Muniir vs ArimaHeena | DAGAALKA BIYAHA Part 8

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 22 окт 2024

Комментарии • 2,2 тыс.

  • @baliilogofficiall4255
    @baliilogofficiall4255 4 года назад +75

    Alla aya mahad leh o vedio kan cafimad ku dawaneso like ha sarto inta vedio cafimad ku dawaneso nta xanun ilah ha caafiyo

  • @yohnk
    @yohnk 4 года назад +109

    Arimahena asiga oo 100k garin aya kuso biray youtubekisa waxa farxad ah inan kuxiranahy ilaa oo kagaaray 400k
    Best youtuber

    • @DadirHusseinVideos
      @DadirHusseinVideos 4 года назад

      ruclips.net/video/aKapDkYYBJM/видео.html

    • @whoareyou6772
      @whoareyou6772 3 года назад +1

      Aniguna marka uu gaaray 100k kadib ayaa ku soo biiray

  • @MohamedAli-jp8ns
    @MohamedAli-jp8ns 4 года назад +79

    Muniir NEXT Kasoo dhig Team ARIMAHEENA ISMUUJIYA

  • @ikramahmett3372
    @ikramahmett3372 4 года назад +239

    Arimeheena vs muniir mr labad inta ila rabta like dhac🤗🤗🤗

  • @ahmedosman9823
    @ahmedosman9823 4 года назад +41

    Muniir iyo arimaheena waa lapo youtuber EE soomaalida loola yaapo INTII igu raaxzan like DHAC ku siiya 👍👍👍

  • @abdalaqeys660
    @abdalaqeys660 4 года назад +385

    next game
    arimaheena iyo muuniir
    waa labada youtube ee ugu qosolka badan somalida
    yaa igu raacsan hadii aad igu raacsan thy like dhac igu siiya

    • @qaddafisomali5749
      @qaddafisomali5749 4 года назад

      Abdala ruclips.net/video/z316shLE6kQ/видео.html

    • @ummufatma5875
      @ummufatma5875 4 года назад +4

      waa walasha oo garab kaga bahan oo hada RUclips kuso birtay garab igu sii ilahay dartiis igu cawi muradkaga ilahay haku sahlo subscribe isaar like isaar adigane wanku saray subscribe ena iso boqo hadan Hay yotubarlayal an is cawino walla inad aragto haka tagin walaaaaaal macan ❤️❤️

    • @healthyfoodbeauty4674
      @healthyfoodbeauty4674 4 года назад +1

      Abdala Azaam Walal Subscribe isaar

    • @healthyfoodbeauty4674
      @healthyfoodbeauty4674 4 года назад

      Abdala Walal Subscribe isaar

    • @caamirroobleofficial9097
      @caamirroobleofficial9097 4 года назад

      Isoboqo wll

  • @ugaasofaarah658
    @ugaasofaarah658 4 года назад +56

    Muniir soo celi isagana waan la jirnaa qaayo waa inoo marti🙋‍♀️🧠

  • @kaamilcabdirashiid7612
    @kaamilcabdirashiid7612 4 года назад +87

    Lawada yutubers ugu farxada badan iney jihiin yaa igu raacsan❓

  • @monakeyse5904
    @monakeyse5904 4 года назад +23

    Next game muniir noo so celi arimaheena muniir wlhi wa funny we love u muniir dameer cade🥰❤❣💟💋💫🤣

  • @bintnoah8930
    @bintnoah8930 4 года назад +150

    Laughing arimaheena hahahaha and laughing muniiir hehehehe🤣🤣🤣🤣🤣 theirs so funnyyyyy😂😂😂

    • @abdallaabdukarin9193
      @abdallaabdukarin9193 4 года назад +1

      sax waaye 🤣🤣

    • @hawolulu2431
      @hawolulu2431 4 года назад +1

      Kkkk masha Allah

    • @DadirHusseinVideos
      @DadirHusseinVideos 4 года назад

      ruclips.net/video/tLBhfYAJEiw/видео.html

    • @bintnoah8930
      @bintnoah8930 4 года назад

      @Suhayb Abdi 😂😂 pro maku barbaranoo wlhi ilove English language but I don't speak 😭😟😥😥😥

