xildhibaanada marka ay soo galayaan ,miyaan la baadhin, siidhiga halaga mamnuuco waayo dhegaha qofka ayuu wax yeelayaa, waxa jira dad badan oo ay dhibayso siidhiga.. Xildhibaanada afka ha ka hadlaan.
Hildhibaanada shafta leh Buug looma baahna , Jhalleyaal hala fariisto , meeshaan waa Barlamaan wihii la rabo ma lagu sameen karo Hildhibaan kastana ma hadli karo fikirkiisana ma ka dhiiban karo , Hildhibaanada meeshaan ka hadli doono unukaa soo hulnay uyuka bes ayaa ka hadli doona ajendhayaasha aan u soo qorsheeynay..... Jhaalle Hildhibaan Buug badan looma baahna idinkoo raali eh may baa la siinku fadee hiing in doowaanu dhegeeysatan gash gashaad iyo firimbi iyo buuga badan noo reeba .
Hoolkii senatarada mala soo xiray? Si parlamaanka wuu buuxaa loo dhaho senataradii oo inta loo soo raray....waxaan ruwaayad way dhaaftay... barlamaanka culusow..
Asc waa horumarka manta 2024 ayaan daro. walhi kuli alle wu la xisabtamaa. Kala dansen la.aan
SUBXANALAAH SUBXANALAAH ALLAHA KA CABSADA
Ceeb 2024
Waa xaaran firimbiga diinta wax ka barta
Waxan hada ma barlaman baaa ladhihi karaaa allahu akbar
waxaan firiimbiyada wato ee jaajuusiinta cid soo dooratayna aan jirin ee dalinka axmed madoobe 13 Sano xoogba nagu haystay waa in xabsi la dhigaa
Maqayadi shaha
Waa dad waa wayn! Inta bedaarta iyo camanku dhan yihiin fiiri? Alle magan
Waxane ma dhawladaba
Xarunta Cayaal Birimbiga Soomaaliyeed
Midkan firibbiga wado xassaaanada halaga qaaado
xildhibaanada marka ay soo galayaan ,miyaan la baadhin, siidhiga halaga mamnuuco waayo dhegaha qofka ayuu wax yeelayaa, waxa jira dad badan oo ay dhibayso siidhiga.. Xildhibaanada afka ha ka hadlaan.
Wa childcare age 0-5 year 😂
iskuulkeygii cali xuseen bey iso xusuusiyen😢😅
Waa sheekadii xisbiga waddani sanadkii 2022 oo kale. Cabdiraxman Cirro Isn’t easy 😅😂🎉
Landheere sheikh
Ninkaas firimbiga yeerinayo wxu waxaaso dhan usamenayaa kaliya dumarkas mesha joogo haku dhahan ninkan libaax iyo foodiiste weye haku dhahaan keliya ayu masuulnimadi iyo garashadi ku badashay nacas an caqli badneen weye wlh doqon foqal doqon😢
Waxaasa dal isku sheegaya baaba
Ma kuwaan ayaa Download ah dhamantoda waa tuugo cadan madoowe uga ween
Wallahi haday dawladayadu sidaan tahay Alshabaabta nalaynasaa noo dhaanta
Ku waan ma Somali meel geynayo shaaqale cadow ah
kuwan xildhiban maha waa ciyaal suuq darbi jifayaal ah firibi yeerinayo
😂😂
Tolow sacdiyo firinbi ma yaabantahay mise waxaay ledahay waxaan waa is ka caadi Ileeneen iyada sameeyn jirtaye.
Waa maxay riwaayaddani ?
😂hhhhh allabtihii ayuu bilabay saxdiyana aawayday arma qadata int is haywayso
Subxanallah Somali diidku aa nagu badan dadka ha la kale saaro.
Soomaalaayi garaad laayi qarkeed magaadhayi jahli kama gaboobaayi
Xeerkood ilaalisaa haboon hadaad xildhibaan tahaye
Qaar aan xilkaba qaadi karin baa lasoo xulaye
Waa erayadii ree ciyaar jecel
War waxaan miyaa aaqibo lagasugayaa. Somali ciid uma maaq no ceelna uma qodno.wlhi
inaalilaahi waa inaailyhi raajucuun
Kkkkkkk
Xasan firimbi xamar katag qorigaaga qaado ku noqo jubaland
Hildhibaanada shafta leh Buug looma baahna , Jhalleyaal hala fariisto , meeshaan waa Barlamaan wihii la rabo ma lagu sameen karo Hildhibaan kastana ma hadli karo fikirkiisana ma ka dhiiban karo , Hildhibaanada meeshaan ka hadli doono unukaa soo hulnay uyuka bes ayaa ka hadli doona ajendhayaasha aan u soo qorsheeynay..... Jhaalle Hildhibaan Buug badan looma baahna idinkoo raali eh may baa la siinku fadee hiing in doowaanu dhegeeysatan gash gashaad iyo firimbi iyo buuga badan noo reeba .
