jekeey legend 1999 riwaayadihii hore ee qosol ka aha ee aad jilaga ka eheed naso xasuuso muqaladooda hada heyso pls Adigo reaction ka bixinaya asxaapti waagasna na xusaaya waa iga codsi pro waayo waqtigas yaan firsan jiray majaajiladada Qosol ka.badneed
Allaha so hanuniyo aweys balse somaliyey qofka dhiban wa la cawiya insha allah waxan rajeyna in la garaqabto walalken aweys asiga ma ahan qof fiyow marka allah na wada cafiyo dhamanten asallamu alleykum
Bahda Sheeko yar waxaa idin ka codsanaa maadaama ey idin ku jiraan dad Film maanta Hindida turjumo inaa Prambir ku soo casuumtaan Channel kiina adinkoo Af Hindi kula hadlaayo please 😅😅😅 aan tusno inaa dad Af Hindi naqaan leenahee. Xasan Top ayaa haayo xogtiisa thanks
Jekeey caqligaaga ma sidanaa views maa ku radsanee miskiinkaa hadaa wax uqawan kari alla ka baq intaa ka ficantahay ha ugu faanin wax la daawado ma tihid jekeey is hagaaji adi horta
Jekey wll adi nin masuul aya tahay wll Mar walbo waxa isku day daa in ad aways bafohow malin runta aad usheegto hadii kale sun cadada ayaa lumeyso wyo dadkan wataqaana ataaak yar ayaa lagu cebesanaa pro sheka yar gool
mesha macaani uga hor imanayo jekey iyo aweys bafow masajidka cadeyga miya mise indhahayga waaye hadan qaldayna yaan la ila yabin 2004 aa igu danbeysaye
Hadhow la dhaha caruur la wayey caruurtas yaryar ila meshay kaso racen ya dib uu celinayo ka waran hadi wax qalad ah lo geysto adunkan dad xun joogan.walidka qeri masuul wlh tan labad jekey caruurta dib uu labta xata mar ma dhahayo waa yabay 🤔
😂😂😂😂 qosol badanaa aloow muqdisho iyo wiixiiba ku nool iii xafid aamiin yaà Rabi 🤲🤲🤲
Amiin wll qali wan kusare isar
Amiin allha ino xafido
@@deqoali5101 jerry mataqanaa ex ciyaal xamar weyne lee ikasayaan walaah
🥰🥰🥰🥰😘🤲
Sxb youtube booqo adiga mahad san ♥ hana ii dhib sanin ♥ 💖 ❤
Inta ila arkeeyso jeekey dadka ka xun aweys inuu video ula duubo like iisaara nosoo badi jeekey
jeekey dadka masakinta views haku radsan illahey kabaq
Aweys Allah caafiyo insha Allah 😥😥😥🙏
Am the first viewer wankusalamee macalin jekey
Gacanta waa lagu waabiyey wash lee dhiman joog macalin joog qosol.
Sxb youtube booqo adiga mahad san ♥ hana ii dhib sanin ♥ 💖 ❤
Bring back aweys baafwo funny guy
Asc maclin jeekeey Waan ku salaamey walaahi aweys baafoow Waan jecelnahay sheekadiida ee garab qabo markasto waa kaa codsanaa illaaheey dartiisa Waan u soo duceeyneeynaa Inshaa allaah markasto noo keen aweys
2:38 🤣🤣🤣🤣😂😂
Afkiisa Iska ilaaliyo
Ala qosol badanaa😀🤪
kkkkkkk caadi matihiin aweys iyo maclin jekey keep going
The legend jeekey wlhi waa qof wanaagsan farxad ku nolow
Ninkan Alle hacafiyo mahadsanid wad iga farxisa Alle haka farxiyo
Asc jekeey waxan ku weydiyay aaway fuaad maxamed shiqeey ka so jawaab
like isaar hadad jeceshahy awees iyo jekeey
Aweees hadad dhihi lahayd wan kuu saari lahaa lkn.. dabaaaal danayste jeeekeey
Macalin jeekey ninkaan iska dhaaf waxaa siin karto sii lkn waxba haka duubin plz
Aamiin Yaa rabi illaaheey ha u naxariisto
jekeey legend 1999 riwaayadihii hore ee qosol ka aha ee aad jilaga ka eheed naso xasuuso muqaladooda hada heyso pls Adigo reaction ka bixinaya asxaapti waagasna na xusaaya waa iga codsi pro waayo waqtigas yaan firsan jiray majaajiladada Qosol ka.badneed
Jekey wax kale la kaalay miskiinkan dawasho haku raadine
Jeekey awees baafow maxaa ugu dheeldheelee oo veiws ugu raaadinee sidaani ilaahey wookaadhigi karaa jeekey hadaad wax uqawaneynin amaan sii eebow
Sax
Waaka xumahay wlhi sidaan inloogu dheeldheelo aweys baafow jeekey isagaa raadsaday oo meshisa ugu tagay hadana kuyiri vedio ban dubaynaa markaasuu leyahay igahar kumadsanayaa
Runwaaye wlhi
Jekeey saqajan waye wayo asiga meeshiisu ugu tagay oo ku dhahay hadhowna idheh makuracayi idheh aweys walhi jekeey wixi udambey dono ma aqaano blse aweys Baafo in sidan logalo walaga fiicn yhy runtii
Allaha so hanuniyo aweys balse somaliyey qofka dhiban wa la cawiya insha allah waxan rajeyna in la garaqabto walalken aweys asiga ma ahan qof fiyow marka allah na wada cafiyo dhamanten asallamu alleykum
Jeekey sxb waxad aheed nin legend ah balse hada meel xun baad risaqada Ka raadineesa sxb .