    • @tgf3abron143
      @tgf3abron143 4 года назад

      @@bintnoah8930 🇸🇾🇵🇰🇦🇿🇹🇷

  • @ayaan8621
    @ayaan8621 4 года назад +113

    Kusoo celiya plz
    Hhhh qosol kiina leeba
    Ku hestaa hhhh
    Ciyaaar adag waa kkkkk
    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @queenubax601
      @queenubax601 4 года назад

      Walal 1subscribe igu caawi please waa codsi wll

    • @montanabwoyofficial4859
      @montanabwoyofficial4859 4 года назад

      Asc waa will walalka oo kagabahan subscribe please iisaar subscribe..

    • @ayaan8621
      @ayaan8621 4 года назад

      Idiin saaray 2👈

    • @healthyfoodbeauty4674
      @healthyfoodbeauty4674 4 года назад

      Deeqa ali Walal Subscribe isaar

    • @dhugashoofficial4514
      @dhugashoofficial4514 4 года назад

      ruclips.net/video/N0ngEr_99eM/видео.html
      6 god oo laga yaabo waligaa in aadan maqlin godadka hoose ee dhulka 'cajiib

  • @Eng-cabqari.
    @Eng-cabqari. 4 года назад +8

    Next waan aarsaneyna
    Team Arimaheena 👍💯💯💯

  • @tayobwyofficialtayobwyoffi5649
    @tayobwyofficialtayobwyoffi5649 4 года назад +113

    Intii razuulka jecel like axaabeey

  • @sharmakeabdirizak6490
    @sharmakeabdirizak6490 4 года назад +4

    codsi keyga waa inaad markale isla soo samey san i liket wlh happy an ku dawaday this video thank you ;)

  • @mulkipeahussein4303
    @mulkipeahussein4303 4 года назад +5

    Nex time muniir wll Allha ha ku xafido adiga iyo wll Aariim❤️

  • @queenbatran4709
    @queenbatran4709 4 года назад +100

    ArimaHeena keep going my brother.....

    • @queenubax601
      @queenubax601 4 года назад +3

      Walal 1subscribe igu caawi please wll

    • @montanabwoyofficial4859
      @montanabwoyofficial4859 4 года назад

      Asc waa will walalka oo kagabahan subscribe please iisaar subscribe.

    • @qaddafisomali5749
      @qaddafisomali5749 4 года назад

      @@queenubax601 ruclips.net/video/z316shLE6kQ/видео.html

    • @qaddafisomali5749
      @qaddafisomali5749 4 года назад

      @@montanabwoyofficial4859 ruclips.net/video/z316shLE6kQ/видео.html

    • @naciima_family
      @naciima_family 4 года назад

      Walaal subscribe Igucaawi adigoo mahadSan illaaheey hakucaawiyo walaal

  • @taarikofficial6609
    @taarikofficial6609 4 года назад +46

    Arimaheena game ka xigo liicato inoo soo qabo waan u xiinay ❤️🥰🥺 inta igu raacsan like 👍

  • @munasarcabdulahi7755
    @munasarcabdulahi7755 4 года назад +54

    arimaheena noo soo celi muniir been been uu ka badiye
    muniir next game 🙏

  • @King-Cazam
    @King-Cazam 4 года назад +3

    Inta Arimaheena uu wato finaanada 400k subscribe Wlhi bilahi talahi waan ku faraxsanahy inuu garo aniga Allah dartiisa 1000 igarsiya dadaka Arimaheena family kiisa

  • @bilanbeauty8208
    @bilanbeauty8208 4 года назад +2

    Mashallah Arimaheena congratulations congratulations 400k 🎉🎉🎉🎉❤️😍❣️🌹😘wx yar ayaa ka harsan

  • @hassanjacelow2500
    @hassanjacelow2500 4 года назад +22

    Arimaheena Sxb game ka xigo soo qabo Team enjoy (kamaal Abdul) inta igu racsan farta hoos

  • @shukrisheik4403
    @shukrisheik4403 4 года назад +10

    Arimeheena walaalo biyaha yaan saas lookhasaarinin insha.allah Dad biyo la.aan haysato ayaa jiro Mahadsanid.

