuu dhan
      1960 ilaa 1990 dhibaato aaynu ku jiray
      naa calanka dad shaydaanka caabuda baa leh ee tuur talada ilaahay kaa qaad
      afrikaanku waa dad madax adag, weydii qof aad ku kalsoontahay! anigu waxaba kaama rabo, dalkayga waan ka madnoocay,

  • @bby6
    @bby6 Год назад +8

    Dulbahant and ssc people gool inshallah

  • @abdirahmanali297
    @abdirahmanali297 Год назад +7

    Garaad ama nabadoon wakii nabad ku baaqa kana shaqeeya maaha kii xabad Sita dagaalka ka shaqeeya
    (Ilaahow na waafaji wixii aad jeceshahay iyo waxaad ka raali tahay )

  • @ilhaanabdulahi9105
    @ilhaanabdulahi9105 Год назад +8

    Sax garaad guul guul 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🎉🎉🎉💯💯💯🤲🤲🤲🤲✅✅✅✅

  • @haldhaa804
    @haldhaa804 Год назад +4

    Nooloow garaad, Ilaahay haku xafido, ilaahay madayacayo qof xaq ku taagan. Ilaahayna ma xoojinayo dad xaqdaro ku taagan.
    وَاسْتَكْبَرَ هُوَ وَجُنُودُهُ فِي الأرْضِ بِغَيْرِ الْحَقِّ وَظَنُّوا أَنَّهُمْ إِلَيْنَا لا يُرْجَعُونَ ۝ فَأَخَذْنَاهُ وَجُنُودَهُ فَنَبَذْنَاهُمْ فِي الْيَمِّ فَانْظُرْ كَيْفَ كَانَ عَاقِبَةُ الظَّالِمِينَ ۝ وَجَعَلْنَاهُمْ أَئِمَّةً يَدْعُونَ إِلَى النَّارِ وَيَوْمَ الْقِيَامَةِ لا يُنْصَرُونَ ۝ وَأَتْبَعْنَاهُمْ فِي هَذِهِ الدُّنْيَا لَعْنَةً وَيَوْمَ الْقِيَامَةِ هُمْ مِنَ الْمَقْبُوحِين
    Muuse biixi waa fircoonka umadeena.

  • @hiboilix2104
    @hiboilix2104 Год назад +9

    Guuul guuul guuul garaad jaamac geesi geesi dhalay 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪

  • @alibarreh1368
    @alibarreh1368 Год назад +7

    Ilaahay ha kala qaboojiyo umaddiisa

  • @najmaladan2565
    @najmaladan2565 Год назад +6

    Guulaysta Reer SSC GUUUL GUUUL GUUUL INSHAA ALLAAH

  • @cabdallejabir4459
    @cabdallejabir4459 Год назад +6

    GUUL SSC

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 Год назад +12

    Mnsha allah garaadka hadalka runtuu ka sheegay,

  • @NurAlaaNur
    @NurAlaaNur Год назад +2

    CULAMADII SOMALILAND WEY FASHILMEEN IYAGOO U NASTEEXEYN WAAYEY EHELKOOD SNM IN AY DUULAAN GARDARADA WADA AY DADKA KA QABTAAN SH MUSTAFA & SH DIRIR WAA LA IDIINKA FADHIYAA

    • @saynabismail2646
      @saynabismail2646 Год назад

      Nabadiid ha ka xaabxaabiyo culimadayada juhulada dhulbahante uma hadlaan

    • @NurAlaaNur
      @NurAlaaNur Год назад

      @@saynabismail2646 Intaan ogahay gaarasheen & fusuq waxaa Soomaaliya keenay waa idinka & qoomul-luudnimo waxaan u magaacaabayey cilmi & aqli kama badna kuweygee in aan Soomaali tusiyo in Fiqi tolkiis ka Janna tegin. Maxaa ka hesheen Ciidamadii Qaranka ee Nuux baasto kariye JAN & HALAAG oo aysan weli Puntland & Ogadenia DDS soo gelin. See you soon sister sarartaa la is hayaa iga Wallee

  • @ahmedabdi684
    @ahmedabdi684 Год назад +5

    Ooya ooya ooya garaadka waa geesi geesi dhalay
    Qabiil xanuunsan weyaana idoorku hadaana layska celin warkale malaha
    Qabiil kuwaashay dowlad
    Guul iyo Gobonimo SSC

