GURI DHISAN OO IIB AH AADNA UJABAN KUNA DHAGAN MASAAJID KUNA YAALO XAAFAD KATIRSAN CEELASHA BIYAHA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 23 окт 2024

Комментарии • 16

  • @kamalali79
    @kamalali79 9 месяцев назад +1

    Asc abaayo sacdiyo xasan waan ku mahadsanid walaasheey video yaasha quruxda badan ee marwalba aad Nala qeebsado ilaah hakaa siiyo ajir iyo xasnaad ilaah haka siiyo walaasheey Amin Amin Amin howl fiican ayaad u heysaa dadka soomaaliyeed mahadsanid markale walaasheey sacdiyo xasan abaayo sacdiyo xasan waan ku salaamay mahadsanid walaasheey video yaasha quruxda badan ee marwalba aad Nala qeebsado iyo macluumawdka qiimaha guryaha ku yaala magaaladeena muqdisho ilaah haku dhowro Amin Amin Amin mahadsanid markale walaasheey sacdiyo xasan

  • @ugaasbashiir323
    @ugaasbashiir323 8 месяцев назад +2

    Fadlan warka sookoob cabirka qiimaha inta qol uu yahay meeshuu kayaalo sheeg wixii intaas dhaafsiisan waa warbadnaan

  • @darkskull9133
    @darkskull9133 9 месяцев назад

    Walal anakaa rabno

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 9 месяцев назад

    Mahadsanid

  • @nuroducale7302
    @nuroducale7302 9 месяцев назад

    Masha allah.

  • @AbdullaahiMohamedabdi
    @AbdullaahiMohamedabdi 9 месяцев назад +1

    Hadaad warka badan iska deyn laheyd wad buuran laheyd

  • @rocky4066
    @rocky4066 9 месяцев назад +1

    Warka badan yareeyey hadal yar iyo hawlbadan

  • @queenaraweelo5915
    @queenaraweelo5915 9 месяцев назад

    10 ×20 200m2 waa boos 20x20 400 m2 oo la kala qeybiyey dhulka guriguvkuvfadhiyo dhul leg baa booskii ka maqan

  • @fardowsaabdullahi9849
    @fardowsaabdullahi9849 9 месяцев назад +1

    War aa ku dilee dadka muhiimka bes ka hadal

  • @katar443
    @katar443 9 месяцев назад +1

    Yaa is gaaray Xasan sheekh Maxamuud Shiidkiisa Sanadka u dambeeyo Xamar gudihiisa oo 20,000 ayaad arki doontaa

  • @kaneecgroup
    @kaneecgroup 9 месяцев назад

    Jiingad 10kun lsiinayo wayab

  • @HassanAli-gs2ls
    @HassanAli-gs2ls 9 месяцев назад

    Kkkkkk toban aa 2000 dheh

  • @Mohamed-ep4zl
    @Mohamed-ep4zl 9 месяцев назад

    Muhimada side uga hadlee video laftisa lacagey ka sameynee dadka dhan sid lilive iyo enginer sokorow cml rabaan qoftan qeyladeda wa idin dhiby iyafa danteda wadata😂😅

  • @jamalb6925
    @jamalb6925 9 месяцев назад +1

    Dalaal ugu yaraan kun doolar eey helee hadey boos gado. Why eey dadka u qeylisaa? Baabuur eey wadataa waqtigii horena bajaaj eey ku duubi jirtay. Ixtraam customers kaaga. Yaa rabi

  • @ayanwarsame7044
    @ayanwarsame7044 9 месяцев назад

    Hormud doraale adiga kaliya nagama badbadin lii live noshegaÿ iyo sokorow kaligaa dalal matihid 😂😂😂dadka dhan noshegan