Wlhi Nin rageed hadii uu qof yahay Abwaan Waa ADiga Qiimaha Dumarka Nin Nin Dhaafa garan wlhi Alle Adun iyo AaQiraba ha kaa farxiyo meel sare ku noolow Abbid kaa Abwaan Aan taageeero marna wlkey Ah🫅
Horta Waxaa yaab ah maxaa gabadha Aabaheed u geeyay inay u masajeeso Ma waayeel Sariir Saaran baa Ma qof Xanuunsan oo aan awood LAHAYN baa Ma qof Bambaris loo xiro baa Maba fahmin sababta Nin Dareen Leh U masjayntiisa u geeyay War ileen Aduun hoogiisa Soomaali baa u joogta Allaah Baan ka Magan galaynaaaa Sharka oo dhan Wuxu xaaskii meeday hooyadii gabadha meeday
Baraka Allah Abwan. Allaha fardowsa kugu abaal mariyo, sida aad dumarka u daryeeleyso ama u qiimeyneyso. Xafidaka Allah. Mom from Columbus, Ohio USA 🇺🇸
Hada ma rumaysantihiin waxaan inay run tahy gabdha dhahysa abahay ba idamaciyey hadna nin ajinabi ka ah miyey amini lahaad majiro aabe damiir iyo cafimad qaba oo gabdhisa damacin kara
Alaa nolosha wax aad filaneya makugu soo qaada diga ala nololosha waliidkaga ilaahy maku dir ala dunida aan jogno dumarka max loo cinqaaba ala nolosha foosh xun oo dadka noo dhow aay nokesnya max ahyda ala ani wax igu dhacay kaweyn wax u sheega cawa xanuunkeyga ay hore usoo fag fagtaya wll 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Walahi cajib waye ani xita hada ka hor wil can ah aya magan gal yo weydisty balse alx ima xumeynin ana kuma xad gudbin ani na alle aya ku xerna wilkasa qol ka wuiga baxay asi dharna wu i ibiye wana wiil caan ah sida wilkan
Subxana llaah Subxana llaah adun gabgaba ah baan ku nol nahay bisinka hadii hadalkaa run yhy oo ay gawadhaa abahed ka shegtay masha waxaa ka cad inuu gawadhaa odigaa dhalin😢mada kle abahaa ayaba ku damaciyee sidee ku amin tay mise nah ugu kalsonantay nin ajanabi kala tihiin oo hada isku kayi horeyso arinkaa farbaa ku godan lkn wax waliba sidey u jiraan rabi ayaa og aniga tasi kuma dababi karno🤲🥰wilkaa hadii xataa gawadha wng u sameynayo waxey ahed inuu mel kle sexiyo ama asiga mel kle so sexdo wyo wax waliba baa dhici karo ilaa iyo hada wan yabanahay habenkaa mel ay sexato ayey la edee inuu aday subixii 🤔🥺lkn alxm hadiiba habenkaa ad macsiyo ku dhicin rabi u mhd celi wll m.n baad thy
Armuu san aabeheed ahayn oo hayadeed ka qarisay sababtoo ah waxaa jira waalid kala taga oo hadana ubadka ka qariya waalidkeed iniga aragtidayda waxay ila tahay inuu san dhalin odaygaasu gabadha sababtoo ah aabe ma awoodi karo inuu gabadhiisa dareen uqaado
Wll ha dimbaabin e qalbigaada isku day inaa xakuntid oo qof aadne ogeenin ha ku xugmin inuu xumaan sidaa u weyn sameeyay laga yaabee inuu aabahaas xanuun nafsi ahi qabo
Acudubillah war waxas umada hala imanin quf xallah ah waxas masamen karo allah wuxu yiri waladu zino wuxu dhala waldu zino wa xaqiq waxasna lama fidiyo wa xumaan qawan
Sheekada meeshan waxba qaldan horta gabdha aabaheed ito ninka kee u roon waa su,aal Tan kale ninku muu ka fekero cabsida illahay marka uu hadiyad ka dhigayo in uu gabdhaas magangeliyey sow lagama yaabo in shar alle dhaafiyey ahayd oo ay cuduro ito wax kale faafinaysay.