  • @hanasheikhdon2808
    @hanasheikhdon2808 Год назад +2

    Wariye Ku Sheega Waxa Uu Ku Hadaladii Muse Shaani & Muse Handaraab & Argagaxidiisa Afkoodii Ayuu Ku Hadlayaa??? Kan Wariye Dhexdhxaad Ah Ma Ahan??? Guul & Gobonimo Viva SSC Viva Khaatumo State Of Somalia 🇸🇴!!!❤️💯🇸🇴✊✅

  • @mohamudapdi3755
    @mohamudapdi3755 Год назад +5

    ABTIYAAL GUULAYSTA INSHA ALLAH XAQA IDIIN GARAB SIINAYA GUUL

  • @aliabdullahihassan3320
    @aliabdullahihassan3320 Год назад +7

    Garad wd iga gadan thy geesi geesi dhalay Darwiish

    • @mohamedaliahmed3419
      @mohamedaliahmed3419 Год назад

      walee waa garaad laawihiinii dabka idinku shidi lahaa waxba hay waydiin hadaanad arag isagoo muuse biixi garada hoos laalaadinaya oo leh madax weyne

  • @a.j2428
    @a.j2428 Год назад +7

    GARAAD XAQ BAAD KU TAAGANTAAHAY, DAYUUS MATIHID, TAARIIKHDAAD GELEYSAA

    • @Africa569
      @Africa569 Год назад

      Been bandanaa dadka awalba katalinayey waa dadkii laascanood udhashay dadka iskudanta yihiin baynu kamid ahaayen dad ujeedo kale wato ayaa laascanod raba inay barakiciyaan.

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 Год назад +8

    Ilaahay waa idin garab galayaa inta aad sharaftiina iyo dhulkiinaba difaysaan, meel walba caado qaate waa joogaa,lkn dhulbahante mnta waa mid insha allah guul

  • @allawaynninkiiaaminaaawoodleh.
    @allawaynninkiiaaminaaawoodleh. Год назад +8

    ILAAHAY HA BURBURIYO KUWA DHUL AYNA LAHAYN KU SOO DUULEY EE UMADA RABA INAY XOOG KU HAYSTAAN, KUWAASI WAA MOORYAANE ALLAH HA KA QABTO AAMIIN.

  • @sahraabshir1396
    @sahraabshir1396 Год назад +3

    Waa sax GaraadJaamac Ali waa guleysaneysaan insh reer sool guul iyo gobanimo

  • @samdaani
    @samdaani Год назад +4

    Catoosh wareysiga maanta xoogaa waa kaa khaldan yahay

  • @xamdaabdixakiin375
    @xamdaabdixakiin375 Год назад +2

    Guul garaad jamc garaad cali guulayso 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🥰🥰🥰

  • @HassanAli-tu8qp
    @HassanAli-tu8qp Год назад +6

    garaad Jamac garaad cali
    guulayso

  • @doug2000100
    @doug2000100 Год назад +5

    GUL IYO GOBANIMO
    ALLAH SWT HA LASCAANO

  • @farahkeinan3289
    @farahkeinan3289 Год назад +6

    waa runtaa shaa allaah waa runtaa maa shaaallaahruntaa sheegtay caafimaad aamiin aamiin mahadsanid

  • @mamasafia9907
    @mamasafia9907 Год назад +9

    Allow adiga aya awood badan leh ee cadowga ka qabo dhulbahante Alle dulmiga ma jecla dadka dulmiga wada aya ku jabaya insha allh

  • @xamsexayd2851
    @xamsexayd2851 Год назад +7

    إنا لله وإنا إليه راجعون

  • @najmaladan2565
    @najmaladan2565 Год назад +6

    ILAAHAY HA IDINKA QABTO DAALIMIINTA DHULKIINA IDINKU YIMID EE IDIN LAYNAYA ALLAHA JABIYO JABHADA SNM

    • @huda4995
      @huda4995 Год назад

      Habaar Cidi ku karima6se🤣🤣🤣🤣🤣

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 Год назад

      Najma ladan
      jabhada SNM iska dufaac hadaad xooghayso dalka yaa leh gobol bay ku leeyihiin,kaana uma ogolin ee haguuraan
      somali waa ayo somali waa somaliland intakale waa huuhaa daarood buu ku ula jeedaa soomaali,

