Afkaarta Shiicada YAa Maal-Geliya┇►Sh Umal

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 сен 2024
  • ✔ Fadlan Subscribe garee ✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Mahadsanid Walal
    #DaarulKheyr
    #Subscribe
    #Like
    #shjabuuti
    Fadlan Walal hadii Aad Nagu Cusub Tahay Subscribe Saar Si Aad U Noqoto Qofka Ugu Horeeya Ee ka Faa'iidaysta
    Nagala Soo Xidhiidh
    _______________________________
    daarul.kheyr908@gmail.com
    🔗Instagram:- / daarul_khayr
    🔗 Facebook:- / daarulkheyrtv
    🔗 RUclips:- / daarulkheyr

Комментарии • 67

  • @muxiyadiinabiibakar4205
    @muxiyadiinabiibakar4205 3 месяца назад +5

    حفظك الله ورعاك شيخنا الحبيب
    وامدك بالصحة والعافية

  • @hanadhanad9579
    @hanadhanad9579 3 месяца назад +7

    Waa basaas khatar ah umal munaafaq wr umada islaamka ha isku dirin

    • @user-lt4bl6yb6m
      @user-lt4bl6yb6m 3 месяца назад +1

      Adigoo caytamin oo sheekha aflagadeen cilmi aqoon buu ku hadlee adigu cilmi hadaa lee dahay kula dood cay waa calyo adigayna wax ku yeeli

    • @Zubeyrabdi5
      @Zubeyrabdi5 3 месяца назад

      Hhh xoolo cuqdadeysan

    • @Liiloowe
      @Liiloowe 3 месяца назад

      SHIICO INTII NALAGU MASHQUULIN LAHAA UMADDA RUNTA HALOO SHEEGO. QARAXYADA IYO DILALKA KUWA NUGU XASUUQAY EE SHAATIGA DIINTA GASHAN HALAGA HADLO. SOMAALIDU RUNTA WEY OGTAHAY. SHIICO SOMAALIYA DHIB KUMA HEYSO. WAQTIGII SIYAASADDA SUCUUDIGA IYO DANAHEEDA NALUGU MASHQUULIN LAHAA LAMA JOOGO EE MAD,HABKEENA AHLU SUNNA INOO DAAYA. SIICADA NALAGU MASHQUULINAYO HAL MAALIN SOMALIYA DHIB KAMA GEYSAN XAQIIQDUNA WAA TAAS. SOMAALIDU WAAD DAD DIINTA BARTAY XAQIIQDA IYO CIDDA DHIBAATEYNEYSANA OG. GURIGAAGA CIDA GUBEYSA IN LAGA HADLO AYAA MUHIIM AH INTII LAGA HADLI LAHAA DANAHA SUCUUDIGA IYO CIDDA AY IS HAYAAN EE BEENTA AH

    • @mohamedosman909
      @mohamedosman909 3 месяца назад

      War cilmiga soobaro jaahil baatahaye,
      Shiikha afkaga qarmuun kaleexi

    • @hanadhanad9579
      @hanadhanad9579 3 месяца назад

      @@mohamedosman909 nacas iga dheh Kala qaybinta iyo iskudhufashada islaamka ayuu jaamacad uga so baxay adiguna sharpies thy

  • @user-lt4bl6yb6m
    @user-lt4bl6yb6m 3 месяца назад +1

    Sheekh umal ilaahay haku xafido hana ku bareekyo adiga iyo culimada kale oo diinta iyo culmiga ilaahay ugu deeqay Alxamdulillah ilaahay hanoo kiin daayo

    • @user-vo1iu6qs5f
      @user-vo1iu6qs5f 2 месяца назад

      Ilaahay fitnada aw islaamka dheh wado ha ka gabto .
      Muslim iyo chia waa wallalo .
      Cheick maahinee waa fitnawi umal ilaahay naarta ha ku fogeeyo.

  • @MusseYusuf
    @MusseYusuf 3 месяца назад +2

    muunafiq umulshar ismalku waa mid

  • @user-nu2dm5db3h
    @user-nu2dm5db3h 3 месяца назад +2

    Wahabiya.shiicado.ma.mantay.dhalatay.shekh.

  • @dugsigaabudardaaonline3676
    @dugsigaabudardaaonline3676 3 месяца назад

    Soo maaliyeey isjira diintiina ilaashada waa raasamaalkiiye

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 3 месяца назад +1

    Ilaahow.diinteeena.cidii.fasahaadina..Allaha.naga.qabto

  • @user-cw6er6nm2q
    @user-cw6er6nm2q 3 месяца назад

    Anaku beentii waan ogaanay shiicadanawaaraacnay iyag7 beenaakayaal maaha munaafaqiina shabaabna malaha mumul uraaye nacdal

