Размер видео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показать панель управления
Автовоспроизведение
Автоповтор
Soomaalida ayaka qadan wadan walbo siduu yhy ayaa loola dhaqma taasa ka maqan xaqiiqdi masar waa fcn thy waana u soo socda insha allh illhy nabad ha igu geeyo
Wll Shaqo maeedahay masar
Ani tiro 5 wadan ban arkey oo ku noola 2 kamid ah khaladka oodhan inaga leh mahaa wadamada tagney
Masha allah wll waaku mahadsan tahay warbixinada aad noso gudbiso waxan rajeynaa inan imado gor dhaw hadii alle idmo
Dhul iyo diinbo masar aya ku fiican inkasto masarida xogaha cunsuriyin yihin lkin turkida waa dhaaman
Masar mahan cunsura aniga ku so nola somalidan waybo jecala yahiin