Iyaah koola cab maa baarlamaan noo ah war kala dir ciyaalsuuuqa anshaxaba aqoon
Guuuuuuul Adan madoobe rageedi 💪🏼
Horta mooryaan miyaa baarlaamku buuq badanAa mise waa mise waa wada muqawad isku yimid
Inaa lillahi wa inaa ileyhi rajicuun hugan kenu ma sidan baa
Cabtooy
Kuwan ciyalka suuqa cilka suuqan dhaqan xun dowlad laguma daro
Hhhh xiliban firinbii
Buuq ayay ku fureen parliamkii
wa yaab dad Ay u talinaayan dadkan
Haa khaladku uu dhacaa lkn waxaa la ilaaliyaa sharafta dowlad nimadaa
Waxa xillibaana noo ah oo aan ka sugayno in ay Soomaaliya gaarsiiyaan nabad horumar iyo barwaaqo waa kuwaas, Nacallaah adinka iyo shaydaanka aad dastuurka idin sameeyey ku yaalla
Hoolkii senatarada mala soo xiray? Si parlamaanka wuu buuxaa loo dhaho senataradii oo inta loo soo raray....waxaan ruwaayad way dhaaftay... barlamaanka culusow..
xasan firimbi rageedii car taabta diqsi korkiisa saaran xataa kama buubin kartaan idinka sharcidarada joojiya hadaad taabataan hadeey xamar ololi weeydo been baanu idiin sheegnay wbt
Had axildhibanadas ma 5kn ayey mushar uqadan?
Yaa U wada geyo arsenal
😂😂😂😂😂😂😂😂
Mafahmin dadka mxey diithyn mxena raba wlalyal
Waa yaab ma xildhibaanay isu haystaan kuwani. Maalina 170 kama yaraado miyaa?
WAR ADAM MADOOBE WADANKA WAA MADOOBEEYEY
Wa dad so heshiiyy kkk
Waxas aa lugu dhaha wadan ka ayey hormaniyan yaab
Wlhi waa dad waalan
Waxa uu mudanyahay in laga saaroo hoolkaa
Yes man looma baahna qofku waa inuu fakarkiisa ka hadlo hadii la dhagaysan waayo waa inuu firinbi ku foodyo.
😂 😂😂 ilaahow Somalia unaxariiso intii uguliidatay ayaa madax u noqday bal waxaas day ma caruurbaa
Guul
Xasan munafaq barlamanka wa la ibsaday😂😂😂😂
Hhhhh😂😂
Waa ciyaal suuqiin iska waynaaday
Waxani wawad tuugo moryaanah Acuudu
Dowladnimadeenii ma xaraabeysi iyo ila qosol bay ku danbeysaey??
Wxaanbaa masiir ummadeed laga sugu waa mooryaan lacag isu keenty
Hhhhhhhh
Wlh in aan kuwas dowlad laga sugey
Qadad wayn waataa 30 sano ciyala suuq nimo ku jiran
WAR SOWTII XAGEENABA LA ISKU FEEDHAYEY, SOWKAN GUDOOMIYIHI MIISAN KA CULUS MADAXWEYNAHA INOO NOQDAY HADA HHH
Adeer deeqoow warkaagii waa run cad daarood waakaas caqabadda soomaaliya inuu yahay wataas
Ader ciyal nimda jojiya ma sida heer waqooyig sida raga isku feedha ama ciyaarta ka daya guriga shacabka
Xarunti barlaamanka o noqotay raskambooni
Dhilooyinkan siidhiga wata miyaan la baadhin markay meesha soo galayaan
Qur.aanka xitaa no respect
Ogaadeyn ha laga saaro baarlamaanka, jigjiga ha aadeyn
Why, na dhulkan Somalia wa lawada leeyahy😅
Soomaaliya ma hoodaabaa leh
Meeshan is maqal ba ma jireee maxa.
Mesha ma ciyal ba iskuugu yimid ama masuuliyin .
what is wrong with you Xasbunallah
Ciyaal miyaa. Kuwaan wadanka wee ceebeyeen
Xanuus waagii yaraa maka kubadda liidiido garoonka banadi jiray
😂😂😂😂😂