Barre waa waddani oo caado-qaate ma ahan, Reer waddaniyiin ahna wuu ka soo jeedaa, sida aan og nahay, markan sidaas leeyahay ogow Marrexan iska daaye xitaa daarod ma ihi illeen waa wada buktaane. Barre Hiiraale, Thank you very much. Ha gelin dhiiqada uu sheegi jirey buu kula rabaa. Nabadey.
Axmed Madobe inu cidamada hayay ahayd inta munafaqainta Villa qabyaala meesha laga saaerayo. Waa run Xassan iyo bada in la ilawa wax an oo dhan loo sameeyey.
Ahmed madoobe shooladiisa nin yaqaano kumaso degdego Bare hiiraale iyo Ahmed Madoobe wey isyaqaanaan maantana lama joogo usc markey dooxada jubba labaxeen oy kismanyo kuqabsaden
Waa Qalad In Barre Hiiraalle Lagu Dirro Axmed Maxamed Islaam
Xasan Sheekh Wuxuu Rabaa Inuu Daarood Isku Jabiyo
Xassan
Wuxuu raba inuu Ree Gedo isku diro
Balse yaa ka Caqli xun
Dulmiga uu Gedo u gaystay Xassan inuu soo hadal qaado ma aha
Mareexan sade wa dad ad ucaqli badan runti guul iyo gobanimo D5 people guuleysta marwalba inshallah
Masha Allaah Barre Hiiraale madax assal ah oo Soomaali ah Daarood ah waad geydaa
Guul Barre Hiiraale🎉
Maashaaallaah. Guuuuleyso GENERAL. BARRE. HIIRAALE. Laandheere. Sade Daarood... Asal Daarood ismaaciil. Guuuuuul D5. Inshaaallaah
Manta cidanka ay qabten mamulka Jubaland e ay manta si dayen o ay diyarad saren waxay sameyen guul iyo gobanimo
Maashaaallaah guuuuuuul iyo gobanimo jupaland idankaallaah.❤❤❤
Guul Jubaland insha Allah
M. GALWAAQ... HALYEEY DAAROOD. guuuuleyso idankaallaah.❤❤❤❤❤❤❤
Good job 👍
Mareexaanow Tashada oo xasan hala shaqaynina oo tashada .
Mareexaanow ha pisceebenina .
Sade waa Curadkii Darood.
Gedo waa gobol Darood ee Hawiye yu idin isticmaalin ee Rag iska dhiga.❤❤❤❤
Guulaysta
Wacan oo wanaagsan mahadsanid guuleyso wll ❤❤❤
Guuuul guuul insha Allah iyo gobanimo jubalaaand 💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🎉🎉🎉🎉🎉🎉🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
Barre waa waddani oo
caado-qaate ma ahan,
Reer waddaniyiin ahna
wuu ka soo jeedaa, sida
aan og nahay, markan
sidaas leeyahay ogow
Marrexan iska daaye
xitaa daarod ma ihi
illeen waa wada buktaane.
Barre Hiiraale,
Thank you very much.
Ha gelin dhiiqada uu
sheegi jirey buu kula
rabaa. Nabadey.
Korneeylku waa Ninrageed waa sax inuu Xassan runta usheego 👁️👍👍👍🔥♥️
Wa sax adeer thanks
Jubaland guuuuuul maansha Allhaa Agbar maansha Alaah tabaarkalaah Alaahu Akbar Allaahu 🤲☝️☝️☝️🤲☝️❤️
Adeer Bare wuu kaweynaaday dhiiqadas kumana laban doono
Garbahaareyna madaxwayne halaga dhawaaqo
jawaab fiican ayuu siiyey kooxda xaraash qaran
Guul Jubba land 🎉
Mareexan sade guuleyso
Mesha Allah BARE WAA ODAY DAROOD
Modowe waxaan dhihi lahaa soco oo xamar ugu tag intuusan dagaal kale bilaawin
GOOD NEWS❤❤❤
BARRE HIIRALE LAYLEHE ABAALKIISU XASAN BAAHANE MARSIIYEY😂😂😂
Axmed Madobe inu cidamada hayay ahayd inta munafaqainta Villa qabyaala meesha laga saaerayo.
Waa run Xassan iyo bada in la ilawa wax an oo dhan loo sameeyey.
