Gurigaan Waxaa Lagu Hayaa Shaqada Ugu Adag Social Media | Booqashadeydi
HTML-код
- Опубликовано: 5 окт 2024
- Halkaan ka DOWNLOAD GAREYSO APPKA TRANSFER GALAXY apps.apple.com...
GOAL-ka Xiga 500K Subscribers - Mahadsanidiin
Halkaan Ka Iibso Cashirada :
Booqo Website-keyga :
Telegram Group : shorturl.at/lmqI7
My Facebook Page : www.facebook.c...
Follow me on TIKTOK. : www.tiktok.com...
Follow me on INSTAGRAM : / hosowpro1
QALABKAAN ISTICMAALO | MY GEAR
camera 1 : amzn.to/3jzeOSU
wide lense : amzn.to/37J7UrY
favo lense : amzn.to/3e0X7KR
camera bag : amzn.to/3mxGWIh
camera 2 : amzn.to/2JcsdUD
lense 1 : amzn.to/2TsiT0T
lense 2 : amzn.to/2JashEq
ND filter : amzn.to/2HDHDAS
gimbal Ronin : amzn.to/3kLRzXv
KAAMERAD UGU MACQUULSAN AAD RUclips KU BILAABI KARTO
Kaamirada iyo Lenseskeeda oo ka yar 500 dollar
halkaan ka iibso : amzn.to/3msP38U
kamerada drone ugu raqiisan : amzn.to/2HHoC0e
camera car holder : amzn.to/2TqGcYK
COMPUTER & DESK - KOMBUYUUTERKA IYO QALABAADKIISA
Macbook 16 : amzn.to/35HskiJ
Boorsadiisa : amzn.to/35FXwP1
miisyarihisa- staan : amzn.to/2HzBchQ
sameecadaha-headphone: amzn.to/3kBtnXq
monitorka : amzn.to/37IOq6P
macbook hub usbc :amzn.to/2TtiuuV
speakers : amzn.to/3oyCLOb
nalalka backgrounka : amzn.to/2TrpSqz
hard disk ssd 1tb : amzn.to/3e8AnZG
hard disk hhd 2 : amzn.to/3osXP8C
memory card 6 128 x2 : amzn.to/35CaeP4
memory card holder : amzn.to/34vx3o4
Qalabka CODKA - AUDIO
microphen 1 : amzn.to/3e0YtFp
lav mic - midrofanka qoorta : amzn.to/3ovrVIt
USB mic, Mic Miiska : amzn.to/34zq25U
wireless mic : amzn.to/3oxTkd2
voice recorder : amzn.to/37KGqlV
mic stand - birta micga : amzn.to/2Hx24zw
LIGHTS - LEERARKA AMA NALALKA
softbox raqiis ah : amzn.to/3jxqUfA
smart light apeture : amzn.to/35E1OGL
reflector : amzn.to/37Y0vp9
light gel : amzn.to/3dZgjsu
MUUQAALO XIISO LEH
CHALLENGE : • CHALLENGE WAALAN ! QO...
FILM QOSOL BADAN : • Somali Short Film 2019...
FILM JACEYL AH : • Somali Short Film | IL...
Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️❤️❤️
Salalaahu calayhi wasalam
Salalaahu caleyhi wasalam ❤️🙏
SCW SCW SCW
SCW
Sallaallaahu caleyhii wasalam ❤
Laba Muwaadin Ee Somalida Xalaasha ah Ayaa Ishelay . Waadmahadsantihiin .
Xabiibkeena MAXAMED Scw aan Ku salino Axbaabii Fil-Caqiida.
اللهم صلي وسلم على عبدك ورسولك محمد ابن عبد الله❤️
Scw scw scw 🕋♥️
Mansha allaaah manta waxa is helay labo qofa oo bulshad qiimo ku laha Mansha allaah walalo qali ilaahy hidin barkeeyo gulest 🎉🎉🎉
Guriga umada somaliyed ayan dhihikara masha Allah
Abdicasiis shaqo fiican ayuu dadkeena u haayaa Alle ha ku la garab galo.
