LACAG QAADO IGA QOSLI 😂 YAA IGA QOSLIYAY | ADIGA XITAA COMMENT IIGA QOSLI (LACAG KU GUULEYSO)😂😂

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 16 окт 2024
  • Madadaalo Wakhtigeeda ku timid - Qosol daf & Miriq ah.

Комментарии • 201

  • @cabdiqanimaxamed4068
    @cabdiqanimaxamed4068 Год назад +77

    Dunidan masoo marin ruux ka karamo badnaa kana akhlaaq wanagsana nabi maxamed scw 🤲

  • @nasiiixacabdi1772
    @nasiiixacabdi1772 Год назад +41

    Baquli boy maxad comment gena ku qososha maba aqriside😃
    love ❤ xita nosar inad aqrisay an umalene hhhhh
    Wan ku wadana legend🙏

  • @simanaxmed3238
    @simanaxmed3238 Год назад +28

    Ramadaanka cafimaad allaha nagu gaarsiyo

  • @saredosaredo5660
    @saredosaredo5660 Год назад +23

    Keeb going my bro

  • @Hamaneey
    @Hamaneey Год назад +8

    😂Aniga waxaan kuqoslay Baara wajigisa markaa bbabajeey uqasoshid
    Suu u xanaaqayayy😂😂😂

  • @yusufabdulahi4644
    @yusufabdulahi4644 Год назад +3

    Nin burukeeto (oof-wareen) qaba ayaa Jannada looga sheekeeyey oo lagu yiri waa meel aad u qabow. Sidoo kale waxaa looga warramay Naarta, in ay meel kulul tahayna waa loo raaciyey. Markaas ayuu ninkii yiri: “Ar aalloow, aniga oofloow aan iska ehee, qabowga waa i daran yehee meesha qandaca ah ha ley geeyo

  • @Nololadag
    @Nololadag Год назад +17

    Azxpey baquli boy aan degdeg Ku gaarsiin 100k subscribe wlhi wuu u qalmaa🥰❤️🔥

  • @yaxyeaxmedmuuse3813
    @yaxyeaxmedmuuse3813 Год назад +13

    Kaliya markaa soomaliya joogtid ereyga eey eey dhalay wuxuu lamid yahay waxaa tahay qof aad ucaqli badan oo halis ah😂😂

    • @amiinali4692
      @amiinali4692 Год назад +1

      Intan maa rabta inta 10 ku qadatid cuqubo kugu dhacdaye 😡

    • @yaxyeaxmedmuuse3813
      @yaxyeaxmedmuuse3813 Год назад +1

      @@amiinali4692 cafimad daro majirto cuqdadlow masjidka tag 2raka co tugo ee cafimad wey diso alle qafuru raxiim waye
      Dhaqan xumudan cml Mar danbo ha ila
      imaan

  • @sadiqcabdi876
    @sadiqcabdi876 Год назад

    Nabigeena ku saliya { scw scw scw }

  • @abubkarcabduqaadir8861
    @abubkarcabduqaadir8861 Год назад +8

    Asc baquli Boy wllka markan lagada wat kuso hadashen lkn Hal luqad ayaa idinka harsan wana af barawe af Barawe so samey 😢

  • @faadochannel1910
    @faadochannel1910 Год назад +3

    Cunag yar baa waxuu arkay hoyadii oo uir leh markaas buu yiri hooyo caloosha maxaa ku jira markaas bey tiri walaal kaa markaa suu yiri majecelsha hay waxeeytiri haa markaas uu yiri hadaa jeceshahay maxaa uleqday kkkk

  • @updy_khayreaaqilkaynan
    @updy_khayreaaqilkaynan Год назад

    Baaquli boy malinti igu horeyysay ee ee aan chanel kisa comments ka dhiibtoh imisa like ban helli donaH

  • @farxanxasan9058
    @farxanxasan9058 Год назад +1

    Aniga waxa iku layab badna in ana arkeynin qof adigo kale zxb .hormar wanagsan zxb.qali.❤️