  • @funnychenal1796
    @funnychenal1796 4 года назад +8

    Muniir next noogu soo celi pro adoo badina aan jeclahe
    Arimaheena win i.n

  • @barlinmahamudsabriye6471
    @barlinmahamudsabriye6471 4 года назад +1

    Muniir iyo Arimaheena waa dad qalbi wanaagsan

  • @zakicarab5729
    @zakicarab5729 4 года назад +1

    Soon 400k inshlh marwlba grbkaadaa nhy keep going 😍😍😍😍🚩

  • @huzzenizze9248
    @huzzenizze9248 4 года назад +42

    400K INA KAQEYBQATO O RUclips KEYGA 4TA KUXIRAN SHARE KU DHOHO AYA BALAN AH COMMUNITY KU POSTGAREYEY

  • @6ix9inepizoozsomaali24
    @6ix9inepizoozsomaali24 4 года назад +16

    Qaybta labadna soo sameeya wlhi waa funny 🤣🤣🤣🤣🤣🤣 arimahena waa laga guulaystay waynu arsanayna team arimahena 🤣🤣🤣🤣

  • @adontiialle2748
    @adontiialle2748 4 года назад +74

    GURIGA YAA BIYAHA KA MASAXAYO TAAS LE IS WEYDIYAY🤣🤣🤣

  • @burci17channel22
    @burci17channel22 4 года назад +1

    Wll kusali xabiibkeena Mohamed scw scw ❤🤲

  • @ishwaaqahmed3738
    @ishwaaqahmed3738 4 года назад +7

    asc wll codsi ayaan wataa wll wxd
    video reaction ah ka soo dubtaa video ugu horeeyay eed RUclips soo galiso kaasi waa codsigyga 1
    kayga 2 wa inaad noo sheegtaa video ugu viece badnaa
    codsigyga 3 video aad ugu jeceshahy and dawashdisa ka dhargin ood ku ceshceshato
    codsigyga 4 markad video gaas soo duubto ood codsigygaas ii tixgliso dhmntood mgcayga ka sheeg RUclips kaga
    ishwaaq Ahmed mahmed cabdi fidhin waa mgcyga from hargaysa caday tageero nmbar 1👏👏❤😘 keep going Brother

  • @omarofficial24
    @omarofficial24 4 года назад +15

    Muniir aqaa iyo arimaherna
    400k hambalyo wallkey arimaheena❣❤💛💕💞💓💝💔💗💖🧡♥️💓💔💝👍👍👍👌👌👌👌

  • @baanagamer2012
    @baanagamer2012 4 года назад +7

    Prother arimaheena waad u qalantaa 400k iyi in ka badan hadaan awoodo waan ku sin lahaa 1milion subscribe i.a inaa gaarto kuu rajaynaa🤲🤲

  • @kingpublicworks5053
    @kingpublicworks5053 4 года назад +6

    Faniskeen waa familkeen waaye. ❤️❤️❤️❤️❤️❤️ ,400k kabadan ayaad uqalntaa sxb God Job

  • @munawayd6012
    @munawayd6012 4 года назад +1

    Ax arimaheena pro wan ka xumahay waa laga badiya

  • @mio629
    @mio629 4 года назад +1

    Muniir and Arimaheena labo lagan ad u qurux badan heesta hindiga qarar ayaa ku tihiin 💖🥰

  • @DarwiishvlogTV.
    @DarwiishvlogTV. 4 года назад +68

    Mushqusha kasobaxay hhh

  • @abdirashiidkhadar1454
    @abdirashiidkhadar1454 4 года назад +4

    Waaw arimaheena 393k SUBSCRIBERS inshaa allah 4000k

  • @Amalfaarax-jh6oe
    @Amalfaarax-jh6oe 4 года назад +4

    Arimahena hahahahah 🤣🤣🤣🤣
    Salaaman culimo ♥️♥️
    Love you muniir and arimahena