Ramadhanka intudaman 500k halagaarsio kabadhn uuqalma❤
Abdiaziiz howshaad alah ha kula garab galo ustaad hosow Pro adna waad ku mhdsntahay videogaas aad noo so gudbisay hormar wcn
Hosow pro 500K coming soon inshalah 🎉❤🎉❤
Cabdi casiis reality waa gob somalia oo dhan way taageersantahay waa dadka ay somaliya u baahantahay
Wllo ciwanka mesha kugu qoran muxu yahay somalina waad so qortaye 😂ma oromo iyo somali iska dhala tahay
@@Hodanmoh15
Laga yaab bee labadiisa waalid
Inu mid xabashi ama oromo yahay
@@Hodanmoh15cajaaib shiikhow oromadi wey nagu dhex faafty😢😂
@@falisa576Aabihii haduu Somali yahay cinwaankaan wa ku qalad wayo isaga wa Somali
Wuxuu ka mid yahay shaqsiyaad ka fara ku tiriska ah ee bulshadda u adeega ahna kuwooda ugu qiimaha badan sidoo kale hosow bro waa legend aan marnaba la dafiri karin wax qabadkiisa Allaha idin sharfo
Abdicasiis wuxuu rabaa in uu fadhi ku waramo Hosow na wuxuu rabaa in uu socod iyo istaag ku waraysto🤣🤣🤣anyway guulaysta wiilashena somaliyeed
Hahaha
Ilaahay Miisaanka Aakhiro Hakuugu daro Janadana Hakugu casuumo
Abdiaziz really waa nin Shaqo Wanaagsan u ahaya ummadda Islam ah gaar ahaan Shacabka Soomaaliyeed.
Laba qof ee samaynta ugu badan ku dhex leh bulshada
Masha alah ilahay cinriga iyo caafimaadka ha idiin barakeeyo
Maasha Allah Allah ku sharfo marhadaa❤soobooqatay Cabdi Casiis Really Walahay wiilkaas taariikhdaa qori doonta Allah xafido Cabdi Casiis Ilintir ❤❤
Laguma haayee waa Maalin Taajir😂, Balse waa nin Aad u Caqli badan
A.ziiz Walahi sirta Nolosha Ayuu Fahmay Iyo Iyo Cilmi nafsiga Dadka
Lagula dhaqmo ❤
Two legends always hosow pro and abdi/casiis real go forwards interests people's i can't wait 💯😍❤👍⌛❤⌛
Mashaa allah tabaarakallaah waxaad soo qabatay wll ninkii ugu mudnaa dadka soomaaliyeed Alle.miisaanka xasanaadka hawgu daro wllkeen Cabdicasiis really🤲💯.Adna siddaa wacan ee talo iyo tusaalaba ugu biirisay walaalaheen Alle hakaa abaaliyo wll.
﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱
Mansha Allah abdi Aziz RUclips kisa 1m u qalma wlhi tnx hosow wareysigan nacfiga leh e noso gudbise thats i why i support you
Masha allah wxd thy wiil qaali ah oo wanaagsan runtiii barnaamijkaan waaa mid alle u soo diray umada islaamka
In ndn waan arkay muqaalada abdiaziz really iyo dadka uu shaqadaa adag u hayo alle ha idin la garab galo bulshadaada waa inaad kaalin uun u buuxisaa mahadsanidiin waa waxa ugu yar ee aan maanta idin dhihi karno.
Maashaa’allah, wiilkan hawl weyn ayuu u hayaa bulshada Soomaaliyeed, Alle ha barakeeyee.
Horumar wacan kuu rajeynaa wll #HOSOW meesha mudan in la dhiirigaliyo ayaad kasoo muuqataa marwalba 👋👍
It made me cry wlh 😭 Thank you for everything for people. Ajar iyo xasanat Allah ka siiyo.
Masha allah shaqo aad u fican ayey wadaan
Gurigaas ilin murug oo isku badashay ilin farxadeed Waa ku qubteen, abdiaziz really Allah ajir haka siiyo shaqada wanaagsan ee dadka uhayo
Hasow mal mahan wareeg ii kaga shidan tahay lkn waxan lee rabnaa soobadi tlie❤😂
GUULAYSO Walal Osman
Mashallah hore u soco bro.
Cabdi casiis waa qof sharaf leh oo umada caawiya Ilaahay oo dhawr
Gurigayga Cad ee soomliyed Allah haku barkeyo
8:07 vidiogas yaa meel ku og goormee ayuu ahaa aan raadiyee gabadha hooyadeed qudaarta ka adeegan jirtey😮
legendary hosow pro dad sharfan oo bulshada wax qabad u leh ayaa so qabtaa ayntan saa xamar u timid mahadsanid wareesiyada noso badi dad macquulka ah ee bulshada wax tarka u leh..💯🙏
Mash Allah wll Cabdi casiis Wa Nin bulshada boos fican ugujiro
Manshallah ilahay ha ufududeeyo
Wax badan oo aanan ogeyn baan ogaaday
Waana shaqa culus oo yaab keeda leh.
