CAJIIB: Taksiile Somaali ah oo Arin Cajiib ah sameeyay UK; Soomaali GAZA tagtay

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 5 фев 2025
  • CAJIIB: Taksiile Somaali ah oo Arin Cajiib ah sameeyay UK; Soomaali GAZA tagtay.
    #quranrecitation #gaza #quraan #siyaasada

Комментарии • 200

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 7 месяцев назад +45

    Nin iimaan wanaagsan allaah siiyey waaye wiilka taxi-siilaha ah wax fiican ayuu sameeyey bedelkeedana wuu helayaa waayo in yurub daawada waa muhiim.waxaana kula talinayaa Somalida qurbaha joogta inay ku daydaan wiilkaas oo kale iskana ilaaliyaan wax sumcadooda iyo tan umadda soomaaliyeedba hoos u dhigaya.bravo.

  • @nastexocabdi106
    @nastexocabdi106 7 месяцев назад +6

    Subhanallah we are very proud of you our dear brother. May Allah (SWT) keep guiding and protect him and to us all Ummah. Shifa and Hidaya to the other individual. Mashallah mashallah our dear brothers and sisters in Gaza Alhamdulilah Alhamdulilah they enjoyed. Our dua as Ummah goes to our brothers and sisters around the world. Great share brother. Keep up the great work mashallah Alhamdulilah

  • @Mohamed-ux6hx
    @Mohamed-ux6hx 7 месяцев назад +4

    Maasha Alah Maxamed wax aad u fiican baa samaysay oo sharafta Muslimka iyo Somalidaba kor u qaaay

  • @mulkimahdi9385
    @mulkimahdi9385 7 месяцев назад +20

    Masha alaah ilahayoow karamada somalida dib usoo celi❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @niyaaladem
      @niyaaladem 7 месяцев назад

      Hadii aana shaweeysan karaamo soo noqin meeyso.

    • @saidojama1170
      @saidojama1170 7 месяцев назад +1

      Allahumma Ameen Abaayo mcn ❤

    • @yurubereg8928
      @yurubereg8928 7 месяцев назад +1

      ​@@niyaalademwaa sax lkn biya dhaca ducadu waa allow kuwii shaqaysta soo celinta sumcadooda naga dhig. 🤲🤲Amiin aan dhahno

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 7 месяцев назад +1

      Dadku hadii ay isduleeyaan cidina ma karaamayneyso

  • @fouzifouzi3393
    @fouzifouzi3393 7 месяцев назад +2

    Maashaa'Allaah walaa quwwata illaa billaah. Haduu noqonaayaa shaqsiga dalxiisadayaasha dhan wacdaan. I hope cadow kale oo cunsuri ah inaysan maseer u dilin.

  • @Fardawsacc
    @Fardawsacc 7 месяцев назад +2

    Masha Allah, Allah barakeeyo ❤
    اللهم انصر اخواننا المسلمين في فلسطين

  • @briize-sh3sf
    @briize-sh3sf 7 месяцев назад +7

    Wiikena taxilaha sharaf buu no so jiday alle ha sharafo badal kheyr qabana alle ha siyo we are proud of you ❤❤❤

    • @SahraAyy
      @SahraAyy 7 месяцев назад +1

      Amiin wll 😭

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 7 месяцев назад +6

    Qofkastoow Dalkaada iyo Dadkaada Muraayadbaad Utahay, ee is ilaali, Insha'Allaah 🙌💖💕Somaaliya hanolaatto🇸🇴👍

  • @FreeGaza-n4k
    @FreeGaza-n4k 7 месяцев назад +1

    Free gaza walal qali sad noogu soo gudbisay❤❤congratulations 🎊 👏 💐 🥳

  • @zahraabdullahi3294
    @zahraabdullahi3294 7 месяцев назад +1

    Masha Allah tabarkallah ilaahay ha xifdiyo wiilka sheekh mustafa khayr allaha ku siiyo willkan iimaan buu leeyahay

  • @khadarmuhamedchannel
    @khadarmuhamedchannel 7 месяцев назад +5

    Subxaanalaah ilaahow umada islaamkaa ugargaar meel ay joogaanba culayska ka dulqaad❤