  • @hamdaabdilahi1017
    @hamdaabdilahi1017 4 года назад +1

    masha allah walalahy hore usosocda

  • @sumayocadeey6192
    @sumayocadeey6192 4 года назад +1

    Keep going arimaheena

  • @fahadibraahim1251
    @fahadibraahim1251 4 года назад +11

    Nin aan taagero muniir aqaan wlhy legend tahe..zxpow burco kaso salamaya

  • @asliabdi7933
    @asliabdi7933 4 года назад +10

    Arimahena stylkan aad ayd ugu so bxdey kan le ku wad shaaatiga caato kaa dhigaa❤❤❤❤

  • @puntlandwaahooyadiifederal5152
    @puntlandwaahooyadiifederal5152 4 года назад +16

    🧽🚿🧻🚽Arimaheena sabuntiina waataase Iska Qubayso Caadi😂😂😂😂
    Muniir Codsi Dadweynuu Kusoo Celi "rematch" is required🤛🏻😁

  • @gurayshire7535
    @gurayshire7535 2 года назад +1

    Shaambo iyo saabuun arimaheena makuukeenaa muniir vs arimaheena next

  • @safiyomaxamed5191
    @safiyomaxamed5191 4 года назад

    Masha allh muniir iyo arimaheena wan idin jecelahay allha idin xafido

  • @bbenacnac
    @bbenacnac 4 года назад +33

    Inta dagalka biyaha la socota 🙋‍♀️
    The legend of YoTuber arimaheena🤴🧡

    • @zhmnani2189
      @zhmnani2189 4 года назад

      Abaayo subscribe isaar

    • @walalduqow6889
      @walalduqow6889 4 года назад

      Pea nac nac lbrga so baz

    • @naciima_family
      @naciima_family 4 года назад

      Walaasheey subscribe igucaawi adigoo mahadSan

    • @zhmnani2189
      @zhmnani2189 4 года назад

      @@walalduqow6889 sxb subscribe isaar

    • @zhmnani2189
      @zhmnani2189 4 года назад

      @@xasuusiye7508 sxb subscribe isaar

  • @fadumomohamud7072
    @fadumomohamud7072 4 года назад +6

    Wlhi wad iga qosol siisen masha allah allae haidin xifdiyo wllhaheyga

    • @montanabwoyofficial4859
      @montanabwoyofficial4859 4 года назад

      Asc waa will walalka oo kagabahan subscribe please iisaar subscribe

    • @qaddafisomali5749
      @qaddafisomali5749 4 года назад

      Fadumo ruclips.net/video/z316shLE6kQ/видео.html

    • @naciima_family
      @naciima_family 4 года назад

      Walaasheey subscribe igucaawi adigoo mahadSan illaaheey hakucaawiyo

    • @healthyfoodbeauty4674
      @healthyfoodbeauty4674 4 года назад

      Fadumo Mohamud Walal Subscribe isaar

  • @zamzamahmed533
    @zamzamahmed533 4 года назад +6

    Halyeyadeenii Haldoradeeni Guleysta❤❤❤❤❤🤴🏾🤴🏾💯

  • @mohamedsuleimanmrk3064
    @mohamedsuleimanmrk3064 4 года назад +1

    Qosolka aduunka keep going everything pro

  • @bilanbashaasha7933
    @bilanbashaasha7933 4 года назад

    Igu soo celi aramaheena & muniir qalbigaa idinka soo salamay

  • @queennaju496
    @queennaju496 4 года назад +5

    Yes am first parson keep going arimaheena

  • @ksg4437
    @ksg4437 4 года назад +6

    Wow Waxaan Ahay RUclipsr Sidaadoo Kale #Arimaha_Jaceylka ✅ Balse Leysma Xaqiro Waad Ku Baxsatay Runtii💯 Keep Going sxb 🙏 #ArimaHeena Legend Laba Maaha

  • @ubahmahamed3470
    @ubahmahamed3470 4 года назад +6

    Part 9 muniir kuzo celi😍

  • @hiboxuseen973
    @hiboxuseen973 4 года назад

    Waa la kaa badiyey Arimaheena 🙏🙏🙏🌹🌹🌹👍👍

  • @abukarjaamac1742
    @abukarjaamac1742 4 года назад +1

    Nio Arimaheena muniir nosoo celi isadkey neh adiga gar io gardaro waan kuwadanaa💯✌

