"Dalka waxaa loo ekaysiiyay shirkad gaar loo leeyahay, canshuurtii waxaa loo adeegsaday dano.......
HTML-код
- Опубликовано: 9 фев 2025
- "Dalka waxaa loo ekaysiiyay shirkad gaar loo leeyahay, canshuurtii waxaa loo adeegsaday dano shaqsiyeed, hogaankii DFS xoolihii Shacabka inta dhaceen ayey Xajka aadayaan”.
Ex-Xildhibaan Idiris Dhakhtar.
ISKA JIR XAQUUQDA VIDEO-GAN WAXAY U DHOWRAN TAHAY SHABELLE TV. HA ISKU QAADAN
Si aad mar walba noola socoto fadlan subscribe, share, like and comment.
/ @shabelletv5037
Waa runtaa runtaa runtaa runtaa runtaa runtaa runtaa runtaa runtaa runtaa runtaa maa shaa alaah mahadsenid xasan waa tuug waa tuug waa tuug beenale allow nadhaafi aamiin aamiin aamiin
Adigaa tuuuuuuugah
Masha allah waayo arag waaye ninkaan ee cadowga xasan sheekh ugu weynahay umada allaha dhaafiyo cunuhoo ku dhagay rabi cunaha haku dhago somaliya doorasho qof iyo cod ayaa ku fiican tuugada oo dhan daaqada ee ka bixi lahaayeen
Adiga ayaa tuùuuuuuuug ah
Alhamdulillah 5ta Somalina meelwalba ay’joogaan tiro ahaan xaqiiqda waa 60+ million Jigjigana & Herer waa dhul Somali leedahay qabiilkaad dooni ahaw difaac ayaa nalooga baahan’yahay dhulka iyo badda Somaliya InshaAllah SomaliGalbeedna way ka’xoroobi cadowgeena Ethiopia 🇪🇹 si xoog ah aan baryo ku’jirin anoo Reer Hargaysa ah ayaa dhiigayga u huri in Ethiopianka buuraha lagu’celiyo InshaAllah 🤲🏼🤲🏼bi’idnillah kariim🤲🏼🤲🏼
Wallee odayga harta lasaar ayaan maqli jiray. Waa su'aale maad sugtaan Xasan sh meeshii dadaalkiisu lagaaro.
Somaliya Guul Madaxwaynaha profer Xasan Sheekh Maxamuud Guul 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Guuùuuuuuuuuuuuuuuuulll
Maskiin ada doorte ha caban
WALAAHAY IDIRIS CABDULLAAHI DHAQTAR RUN AYUU KA HADLAYAA
Insha. Allah. Kariim. Shacab. Oo. La iska. Dulqqadayo. Dhamaan. Argagixisada. Ileyn. Argagixisada. Waa. Isku. Mid. Argagixisada. Waxay. Ukala. Baxdaa. Waxayna. Isku. Qeybsheen. Labo. Waxayna. Kala. Yihiin. Kuwa. Xabad. Rida. Oo. Rasas. Waxku. Laaya. Iyo. Kuwa. Cunaqabateyn sameeya. Wana. Waxay. Rali. Ku. Yihiin. Oo. Waliba. Shaati. Dowladeed. Adeegsanaya. Sidaas. Darteyd. Waa. In. Laga. Hortagaa. Argagixisada. Oo. Loo. Midobasa. Xilgaan. Waa. Xilgaan. Waa. Xiligii wax. Laga. Qaban. Lahaa. La. Iska. Kul qaadi. Lahaa. Argagixisada. Dhamaan. Gayiga. Somaaliya. Tussale. Suuqa. Kowa. Xiratay. Sow. Maha. Argagixiso. Haa. Waa. Yihiin. Sidaas. Waa. La. Iska. Celinayaa. Wana lagu. Yacayaa. Xilikasta. Insha. Allah. Kariim. Wana. Ka. Guuleysan. Karnaa. Dhamaan. Oo. Isku. Duuban. Sabirkiina. Wuu. So. Dhamaaday. Wana. Xiligii. Argagixisada. Noo. Shoortay. Wax. La. Qaban. Lahaa. Oo. Hala. Istaago. Dhamaateyn. Waxaana. Ku. Diyaar. Xilikasta. In. Heeryada. La iska. Qaado
ala nin waliba oo xukun kaqabto soomaaliya muxu beeso kuwashay ilahey soomaali imanka husugo
True☠☠☠☠☠
Puntland iyo jubaland
Nooooo puuuqlaaaan
Raxweyn lascsnood Tarxiilay
Adeerkaa xasan waa tuug aan shacabka xamar unaxaynin waayo meelkale mamaamule
Adigu reer xamar ayaad u doodee mise baahi kale oo qaxootiga ku heysa ayaad ka doodee .
Xamar iyo dadkiisa iyo xasan waa is leeyihiin ee dabada cesho @@mohamedmahdi1373
Wax Soomasliya layiraahdo majiraan. Xamar oo keliya ayaa Soomaaliya layiraahdaa.
Waa runtis wuna waaniyay hadee wax maqlayaan ilahay baa la xisaabtamaya
Sow meydan dhihin waa Goof ow usugu leeyahay ?
Puntland lacag ka qaaday yuhuudda Falastiin
Vila mafia Qabuur xaraash iyo Badgate kwrn Puntland waa Gobal
Waa caadi dee waa business in company la sameesto maxaa ku jaban.
Belaha hawiye iyaga iyo khawarij toda inta isku biran mamul ha usamestan deganada digil aw mirifle oo hada ayba hastan iyo koda Raxanweyn na shacabnimo bey ogoshahey aa sidaas halagu dhiso
Wax walbo alle waa arkaa.
QOFKASTO 25 KIILO OO RAASHIN AH AYAA LA ISKA RABAA
Lacagta Xamar cuneeysaa
MOORYAAN AYAAD TAHAY CANSHUURTA MA HOOYADAA AYAA BIXISAY BEESHA CAALAMKA AYAA BIXISA LACAGTA WADANKA OODHAN TUUG AYAADNA TIHIIN WAASE LA IDIN FAHAMAY LASCAANOOD RAXANWENY IYAGAA ISKALEH WAXAASNA ADEERKAA GURGUURTE BULDAANANAA AYAA KADAMBEEYAY IYO IRIR SAMAALE WAANSE FASHILINAY KAWARAN YA MOORYAAN
Soomasliya dagaal sokeeye ayaa lagu celinayaa Waana meeshii Soomaalinimo ugu danbaysay.
Yaa is dagaalaya oo isla jooga qola waliba tuuladeedi ayeey joogtaaye mise adiga ayaa duulaan ah oo tuuladaadi aamini weysan
Qof walbay u darantahay
Waa been loow
Tuugo
Doqon baa thy
Maxaa waaye beenta la sheegaaayo waxaan aragno miyaa been ah
War dadka Muqdisho ku nool oo idil baa xaaraan ku ilma korsaday, waana sababta uu Ilaah ugu salliday Culusoow oo kamid ahaa!
@SharifAbdul-in3cu walee taas baa been eheyn 😊