Allahu akbar wlh malintaa adiga wacantahy qofka kale ee maskiinka waa loonaxaristaa alxm allah ani raxmad waa igu beeray waxaa iishaqeya naag gaal ah oo nadafada iga saacida alxm sidii qof muslima cml ayaa ula dhaqmaa allah ayadna soo hanunsho
Walashey 50 sano ama 60 wa dhalinyaro wali wu shaqeysan kara somalia 60sano ama 50saney ku duqoban 80 sano Ama 90 Lagu ganacsan kara hadu Ilaahey Ilaahey
MAANSHA ALLAA JAZAKA LAAH KHAYR WLO SAWDA QAALIB WAA QISO WAX KU QAADASHO WAYN LEH SI FIICAN HA LOOGA FA AYDAYSTO OO DULMIGA HA LA ISKA ILLAALIYO ILLAAHAY AYAA INOO DIIDAY IN AYNU IS DULMINO
Asa. Walal sowda qisooyinka aad keentid waxaan ka dhageeystay gabadhii ninkeeda ku bartay dhulgariirkii ka dhacay morooco iyo khafaamadii taajirada noqotay ee kireeystihiina uu noqday qofkii dhibi jirtay oo behdelka ku sameeyn jirtay, Marka walal qof waad tahay garaneeysa waxa eey ka hadleeyso marka allaha kuu siyaadiyo aqoon taada iyo fahmadaada in taba. Masha allah, Wajazakallaku kheyr
Mashaa Allah waxad ka hadashay qiso cajaab ah
Masha Allah wa qiso cibra qaadasha mudan😢 shukran ukhti sawda❤
Maashaa allaah Walaal illaahay caqligaaga iyo diintaada iyo qoyskaaga iyo ilmahaaga allaha kuu barakeeyo qof ilaahay caqli iyo diin ugu deeqay baa rajah❤️
Mahadsanid wll allah hakubarakeeyo ❤❤❤
Allahu akbar wlh malintaa adiga wacantahy qofka kale ee maskiinka waa loonaxaristaa alxm allah ani raxmad waa igu beeray waxaa iishaqeya naag gaal ah oo nadafada iga saacida alxm sidii qof muslima cml ayaa ula dhaqmaa allah ayadna soo hanunsho
ماشاء الله تبارك الرحمن
Masha alaah ❤❤❤❤
Mashaala qiso cajiibay ahay khagri badan alehakusiiyo wllo labartaada iisheed qaaliya xabiib timacanay ❤❤❤ YLF❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Alle haku xafido adiga iyo reer kaaga habo qurux badan ❤
Masha alaah ilahy khayr haku siiyo walashey runtii waa qiso aad u cajiba❤❤
Sawda allahakubarakeeyo❤❤❤🎉🎉🎉
Sawda salama Caleykum maasha Allah ❤❤❤❤❤
Ma sha Allah qiso quruxbadan
Manshallah ❤ wad laso dhakhsatee
Mahadsanid 🥰 Jah midhaa ana uso horeeyo Ayaan Quruxey 😘 🌹
الله أكبر
ALAAHU AKBAR ILAAHOOW ADAA AWOOD IS KA LEH
Aad iyo aad ayaad u mahadsan tahay codsigeena aad aqbashe hore u soco swday❤❤❤
جزاكم الله خيرا❤
Scw 😂Mashalha
Tabrkalaha
Masha Allah ❤
Mash Allah ❤❤waa qiso aad U wanaagsan
Masha Allah❤❤❤❤❤ Jazakallah qeer💯💯
Zhugran mama zawda
❤️👋👋❤️❤️❤️❤️❤️
@@ShugriCabdi-sx3cd😂🎉😂❤❤😢🎉😂🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Walaligaa qof hadulimiyina qofka aad dulimisay ayaad hoos imaanya aakhirka
Shugran hppti alle haku xifdiiyo❤
Masha allh hbo mcn alle cimri dheri iyo cafimad ha ku siyo ❤❤❤
Masha alleh masha alleh
Walashey 50 sano ama 60 wa dhalinyaro wali wu shaqeysan kara somalia 60sano ama 50saney ku duqoban 80 sano Ama 90 Lagu ganacsan kara hadu Ilaahey Ilaahey
❤❤❤❤yaaa sowdah shukran❤
Sowdaay saa kuu jeclahy Allaah hakuu jeclaado❤❤
Maanshaa allaah walaal ❤
Allaahu Akbar
Aallaahu akbar iiiii
Mahadsanid xppti
Masha allah sawda wllo waa runta wlhi ilahay cimri dheer ha ku siiyo ilahay darti ban ku jelahay wllo❤❤❤
Allhu akbar ❤❤❤
Sowda qali ilaley dartisa aya ku jeclahay ❤ mcney
اللهم صلى وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى اله وصحبه وسلم تسليما كثيرا إلى يوم الدين اللهم امين يارب العالمين.