  • @sakariyecabdi3510
    @sakariyecabdi3510 Год назад +3

    ilaahoow umadaada ukla gaagaar amin yaarabi😭

  • @degaghedi1738
    @degaghedi1738 Год назад +4

    Garaadka inkastoo mcnaha garaad aqoon waxaan waydiinayaa horta illaah haidin kala qaboojiyo lkn markii dhulbahante sanadaha badan usoo duulayeen sacad saciid oon waxba idiin dhiban smli waydnan ahayn

    • @hodanahmed2020
      @hodanahmed2020 Год назад

      Waad iska hadadhey dhulbahante weligii waa dulmanaa

  • @osmanjama8876
    @osmanjama8876 Год назад +1

    Garaad fashilmey Nabaddiid wa kow oo ColaaBurbur Dadkiisi iyo Degaankiisii ugu aDurbaan tumay Subxaan Allah

  • @khaderabdi5574
    @khaderabdi5574 Год назад +5

    Wlhi aragtideda waxa ilah ka baryaya nbd 😢

  • @nimcoyusuf5826
    @nimcoyusuf5826 Год назад +4

    Ale ha guleyo Somaliland ❤️🤍💚

    • @Barwako6
      @Barwako6 Год назад +1

      Ilhy uun ba wax inaga qaadi kara 💚🤍❤️😏

    • @ikranmohamud4789
      @ikranmohamud4789 Год назад

      Ilaahay qofna gardaro kuma guuleeyo

  • @aaminosiciid5889
    @aaminosiciid5889 Год назад +3

    Garaad Jaamac cadawgaajaban

  • @darwishka5669
    @darwishka5669 Год назад +5

    Ilma iidoor wagaashle orda aada ingiriis kii idin qabi jiray qaarna uu dhalay ssc anagaa leh

  • @farahjama6460
    @farahjama6460 Год назад +3

    Catoosh Waa dul
    Weligiisna wuxuu
    Ahaa ahaa duli
    Ilaahay cadaab ah

  • @farahkeinan3289
    @farahkeinan3289 Год назад +2

    waa runtaa maa shaa guul guul

  • @xakimacumaradancumar8049
    @xakimacumaradancumar8049 Год назад +3

    Ilahay ka baqa dhiiga islanka joojiya Labada dhinacba 😪

    • @maryan4436
      @maryan4436 Год назад

      DADKA SOO DUULAY AYAA GARDARAN

  • @maadabdi6409
    @maadabdi6409 Год назад +2

    garaadka wuusaxanyahay iidoor dowlad kuwaashey idinkaa iimaanla,aani idinkeentey laascaanood sarqaamiina idinkaa,ah marqaanlaan Allaah,haidinjebiyo dhulkayaga waalaydinkaxoreynayaa mujaahidiin iyoshuhada guusha allaahhasiiyo idoor lacnada allaah idinku kudhacdey allaah hainjebiyo jahanaba allaah hainkuguro aamiin aamiin yuhuud iimaan,la

  • @mohammedousman709
    @mohammedousman709 Год назад +2

    Mansha allaah gardku si fiican yuu ogahadlay wa nin fiican oo geesi aha

  • @calioumarx4289
    @calioumarx4289 Год назад +3

    Yes waa jihad ninka dhul kisa iyo dhad kii saa difaaca

  • @farahkeinan3289
    @farahkeinan3289 Год назад +4

    waa runtaa shaa allaah guul khaatumo

  • @mohamudelmi8723
    @mohamudelmi8723 Год назад +2

    Garaad bikulli ixtiraam qofkan uma qalmo inuu ku gu qaldamo

  • @safiyoabduqadir774
    @safiyoabduqadir774 Год назад

    Guuuuul garaad afkaada caano lagu qabay allhu akbar jihaad diyaar ayaan unahay qaatumo guuuuuuuuuul

  • @omara7722
    @omara7722 Год назад +3

    Sirkhaankan Garaadka sheeganayaa wuu xanuunsanayaa. Waxaa la arki jirey Garaad nabada ka shaqeeya ee Wali waa kow Garaad Argagixiso ah oo dagaal ooga ah. Caruurtiisii dibada ayuu geystay dadka masaakiinta ah ayuu caruurtooda ku ciyaarayaa.