  • @aminajama8534
    @aminajama8534 7 месяцев назад +1

    Masha Allah iimanku sadiqa ayaa
    ILAAHAY ku manastay wiilka
    ILAAHAY ha ku xiftiyo

  • @Ismacilxasan-f1k
    @Ismacilxasan-f1k 7 месяцев назад +16

    Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️🥰🧡

    • @yonishashi491
      @yonishashi491 7 месяцев назад

      Sida usoo qortay wee ka duwantahay kuwa qarkood ManshaAllah

    • @FaadumoDaahir-wt5op
      @FaadumoDaahir-wt5op 7 месяцев назад +1

      Scw

    • @sagalh6770
      @sagalh6770 7 месяцев назад +1

      SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW

  • @aminahyusuf4959
    @aminahyusuf4959 7 месяцев назад

    مشاءالله تبارك الرحمن ربي يحفظك ويسعدك ويوفقك في كل خير يا عزيزي
    اللهم انصر اخواننا في فلسطين يا رب العالمين وعليك اليهود ومن عاونهم يارب العالمين

  • @maryanmohameddirie2043
    @maryanmohameddirie2043 7 месяцев назад +2

    Mansha Allah. Somali allaha xafido meelkasta joogaan. Mohamed Muhiyadiin allaha xafido. Allaha u abaal guddo.

  • @fmg63772
    @fmg63772 7 месяцев назад

    Allaahu akbar Allaahu akbar maashaa allaah tabaarakallaah yarka sunnaa ka muuqata allaah ha xafido

  • @halimahassan657
    @halimahassan657 7 месяцев назад +2

    Asc guul guul maansha allaah illaahey ha ku ciseeyo illaahey jzk Qayran.

  • @mulkisiyad6785
    @mulkisiyad6785 7 месяцев назад

    Masha.allaah Ninkaas Soomaaliga Sharaftii Islaamka buu,dhowrey weeynaka muuqataa ninka kale haduusan Islaam aheen inuu sidaas diinta mcn kusoo Raaco lagayaaba wax wanaagsan hadaad Sameeyso ajirkeeda leedahay Masha.allaah walalkeen maxamed Allaha Xifdiyo geesiga Somaliyed ❤

  • @AhmedAbdirahman-u7v
    @AhmedAbdirahman-u7v 7 месяцев назад +3

    اللة اكبر weena matalan dadki ka qeyb qaatay falastiin cawinaada yar ee usameyen janatul fidowsul aclaaa allaha geeyo🤲

  • @BaxsansiciidOwnuur
    @BaxsansiciidOwnuur 5 дней назад

    Masha allah allah barkeeyo❤❤❤

  • @husseinibrahim5438
    @husseinibrahim5438 7 месяцев назад +1

    Thanks for the update brother Mustafa Ali .

  • @klausmikealson1430
    @klausmikealson1430 7 месяцев назад +1

    Maa shaa Allaah guulayso walaal ❤❤❤❤❤

  • @awliyoabokor8432
    @awliyoabokor8432 7 месяцев назад +2

    BAARAKALAH GAAL IYO MUSLIM MIDNA XAQ UU LEEYAHAY IN AAD QAADATO MA AHA ... .. يااخي بارك الله في الدنيا والاءخرة ياإبن حلال

  • @FalastiinUpduqadir
    @FalastiinUpduqadir 7 месяцев назад +13

    Ilahow u gar gaar walalahen reer falastin amiin yaa rabi 🤲

  • @ablaosman5962
    @ablaosman5962 7 месяцев назад

    Waa wiil iimaan leh oo xalaal khuute ah masha Allah

  • @awm221
    @awm221 7 месяцев назад +1

    Mansha Allah tabarakalaah 🌹

  • @coolcatschitah6394
    @coolcatschitah6394 7 месяцев назад +2

    Masha Allah ❤️ Somali 🇸🇴 guul ❤

  • @xaliimasacdiyo4679
    @xaliimasacdiyo4679 7 месяцев назад

    Maasha allaah waa walaal kudayasho wanaagsan .allaah kor haka dhigo darajadiisa.