  • @Keway603
    @Keway603 3 месяца назад +1

    SAW SAW SAW ALAA MAHAMAD 🌎🙏

    • @Keway603
      @Keway603 3 месяца назад

      🕛👌 END ALLAH AKBAR

  • @muxiyadiinabiibakar4205
    @muxiyadiinabiibakar4205 3 месяца назад

    Maashaa alaah shaykhanaa jazaakalaahu khayran

  • @nouhkairdon3787
    @nouhkairdon3787 3 месяца назад +1

    Muunafiq sacudiga u sheekesa shicada Ku walatey iyo isku diir muunafiq

  • @user-jd3kl1vm9w
    @user-jd3kl1vm9w 3 месяца назад

    Shekh umal isagoo yuuhuudan dadka usheganayo ee suniga ah muukahadloo iyo sunigan daawanayq curuta suniyta ah inTa uushiicoo waxkashegayo kahadalfalastiin iyo dhibtalaguu haYo malaha Adaa dintayu huuda haysatee dabadhilif yuhuda utahee

  • @user-vo1iu6qs5f
    @user-vo1iu6qs5f 2 месяца назад

    Ilaahay fitnada aw islaamka dheh wado ha ka gabto .
    Muslim iyo chia waa wallalo .
    Cheick maahinee waa fitnawi umal ilaahay naarta ha ku fogeeyo.

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 3 месяца назад +1

    Suniga.waa..ka.jiifteenn

  • @abdoulwassaomar3737
    @abdoulwassaomar3737 3 месяца назад

    Jazakallahu kheir sh umal

  • @leilamohamed6217
    @leilamohamed6217 3 месяца назад

    Xaley mahane habeen hore waxan arkey tabelaa wajigeyga kudhaganaa sawir ahaan wajigee isaga ahaa somalida dhana orad ayugu wada agmarayeen ilahey baa garanaya macnaha

  • @hassanahmed-kb3xd
    @hassanahmed-kb3xd 3 месяца назад +1

    Saciudiga IYO imaaraadka waxka dhaha muslinka isusoo jiida

  • @hanadhanad9579
    @hanadhanad9579 3 месяца назад +1

    Wr umal ka waran israaiil?ilaa hada kama hadashide?

  • @ahmedugas8495
    @ahmedugas8495 3 месяца назад

    Ilaahey ka cabso Sheekh Umalow!
    Iran oo muslima intaad ka hadleyso! Ka hadal dhibka Saudiga, USA iyo Yuhuudu ku hayaan Falastiin! Sometimes you don’t know what you talking about

  • @user-mk6vs7mj7j
    @user-mk6vs7mj7j 3 месяца назад

    Asc Sheemkh Ilaahay ka Cabso

  • @JamaalSheekh
    @JamaalSheekh 3 месяца назад

    war basasa sheekh umal war umada musliminta ha kala fogan shicadu sax waxad tahay basas

  • @user-rm5jr3vz1c
    @user-rm5jr3vz1c 3 месяца назад

    Sheeqa alle habarakeeyo

  • @user-nh8wf2oe8u
    @user-nh8wf2oe8u 2 месяца назад

    Adiga afkaartaada yaa maal galiya. Waxaa maal galiya. Mujrimiinta. Boqortooda sacuudiga oo ka xun. Waxkasta oo afkaaga ka sheegta kana. Urbadan

  • @bashirabuamiin7779
    @bashirabuamiin7779 3 месяца назад

    Ilahayaw na ilaali firqooyinkii way soobateene

  • @rooblearafad7437
    @rooblearafad7437 3 месяца назад

    Sheikh

  • @user-kd1qo6tq8h
    @user-kd1qo6tq8h 3 месяца назад

    Sune sawkii sacuudi maraykan iyo yuhuud keenay

  • @user-tn5or9iw1c
    @user-tn5or9iw1c 3 месяца назад +1

    Waar muslinka intaafd kalla qaybinaysid sunnigu inay isu hiillisi ka haddal shiicu Khabar naguma Hayao sunigu hayistaarto❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂🎉😂😂😂😂😂😂😂😮😢😢😢😢😢😢😢

  • @imamabdi224
    @imamabdi224 3 месяца назад

    War aygan afka guduudan umada yaa ka qabta

  • @FaadumoCali-vn1eo
    @FaadumoCali-vn1eo 3 месяца назад

    1:30

  • @cabdiraxmanmuxumed-sr1yf
    @cabdiraxmanmuxumed-sr1yf 3 месяца назад

    Umal argagixiso

  • @hassanahmed-kb3xd
    @hassanahmed-kb3xd 3 месяца назад +1

    Waarshiico intaadku jeedaan yuhuud waxkadhaha

  • @anababdi7563
    @anababdi7563 3 месяца назад

    Illahy khaaliqsanaa adi maxaa yuhuud ooga hadli ladahy islaamka hakala furfuruni shiikhow shiico waxay tahyba hada ayada sunniga uhiilinaysa

  • @user-nh8wf2oe8u
    @user-nh8wf2oe8u 3 месяца назад

    Indhahaaga maba arkaan miyaa. Garacyadii. Boqortooyinkii carabta. Oo 1000ka gaalsan. Shiicada aad sheegeysid. Walaahi suni. Shiica ka xun ayuu faafiyaa sacuudi ah. Waxey yihiin aan la aqoon.