  • @sakasar7091
    @sakasar7091 Год назад +2

    Terrorists never hide were ever, they have many faces, but you recognise them hurrying to the blood shed

  • @bby6
    @bby6 Год назад +2

    Aggressors will be loosers inshallah soon

  • @xalanesuldaan4879
    @xalanesuldaan4879 Год назад +4

    guul ssc

  • @ilhaanabdulahi9105
    @ilhaanabdulahi9105 Год назад +3

    Scw scw

  • @abdiyusuf8729
    @abdiyusuf8729 Год назад +2

    Reer Laas caano Guuleysta Inshalaah

  • @calioumarx4289
    @calioumarx4289 Год назад +3

    Ceeb dagaan somali kuu majirto garaad laa caayo kan wariye ax waa bias wlh

  • @yoyogi52
    @yoyogi52 Год назад +6

    Garaadkani waa xagjir naar afuuf ah

    • @ahmedabdi684
      @ahmedabdi684 Год назад

      Naarta idinka ayaa galayaa waayo 32 sano baa cuqdad kunooshihiin
      Qabiil kuwaashay dowlad Argagaxisada waa idoorka snm

    • @queenanaya275
      @queenanaya275 Год назад

      Meedkiina soo doonta ya idoor walee dhulbahante wa cadaab

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 Год назад +2

    garaad amusnaantaad ku roontahay !!! from saylac

    • @abdirashiidahmed5382
      @abdirashiidahmed5382 Год назад

      Walaygay ma arag dad ka caqli xun
      Oo hadana isla saxan.
      Waar bal qofka dhagaysta

    • @mataanciiideed4046
      @mataanciiideed4046 Год назад

      Suldaan wabar sidiisa inuu hadalku ka xirmo oo gurigiisa laga saaro miyaa rantaa, koolay snm baa tahaye

    • @qwertyaserty8404
      @qwertyaserty8404 Год назад

      @@mataanciiideed4046 war snm markay jirtayba maad hadLAYNE caruurta iyo islaamaha dabadooda kasoo bax dowlada haadaad doonayso banaanka ugu badheedh !!! maanta isaaq gaashaandhiga kama masuulahayee.... from saylac somaliland 👮🏼

  • @farahkeinan3289
    @farahkeinan3289 Год назад +3

    muuse waadoQon dabaal

  • @hayatmuze4139
    @hayatmuze4139 Год назад

    Muuze saamiri down laascaanood guul

  • @moyusaf7435
    @moyusaf7435 Год назад

    Waa fidmawale qabiilayste caqli xun 13sano qolku jiray, 1920maskaxdiisu ku joogsatay, umana qalmo Garaad, ee waa garc waynoo dadkan laascaanood loo soo diray, waxaanu istaahillaa in madaxa xabad lagaga dhufto

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 Год назад +2

    Shurja ciidamDa qarankaaba ku illalinaatey Garaadas been ma sheegna

  • @abdifatahali428
    @abdifatahali428 Год назад

    Ninkaan yuu ku wareerin catoosh si fiican ayuu ula socdaa gardarada SNM lakiin wuxuu u egyahay nin gadaal ka cabsanaya.
    Meel ku sheega Xassan Sheikh mise wixii laga sheegayey ayaa run ah isbahaysiga ismail , Musse iyo Xassan.