جزاك الله خيرا
Hambalyadaa waad ku mahadsan tahay drs sowda
Maasha Allash
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤
Mashaa Allah walasheyn Allah xaku xifdhiyo horay usoco Insha Allah waa soo daqsade mahadsanid
Allahu Akbar Allahu Akbar
Masha Allah
Masha Alah Alahu Akbar❤❤
Mahadsanid sawda
Thank you sister ❤❤
You are welcome 😊
Masha..Allah❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤
M.a❤
Hunguriga ilmanabi aadan wayaab wuxuinoo shegay rasuulku scw Saban akhirka waxaiman dad subixii gaaloah galabtiina islaam
Maasha allaah my dear abaayo sowda cadeey allaha kubarakeeyo aduun iyo aaqiro amiin yaarabi
❤❤❤❤ mahadsanid
Masha. allha❤❤❤❤❤
Wlhi bankudharte anigey igu dhacdey nagaha qarna wlhi ma lahan xata wax yaroo naxariisa 😢😢😢😢😢
Asc. Subxaana alaah. Shaqaalaha waa. La wanaajiyaa angu waanu wanaa jinjirnay shaqaalaha waan ba yaraa waan xasuustaa xataa qol ayay iska lahaayeen
Allahu akbar
Alle haw naxariisto qofkii
Naxariista🤲🤲
Aad iyo aad qofka ku shaqaynaya dadka waa ka xiga walahi nagaha qarkod waxaad is dhahaysa cadowsana oo beer adaka subxanallah😢😢😢😢😢
Mma allah
MAANSHA ALLAA JAZAKA LAAH KHAYR WLO SAWDA QAALIB WAA QISO WAX KU QAADASHO WAYN LEH SI FIICAN HA LOOGA FA AYDAYSTO OO DULMIGA HA LA ISKA ILLAALIYO ILLAAHAY AYAA INOO DIIDAY IN AYNU IS DULMINO
Ya Rabbi Baahi aan canugtayda cid siiyo hay Badin adaa boqore😢
Somaalida intaan
Ka ogahay shaqaalaha
Way unaxariistaan
Waa dhici karta qof qof xumi
Inuu kujiro lkn somaalidu
Gob ayeey kayihiin
Dhankaas mana dulmaan
Shaqaalaha kama garanaysid
Gabadha shaqaalaha
Ah gabdha ladhalay
Intaan ogahay
Sawda abayo alle darti ayan ku jeclahay ❤❤❤
Alaahu akbr
❤
Alaha akbar ❤
Maash aalh ❤
Ilaahow zowj saalixa nawa siii inta single ka ah
Aamiin Aamiin xbbti
walashay sawday aadba u mahadsan tahay anaa hada xalada khadamada ku jiray lakin walhi marka qisadan dhagaystay waxa ii cadatahay inuu ilahay markasta garabkaga tagan yahay😢
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Ayaanta waa soo daahi jiree caawa hamblyo idhaha❤🎉
❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️💯
Cajiiib!!!!
Subxanallah
Salalah calleyhi wasalm Salalah calleyhi wasalm Salalah calleyhi wasalm Salalah calleyhi wasalm Salalah calleyhi wasalm Salalah
❤❤❤❤❤❤❤❤💋💋💋💋💋
Mashallah
Allahu akabar☝️❤️❤
M.a❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Sowdaay waa qiso cajiib
Masha Allah inantayadii sheeko wacan
Waad u qalantaa sharta iyo liketaba ❤❤❤❤❤
Cajaib wllhi sabarka cajaib
Masha allah ❤❤❤❤
Asc Walsall jisaakalaahu kheer
Asc Walaal jisaakalaahu kheer qoraalka hore waa qalad iga raalinoqo
One love team sawda qali ❤️
Allahu Akbar❤❤
Lkn fariidbay ahayd because odaygii nacaska ahaa way iska diidey inay raacdo
Haaa Walahi
Mashallaah
شكرا قلبي الله يحفظك❤❤❤❤❤❤
Scw❤❤❤❤
😂❤
Mashaalah ❤❤❤
Jizaakillash kheyr waanadasda
Abshir
Gabadha odey imaanka laa ba dhalay danteeda way taqaan nin xoolo haysta oo 50 jir ah yaa heli kara 50 jir tajiir ah caadi mahaan 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Waabuu fakiray
Waxan layaway qof xolo shaqesan u hanqal tagayo
Wllo 50 mahaan duq see wax u wada 😂😂😂😂😂
Waan ku jacyl Qalibi 😢❤
Walhi qisadan part 1 geedi way i taapatay 😢
Ku dhimanaya yaa og