Allaha soo hanuuniyo
0:18
Ahaaa
I was just watching a video of awesome bafow so funny colabrate with him I like that guy funny 😂😂
Aweys baafow ma wuxuu noqday doqon views lagu raadsado xoolaha jekey kan waad ka canbuleysatay wlle
Awes allah hacafiyo 😥
m.a
Abayo youtube booqo adigo mahad san hana ii dhib sanin ♥ 💖 ✨
@@abdaleamin2225 sxb youtube booqo adiga mahad san ♥ hana ii dhib sanin ♥ 💖
Bahda Sheeko yar waxaa idin ka codsanaa maadaama ey idin ku jiraan dad Film maanta Hindida turjumo inaa Prambir ku soo casuumtaan Channel kiina adinkoo Af Hindi kula hadlaayo please 😅😅😅 aan tusno inaa dad Af Hindi naqaan leenahee. Xasan Top ayaa haayo xogtiisa thanks
TEACHER JEEKEY WAXAAN KA CODSANAA INAAD GARAB SIISO
Wll qali wan kusare ISO saar pls
Ninka Kaliya ee jeeke dhunta ugalay tagerihisa haa ismujiyaan Aweeys
Mcn jeekey Alle dartii miyad shaqada ku siisid aweys baafo
Inta ila fahantay inay ruwaayad ay thy subscribe haiisarto io like
Jekeey wallhi dabaal ayaa thy ninkaan miskiinka miyaa vews ku radinee 😡
Walaaahi waa nacas xataa filimaanta uu ku jiro jekey. Wan nacay imika muskuunkan ayuu ka xaraabaysanayaa... illaaaahay kaa xusaaab. Oo sidiisa kaa dhig
Haa views raadsanaa jeekey ufff
Rag sidi naagihi udhaqma tihiin waa nacy ku yeh filmntisa kan klena uf ku yeh hda jeclaatin io hdii kalabo jeekey legend wye inta aaminsana kabadn viewsne kuma radsanyo ee adinko wxba ogeyn ha iska hadline dhilaa idin dhashee
@@kingayooze5031 oo hada ma adaa wax sheege doqonkaan wax ka dhaha😂😂😂😂🤣😅👇👇
@@mrhanad8148 bnh
Keep going Abti
Sxb youtube booqo adiga mahad san ♥ hana ii dhib sanin ♥ 💖 ❤
Awes Baafow maxaa daaray ilkihii Xasan top miyaa ka noqsaday 😥😥😥
😢😢😢 aweys in la nacbanahay aad moodaan lkn asagaa channelka idin shidaayo noo soo badiya hadadan rumeysaneynin Viewska ka fiiri 35K in one Week
Jekeey qalbi dahab. 💕💕💕💕💕💕🤩🤩🤩
macalin jekey wan ku salamay
Macalin maaahee waaa nunaaafaq... miskiinkan maxaa daba dhigay
Jeekey illaaahay maad Ka baqtid oo iska daysid ninkan waalan oo aad maalin walba Ka xaraabaysanaysid tani maanta waa aduuunyo barinaa waa aakhiro zxb
Jeekey waligay kumaarkin lkn very soon I will come i.a anyway god bless you
Awees iyo jeekey markey san isku dhibayan cajab waye runt qosol
Qofka video ka duubaya
Camera man waa dulqaad badanyahay 🤔😱
Hadiiba uu waxaan duubayo
😂😂😂😂 Fadaale aweys Baafoow
Waaw
M.a awes bafoow hore usoco
Mashaa allah
Macalin jekey wlhi wad dulqad badantay🤣
Macalim jeekay kan miyaa ka xaraabaysataa sxb iidaadi noosoo qabo
6:56
😂😂😁😁 Bafooow maharayiii kulahaa
Jeekey adi ninkaan ma iska dhaafi kartid miyaa hadaa wax qabatid weyso iska saaxo miskiinkaan kaqaleey
Maxaa looga qaleena asaba jekeey shaxadooyo
Hhhhhh waan qosley runtii
Asc macalin aweys ka leexo oo sumcadaadda ilaasho ama haku maqlo
Deslike sry video mclin jekey kulha tuug qd cune mskinta hku citrin
Kkkkkkkk Qatar maasha alllaah
jeekey vews ku raadsana maskin farha ka qaad
الله يشفيك ويهديك.