    • @abdifatahali428
      @abdifatahali428 Год назад

      Sixitaan garaad xaq ayaad ku taagantihiin yusan ku wareerin catoosh

  • @dubaidubai9715
    @dubaidubai9715 Год назад

    Waarun tiis garaadka garaad guul guul guul

  • @jeybinusam5004
    @jeybinusam5004 Год назад

    Digaal wiil baa kudinta wiil kuma dashoo umdan wada dalatay ya Rabbi

  • @abdulrahmanali7677
    @abdulrahmanali7677 Год назад +1

    Odeyga xadiiska Indhaha ayuu ka riday. 😅

  • @danabguuled5491
    @danabguuled5491 Год назад

    Garaad va jaamac waa Argagixiiso, wuxu ku jiraa liiska

  • @abdinoryare3643
    @abdinoryare3643 Год назад

    Ninkaan maalmahan ayaan bartay wlhi waaba nin xariif ah

  • @freepresscable6187
    @freepresscable6187 Год назад +2

    waa sababta ay markii hore u timid, fitnah

  • @haweeyamaxamed3493
    @haweeyamaxamed3493 Год назад +1

    SAKHRAAN GARAAD AH OO IIMAANKU KA MAQAN YAHAY WEEYE MAXAAD KA WAREYSAN MAANTA AYUU GARAN WIXII LAGA HOR JOOGAY

  • @maskiintiialleinaahmed733
    @maskiintiialleinaahmed733 Год назад

    Ilaahay ha garab galo waan aragnaa cidii dulmiga wado
    Isaaaq nabada uu alle siiyay ayeey ku kibreen ilaahay ha jabiyo

  • @qaranimowagoob2405
    @qaranimowagoob2405 Год назад +1

    Gumeysiga madow Allah hajabiyo

  • @Kingmoha883
    @Kingmoha883 Год назад +1

    Catoosh qashin baatahay garaadku kuma baaqin dagaal wuxuu kubaaqay in ladifaaco magaalada

  • @farhiya2410
    @farhiya2410 Год назад

    Manshallah noolow Jir oo joog 👍

  • @cawilawcabdi1115
    @cawilawcabdi1115 Год назад

    Maahmaah somaliyeed ba tidhaaha
    Geela duqiiso durduriyo aarankiisana maxaad mooda

  • @nooramohamed8875
    @nooramohamed8875 Год назад

    ‘Dhaqankii Fircaun’ guuleysan maayan………..Allaw xaqa u hiili.

  • @nurgacan6950
    @nurgacan6950 Год назад

    Walaahi bilaahi talaahi jaamac siyaad dhaawac ah ayaa la keenay magaalada haragaysa kan waa beenaale ilahay ka go ay

  • @darwishka5669
    @darwishka5669 Год назад +1

    Iidoor wagaashle walee waad ba deen aakhiro iyo aduunba guushu waa reer ssc jamhada snm way jabayaan inshalaah

  • @khadraciise2044
    @khadraciise2044 Год назад

    Kan oday dhaqamed ma ahan waa sheedaan Dad masakiin ah ayu dhib u keenay Asaga u sabab eh

  • @mustafaneero4621
    @mustafaneero4621 Год назад

    Garaadkeena Guud Allaha kubarakeeyo

  • @sharifjanagale3776
    @sharifjanagale3776 Год назад

    SUBXAANALLH ALLOW MASAAKIINTA LEYSKUDILAYO KALAQABO

  • @maryan4436
    @maryan4436 Год назад

    SIDEE SUAASHA IDINKAA SOO DUULAY OO DAGAALKA BILAABAY U WAYDIIN KARAA GARAADKA LAASCAANOOD DHULBAHANTE ALLE KU ABUURAY QOFKI ISKU DAYA INUU DAGAAL LAYIMAADO AFKAA LOOGA KAADINAYAA

  • @mohamedosman3087
    @mohamedosman3087 Год назад

    Darod js wareysanaaya Inshallah dulli ayeyna mu dambeyn doonaa.

  • @fatimamahamed439
    @fatimamahamed439 Год назад

    Guul iyo Gobanimo reer Sool

  • @aaminahussien7478
    @aaminahussien7478 Год назад +2

    Wallee adiga kibraya

  • @bilaaljaamac7206
    @bilaaljaamac7206 Год назад

    Garaadkaasòo al shabaab noqdey ayaan arkaaye bal hala eego

  • @daacadabdi4760
    @daacadabdi4760 6 месяцев назад

    Waa hadal wax gal ah

  • @ahmedhaberjecloguleedahmed5026

    kani waa SAC SAC OO ehlu naara , aakhiro sideed yeeli waad dhimanaysa garaadlaawe..Munaafaq umada walalaha isku diraya ..Eeen Eeeenta hay waliga carabka ku qalal …

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 Год назад

    Ilaahayow dagaalka noo barakee

  • @TechSiyaad
    @TechSiyaad Год назад

    Halyeygaan waa in la garab istaagaan laguna taageera xaqa uu u leeyahay dadkiisu inay xoriyad ku noolaadaan kana mid ahaadaan soomaaliya diidana kala goosiga qolada Hargeysa joogta.