  • @sugaalali6008
    @sugaalali6008 4 года назад +15

    War nin yahow muniir qanjo buu sii deey stay dee adeero 😁😁😁😁😁🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @KIIKOEDITS1
    @KIIKOEDITS1 4 года назад +39

    Wll ilaahay ayaan kugu dhaarshe ha idhaafin adoon subscribe isaarin😢
    Ilaahay waalidkaa iyo adigaba janada haydin geeyo🤲
    Aamiin aamiin aamiin❤🤲

    • @zhmnani2189
      @zhmnani2189 4 года назад +1

      Walalkey subscribe isaar

    • @hindahodan
      @hindahodan 4 года назад

      mustafe kiiko wallo wan ku saray
      adiguna janalkaa booqo xaga subscrib raadinta wax badan baad ka faa'iidi insha allah telegram video gan hosyalana enjoy garee insha allah
      ruclips.net/video/FaH5kC7eP7A/видео.html

    • @healthyfoodbeauty4674
      @healthyfoodbeauty4674 4 года назад

      Z H M NANI Walal Subscribe isaar

    • @healthyfoodbeauty4674
      @healthyfoodbeauty4674 4 года назад

      Mustafe kiiko Walal Subscribe isaar

  • @nemoabdurahman3179
    @nemoabdurahman3179 4 года назад +6

    Hi Arimeheena... I hope you see this my bro... the challenge is pretty cool and so funny but I wanted to tell you next time you do this challenge make the water colder as the challenge goes... so colder and colder water will make it challenging and difficult for the loser and also funny! Thank you wllky.

  • @suldansalahudiin99
    @suldansalahudiin99 4 года назад

    Amimaheena Sxb waxaan kurajeynaya In the middle of this month 400K
    CONGRATULATIONS 👏🎉🎈

  • @abdiomerchanelcom4880
    @abdiomerchanelcom4880 4 года назад +1

    Arimaheena mazidan baa kuu dambeysay😁😁😁😁😁

  • @abdikhaliladan6142
    @abdikhaliladan6142 4 года назад +5

    Hhhhhh muqalkan markan firsadi my mood changes 😆😆😆
    ThNkz #Arimahena

  • @rayaandhaladofficial8745
    @rayaandhaladofficial8745 4 года назад +9

    Next Game in la keena Muniir hadad igu racsantahay like dhac igu sii🙏🙏

  • @husseinkaskeeyofficial4316
    @husseinkaskeeyofficial4316 4 года назад +8

    I'm the first kep going guyys welcome muniir Aqaaa first day dagalkii Biyaha🤣🤣👍

  • @__inamusa1397
    @__inamusa1397 4 года назад +2

    Keep going bro arimaheena ❤❤❤ mashallah l love you so much

  • @hamdaosmaan3910
    @hamdaosmaan3910 4 года назад

    Labadan canug qosolkoda luv a ku ahay wlhi arimaheena 400k hala garsiiyo wa madaxe 😍😍😊

  • @hanidagan6033
    @hanidagan6033 4 года назад +12

    😂😂😂🤣🤣😂😂 qosolad igu dishen wlh arimaheena & muniir 🤣

  • @Akhii.muscab
    @Akhii.muscab 4 года назад +4

    Muniir funny man every time 😂😂😂😁😁😁😀😀

  • @hassanjacelow2500
    @hassanjacelow2500 4 года назад +30

    Aahey hadaan rabaa inaad badisid muniirow naga qabo Ninka Ok inta muniir taagerto is muujiya

  • @chaguar7187
    @chaguar7187 4 года назад

    Yeeh next game please
    Muniir vs arimaheena

  • @munawayd6012
    @munawayd6012 4 года назад +2

    Inshallah markale ayaa badin

  • @halimasacdia5156
    @halimasacdia5156 4 года назад +4

    Arimaheena marki ugu dambesay wu isku kaadiyay😞😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @abdirahmanadan2838
    @abdirahmanadan2838 4 года назад +10

    Muniir Roootiga Kulahaa🤣🤣🤣🤣
    Ilaaa xafada hoose 😂😂😂😂

  • @Qaas15
    @Qaas15 4 года назад +27

    Muniir Ku Soo Celi Ciyaarta Sharcigeeda Haku Dheelo Dadka Kle Sidii Ay U Dheeli Jireen