  • @cabduqaadirmaxamed6371
    @cabduqaadirmaxamed6371 Год назад +4

    Baaquli boyoo ninkaan idiriska ah saan lee ha uistaagsanado almiinto ayee utahay😁😁😁

  • @wllsaami2653
    @wllsaami2653 Год назад +6

    Away dadki nebiga jeclaa🥰

  • @nucmaanofficial484
    @nucmaanofficial484 Год назад +1

    Aankuwada salino xabiibkena subanaa Muhammed sallahu calayhi wasalam 🥰🥰😘😍😘😍😍

  • @ahmeddahir6224
    @ahmeddahir6224 Год назад +4

    Baaquli Boy Waa legend comedy 🎭 ah 😂😂😂

  • @xasancraxiim
    @xasancraxiim Год назад +2

    Anigoo xubin ka ah Ururka Akhriska Faallooyinka (UAF), waxaan halkaan u joogaa inaan akhriyo faallooyinka. Fadlan faallooyinka ka dhig mid gaaban oo fudud. Waanu ka mahadcelinaynaa dadaalkaaga qorista Sidoo kale fadlan daawo higgaadaada. Waad ku mahadsan tahay oo maalin wanaagsan!

  • @abdihakimbashirustadh6139
    @abdihakimbashirustadh6139 Год назад +5

    Keep going the Legends🙏❤

  • @xasancraxiim
    @xasancraxiim Год назад

    Anigu hadii aan fikirkayga ka dhiibto arinkaas . Run ahaantii anigoo cidna dhaliilayn ama aflagaado u gaysanayn, kaliya ku ekaanaya sida ay ila tahay ama waxa ay iila muuqato .Maadaama qof waliba xor u yahay aragtidiisa iyo taladiisaba, oo aan la qasbi karin. Waxa kaliya aan jeclahay in aan idiin sheego waa in aan ilaaway waxaan idiin sheegi lahaa

  • @ahmedali365brgr5
    @ahmedali365brgr5 Год назад +2

    BAAQULI BOY: Fadlan lacagtii aad ka dhacday wiilkii ree sweden usoo celi ama balantii aad ka qaaday kasoo bax. waa hadii cabsi ilahey jirto

  • @munasaryuusuf2439
    @munasaryuusuf2439 Год назад +7

    like isaar lacag qaado🥱🥱

  • @Zadam1234
    @Zadam1234 Год назад +1

    Mudo ayan is jecleen xalay aya igu tidhi sawirkaga isoo dir . Anna wn u direy
    Wxay igu zoo jawaabtay :kaftankaan kugu jeclahy ee hadaba zawirkaga caadi igu zoo dir qofkaan foosha xuna wa.ayo😭

  • @zh740
    @zh740 Год назад +16

    Legends🥰😇

  • @nastexofarax7380
    @nastexofarax7380 Год назад +8

    Ninka ugu caloosha yar soomaaliya is GOAT 🐐 captain BAARA 🤣🤣

  • @samarasamara1070
    @samarasamara1070 Год назад +1

    Welcome wll from asad xagio

  • @KABAROMAANTA
    @KABAROMAANTA Год назад +1

    Malina waxaa isoo raace labo carab oo mid gaaban mid dheer markaasa mid gaabnaa ayaa yiri maxaa aqbaar ayaad ka heesa samada markaasu kii dheera yiri mid walboo gaaban waa ahlu naar 😂

  • @clrashiidcilmi9397
    @clrashiidcilmi9397 Год назад

    Xalay anoo hurda ayuu cabdi kacay kadib odygii Aya arky wuu na balqiyy thank you

  • @Live.kasto.jooge1
    @Live.kasto.jooge1 Год назад +1

    Nin Qaawan ayaa wuxu aaday duurka si uu usoo Xaajoodo, xayawaanadi duurka jogay markay arkeen ninkan qaawan way wada carareen 🏃‍♀️ Dameer farow aya waydiiyay libaaxi oo cararaya "Adigoo boqorka duurka ah xita ma cararaysa ? 🦁 Libaxi ayaa ku jawabay, kaftanka meel Naga dhiig, Xayawaankaan waa nagu cusub yahay firi xitaa seynta horay ayuu ku leyahay..
    😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @zakarieabdulkadiraaden9485
    @zakarieabdulkadiraaden9485 Год назад