Aways ma sidanaa hadda indr
Tagerayasha caweys ali bafow
jeekey wa nin dulqad badan oo bulshada isku wadi kara lkn marmarka qaar dulqadka wu dhamana
🤣🤣🤣🤣
😂😂😂
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂🎥✅
Jiniyaa macalin unoqote yaa kaa Reeba ilaa xaafada hhhhh kkkk
Aweys cali bafow funny wye
Aweys aqlilow waaye
keep going
Aweys bafoow funny wa
Aways wan uxiisnay vidoe yadiidasa
Aways bafaw funny weyaan wlaahi
Haac lkn Waxa baabiiyay jeeekeey....isaga ayaa waalaya
Waligay ma arkin xamar umana dhalan lkn hada wax indhahaygu arkayaan muqdisho waxay caasim somaliya u tahy
Jeekey saad filin ujileysay aad anagana naku jileysaa miyaaa😂😂😂😂😂
💕💕💕💕
Jekeey caqligaaga ma sidanaa
views maa ku radsanee miskiinkaa hadaa wax uqawan kari alla ka baq intaa ka ficantahay ha ugu faanin wax la daawado ma tihid jekeey is hagaaji adi horta
Ilamaha somalida dhaqan xumaa
😂😂😂😂😂✊🏾✊🏾🇸🇴🇸🇴🦁🦁😍
Jekey wll adi nin masuul aya tahay wll Mar walbo waxa isku day daa in ad aways bafohow malin runta aad usheegto hadii kale sun cadada ayaa lumeyso wyo dadkan wataqaana ataaak yar ayaa lagu cebesanaa pro sheka yar gool
🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Sheeko Qosol Badan a
Shuruud hadii aad qososhid subscribe baad saaraysa
Hada kahor ayaa waxaa dhacdey Odey Ciyaalka xaafada oo Reer Mudug Ah ayaa Restaurant Dubai Kuyaalo ayu Soo Galey kadib Buugii Dalabaadka Cuntada kuqorneyd ayaa loo keenay Odey waa Madmadoowe Allaaa kuyaqaaan Waxna lama qoro Aqrisna iskaba ilow Kadib Qoraal #Beans ayuu Farta isaga taabtey Kadib Digir Haadeysa ayaa loo keenay
Odeyga Tala ku cadaatey Digirtiisi ayuu lafaha kadhuuxey 4 nin oo dhinaciisa Fadhidey Dhaylo Hilib Ari ah ayey Jebinooyiin Odeyga tii inu Dalbaduu Raba Mana garanaayo waxa lagu dhaho Hilib Ariga Nimankii oo leh buu maqley #Again noo soo biis cml odeyga wuxuu isdhahay hadaba hilibka Aad Rabtaa Magaciisu waa Again Kabalyeerigiu Ama waiter kii intuu uyeeray ayuu kuyiri Again kablyeerigiina Digirtii Ayuu Soobiisey.
Odeyga Fadhiga intuu kakacay uu farta ku fiiqey nimankii hilibkii ay cunayeen Aniga #Againtaas Ayaan rabaaaa 😁😁😁😁😁😁😁😂😂😂😂😂😂😂😂
Hadii aad qososhay Wll allah ba ina ogaa inaynu ballanay ee Wll subscribeta iisaar
👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👉
ruclips.net/channel/UCkqSoWm0ldTsYYR4kzrKhtQ
Kkkkkkkk
😂😂😂😂😂💞🙏👍🌷🙋
Aabo jeekey waa is ku egyihiin waa fahmay
Xabagle waa xabgle
Kkkkkk
mesha macaani uga hor imanayo jekey iyo aweys bafow masajidka cadeyga miya mise indhahayga waaye hadan qaldayna yaan la ila yabin 2004 aa igu danbeysaye
Haa waa meesha
Hadhow la dhaha caruur la wayey caruurtas yaryar ila meshay kaso racen ya dib uu celinayo ka waran hadi wax qalad ah lo geysto adunkan dad xun joogan.walidka qeri masuul wlh tan labad jekey caruurta dib uu labta xata mar ma dhahayo waa yabay 🤔
Jeekeey miskiinka maxaa ugu ciyaaree ilaahay ka baq
Jeekey waan kuwataa
Nacasnimadaad ku wadataaa
Maclin jekeey salaan aaree
M. JK
Hadhow aa banooni dhaal dhaalaanaa 😂😂
Aways & sharm boy maxay isku yihin
Ninkaan ninka inuu ciilaayo so Uma eka, qofkan ookale waa la garab qabtaa,
Hore usoci
Salami morning tarike aap aapko😂😂
Jekeey saqajan waxiiid maxad karabta masakiin kaan oo aad views ogu radine war illahey kabaq nacalad bakugu dhacdaye muxu ahaa wuxuu acuudinilaahi
Jeekey salaan sare sxb
Jeeke nio miskinkan maad iska dhaaftid sxp kaqale
Nio
Views meel xun ayuu kaa galay.
Maskiin waad ku dheedheeshay walahi.
War ilaahey ka cabso wax u qabo ama is dhaaf
Hhhhhhh
ᵐᵃᶜˡⁱⁿ ʲᵉᵏᵉʸ ʰʳⁱ ᵘˢᵒᶜᵒ
Waa nin aan dantiisa aanan ogeen