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤️☝️
scw scw scw ❤
Scw scw 😢
Scw ❤
Scw
KOKOBULLE6616 scw
Waligay like layma saarin wll 😭😭😭😭😭💔
Wlhi Nin rageed hadii uu qof yahay Abwaan Waa ADiga Qiimaha Dumarka Nin Nin Dhaafa garan wlhi Alle Adun iyo AaQiraba ha kaa farxiyo meel sare ku noolow Abbid kaa Abwaan Aan taageeero marna wlkey Ah🫅
Walleee amar baa dhacy illahow abaheyn damac yuusan naga gallin war yaa muslimiin aaamiin Dhaha gabadhas wllshyna ahna allaha qalbiga uqaboojiyo illahow cebteena astur is tan waaalidkeen io mida islaamka
Amin amin qli😢
Weligey 5k likes mahelin plz igarsiyaa😂
M.a❤❤❤❤
Bismilahi raxmani raxiim yaa muslin ah aduun dhamaatay baa kunolnahay
😂😂
😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Horta Waxaa yaab ah maxaa gabadha Aabaheed u geeyay inay u masajeeso
Ma waayeel Sariir Saaran baa
Ma qof Xanuunsan oo aan awood LAHAYN baa
Ma qof Bambaris loo xiro baa
Maba fahmin sababta Nin Dareen Leh
U masjayntiisa u geeyay
War ileen Aduun hoogiisa
Soomaali baa u joogta
Allaah Baan ka Magan galaynaaaa
Sharka oo dhan
Wuxu xaaskii meeday hooyadii gabadha meeday
Waa Yaab Wllhi
Mashaallah wlhi willkan waa will fican wilasha qar maahan m,a Allah kusharfo adun iyo aqiraa cimri dheer iyo cafimad qeer qabo Allah kusiyo wlky mcn ❤️❤️❤️
Maxa masha allah ah telgaraam ayu yaala isago qaawan
@@Hibo6875 anga koley maarkin lknse wajigise kamuqata inuu yahay qof wngsan
@@Hibo6875wlhi dheh na wll muxu samaynaya bisinke 😂😂
Dumar Hadayba joogaan aduunka. Wax walba. Waa ka helayaaaa. Allaha daayo. Dumarkeena Muslimka. ah weliba soomaakiyeed. 💎❤️💎❤️💎
Baraka Allah Abwan. Allaha fardowsa kugu abaal mariyo, sida aad dumarka u daryeeleyso ama u qiimeyneyso. Xafidaka Allah. Mom from Columbus, Ohio USA 🇺🇸
Wllhi xanunwayi aabahaga hakugu soojeesto wllhi habarwayi 😭😭
Aabo run ah ayuusan eheyn waxbaa qaldan waaba haddi sheekada runta tahy
Hadaad shekadaan amintay love isaar 😅❤
Mashallah allah xafido abwanka yar kudayasho buu mudanyahey dhalinyarow gabar waa isla dhalateyn, udhaxdeyn, dhasheyn xafida darenkiina ka adkada oo allah kacabsada waa Iga talo🥰Jakarta mahadsanid abowe💯🥰👏🏻
Jakaarta thank you very much wll qaaliya alle dartii aan kuu jeclahy waxaa tahay wiil dhanka diinta aad ugu wanaagsan waxad hada sooqaadatey xaddiis dhahaya ninkii gabadh qurux badan ay sinno ugu yeedho dhaha alle ayaan ka cabsanayaa wiil marksta oo muuqaal duunaya alle xasuusan hadana 1000k waadd gaadhey maan sha allaah wllo mcn aduunka nooloow ceeb la ,aan aakhirana nooloow cadaab la ,aan rabbi raalli hakaa noqdo wllo mcn sharaf iyo karaamo korkaaga alle hayeelo wllo mcn qlli