    Ani ayaa iga qosol sii seen wlhi soo badiya

  • @Salebaan77
    @Salebaan77 Год назад +4

    Baaquli hadaan numberkayga soo raaciyo islaan Nigis kayaaci dayn igu lahayd baa Zave garaysanaysa🤣🤣

  • @pharhanalta9216
    @pharhanalta9216 Год назад +2

    Baaqul boy adaba ika qosleya zxp maxa laka qoslinaa ...nio marka dhehes ciyaar hada soo dhelnay buris buris san uqoslayay firaha idilacay..😁😁😁

  • @abdisalanahmett5666
    @abdisalanahmett5666 Год назад +1

    Baaquli poy legend from waziirka zaki bin Haji❤

  • @jimcaalecabdi7253
    @jimcaalecabdi7253 Год назад +1

    Idiriska jaaniskiisa 3saddexad siyaa 2laba kaliyu dhahay wad iska dag dagteen

  • @najiibmaxamed6790
    @najiibmaxamed6790 Год назад +1

    Sxp challenge team BBBD wixii kugulo yaab badnaa aduunka soo sameeya please 🙏

  • @abdifatahmoalim4951
    @abdifatahmoalim4951 Год назад +1

    Asc wr wp glb wngsn gabar ayaa wiil shukan sanaaye kadib wiilkii ayey dhibsatay mudo badan ayey dhahday iga leexo wuuna kadiiday kadib gabadhii hormuud ayey tagty lanbar kale ayey soo furatay markey soo furatay wiilkii ey dhibsaneesay ayey waxey ka wacday lanbarkii cusbaa kulaha lanbarka waan badashtay asagii isma waalin kulahaa qofkii hada kahor aan ka qaatay ayan kasoo qorani hhhhhh

  • @ismacilAhmadmohmad
    @ismacilAhmadmohmad Год назад +2

    Baquli Boy Lakin Manta so niga yelay idirisaka itabo ino istaknado

  • @xamdixamdi7369
    @xamdixamdi7369 Год назад

    Baaquli waa noosoo samaysaa qofka inta indhaha laga xiro waxa sanka kuu Saran uri oo sheeg waxay yihiin yaa igu raacsan

  • @AbdiShine-pq1nj
    @AbdiShine-pq1nj Год назад

    Baaquli pran horey u soco

  • @ibrahimmaxamuud3360
    @ibrahimmaxamuud3360 Год назад

    sida baara iyo baaba jey kii ka horeeyey oo kale iska dhig ad adeega naga dhaaf B bisbaas buunsho niman waaweyn waye wax kale makasayaan sidaas iska sameynooh

  • @soodamuhamedyalxow9530
    @soodamuhamedyalxow9530 Год назад

    Hada ka hor oday dariskena dhinte kadip wiil wllkey ah ayaa wxa lo dire Kan meedka lagu qaado masajidka kadoone kadip wiilka aso orda no imade kulaha hoyoy dhimashada inte so maroosa wn guureyna adeer cabdi gurigiisa somarosa wn guureyna hooyoy 😁 wiil yar 6 jir ahaa markas🤣😄🤣 baaqili hada ka qosliye run shek yaah

  • @saidscholes18
    @saidscholes18 Год назад +1

    Part 2 🆘 meyaa

  • @baazi420official2
    @baazi420official2 Год назад +3

    Baaquli boy masha allah legend who brings new challenges mashaallah.......nin bidaar leh oo hadane shaqo wato kkkkkkk