  • @briize-sh3sf
    @briize-sh3sf 7 месяцев назад +9

    Allow ada ku filan walalaha falastin allow cadowgoda jabi allow u hiili una gargaar yaa rabi

  • @yassinhassan2566
    @yassinhassan2566 7 месяцев назад +1

    Ahlu imaan waaye Masha alah

  • @muxudiinxasanraage4038
    @muxudiinxasanraage4038 7 месяцев назад

    Masha allaaha maxamed muxudiin magacana ayuu qimo uyeelay allaaha sharfo

  • @safiawarsame8598
    @safiawarsame8598 7 месяцев назад +5

    Dadkaas wanwanaagsan ee kafarxiyey ciyaalka reer Falastiin inaan laxiriiro baan rabilahaa saan wax ugacaawiyo walaal ugudbia hadaad garanaysid. Waxaana leeyahay Jasaakalahu khayr inata udaqnatay walaalaheen

  • @sunari8818
    @sunari8818 7 месяцев назад

    Ilaahaw u naxariiso umadda rer falastin culesaka saaran ka khaad cadowka israil iyo inta la socota mucjiso aan weli adunka lagu arkin allahayow kurid guushana sii rer falastin allahuma aamiin,aamiin,aamiin.

  • @barlinmacalin9411
    @barlinmacalin9411 7 месяцев назад +1

    Masha Allah mahammed dulAamiin🇸🇴❤️

  • @fathiwarsame7628
    @fathiwarsame7628 7 месяцев назад +2

    آلهم آنصر أخواننا في فلسطين 🇵🇸 اللهم آمين 🙏 يارب العالمين

  • @CabdiShire-mo9ge
    @CabdiShire-mo9ge 7 месяцев назад +3

    Waxfiican buusameeyey wsxaa ugugafiican iinaan iyo sharafkiisa

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 7 месяцев назад +11

    Yaarabi yaarabi yaarabi illaahow ugargaar walaaleheen palestine iyo intii muslim ah yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi

    • @khadrafarah5488
      @khadrafarah5488 7 месяцев назад +1

      Aamiin Amiin

    • @Yusufxasann
      @Yusufxasann 7 месяцев назад

      1994 aniga oo ka shaqeynaya xarunta basaska bus stesion ee dalka Imaaraadka ABU-DHABI ayaan helay boorso ay ku jirto 5400 oo dirham xarunta poliska ayaan geeyey muddo laba asbuuc ka dib ayaa leysoo qabtay 2 maalin oo xabsi ah markii aan ku jirey ayaa la ii sheegay ninkii in loo geeyey lacagtii oo aheyd 5400 laakiin ninkii wuxuu ku doodayaa in lacagtu aheyd 7200. Arinkaas 5 bilood oo xabsi ah ayaan kusoo dhameystay markii la isoo daayey ayaan raadiyey ninkii oo la iigu tilmaamay in reerkiisu degan yihiin tuulo lugu magacaabo Thareif hase yaashee dadkiisii waxey ii sheegeen arin naxdin leh oo ah ninkii inuu dhintay. Dembi kale ayaa la ii qabsaday oo ah waad habaartay laakiin Abuu Dabeey waa ka guurey . Carab ilaahey hasoo hanuuniyo

    • @TuuniCadey
      @TuuniCadey 7 месяцев назад +1

      Amiiìiiiin

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 7 месяцев назад

      Amiin

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche3782 7 месяцев назад +3

    Allaah caawi reer falastiin xamaas muqawinda Alqasaan wll muslinka 🤲🇵🇸🇵🇸🇵🇸🤲🤲☝️☪️💙🇸🇴❤️☪️💙🇸🇴