Umada muslinka ah ee ilaahay rumaysan ee halkan ku jirta waxaan kala dardaarmayaa inay waxkasta oo ay maqlaan rumaystaan faafiyaan waxaanay ogayn qof bini'aadam ah ugu gafaan waayo rasuulku scw wuxuu inooga digey waxkasta oon maqalo inaan rumaysano oon faafino intaas ayaa dambi inoogu filan qofna qofkale dambigiisa ma qaadayo qofwalba ilaahay baa la xisaabtamaya
Wlhi sheekadan hadi layguyidhaahdo wan aaminay qasab kudheh xta inanan ogalanayn bismillah malaha ninku aabe dhab ah maaha
war gabadha ama abaha midba xaran ah xalal majirto allow nabad badi
Ha wlhi ma aminin inuusan dhalin ba dhici karta
Masllaha wlhi wilkan wil wanagsan weye wajigisa ayeyna kamuqata illahay nolal qurux badan hasiya
Raga qar masha allh wa rag adag o alle xifdiye
Subxaana Allah abaheed baa bahal ku moqday wiil somaliyeyna illahy wuu sakhiray illahy Haku sharfo wll wiil wangsan baa tahye
Adiga ilaahey ha ki sharafo SD u sharafty ❤❤❤❤❤❤
Manshallaah habo qofamanada garanayadtahay alehakubarakeeyo fidunya walakhira
Wlhy Meesha Aabahay iga Damcay nin kalena ma Aamineen😢
Xasbilah😢
Hada ma rumaysantihiin waxaan inay run tahy gabdha dhahysa abahay ba idamaciyey hadna nin ajinabi ka ah miyey amini lahaad majiro aabe damiir iyo cafimad qaba oo gabdhisa damacin kara
Lis waa cdi
😂😂😂😂😂
In uu San dhalin baa dhici karta ama uu guurka ka hor dhaly
Aduunka gabo gabo waa 😢😢 sabanu aaqir waa wllhi😢😢😢
The best story from your show, we still have part 3
Alaa nolosha wax aad filaneya makugu soo qaada diga ala nololosha waliidkaga ilaahy maku dir ala dunida aan jogno dumarka max loo cinqaaba ala nolosha foosh xun oo dadka noo dhow aay nokesnya max ahyda ala ani wax igu dhacay kaweyn wax u sheega cawa xanuunkeyga ay hore usoo fag fagtaya wll 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Ok jakarta utag Quruxy hda ratid ina nafisto
@@muqtaaribraahin2611 tnx halah aad idhiiri kales bowe lakin waqti ugu muhimsan aan qofksa ugu aarkosn lah ay radiney
Aduun dhamaaday waan joognaaye aan ilaahay udhowaano somaliyeey
Walahi cajib waye ani xita hada ka hor wil can ah aya magan gal yo weydisty balse alx ima xumeynin ana kuma xad gudbin ani na alle aya ku xerna wilkasa qol ka wuiga baxay asi dharna wu i ibiye wana wiil caan ah sida wilkan
Kaas abahed ma aha ee hoyaded haday noshahy hawaydiso tariiqda ama abaheed 😢😢😢
سبحانك اللهم وبحمدك اشهد ان لا إله الا الله وحده لا شريك له له الملك وله الحمد
Aabahida sax ah Maahan runtii😢😢😢😢😢😢
😢maansha Alaalh wiilkan Abwaanka baarti 3 sadex samee
Maasha allah waa boqorka wiilkaan jazaakallah qeyr
😢😢😢😢😢😢😢😢axxxx illahay haugargaaro qofkasta daruuf haysto iyo midkasta oodulman gabadha xabsiga kasoo baxday waan kuqaracmay qisadeeda