  • @yaasiinofficial9462
    @yaasiinofficial9462 Год назад +1

    Tartanka luuqada carabiga ku soo dara qadaafi inta ugu raacsan like saara

  • @maahiryare5354
    @maahiryare5354 Год назад +2

    2080 baquli boy anaa ku dhaxlaya siiba lugta bidix ka dhaxalaya 😂😂😂

  • @Mzzrahul
    @Mzzrahul Год назад +2

    😅😅😅😅 baquli boy. Wax aqrisba ma yaqano. Maxu ku qoslaa horta car lovr no saar hada. Nagu qososhay an arkeeh

  • @abshirxusen8179
    @abshirxusen8179 Год назад +1

    Baaquli boy beeley aFxalwo😅😅😅😅😅

  • @baaltaagtv123
    @baaltaagtv123 Год назад +1

    Baaqule boy sxp waa ku salaamay

  • @jaaburmohamed
    @jaaburmohamed Год назад

    Duni murtidii ka dhamatay Ayaan dhex jognaa

  • @mohanabdirahmaan8218
    @mohanabdirahmaan8218 Год назад +1

    Xaalaga qoslisiya anabo iga qoslisine

  • @aaminacabdillahi6154
    @aaminacabdillahi6154 Год назад

    Waan ku qoslay soobadi wll

  • @jamacjaxanka4448
    @jamacjaxanka4448 Год назад

    Hada ka hor yar sxpkey ah baan soo wada galney masjid waana salaad ciid kadib imaamkii baa takbiirta akhriyey kadibna su juudey kumalohoo haduu salaadii ka baxey war jama salaadu xagey iska qaban ladahey guuleyso baaquli boy🤣🤣🤣🤣🤣

  • @abdinasirmohamet9512
    @abdinasirmohamet9512 Год назад

    Kuwo ogaaden ah Ayan nashiido ku tujiyay manta

  • @abdishakurfarhan1563
    @abdishakurfarhan1563 Год назад

    soo badi zxp barnaamijkan wlhi anigii jawi kle ila aaday🤣🤣🤣🤣

  • @guledibrahim3767
    @guledibrahim3767 Год назад

    Idiriska iyo baaquli boy ku xumees aa loo qoslaa kaptan baara ku xumes leee😂😂😂

  • @Aadanhororfilms
    @Aadanhororfilms Год назад

    Baquliyow qosolkahdlosaa Adigiyaaba Acontigaga kan babajey kakaseen 😂

  • @mamanidirisidiris2918
    @mamanidirisidiris2918 Год назад

    Baquli poy Djey caloley iyo baba jey iyo adi yaa orad baran 🤣😂

  • @abdisalamahmed9359
    @abdisalamahmed9359 Год назад

    Sheekadi igu qosolka badneyd waxay aheyd babajeey marki uu hanta qabsaday oo caruurta abtiiga uu aha aay dhahen abtii waa istag hhhhh

  • @saabirosca2627
    @saabirosca2627 Год назад

    Legend baquli boy
    Challenge gii carabiga nosoo.same blz

  • @sacdiyoabanuur2949
    @sacdiyoabanuur2949 Год назад +1

    Baquli boy asaabo qosol u ek 😂😂😂

  • @suldaanboss5376
    @suldaanboss5376 Год назад +1

    Baquli boy adi iyo baabajey yaa orod bdn 🏃🏃🏃 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @dhereye44
    @dhereye44 Год назад

    Baquli boy. Poqorka challengiga thy kaliya to qosolkaaga naga so bedel

  • @boojadheere
    @boojadheere Год назад

    Keep going wll kusali nabi Mohammed scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 🕋 ♥ ❤