  • @abdohismail7134
    @abdohismail7134 Год назад

    War nin waliba waaa ninkiisiii dhulbahante iyo isaaqow kii carari jirey waa cararayaa Ninkii wax dili jirayna waxuun ayuu dilayaaa😎

  • @sacdiyaa1
    @sacdiyaa1 Год назад

    Waa sidaa waa xuquuq aanu leenahay in aanu Laascaanood difaacno. Isaaqow iska tag ku noqo meeshaad ka timid...

  • @mohamedgelle547
    @mohamedgelle547 Год назад +1

    Waxay rabaan inay layaan garadaad ee aanada uuhayo garadaada Isaaq

  • @maqalxaqiiqada6120
    @maqalxaqiiqada6120 Год назад

    Dadkan odayaashana isku dilaya qabyaladu madax martay walahi waa wax laga xumaaado inay umadu ku daba faysho oo ay masiirkooda oo dhan ku xidho

  • @abdirahmanyusuf2864
    @abdirahmanyusuf2864 Год назад

    iLLAHAYOW MUXUU REERKU JABAY! WAAN KA XUMAHAY IN LA SIIYO GGUUD TITLE AH, WAA GARAAD GAABNI

  • @nasraamiishabut5918
    @nasraamiishabut5918 Год назад

    Calanka buulugah ma waxa uu noqdaay wax marka ladoono la qaato hoora

  • @bulshoweynentertainment2163
    @bulshoweynentertainment2163 Год назад

    Hada sool iyo sanaag iyo cayn dhulbahante kaligii ma dagee talow ssc ma wax kaley u taagantahay iley gobolada waa la wada dagaaye dadka kale ee deegaanada ma laga raraya ileyn dadkaa deeganada dhulbahante la lehi waxay taageersanyihiin somaliland e ssc da dhulbahante sooci dagaa halkey ku taalo halaygaso jawaabo ee dowladgoboleedka laga dhigayaa war dadku wa wada dhashey want wada daganyahay illaahbaana is badaye garaaad taariikh xun yaaney kaa hadhin ee illaahay u noqo umada walaalaha ah colaad hayskugu Berrin walaahay qofkasto dhib kasoo gaadho Meesha qoyaamaha ada ka masuula akhirana reer hebel walaahay inaan leys waudiineyn ee wixi kheyr aheed sii shaqaysatuunba qabiilkaaga ah hooyadaada ku dhashaan walaahay illaahay ku weydiineyn ee dadka aad manta masuuliyadooda qaadey xili aad dhiman ma ogide wanaagoyo wada dhalashadiyo nabafa ku dardaar intaad qabiiliyo cuqdad ku abuureyso wabilaahi tawfiiq

  • @mukhtarabdillahi3496
    @mukhtarabdillahi3496 Год назад

    Garaad Dagaal ooge ah taariikhda somalida waa khow , cid a waxba ha ka siin waxaad ka hesho, nabad in aad wax ku dhamaysid diiday.

  • @jamelidris2686
    @jamelidris2686 Год назад

    war ka xoolaha sidii sadaam xuseen ha la dilo tuuga puland waa ino soo dirtay hassan sheekh maha hassan sheekh gacan kuma leh aniguna wanu buufin cidii diida nabad a

  • @gullbarwaaqo9594
    @gullbarwaaqo9594 Год назад

    muse biixi dhigteytar baa raba inuu dhulbahante xasuuqo horena uu uxasuuqey subxanalah

  • @artist_marwa01
    @artist_marwa01 Год назад

    Intii aw ninkani maqnaa bay laascaanood magaala noqdtay e ninku in aw dhiiga dhulbahantuu rabaa in aw Somaliland ku carqaladeeyo

  • @hassanrobleh2972
    @hassanrobleh2972 Год назад

    garadka wxan lenahy xishoda somalidu wa mid qudha hadana wata iscuneysa

  • @امزكريا-ي4ع
    @امزكريا-ي4ع Год назад

    Run janay ku geliyaan ilaa gurigoodii baa loogu yim guulaysta