Wiilkan wuu fcn yhy lkn shekada gbdh ma aamin sani ani😂
Subxana llaah Subxana llaah adun gabgaba ah baan ku nol nahay bisinka hadii hadalkaa run yhy oo ay gawadhaa abahed ka shegtay masha waxaa ka cad inuu gawadhaa odigaa dhalin😢mada kle abahaa ayaba ku damaciyee sidee ku amin tay mise nah ugu kalsonantay nin ajanabi kala tihiin oo hada isku kayi horeyso arinkaa farbaa ku godan lkn wax waliba sidey u jiraan rabi ayaa og aniga tasi kuma dababi karno🤲🥰wilkaa hadii xataa gawadha wng u sameynayo waxey ahed inuu mel kle sexiyo ama asiga mel kle so sexdo wyo wax waliba baa dhici karo ilaa iyo hada wan yabanahay habenkaa mel ay sexato ayey la edee inuu aday subixii 🤔🥺lkn alxm hadiiba habenkaa ad macsiyo ku dhicin rabi u mhd celi wll m.n baad thy
Aniga ayey igu dhacday ano jiira 12 sanoo adeerkay abahay laa dhashay ii faraxumeyay waa qiso.dheer😢😢😢😢
😅😅😅😅
@@SundusAbdrisaaqmaxa ku qoslee malaha kuwa dadka fara xumeeyaa tahay
Ilahy ka Baq Wxs Run Miyaah Acuudkow
Wll kalay iga sheeke😢😢
Subxanalh maninba raaci karaa ilaahow ha igu keenin😢
Subxaanllaah allah ku xifdiyo saad uxifdiday gabadh
Masha Allah illahay hu ku xifdiyo walalkey
Part 3 laso dhaqso😢😢
Masha Allah ♥️
Part 3 plz❤
Masha Allah jazaka Allah
Oh 😢😢😢 Qlpiiga kaa dare moyaa xanun walhii tana oo kale aaney igu dhcadaay walhii 😢😢
Inalilahi wana ilayhi raajacuun
سبحان الله العظيم واتوب إليه ❤😭😭
Subxaanallaah habaryar illaahay ill jini iyo mid insi haka hayo amiin ragii wanaagsana ayaad ka hartay maanssha allaahu raga maanta khaarkood dumarkii dayac ayey badeen kuwaasna illaahay ha so hanuuniyo amiin
Subhanallah ya Allah 😭😭💔
سبحان الله ونعم الوكيل 😢😢
Subxaanallaah armuuna aabaheed ahayn😢
Masha allaah abwaan ka waa aamin😂❤
Qisadaaa cadi maba aheee maxa waye barti 3 keen
Armuu san aabeheed ahayn oo hayadeed ka qarisay sababtoo ah waxaa jira waalid kala taga oo hadana ubadka ka qariya waalidkeed iniga aragtidayda waxay ila tahay inuu san dhalin odaygaasu gabadha sababtoo ah aabe ma awoodi karo inuu gabadhiisa dareen uqaado
Wll ha dimbaabin e qalbigaada isku day inaa xakuntid oo qof aadne ogeenin ha ku xugmin inuu xumaan sidaa u weyn sameeyay laga yaabee inuu aabahaas xanuun nafsi ahi qabo
Wlhi M.a Wiilka Qisoyin Xanuuna Buu somary😭💔
😢subxanalhi waxa la arkynin malahn aduunkaaan alle ha ina dhowro
Abehed ayey kaso cabsatay aney ila jifatay no benta nagala tag😂😂😂
Wlal jees jeeska dhaf mar mar nolosha waxay ku bada laba daran mid dooro anigana arkay wax noocas ka duceeso inad waxas arkin
