SIDEE UGALA BIXI KARA LACAGTAN TIKTOK CREATIVITY PROGRAM KA SAMEEYO 💰💵

Поделиться
HTML-код

Комментарии • 54

  • @shaqalleh
    @shaqalleh  6 месяцев назад +6

    SUBSCRIBE NAGU SHARFA GUYS LIKE ❤

    • @queenediting2213
      @queenediting2213 4 месяца назад

      Hadaanan heysan qof lacagta iibixiya kwran

    • @Tommy1234-x7m
      @Tommy1234-x7m 2 месяца назад

      Bro waa uu idiiday marka wllka ciwaan isii adigu

  • @AhavavsVwgabw
    @AhavavsVwgabw 6 месяцев назад +5

    Waad nagala soo raagtay mooye waad mahad santay zxp ❤

  • @Maxamedadan65
    @Maxamedadan65 6 месяцев назад +4

    Mahad sanid pro hada tiktok gii waan samaystay wuxuuna kudhow yahay 10k muqaalkana waan ka suyayay mahad sanid wll 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

    • @MR.X1Y3
      @MR.X1Y3 6 месяцев назад

      Lkn waa ij ay oraginal yihiin muuqaaladu

  • @Soccer_115
    @Soccer_115 6 месяцев назад +3

    Qualified views ifahan sii shb

    • @Goundhe
      @Goundhe 6 месяцев назад +1

      Waa inta muuqaalada dhamaysatay

    • @Soccer_115
      @Soccer_115 6 месяцев назад

      @@Goundhe shb RPM kuna mxuu yey

    • @Soccer_115
      @Soccer_115 6 месяцев назад

      @@Goundhe shb rpm kuna

  • @DalxiisChannel
    @DalxiisChannel 6 месяцев назад +2

    wll waad salaaman tahay ,waxaan jeclaan lahaa in aan kuu imaado oo aad ii sameysid Tiktok leh programkan ,haddii aad hargeysa ku noo shahay ,fadlan ila soo xidhiidh , Mahadsanid wll, thank you bro.

  • @MustafeIsmaaciil-sh5eb
    @MustafeIsmaaciil-sh5eb 6 месяцев назад

    Shp wali cadi numad fahan siin sida logalabaxo lacagta ee

  • @Salmaanlivedubte
    @Salmaanlivedubte 4 месяца назад +1

    Sxp isagoon vpn ii furneen hadaan video soo galiyo dhibaato miyaa isoo jawaab plz

  • @Videofunny479
    @Videofunny479 6 месяцев назад +5

    Visa card ka waran zhp

    • @Awsubeer
      @Awsubeer 6 месяцев назад

      Bank caalamiya aya loo bahanyayhy Sida Poyaner iyo PayPal oo Credit Card Kusiiya Mahan Waxan yaryar ee dalka kadhisan

  • @MaxamedMedia-gu1kz
    @MaxamedMedia-gu1kz 6 месяцев назад +1

    Shaqalle the big legedn

  • @hassanaliofficail4840
    @hassanaliofficail4840 6 месяцев назад

    zxp waa bila views marka vbn la istcmaalo

  • @QamarCumar-or4nh
    @QamarCumar-or4nh Месяц назад

    Sidee baareefadka tiktok loogo bixiyaa

  • @WllTajuu10
    @WllTajuu10 3 месяца назад

    Wllkow aniga ciwaan weyn leh ee isheg meel
    Aan ka soo qabto Dana ka leeyahya

  • @AbasAqil411
    @AbasAqil411 6 месяцев назад

    I don’t have tikTok

  • @Abdikaafimohamed-m5d
    @Abdikaafimohamed-m5d 6 месяцев назад

    Sxp sida gifti qof live kujira loogu diro noos gudbi

  • @drsocial6889
    @drsocial6889 6 месяцев назад

    Kaabe mid cusub maan sameestaa mise keega baan vbn ufurane

  • @SahalAyusuf-os1cg
    @SahalAyusuf-os1cg 6 месяцев назад

    Saxib waa ifurmi waayey maxaan qalday xagee kalosoo xariraa

  • @abdouwais7443
    @abdouwais7443 6 месяцев назад

    Sxb tiktok iib ah ayan rabaa

  • @Ogaalkoob27
    @Ogaalkoob27 6 месяцев назад

    Wcs

  • @AbdihaliimHassanAbdalla
    @AbdihaliimHassanAbdalla 6 месяцев назад

    Nio qof Usa jooga tax information kiisa ma isticmaali karaa si aan ula boxo lacagta markan shurudaha buxiyo