    • @usern134-h4g
      @usern134-h4g 2 месяца назад

      Carabta hadad neceb thy side muslim ku thy ilen nabi mohamed salallahu aleyhi wasalam aya kaso jede xage umada wadaan shiicoy nabi mohamed salallahu aleyhi wasalam qofki raciwaya ama kaga dayan waaya wxu sameen jirey o inta wax ka baxsan layimada muslim maha wu qalocsamey jid kaldanbu maray umada nabi mohamed salallahu aleyhi wasalam kama mid aha

    • @usern134-h4g
      @usern134-h4g 2 месяца назад

      War carabta lama caayi kro wayo wxa kso jeda nabi mohamed salallahu aleyhi wasalam cayda joji nacladu aday kguso noqonysa cidna waxba md yelin.naftada ka fakar khatumo humo hkudhiman intad wado khaldan dad haya kga dayaneysid ka toobadken

  • @AhmedAli-nw8nu
    @AhmedAli-nw8nu 3 месяца назад

    War shiico iyo sunni ilaah baa xisaa xisaabin doono ee shacabka kugu xiran u tilmaam in ey u gargaran walaala hooda lagumaadayo oo cirka iyo dholka laga xiray

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 3 месяца назад

    Tafiirta.waa.bateen.hada

  • @user-nh8wf2oe8u
    @user-nh8wf2oe8u 3 месяца назад

    War sshiiqow. Ka hadal. Sacuudiga wadanka. Timirta keena oo idinka. Oo shiica kasii qariban. Wax idin soo baray. Qeyriyaad sacuudi maalgaliya. Wadanka wakiila ujoogaan. Indhahaaga. Ma arkaan miyaa. Indhaha ka dhac. Beenaalayahow.

  • @hanadhanad9579
    @hanadhanad9579 3 месяца назад

    Yaa munaafaq iska daa kuwaa ee ka waran soomalida iyo qabyaaladoda?wr ka waran qabyaalada somalida?

  • @user-nu2dm5db3h
    @user-nu2dm5db3h 3 месяца назад

    Shiikho.sucodigo.ma.muslibaa

  • @hanadhanad9579
    @hanadhanad9579 3 месяца назад

    Wr yaa islaam ah bal yuhuuda fadeexade oo ka waran israaiil?

  • @numan1tarr14
    @numan1tarr14 3 месяца назад

    Ma suuriya gumaaday muslimiin mise waxay iska celisay daacish walee waa cajiib.

    • @adanadow4967
      @adanadow4967 3 месяца назад

      War daacish haku dishee taariikhda islamka ma intaad adiga ogtahay lee miya? Taariikh islaam adiga kaa horeysay majirto miyaa? War ninyahow maryaha cesho maryahaa kaa dhacayeeee

  • @user-ov2wz5eh9u
    @user-ov2wz5eh9u 3 месяца назад +1

    Suni haka hadline fekerka wahaabiyo ka towbadkeen

  • @hanadhanad9579
    @hanadhanad9579 3 месяца назад

    Illaahay alshapaap kugu salid inkaar qabow ?

  • @user-nu2dm5db3h
    @user-nu2dm5db3h 3 месяца назад

    Idinka.iyo.marakanba.waa.laidin.ogaaday

  • @user-nu2dm5db3h
    @user-nu2dm5db3h 3 месяца назад

    Sudaysi.xaramka.falastin.ogadu iidh

  • @user-ov2wz5eh9u
    @user-ov2wz5eh9u 3 месяца назад

    Wahaabiyo iyo shiico reergalbeed ayaa maalgeliya wahaabiyo anagey maalinwalbo na qarxiyaan sauudi inkaarqabayaal ah aya nagu abuuray wahaabiyo ayagoo u shaqeynaya reergalbeed

  • @mucjisooyinka
    @mucjisooyinka 3 месяца назад

    Umuul munafaqa weeyeh.
    Anaka waxab a noo sheegini.
    Ka sheeke waxa lugu sameyo somaliya dhexdeda.
    Beenaal

  • @IsmailGeelle
    @IsmailGeelle 3 месяца назад

    Waar islaamka ha isku dirin, shiico waa islaam dhab ah, suniga aad sheegayso waa dumarka gaalada.

  • @boqorkaduurka7804
    @boqorkaduurka7804 3 месяца назад

    Beenaale umul wahaabi

  • @mucjisooyinka
    @mucjisooyinka 3 месяца назад

    Beenal beenal

  • @user-vo1iu6qs5f
    @user-vo1iu6qs5f 2 месяца назад

    Ilaahay fitnada aw islaamka dheh wado ha ka gabto .
    Muslim iyo chia waa wallalo .
    Cheick maahinee waa fitnawi umal ilaahay naarta ha ku fogeeyo.