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche3782 7 месяцев назад +2

    MaanshaAllah xalal quutada waaye 🇸🇴💙

  • @khadrafarah5488
    @khadrafarah5488 7 месяцев назад

    Mashaa Allaah xalaal cun ❤❤Allaah ha xiiftiyo

  • @Neima1000
    @Neima1000 7 месяцев назад +1

    Mashaallah somalida badankogu wa dad wanagsan ❤

  • @FreeGaza-n4k
    @FreeGaza-n4k 7 месяцев назад

    ❤❤🎉🎉congratulations ❤❤❤❤🎉🎉🎉 bro somali b❤❤❤

  • @omab9685
    @omab9685 7 месяцев назад

    إختيار إسم قناة جيد جدا واختيار مواضيع أجمل إلى امام يا شيخ مصطفي

  • @umnalka7740
    @umnalka7740 7 месяцев назад

    Mashaalaah kheer badan Ilaahey ha siiyo sheekh adigana Jazaakalaahu kheyran , sheekhaan iyo prastamol talow ma walaala? Yaa iisheego

  • @hawakarshe7904
    @hawakarshe7904 7 месяцев назад

    Thanks for sharing ❤

  • @NolowNoolow
    @NolowNoolow 7 месяцев назад +1

    ADOO KALE ALLAAH HANOO BADIYO AAMIIN❤🎉🎉🎉

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia373 7 месяцев назад +5

    Waa sumcad uu noo soo jiiday

  • @AbdihakimibrahimAbdihaki-ui2jr
    @AbdihakimibrahimAbdihaki-ui2jr 7 месяцев назад

    Sc sh/mustafe wll hore usoco waayo wararka ka sokow qaybaha islaamnimada kowbaad noo tahay aad iyo aadbaad faafaahintaada & balaaqada allaah ku siiyay maasha,allaahban ku lee ahay siiba gaalado so muslimaysana aadban kaga mahd cilinaya wll mahdsanid hore u soco

  • @Umofficial3191
    @Umofficial3191 7 месяцев назад

    Masha Allah tabaaraka laah 🤗❤️❤️

  • @hodanabdi6497
    @hodanabdi6497 7 месяцев назад +2

    Ilaahay. Haquweeyo. Reer phalastiin. Intii dhimatayna haunaxariisto intakalena. Howgargaaro

  • @MohammadMohamed-qt4ip
    @MohammadMohamed-qt4ip 7 месяцев назад +3

    Yaa allah garab qabo PALESTINIAN iyo musliminta dhibaatesan

  • @madiinoabdulle5638
    @madiinoabdulle5638 7 месяцев назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤maasha alaaah alaha kukaraameeyo

  • @shugriduhul2170
    @shugriduhul2170 7 месяцев назад

    Wcs wrwb Mustafe Jzk kheyr Allaha ku Barakeeko Aqiro io Adun,

  • @NaasirOsmaan
    @NaasirOsmaan 7 месяцев назад

    Thanks for your grate efforts.

  • @homeh3455
    @homeh3455 7 месяцев назад +1

    ilaahay ha karaameeyo wiilkaa soomaaliyed

  • @xaliimasacdiyo4679
    @xaliimasacdiyo4679 7 месяцев назад

    Wiilkale oosoomaali black cab London wada ayaa sidaasoo kale gabar uga tagtey lacag badan wuuna uceliyey dhowr sano kahor.maasha allaah.

  • @hamdi27889
    @hamdi27889 7 месяцев назад

    Masha Allaah ❤❤❤❤🆓Falastiin ❤❤❤

  • @fathiwarsame7628
    @fathiwarsame7628 7 месяцев назад

    Mash Allah hes hero man

  • @Aliinaliiban1780
    @Aliinaliiban1780 7 месяцев назад +3

    Maxa ka jira in ay cunsiryiin yihiin falastiniyintu nin somali cawinayay ayaa waxa soo sheegay kolay carab faaido malehe waan yaabayba markan qisada so dhagaystay
    Lkn qasa waa dhul barakaysan muslimka oo dhan baa le ❤hala difaaco

    • @Jinkax-u9r
      @Jinkax-u9r 7 месяцев назад

      Maxaa ka rabtaa hadey cunsuri yhn ma sadaqa alle dartiis ayaa loo baxsadaa mise waan cunsuri 😢

    • @Aliinaliiban1780
      @Aliinaliiban1780 7 месяцев назад +1

      @@Jinkax-u9r naa amu ari carbeedyahay marka geel laga hadlayo dameera u heestaye liibiya tag wllo
      Anu ilahy darted loo caawiyo idhiba waa biniaadame

    • @niyaaladem
      @niyaaladem 7 месяцев назад

      ​@@Aliinaliiban1780😂😂😂. Carab dhan baa cunsuri ah oo aduunka Afrikanka u neceb qaasatan Soomaalida. U sheeg liibaya soo booqo dheh, yemen, sucuudi carabiya iyo tuniisiya.