    • @ummufatma5875
      @ummufatma5875 4 года назад

      waa walasha oo garab kaga bahan oo hada RUclips kuso birtay garab igu sii ilahay dartiis igu cawi muradkaga ilahay haku sahlo subscribe isaar like isaar adigane wanku saray subscribe ena iso boqo hadan Hay yotubarlayal an is cawino walla inad aragto haka tagin walaaaaaal macan ❤️❤️❤️

    • @healthyfoodbeauty4674
      @healthyfoodbeauty4674 4 года назад

      Makareera Walal Subscribe isaar

    • @healthyfoodbeauty4674
      @healthyfoodbeauty4674 4 года назад

      Makarrera Walal Subscribe isaar

    • @caamirroobleofficial9097
      @caamirroobleofficial9097 4 года назад

      Isoboqo wll

    • @Qaas15
      @Qaas15 4 года назад

      @@healthyfoodbeauty4674
      Ii saar Anigana

  • @aadanabdi9972
    @aadanabdi9972 4 года назад +1

    Insha Allah

  • @kingmoha1644
    @kingmoha1644 3 года назад

    Waaa Arimaheena keep going somalia youtube to the wolrd 10 qof bas iga badn subscribe so funny

  • @hamzeabdi5049
    @hamzeabdi5049 4 года назад +9

    Team arimaheN iyi munit like izaR🙏

  • @SomaliMade
    @SomaliMade 4 года назад +8

    😭😭😭😭😭🙏🙏🙏🙏Ku sali nabiga scw alle dartiina subscribe iigu saar🙏🙏🙏🙏

  • @bakaruulow6601
    @bakaruulow6601 4 года назад +44

    kabo la'aan inta daawaneso like isara😍

    • @DadirHusseinVideos
      @DadirHusseinVideos 4 года назад +1

      ruclips.net/video/tLBhfYAJEiw/видео.html

    • @bakaruulow6601
      @bakaruulow6601 4 года назад

      @@DadirHusseinVideos wan ku soo saaaray captain

  • @anisamohamoud4516
    @anisamohamoud4516 4 года назад

    M.a horay u socda walaheyga qaaliya arimahena & muniir

  • @bahjoahmed701
    @bahjoahmed701 4 года назад +2

    😄😄😂🤣🤠😄😂🤣🤠😄😂🤣🤠😄😂🤣🤠😄😂🤣so funny wllhi m.a allaha idin xafido my brother's keep going arimahenna 1m sugi la ahay runti LOVE YOU ARIMAHENNA 😍😍😍😍😍😍😍

  • @simranabdullahi5310
    @simranabdullahi5310 4 года назад +14

    🤣🤣🤣🤣🤣 allh beerka arkuwaana cawa qosolkee igadhemeeyeen idin taageena horey usocda

    • @ummufatma5875
      @ummufatma5875 4 года назад +1

      waa walasha oo garab kaga bahan oo hada RUclips kuso birtay garab igu sii ilahay dartiis igu cawi muradkaga ilahay haku sahlo subscribe isaar like isaar adigane wanku saray subscribe ena iso boqo hadan Hay yotubarlayal an is cawino walla inad aragto haka tagin walaaaaaal macan ❤️❤️

    • @simranabdullahi5310
      @simranabdullahi5310 4 года назад +1

      @@ummufatma5875 hye abayo wa diyasr mcnto oky

    • @ummufatma5875
      @ummufatma5875 4 года назад +1

      @@simranabdullahi5310 shukran abaayo

    • @caamirroobleofficial9097
      @caamirroobleofficial9097 4 года назад

      Walal isoo booqo

    • @shugrijiya7431
      @shugrijiya7431 4 года назад +1

      @@ummufatma5875 kusara adina isar qabal

  • @ugaaska66jr11
    @ugaaska66jr11 4 года назад +10

    Next muniir noo balami🤣🤣🤣

  • @ipro1012
    @ipro1012 4 года назад +15

    Arimaheena iyo muniir ciyaal shaleemo😂😂😂😂

  • @mohamoudisak9824
    @mohamoudisak9824 4 года назад +1

    Hampalyo 400k Subscribers 🇸🇴🇸🇴✅
    First one

  • @___Joseph__
    @___Joseph__ 4 года назад

    Arimaheena xabadka 400k ugu qorone gaarsiiya yaakheey

  • @waligaawanaagsanow1875
    @waligaawanaagsanow1875 4 года назад +4

    Muniir iyo arimahena ♥️♥️♥️♥️
    Arimahena ninka naga waalay oo guri waalan nageyay 🤣🤣🤣🙈🙈🙈