  • @hussienabdirahmanofficial9160
    @hussienabdirahmanofficial9160 Год назад +1

    Sxb waxaan Kuu Haya Chalenge Taas Oo Ay Aad Fiicantahay Waxaa Ladhaha Chalengiga True and Thier
    True: waa wax walbo Lagu Weydiiyo Inaa Runta Ka shegto
    Thier : waa Wax walbo Samey Lagu Dhaho Inaa Sameyso
    Marka Waxaan Rajeyna Inaad Mar un Soo Sameydoontan
    Waxan Ka mid ahay Taageraha Ku Xeran Page Pele.
    NASIIB wcn Pro 🔥🙌

  • @abdullahifuaadmacalin5767
    @abdullahifuaadmacalin5767 Год назад +1

    Baquli boy waa ku wataa
    Pelle is leagen ciyaar kubad ku balansandoo

  • @salebancabdulahi
    @salebancabdulahi Год назад

    Nin murqaan san ayaa soo fadhiistay meel makhaayad ah kadib waxa uu dareemay kulay waxa uu isdhehay shaatiga meel suro waxaa umuuqday busmaar derbiga kataagan wuu aaday kadib wuu waayey mataqaanaa waxa uu musmaarka umaleeyey waa daqsi ama daxsi kkkk

  • @mrgeeleofficial2976
    @mrgeeleofficial2976 Год назад

    Lacagta beer iga so baxdey ee so dir hee wad qososhee

  • @Munasar-ef6lu
    @Munasar-ef6lu Год назад

    2060 waxa ra jeenaa inaa badelo peelega soomaaliya baaquli boy😂😂

  • @road-tech358
    @road-tech358 Год назад

    Shek sheko 😅 beri baa ano team xafad ine iwaten banoni ee wxe igeyen saxaro meel la dhho wlhi mlints waa xasusta dhuuso xitah waiku xare cabsi darted in la dhahe futda bateri laiska galah 😫😅😅😅🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @faisoabdirisaaq1133
    @faisoabdirisaaq1133 Год назад

    🤣🤣Ani waxa ku qoslay baara sidu kaga qoslin rabay itaabo kulaha wayxartay🤣🤣kip gowing

  • @liipanjaamac1328
    @liipanjaamac1328 Год назад

    Waa sheeko kale qaybta soo daa sxb waanu sugaynaa

  • @c.raxiimcade3620
    @c.raxiimcade3620 Год назад

    Maalin aniga oo salaad dulanaayo ayaa waxaa ii soo dhacay talefoon taleefonka waxaa ii sarnaa heesta Sharma boy Ibabi ibabi aniga inaa naxay ayaa salaada kabaxay ayaa banaaka aday ilaa hada masajidkaas magalo

  • @husseinahmedali2879
    @husseinahmedali2879 Год назад +1

    Keep going my pro 👍

  • @abdifatahmoalim4951
    @abdifatahmoalim4951 Год назад

    Commantic inad aqriso ayaa lagaa rabaa sxp

  • @libaancali7272
    @libaancali7272 Год назад

    Baaquli Boy legend wan ku wataa

  • @KINGMOHA5388
    @KINGMOHA5388 Год назад

    kabtan baara fiiriska maxaa waaye adiga kaalay, fiiris waxaa looga qososhiiyaa ilmaha yar yarka iyo dumarka, ee hadal nin aftahan ah ayaad tehee sheeko lagu qoslo la imaaw kkk

  • @diyesboy8340
    @diyesboy8340 Год назад

    hada kahor anoo salaada subax tugaayo ayaa awal waxaa samee jiray marki salaada aantugado xaafada soo aadi jiray marka kuwa xaafda joogo dhuuso kusii dey jiray marka maalin waxaa igu dhacaday salaada subax marki aan tugaday ayaa masjidka jiiftay anoo hurdaayo aa waxaa moday inaa masjidka joogo aan dhuuso siidaayay marka kuwa masaajidka joogo aney isoo fiir firaayan midaa ikici yay waxoo dhahay orod soo weysiiso waan kacay orod irida uga naxay dadka wey isoo fiiri fiiroyin🤏611226224