  • @CabdullaahiCilmi-k8v
    @CabdullaahiCilmi-k8v 7 месяцев назад

    Alxamdullaahi iimaan nagurasaaqay waayoo amaanadaas iimaanka ayaa usababa.

  • @ruqiyocabdullahi3932
    @ruqiyocabdullahi3932 7 месяцев назад

    ما شاءالله 🎉🎉🎉

  • @abdinur6152
    @abdinur6152 7 месяцев назад

    Waa zeminakhir in lala yaabo qofkii aamin ah.

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 7 месяцев назад

    Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaalkey mustafa maasha allaah

  • @halimabeledi5102
    @halimabeledi5102 7 месяцев назад

    MashaAllah waa
    Wax lagu farxo

  • @zeinabs678
    @zeinabs678 7 месяцев назад +3

    Mashaallaah laa quwata ilaa bilaah

  • @SahraAyy
    @SahraAyy 7 месяцев назад +1

    Wllky ila dhashay allaha dhowro maxamed muxudiin 😭waxa ku dayasha mudan sameye

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia373 7 месяцев назад

    Aniga waxaan jeclaan lahaa inaan gaza iyo masjidul aqsa in aan tago insha allaah

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia373 7 месяцев назад

    Maasha allaah ilaah ajar haka siiyo

  • @MaryanCanshur
    @MaryanCanshur 7 месяцев назад

    Mash Allha Alle hasiyo badal qeerqabo❤❤

  • @shamsaali3764
    @shamsaali3764 7 месяцев назад

    اللهم صل وسلم على نبينا محمد

  • @fatumahassan8924
    @fatumahassan8924 7 месяцев назад

    IllahYow barakee innka

  • @AyanSalad-u1g
    @AyanSalad-u1g 7 месяцев назад

    Man sha Allah ❤❤❤

  • @Shamsocayni1667
    @Shamsocayni1667 7 месяцев назад

    Sheik Mustafa Soomaalida u sheeg inay ka qeyb qaataan waa labo kaam lacagta Soomaalida iska aruuriyeen waxaa lacagta lagu diraa Sheik Abdul Haak mardhow baa la furay Nadara show ka soo daawada insha Allah

  • @Hamza-lh3kq
    @Hamza-lh3kq 7 месяцев назад

    Masha Allah

  • @xaajixasandigir273
    @xaajixasandigir273 7 месяцев назад

    Asc juuliyo asaanjo waa halyeey❤❤❤

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 7 месяцев назад

    Gormay wax wayn noqotay in wixi lagugu ag ilaawi in lagugu imaado somsyey ogaada somali keliya ayaa lagaa helaa tuugo tacbaan ah sida warabsha Gösta nasaha iyo gafuurka wuxuna rabsy in loogu waco amiin hal nin magaciina kuma fila is hagajiya

  • @Ismacilxasan-f1k
    @Ismacilxasan-f1k 7 месяцев назад +2

    Wcs 🤝 sheikh mustafe cali

  • @sahroali1967
    @sahroali1967 7 месяцев назад

    Allahu akbar alla swt hau gararo walalahena reer falastiin yaarabi culeyska alla haka dulqaado

  • @HalimoAhmedyunis
    @HalimoAhmedyunis 7 месяцев назад

    Ilahayow ugargaar reer falastiin

  • @Abdulqadir-nq6ny
    @Abdulqadir-nq6ny 7 месяцев назад

    Asc adoonyahow somaliyedoo magaciisu yahay shiikheyga axbaabkeyga shiikh musdhafa cali allaha kudhowro kuxafido kuna barakeeyo aduun iyo aakhiraba aadbaana kuu jeclahay allaaaaaah dartiis asc