Mshllh Qof qaaliya ayaad soo qabatay 👏ABDIAZIZ REALY🎉Raxmada wajigiisa bay ka muuqata😊Alle hku garab galo,dad badan wad ka farxisay❤
Mashaa Allah ilin tir TV
Shaqo culus ayaad haysaan Alle ha idiin fududeeyo, guuleysta, Aamiin Aamiin ya Rabbi❤❤
Team Shamuure 1M noo balan ah I.a❤️🫶🫀
Mashallah tabarakallah walalaha qalbiga Allah ha idin barakeeyo
Allahu Akbar wax badan ayaan ogaaney oo muhiim ab aad ayaad umahadsan tahay wareysigaad
Ilaahay ajar ha ka siiyo, umadda Soomaaliyeed waa iney ku caawiyaan oy ku soo biiraan meelaha uu umadda ka caawiyo oo share gareeyaan.
asc hoosow waxaan u maleen jiray inuu turaftoore yahy lakiin waxuu hayaa hol weyn wallahi
Ma sha Allah , Abdiaziz Allah ha ku xifdiyo amiin amiin brother ❤❤❤❤❤👍👍👍👍👍🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🌹🌹🌹🌹🌹🌹 keep going brother
Dhallinyara barakooba dhammaantiin.
M.a c/casis ilahey haku jeclaado wll qalbi wngsan
Mashallah tabarkallah allah ha idin barakeeyo wllayaal ❤❤
Masha allh abdi asiis waa wiil qalbi fiican ❤
Masha allah keep going❤❤❤❤
Masha Allah insha Allah ❤❤
اللهم صل وسلم على نبينا مُحمَّدﷺ
Alle istustus makaaga dhigo Amiin Amiin
Maasha alaah cabdicaziiz waa dalaalay ilaahey habarakeeyo
Mansha allah wa shaqo fican ayu haaya wllkan ❤
Hosow allaha ku dhowro
Maasha allah reer hosow hala soo booqdo ilintir insha allah
Masha alaah ❤❤❤❤
Wlhi shaqsi muhiim ah weeyan yarkaan shaqada uu umadda somoliyeed uhayo
Allow khayr sii oo ka'abaal mari hawl adag buu bulshada uhayaaa wllhi ❤❤❤
Masha allah wiilkaas hawl Wayne buu dadka uhayaa
Hosow pro
Guuleyso wll❤
Waa shaqo muhiim ah yarkan shada uuhayo
Masha allaah ❤❤❤ guul & gobanimo❤ illin tir team & hosow bro❤
WAAW WAXA IS HELAY HOSOW IYO CABDUICASIIS LABA WIIL QAALI NUGU AH❤❤❤❤
Waan taageeraa chanelkaan 100 %
Muqdisho wa uxiisy ❤️lakiin Ila hada waxa layaabanahy xoolaha Meel lagu xareeyo maloo sameen karo miyaa caadiyaa loo arkoya mar mar funny Ila noqotaa lkn xaqiiq waye firkradan yaa ila qabo
Horey usocoda hossow proh iyo illintir
hossow bro top vedeo
Laba nin oo ikhyaaraa is helay oo bulshada booswayn ugu jira
Hes legend❤
Hosoow masha allh 🎉
Masha.alaaah.guleyso.hosow.riyali.somafale.ween❤❤❤❤
Allow nafudaydi saladaa yaa Raabi amiin
M.a bro allah kuxafido 😢
Hosow pro nabad ku soo laabo walal qali❤
Gurigaas reer shibis lee garanaayaan iyo bilaajo carab😮💯
Shaqo Ajiib ah Waa dhiiro gelinayaa dhalinyaradan isku xilqaamay shaqadaan dhibka Bdn
Ilaah haka ajar siyo wllkeenaa❤️🥹🥹
masha allah ❤
M.a wllkei hosow ❤
Masha allh
Hosow wll qaali waa ku mahadsan tahay in aad u faaideysay dhalinyaradena trading waa u baahan yihiin
Maasha Allah
Wligay qof ka wanagsan ilintir you tube kuma jiro
How shaan mid ka ag dhawa rapa ina uqabto bulshada i.a❤
Abdiaziz iyo hosow legendsb
Waxaa fiicneed wakhtiga shaqada iney kasii daayaan idaacadaha xayeysiin waliba lacag la aan eh iney ayagane kusadaqeyataan si dadka meahaas ey ugala socdaan Ajir Allah hakasiiyo
Masha allah lpx hormar guul ayaan
Wallaalkey aan kufaano from leysaan power
Masha Allah🎉🎉🎉
500k coming soon
Masha Allah 🤦😊❤️❤️
Wll maan maqlayn barnaamujkaa hal abuurka ganacsiga muxuu ka wadaa ma qofkiibaa lacag lasiinayaa si uu ugu shaqaysto mise waa loo xayeysijnayaa
shuruudaha noosheega plz
Wcs 2nino lgeno ahaa is hely abdiaziz shqo adagu hyaa illhy hla grab glo 😊🤲🏻
Keep going
Ali khadaab xaruntiisa ku booqo oo noo soo duub wll
Mashllh