  • @adnamaxamed3818
    @adnamaxamed3818 4 года назад +7

    Qayb labaad noosoo sameeya Muniir. Arimaheena🙏

  • @abdirahmanabdullahimohamed7811
    @abdirahmanabdullahimohamed7811 4 года назад +10

    Aaarso noogu celi dheh Jimcaha ku feesTeeYa🤘✌😂🤣🤣🤣

  • @haawonuur7816
    @haawonuur7816 4 года назад

    7 days kadib 400k inshllH broda❤ one love allha ku xafido wllky❤🦋✨

  • @cwaliindhacade6875
    @cwaliindhacade6875 4 года назад

    2 you tuber ee ugu qosol ka bdn inta you tube leyda ah allh yacizak.

  • @D_A_L_M_A_R
    @D_A_L_M_A_R 4 года назад +4

    12:16😅🤣🤣 rootiga sawirmayo kulaha🤣

  • @updyrahmanaaran1790
    @updyrahmanaaran1790 4 года назад +21

    videogan suuliga miya lgu dupay qol intan o biya loma quro asxapey

  • @nuxurofficial88
    @nuxurofficial88 4 года назад +5

    ALLE HAMIGAAGA HAKUU RUMEEYO WLL
    waxan ahay walalka oo SUBSCRIBE ku waydiistay walalnimadeena iigu saar
    👇
    Gobonimadu wa geed kabaxa dhiiga geesiga

  • @abselma3330
    @abselma3330 4 года назад +1

    Somaliyeey laysma caasiyo hadaa aamin sanatahay dad badan inuu arimaheena soo saaray like 👍👇 maleeshiya wlhi arimaheenaa u kala kiciyay inkastoo maanta qofkasta heer gaaray balse heer kastoo qof gaaro qof unbaa ka danbeeya ilaahay ka sakoow, horay usoco sxb arimaheen. 👏🏽😻😻

  • @cabaascabdiraxmaan9337
    @cabaascabdiraxmaan9337 4 года назад

    Ilaahay haidiin gaadhsiiyo 400k subscribe insha allah hadii ilaahay idankiida leeyahay

  • @muhaancadeh1263
    @muhaancadeh1263 4 года назад +4

    We neeed a rematch arimaheena iyo muniir 😂🐐

  • @sacdiyawaberi3327
    @sacdiyawaberi3327 4 года назад +52

    Ayantan inta ila
    Aragte arimahena io
    Muniir inee is fahmen like 💙✍️🇸🇴✊

    • @ummufatma5875
      @ummufatma5875 4 года назад

      Abaayo isooboqo oo isaar subescareb adigo mahadsan 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏😭

    • @naciima_family
      @naciima_family 4 года назад

      Walaal subscribe Igucaawi adigoo mahadSan illaaheey hakucaawiyo walaal

    • @queenubax601
      @queenubax601 4 года назад

      Walal 1subscribe igu caawi please waa codsi wll

    • @montanabwoyofficial4859
      @montanabwoyofficial4859 4 года назад

      Asc waa will walalka oo kagabahan subscribe please iisaar..

    • @msomali2514
      @msomali2514 4 года назад

      👍🏾👍🏾

  • @hindahodan
    @hindahodan 4 года назад +4

    axmed fj soo qabo arimaheena inta igu raacsan is muujiya☝👍

  • @holyanas6669
    @holyanas6669 4 года назад

    Arimaheena part 10 aniga kula sameynayo waa baln zxp qaliyaa

  • @callmehcadnan444
    @callmehcadnan444 4 года назад +1

    Next time Muniir vs Arimaheenna