  • @aaminacabdillahi6154
    @aaminacabdillahi6154 Год назад

    Waxan kasocdaa team 27 mahadsanid

  • @mohamedabdi4871
    @mohamedabdi4871 Год назад

    Nin badiyo ka yimid oo,aan xafad wada joognay ayaan Facebook usameyey marka dadka xafada joga uyuu inta badan kamaqlaa qadkaa iga culus habeenkii danbe intuu iyeeray ayuu igu yiri Facebook baa iga culus ee bal kalay dadka buurburan dhan iga saar adaa igu shubee si oo igu fududado Facebook 😂😂😂😂
    FG...... hadaan guleytay reply iso gal saa ufahmo

  • @CabdirisaaqAhmed181
    @CabdirisaaqAhmed181 Год назад +1

    Ani madaxaa calool kuleeyahay 🤣

  • @Nooreen9
    @Nooreen9 Год назад

    Anaa kaa qoslisiyaa baaquli boy maalintii orgiga lugta kaajabiyay kkk

  • @abdalaaragsame1046
    @abdalaaragsame1046 Год назад

    Idiris qosolkaan u Kala badalaayo intee ka keenay

  • @muqtarmaamow6544
    @muqtarmaamow6544 Год назад

    Idiris waa lagaadi

  • @mahdiqubaye4815
    @mahdiqubaye4815 Год назад

    Baaquli boy zxp waa daalanhy ii orad ideymi

  • @burhanabshir3248
    @burhanabshir3248 Год назад +1

    😂😂 wlhi si dab u qoslayaa

  • @deeqoahmed139
    @deeqoahmed139 Год назад

    War wiilka boqolka gaarsiiya baaquli malyan ayuu uqlmaa

  • @xamzamuuse7845
    @xamzamuuse7845 Год назад

    Horta babajey maxaa ka rabta captan bara caloshisa

  • @dhaweys2527
    @dhaweys2527 Год назад

    Baquli booyo hal mar ii qosool qosklags wan jclhy

  • @SHANDHALIYE
    @SHANDHALIYE Год назад +2

    100k I.a goat 🐐 baaquli👏❤️🤣

  • @mohamedcaraaye7231
    @mohamedcaraaye7231 Год назад +1

    Baaquli boy halmar idhuus🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @umoafyare8389
    @umoafyare8389 Год назад

    Froom asad xjii 🙏

  • @sacadmaxamud5140
    @sacadmaxamud5140 Год назад

    Maanka adi miyaa,dhalay

  • @ahmeddeeqabdi9675
    @ahmeddeeqabdi9675 Год назад

    3 BBB D my family waye wlhi 🥰🥰

  • @abdialli3906
    @abdialli3906 Год назад

    Hada ka hor anigoo joogo guri aan marti ku ahaa ayaa duuso iqabatay markaa duusay ayaa shuman igu noqotay 😂😂😂😊

  • @yuusufcalixasanyaxye2113
    @yuusufcalixasanyaxye2113 Год назад

    fidoyow gaga firsaday like bis aan saray kkkk

  • @yahyerotichannel9849
    @yahyerotichannel9849 Год назад

    Baaquli sxb inaa tahay beley shaki iguma jiro sida mulka yaxye hantR sogilii birta ogu dhufatay baloniga

  • @sakariyemuuse6057
    @sakariyemuuse6057 Год назад

    Zxp malinmalmaha kamid ah ayaa waxasarnay bas naag waxey dahday nin lacak leh anraba marka nin ayaa waxo dahay ninka hado quroxanyaha marka waxay dahday haa markas ayanin woxodahay hadee shekada gaari gacan takko iga gacsha

  • @mohacade4131
    @mohacade4131 Год назад +2

    Legends 😃😃

  • @yahdiinkalaki2413
    @yahdiinkalaki2413 Год назад +1

    Kep.goin.my.Gays.b.b.b.d.i.Noolada.Cadawgina.Unoolada

  • @Alibaba-dw9mh
    @Alibaba-dw9mh Год назад

    idiriska come to SWEDEN