  • @zahradahir2811
    @zahradahir2811 7 месяцев назад

    Mashallah❤❤❤😢😢😢

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o 7 месяцев назад

    Mansha allah somali waadad nol laakin ayagu iscuno

  • @Kw58437
    @Kw58437 7 месяцев назад

    Manshallah wa sax

  • @shamsaali3764
    @shamsaali3764 7 месяцев назад

    Ilaahay ha xiftiyo ninkaas

  • @ruqiyooffice3664
    @ruqiyooffice3664 7 месяцев назад

    Mashallaah ❤

  • @yusufmaxamed686
    @yusufmaxamed686 7 месяцев назад

    Jasaakumulaah kharan wajaa

  • @shamsaali3764
    @shamsaali3764 7 месяцев назад

    Maa shaa Allah

  • @abdulkadirhajiali4099
    @abdulkadirhajiali4099 7 месяцев назад

    Asc ale aamin maiisho

  • @saidohassan4729
    @saidohassan4729 7 месяцев назад

    Ilahayow u gar gaar Reer falastiin

  • @khatraharunaadamu6117
    @khatraharunaadamu6117 7 месяцев назад +1

    Alhumaca min falastin Alhumaca min falastin Alhumaca min falastin Amiin Amiin Amiin yarabi Guul Guul falastiin Alahu akbar alahu faraj falastin Amiin Amiin Amiin yarabi

  • @FalxadoSahra
    @FalxadoSahra 7 месяцев назад

    Waa laga gaabiyay marhore inay caawiyeen fiicneed

  • @omerhassan3041
    @omerhassan3041 7 месяцев назад

    Amaanadu waa waxyaabaha jannada firdowsa lagu galo,hadaad akhris 11 aayadood ee ugu horeeya suuratul mu'min.

  • @nimohussein9781
    @nimohussein9781 7 месяцев назад

    Mansha Allah

  • @tawakalmadia1840
    @tawakalmadia1840 7 месяцев назад +1

    آللـــھمِے👑🥀صَّلِ🏵️🥀وَسُـُلْـم🌺🥀وبارك 🙏🥀عَلے💥🥀سَيدنِـــا🌹🌹 محمد🤍🌹عَدد🤍🏵️🥀مَا ذگرهُ🏵️🥀 ألذَاكِرونّ🏵️🥀وغَفِلَ🏵️🥀عن👑🥀 ذِكِرهِ🍀🥀ألغَافِلونّ⭐🤍🤍
    🏵️🥀💮تسليما🏵️💮كثيرا🏵️🥀اللهم صل على سيدنا 🌹🥀وعدد الذاكرين🌷🥀والذاكرآت❤️🥀وذرآت وآلرمال🏵️🥀ف لأرض والبحار⁦🤍🥀🙏جبال🌻ولانهار🤍🤍وعدد مالا يحص عدده🌷🥀و على اله⁦و🤍صحبه💥🥀أجمعين 💚اللهم آمين 🤍🏵️🥀يارب العالمين🌷🥀استغفر الله العظيم الذي لا اله الا هو الحي القيوم واتوب اليه 🌼اللهم صل وسلم🏵️ وبارك 🌷على سيدنا ونبينا محمد🌷 وعلى اله وصحبه اجمعين👑💥🏵️

  • @hawashireafrah5862
    @hawashireafrah5862 7 месяцев назад

    Waa wax waajib ayyi shaqsi oo muslim uu waan b ku yahay.

  • @capitaineali8658
    @capitaineali8658 7 месяцев назад

    Sh. Téléphoneka cabdi xayi baan rabaa.

  • @Barlin-qd5wd
    @Barlin-qd5wd 7 месяцев назад

    Asc ninjas wuna sharfay magaca Somali iyo magaca islamka Allaha gargaro fesigas somaliyed

  • @NasroMaxamed46-cm5dp
    @NasroMaxamed46-cm5dp 7 месяцев назад

    Mashlah

  • @nasrasayid5244
    @nasrasayid5244 7 месяцев назад

    Maasha allaah

  • @PeaceBeuponhim7
    @PeaceBeuponhim7 7 месяцев назад

    Asc Sheikh Intee kala xiriirikaraa
    Comca?!!! Ama Kamka . جزاك الله خيرا