kani waliba adnuu ku waashay isaga oo nin sheeganay ayuu islaan ayaydii leeg ku waashay maalin dhexdaasa ooy lahayd kansar baa beri igu dhacay caybuu uga dhigaayay xanuun Alle keenay oo Alle ka daweeyay
Dad dhulkoodii jooga ayaad afka u soo duubataan masajidadii baydkii Alle Yaad Ku dhexdishaan tolaay manaad wax iishegtaan shacabkii muqdisho aakhiraad u tirteen Allah waydin qabto isagaa qabashadiisu adagtahay.
🥰🥰aadan sunne cuqdad buu uqabaaa gaara mey culimada kle ee joogtaba ka hadasho ooy una steexeyan hadaad indho ka qaadanba dila hargeisa ku nooshahy mrkey tageysana jabuuti ama addis bey kaduusha arsenal anaka manihin dad ay ka dhex qadhaaban kran shacbka iyo ciidamadeydu aad bey uwada shaqeeyan waana wada dharcad dadku mamadan somaliland tacb weyn bey gashatay
Wll anigu kuma dambaabi kari laakiin gabar ee wax isku yihiin waxay igu dhahday waa gaalo even famaligooda oo dhan marka qof aan islam eheen maxay diinta islamka ka sheegi kartaa nothing because maba garaneyso
Adni waa dadka lama taabtanka u ah umada somaliyeed waana dadka dhif iyo naadirka ah ee ka mid ah haldoorka umada somaliyeed aadna ugu soo shaqeeyey gaar ahaan dhinaca nalaanka iyo hooyada una tabo baray dhalin yarada xirfafadaha kalkaalisada iyo umulisada🎉❤🎉hambalyo ayaan leeyahay taalo in loo dhiso mudan tahay Marwo Adna❤❤
asn adna aada 7 jeer bay cimraysatay iyo 1 mar oo haj markaa adigu halkeed ku sugantahay
Qof walba oo hurmar sameeya waa Lago dhagaa Somali ilbaxa
kani waliba adnuu ku waashay isaga oo nin sheeganay ayuu islaan ayaydii leeg ku waashay maalin dhexdaasa ooy lahayd kansar baa beri igu dhacay caybuu uga dhigaayay xanuun Alle keenay oo Alle ka daweeyay
Aadan Suni Xagee joogaa ?
Gaal bay visa u soosaartay laguma
Gaaloobo!!?
WAAR IDINA GAROWA KAROSKA KUU DEX YAALE ADIIGUNA SHABAB baad taaheye
Hooyo adna waa qof wax bartay
Maxay BARATEY ?
ADUKA MANTA WAXA LA ISKU GUMEYSTA WAX BAROSHO GUMEYSSIGU KU KENEY OH SUN KUGU NOGON KARTA ADIGA IYO DADKAGA
ASC habartan iyada wax badan baa laga sheeka iyada marar badan kahadashay
Dad dhulkoodii jooga ayaad afka u soo duubataan masajidadii baydkii Alle Yaad Ku dhexdishaan tolaay manaad wax iishegtaan shacabkii muqdisho aakhiraad u tirteen Allah waydin qabto isagaa qabashadiisu adagtahay.
Ayadaaba lehed hooyada waa galada aabeheeyna waa islaam habartaan waa habara qariban ee diba uraadi tariiqa deeda mugadigaa
Shabaab haduu diin weliba kuu sheego lagama qaato😮
Haaa wlhi xaqiiq
@BIDHAANMEDIADH hadalkaas waa hadal xagjirnimo. Xaqa qofkii inoo sheego ba wan kaqaadaneynaa. ولا يجرمنكم شنئان قوم على ألا تعدلوا
Dhiigi somalida baad siyar kudadisaar anaga waxba hanoo sheegin
Kani adnuu ku waashay walaahi adin way idin ciishay bisinka kkkkkkkkkkkkkk
WAXAA UU SHEGAYO BADI IYADAABA QIRATAY MA BA QAR SATO
🥰🥰aadan sunne cuqdad buu uqabaaa gaara mey culimada kle ee joogtaba ka hadasho ooy una steexeyan hadaad indho ka qaadanba dila hargeisa ku nooshahy mrkey tageysana jabuuti ama addis bey kaduusha arsenal anaka manihin dad ay ka dhex qadhaaban kran shacbka iyo ciidamadeydu aad bey uwada shaqeeyan waana wada dharcad dadku mamadan somaliland tacb weyn bey gashatay
Adan sune sheekh maaha
You are misinforming the Public and Putting out there a Hateful content.. you have to Stop this 🫷🏽
Wuu og yahay waa ina adeertii
Waana runtii waa majuusiyad
Ninku haduuyahay wadaadwaayeela distant lagudhibo xagee ucararaa waainuu utagaa allshabaab ayaamuhuunoolyahay haduulaayo dadmuslimiina rabibaalaxisaabtami aqoondiineednawaaleeyahay usemalaynmaayo inuu dad islaamka aadansune laynayo
Kuwa foorarow iska fiirsha falkeeda dambe iyo keedi hore haday wanaagsan tahay waa maama dadkeeda uwanagsan haday idiin dhaqan xun tahayna kaqabta muslimka waa intaa warka
Ma sheydaamadan ayaad leedahay mama
Habartan lama odhankaro waa muslim maxayelay maxijaabato mana xishooto waa 95 sano waa goblan aan ilahay aqoon
Waay tahayba adigu xisaabin maysid wadan kaagiina ma joogto adigu is xisaabi laguuma dirsan adna Adane
Habartaan
awalba waa la ogaa inay dhaqan xumo iyo Diin la,aan ka shaqeyso
adna Alle cadwgeeda ha jebiyo wayka wada oohisay cadwgeedee kkkkkkkkkkk may idiinka tagtay huura wayn waataaad kawad hadlaysaa iyadoo 100 jira oo ayaydiin leeg nin gabadh ka hadlay weliba islaan liitaa wal ka marwalbasoo qaatay baan ka yaabay Alle cimriga haw dheereyo adna aadan faqash ciisho
Anigu waxaan arkay naag gaal ah oo iyu tiri Adna aadan ayaan dalkeeda uraaceeynaa ankoo guruub ah
haday raacdo maxaa dhacay soota gaalo intaa inoo timaada qurbaa na dad badan baa la saaxiba gaalada
@SomaliLander-l1r dee diin baan soo fasfinayaa ayeey igu tiri walaahi ana beenka shegeeyn
Waa habar cajuuso aah
Cjuusadu cay maaha waa qof gaboobay carabi weeye cajuusa reer Somaliland baa cajuus iyan Isticmaala oo English iyo carabi badani afkooda ku jiraa
Mahaystaan farxad waarun
faqash weliba xaarood farxadi ka dheer
Beentii weeye tuuga
adigu halkee ku suguntahay
Qarax buu ladamacsanyahy
Wll anigu kuma dambaabi kari laakiin gabar ee wax isku yihiin waxay igu dhahday waa gaalo even famaligooda oo dhan marka qof aan islam eheen maxay diinta islamka ka sheegi kartaa nothing because maba garaneyso
kunoqo ayaa hadakaa lagugu odhanayaa hadaadbadenbaabtay adna lafaheeda cadcad baan aqaal orodoo ka rogo denbiga gaal ku noqon mayso afkaagee
@SomaliLander-l1r asc wll anigu ma aqaani maamadaan ee gabadh ee qaraabo yihiin oo aad iskugu dhow yihiin ayaa sidaa igu dhahday