WAR HAKA BAQIN IN XASAN LOOGA HARO BADUU BIXIYEY😢. XATAA MADAXWEYNEIHII ERITREA BAA LA YAABAY
Wu saxsanyahay c bare hiiraale
Landhere landhere dhalay weeye bare hiiraale wa nin an lagaadi Karin Mareexan isn't easy
Viva daarood Ismaaciil yaan laydin dhex gelin from khaatumo ❤❤❤❤
Barre adan shire waa oday soomaaliyeed.mana qadanaayo.kalay burburi deegaankada iyo dadkada . waana ku mahadsan yahay runtii
Masha allhhh Masha allhhh ❤aderkey basre
XASAN DHIIQO BARRE AADAN SHIRE MA WUXUU MOODEY SIDA XAMSE MARXUUM BARRE WAA ODAY DAAROOD ISMAACIIL HA GUULEYSTO MUDANE BARRE AADAN SHIRE
Aad iyo aad bad umhadsantahay
Fariid bare hiirale❤❤❤
MUXUU KA HELAY DOOXADA JUBBA?
barre hiiraale runta ayu ushgy ani ma werarayo mw jubland ahmed madobe
NIN RAGA WEEYE. SIDII. INA CUMAR JEES BAY DOONAYAAN INAY KU DAN GAADHAAN KA DIBNA CAYDHIYAAN HUBKANA KALA. HADHAAN
SEDE DAAROOD WAA HOGGAANKA BEESHA DAAROOD WAANA JECLAHAY SIDAY U YAQAANAAN CADOWGOODA IYO CADOWGA DAAROOD GUUD AHAAN GUUL BEESHA SEDE DAAROOD MARREEXAAN
AAD BAAN U JECLAADAY KELMEDDAA AAD ISTICMAASHAY EE AH JAALLAYAAL WAA KELMED AAD U WANAAGSAN. MAHADSANID SAAXIIB
Ceeb baa ku dhacday umada somaliyed Alle Haynoo sahlo Aamin🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Barre 2013 buu khaldamey barre iyo axmed waa ilmo adeer waana saaxiib
Shaqsigii ogolaado in hoygii carurtisa,tolkiisa iyo mamul goboleed kiisa kuduulo waa caran caqli laheen..waakee kan damiirta laheen oo aqbalaayo in tuuladooda iyo eheliisa u burburiyo damaca qofkaleeto??
Waa kee kan aqbalaayo in duli lagu dhoho waayo duli kali ayaa aqbali doono in magaaladii tolkiisa,caruurtiisa iyo dariskiisa uu burburiyo asaga oo damaca qof kale raacaayo?! Ilaaheyoow duli hanaga dhigin 🤲🤲🤲
Waamahadshanyahay
Barre hiiraale doqon ma aha waa nin milatari ah wuu garan karaa guul iyo guul darro, axmed madoobe wuu yaqaanaa kuumade wuu yaqaannaa barre lafihiisa ayuu udaneeyey !!! Barre waa sargaal milatari ah !!!???
Baree waa nin dhaladaa waa inuu uhiiliyaa
Good
Asc anaga an isku qabsano dhabiil iyo laxjeclo.
Lakiin layskuma kana adeegsan karo.
Mana yeeleyno.saxiib
Bare ha guulaysto Ina adeerkiis ayey rabeen inay madaxa ugaliyeen.
❤❤❤
Bare Maahan Xamse
❤saxiix
Ma barehiirale ayaa dib loogu noqday
Xassan ma wuxuu maaday Madaxda iyo wadamada inay sidiisa oo kale u dhaqmaan oo shuruucda Ku tuntaan
Masha alah oday darod barre nooolow gesi
Jale uf hiiraarlle
uf iyo akhba adaa ah uraaye qarmuunnka meesha kala bax
KENYA WAA DAWLAD KALE. DAD ISASOO DHIIBAY ADUNKAY OGAYSIINAYAAN OO XAQ IYO MAGAC KAGA HELAYAAN.
Hiiraale😂 iyo dhiiqo 😂
Bare waa finish
Geessi
❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉😅😅😂😂
Hadhowna isaga Ku Soo jeestaan.
BARE HIIRAALE KURSIGA KISMAANYO IAGAA KUFADIYA WAX KAGAMAQANI MAJIRO MANA FILAYYO IN XASAN SHEEKH ADEEGSAN KARO WUUNA MAHAD SANYAHAY
Sheekadaas bare adi kumadhaafto waana alifaad
DOOXADA JUBBA AYUU KU KHALDANAA ADEER MAHADSANID!!!