Acudubillah war waxas umada hala imanin quf xallah ah waxas masamen karo allah wuxu yiri waladu zino wuxu dhala waldu zino wa xaqiq waxasna lama fidiyo wa xumaan qawan
Mash allah brother ❤❤❤❤
Wllhi Shawaal ayaan Soomanahay Maalintii 4 raad Sheekadaan Ma aaminin Gabar aabaheed Kasoo Carartay Oo aniga ila seexatay Ma aaminin mida kale Gabadha Hooyadeed Aaway Intii ay Reerka kasoo maqneed Kamasoo waceen miyaa Waxaas oo kalena waa Ceen In Umad Muslimiin ah Kagudhex faafiyo
ILAHY HAKUHAFIDHO WLLKEY
سبحان الله 😢😢🥺🥺
Alleh kacabsiga aya muhiim ah Ragnimo haku faanin allxmdullilah dheh alleh aya macsi kabad baadiyay
War niO gabadha inuu kawar hayo ayey aheyd😢
😂😂😂
سبحان الله😢😢😢
Kusoo dhaqso part 3❤
Mash allah
Oo gabrat had ite ku sii desay mark ite ku labatay gurigod wey ka so tagaty bee 😮
Abaheed baa bahal ku noqday wiil somaliyedna illahy wuu usakhiray illahy Haku sharfo wllo
Manshaa Allah abwanka dayar
Allhuma aamin 💪💪
Subxan allah😭😭😭😭😭
Mansha allh ❤❤❤
salaahu calayhi wasallam
Ala bisinka aabahaa ha ku damaaciyo wallhy waa dhibaato Allow na badbaadi😢
Jakarta sxp next part no so dig bal wllka
Abaheed sax ah ma ahanan
Sxb legend batahy wlhi nin rageyd na tahy ❤
Ar waxa dada rub u sheegay u bahan yihiin jecel ma jire nolsha ku bashla. Asxbeyyyyy. Taem singal❤😂
Wll prt 3 aaway hee
Keap goin my brother jakarta🎉🎉🥇👌
Subahana Allah waxaas aaba ma Ahan waa bahala waaye
Parti 3
Waa aamini la ahay😮😢
Part 3
Waxani waabeen subxanalaah
Yaa allh
Sheekada meeshan waxba qaldan horta gabdha aabaheed ito ninka kee u roon waa su,aal
Tan kale ninku muu ka fekero cabsida illahay marka uu hadiyad ka dhigayo in uu gabdhaas magangeliyey sow lagama yaabo in shar alle dhaafiyey ahayd oo ay cuduro ito wax kale faafinaysay.
ManshAllah wll mcn mxsnid😢
Xaa manshaalaah😢😢😢
M.a wlhi waa wiil aad uwanagsan hada majirto amase lamahelayo nin rag ah oo da yar oo gabadh sidaa u ilaalinayo😊
Subxanallaah😢😢
Waxs aabo mahan wlhy balyo hasiqado 😢
Come soon 100k
سبحان الله العظيم 😢
M.a waxaad garanesaaa dumarka qaymahoda
Subxana llaah aabe ilmo uu xalaal ku dhalay waxas may ka suur tow daa adunka wx an la ar kay nin maleh
Kaas abo ma ahan inkaar kudhacdee abo asaba wixii xun inuu kailaaliyo larabaa abo wax xun kulasoadayo allahu manajeynaa alow adaa kamagan galay😢
Subxanlah😢😢😢
Aabaheed maaha waayo aabo dareen kuma qaadeen 😢
Alla sheekda dambeen waaa ben Nairobi ma 1500 leyska qaaadaa askrt lee kis yr la siiyaahe
Walal arintu haday maxkabad gaarto waa lacag badan anGa 2500 $ walShY laga qaatay
@@umuadnachannel1830 inteyna maxkmd gaarin dee police ka kis peza lasiiiya aby warkaas waa cadi 3k 4k kenya shiling kaa qadnnn
madhicikarto wll ee gabadha ila hadashii
Sunxanallaaah adunyo gudoon😢