  • @KnowledgeUpdatka_1-a
    @KnowledgeUpdatka_1-a 6 месяцев назад

    Nio zxp paypal aan kuxidhee
    Paypalkii baa igasii raba visacard inan ku xidho

  • @Abdikaafimohamed-m5d
    @Abdikaafimohamed-m5d 6 месяцев назад

    Sxp qabka gifti loo diro nafahansii majdsnid

  • @caydaruuscabdilaahi-y1o
    @caydaruuscabdilaahi-y1o 6 месяцев назад

    kii hore hadaan dawanayi zxp mahadsanid

  • @nasradiinaxmed5609
    @nasradiinaxmed5609 5 месяцев назад

    Poyaner bank ma kula bixi kartaa zxb

  • @AbdillahiAbdiweli
    @AbdillahiAbdiweli 6 месяцев назад

    Haduuna jirin qof zxp nahy oo dibada jogana 😢

  • @NuuraAadan-yg7pl45
    @NuuraAadan-yg7pl45 4 месяца назад

    Bareefadaka idaloogaboxo

  • @mubarikmahamud2497
    @mubarikmahamud2497 5 месяцев назад

    pro fallow back ayu didaya maxa qaldan

  • @sharmarkemascud03
    @sharmarkemascud03 6 месяцев назад

    Saxiib waxa naf leh oo lagu dallo meesha kum arko oo adigu ba 0.63 ayaa sameysay sida awgeed waxa weli aad loom shacin ban filayaa

    • @CamaFooty
      @CamaFooty 4 месяца назад

      Meeqa views baad 0.63 ku heshay teeda kale rmp meeqa ayu ku yahay

  • @HIJAABHIJAAB-km5yg
    @HIJAABHIJAAB-km5yg 6 месяцев назад

    PayPal sidee loosameeyaa

  • @Dalle_africa
    @Dalle_africa 6 месяцев назад

    Waxan maqlay in la iskala laabto markii la ogaado location kaga joogto waxan ma hubtaaaa

    • @norbilmaxamed3888
      @norbilmaxamed3888 6 месяцев назад

      Run sheeg saaxiib

    • @Dalle_africa
      @Dalle_africa 6 месяцев назад

      @@norbilmaxamed3888 wllhi nio yar sas i dhahay

    • @Maxamedadan65
      @Maxamedadan65 6 месяцев назад +1

      Been weeye waxaas ee maalinkata location ka furo markaad muqaalka soo galinayso

    • @Nashaddhalpoqortoyo-or6fk
      @Nashaddhalpoqortoyo-or6fk 6 месяцев назад

      Haa VPN ka lama hubo sxp waa inaad taxadir badan samaysaa😊

  • @DamalFilms1
    @DamalFilms1 6 месяцев назад

    Horay Usoco 😂😂😂😢

  • @ababwnnawn-wl9vv
    @ababwnnawn-wl9vv 6 месяцев назад

    Thanks a zxp

  • @warsamaosman-Sool
    @warsamaosman-Sool 6 месяцев назад

    Premier bank hadii aad account kafurato PayPal waad ku xidhankartaa.

    • @deekopodcast
      @deekopodcast 6 месяцев назад

      Xagee kala soo xiriira sxb cawimaad baa ka rabay

  • @GgifcHgcc
    @GgifcHgcc 6 месяцев назад

    Thanks zxp 😊

  • @naemachama8547
    @naemachama8547 6 месяцев назад

    Bank master card muuna noqon karin wllo?

  • @mumtii538
    @mumtii538 6 месяцев назад

    Abowe waxad iga cawisa acount aan lacag ufurnen 30k buu maraya ma ufurankara mise waa kasamar plz iso jawab 😢

  • @NUURIYE.
    @NUURIYE. 6 месяцев назад

    War beenta nagadaa zxb