War Magaalo Madax cusub hala raadsho hadii lays lajoogayo hadii kale waa lakala tagaayaa Mooriyaan Dawlad sheeganaya markay madax kuu noqoto waa istoogo.
Marxaan iyo ogadeen beey rabaan in leeyskudiro hadana oo qorsho xasan shikh wado
Bare hirale congratulations
BARE ma nin nacasba markii AHMED JUBBALANDLodiraya
Doqonomada meesha Kala tag waxaad tahay qof qaldan
Cor barre waa saxhadii gale horgal yuu noqon-lahaa
warkaagu dhadhan maleh ee mareexaan iskuxishoo imad,soomaaliyed,baaludhageeysanayee
Bare hiiraale odey daarood
❤❤❤⬜🟦🟩🟥⬜🟦🔦😎👇 dalka haladifaaco
Hawshu degdeg dhaaftey
Asc war barre xiiraale waa loo baahan yahay boodhka ha iska jaffo maanta 👮🏽♀️🦁👨🏼🎨 ina suuban waa in lasoo qabtaa 🫏🫏🫏🫏🫏
Vila Fadaro!
Alla xasan munaafaq doqonsanaa barre waa daarood sax ah
War waa maleeshiyadii hawiye ku shaqaysan jirtey
Geesi weeye Xassan baa raba inuu laba ninoo Darooda isku dilo ❤
Midna caqli malaha wiil somali 🇸🇴 ayuu mid walba baa binayaa dhiig isllaam ayey cabayaan 50yrs
Mareexaan xamzoo kale maleh dhiigga daarood waa no 1
Share. Asc
Barre waa today darood .not horgal
Mowliid hanyare qadiyadii iyo hanki baa Ilahay ka qadey Jubboland wax ladhaho majirto ilaa anoo Mareexaan ah oo mamulkeygi Ogaadeen Kenyan usoo ka xeysteen
Urur samaale rag iyo DUMAR ma Waxaad go’aan sateen isku dirka Daarood Ismaaciil. Sade Daarood iyo Kablalax Daarood waa walaalo.
Bare.waa.oday.soomaaliyeed.hadii
Uu.diiday.hadalkii.xasan
Ahmed madoobe shooladiisa nin yaqaano kumaso degdego Bare hiiraale iyo Ahmed Madoobe wey isyaqaanaan maantana lama joogo usc markey dooxada jubba labaxeen oy kismanyo kuqabsaden
Xasan gurguurte iyo kooxdiisu waxay wadankii ka iibsadeen cadawga soomaaliya
Warkàga marqaati loohelo Aya loobahanyahay bare warkisa waalala socdaa
Barre-hiiraale wuxuu qaatay mowqif fiican laakiin markii naftu ka baxayso, halkii uu ka ashahaadan lahaa, wuxuu go'ayaa isagoo ku hadaaqaya: Kismaayo ... Kismaayo ... tolla'ayeey Kismaayo.
Jaalle caawa waxba ma haysid
Marexaan waad cebaysay duli
Sade waa curadka darood
Adeer barre hiiraale call pox ma ahan oo qof walbo isticmaalikaro marka runta ka hadal ninyahoow
Waa kaligii taliye kale
Rag is gaadaya
Barre hilaale waa nin darood ah ahmed madoobe NH waa darood sorry xasan sheeq
War. Bare. Hadu. Damul. Jadid. Kalahadlo. Waceb. Darod. Saqir. Iyo. Kabir. Wa. Amadobe
XASSAN DHIIQO MEEL BUU SAAREY BARE HIIRAALE WAA RUNTIIS LA IGU SHAQAYSAN MAAYO WAA RUNTIIS INUU ISU ISTICMAALUU BARTEY WALIGIISBA DAAROOD BAA UU ISKU ADEEGSAN JIREY WUU U BARTEY .
Sheekadii ma mareexan ayaa lagu dirayaa
Wuu ku saxan yahay waa goaan macqul ah ii shaqe ano ah hawiye waa talo xumo
Awalba waxuu ciidanka u Jamaican inuu. Kuqariyo gadashada bada fogoska halkaas inuu saaro laakiin ceeb waxay hasataa gobolka u ogolaada in badiisa xasan tuug uu Gato