Xildhibaanad haaf bariis ah oo $1 hadii $1.5 laga dhigo , waxaa la saaray 50%, waana wax aan macquul noqon kariin, marka shacabku asagaa dulman. Asagaana dullinimada u hogan oo aan ka dhiidhinayn, WAA IN BANAANBAX NABADEED OO DAREENKA IYO CULAYSKA AAN LA AQBALI KARIN UU SHACABKA MUQDISHO SAMEEYAA
Wuxuu munaafaq ku yahay miyaa in dadka canshuurta laga qaado meeqa sana cashuur la'aan la ganacsanaye maxeey ganacsatada wadanka u qabteen aqliga ha shaqeeyo inta aan dad la caayin oo aadan ku aakhira seegin
please, sister if u see some people are committing crime, do not go to the media first, why did not u go cid, police, are they another criminal organization. it's their job to enforce the law, otherwise, u can stop their bills
Gabadhaan hawiye ma aha hawiye na saan uma hadli karo gabadhaan waa Raxanweyn digil iyo mirif ay u dhalatay xasan bakhti u sujuude qof walbo ayaa og oo u jeedo inuu bad saxiixay inuu masaajid kii ilaahay kabo la galay inuu ciidankii qaranka dhameeyey oo u shirqoolay alshabaab inuu wadankii iibsaday inuu qabuurihii dadkii meytada 2 mitir dhulka ku lahaayeen ay ka baxsan waayeen inuu itoobiya bad u saxiixay inuu midnimo soomaaliyeed Rabin inuu qabiilada isku diro inuu guryaha dawlda dadka ka qaxiyo oo hadana iibsado inuu canshuur masaakiinta la ga gurto alshabaab na cashuur isbaaro cashuur dawlad beenaad xasan dhiiqo ilmihiisa xaasaskiisa uu ku safay dawladii 4.5 ka ahayd markii hawiye wadanka qabto waa sidaan oo kale waa mw 2aad ee hawiye oo bada soomaaliyeed iibsada hawiye dambe Soomaaliya ma xukumi doono caasimada waa laga badalaa hadii sidaan wax laga badali waayo waa lagu kala tagaa ogoow
Maashaa Allah qof Daacad ah xaqana ku adag
Waa hagaajisay, Allaah ku hagaajiyo.
Sayid maxamad AUN wuxu yiri 100 sano kahor ' Musuq maasuq Somali waa meheradeediiiye'
Marka waa shaqo
Maansha allaah xilshibaan waad noo hadashay guulayso
Madax waynaha mustaqbalka
Noolow xildhibaan faisa
Maasha allah
Xildhibaanad haaf bariis ah oo $1 hadii $1.5 laga dhigo , waxaa la saaray 50%, waana wax aan macquul noqon kariin, marka shacabku asagaa dulman. Asagaana dullinimada u hogan oo aan ka dhiidhinayn,
WAA IN BANAANBAX NABADEED OO DAREENKA IYO CULAYSKA AAN LA AQBALI KARIN UU SHACABKA MUQDISHO SAMEEYAA
Guuleyso, xildhibaanad Faiza Jayte, waxay u hadlaysaa 3 milyan oo ah shacabka dulman ee Muqdisho ku nool
Mansha. Allaah. Faysa. Jeete. Alehakuxafido
Mnsha allah xildhibaanada sharafta leh ilaahay haku xifdiyo, sida wanaagsan ee aad wadankaagadaacada aad ugu tahay, doonaysidna in shacabka wax walba loo cadeeyo
MaashaAlaah runtaa sheegtay xildhibaan ilaaheey ka cabsaneyso ayaa tahay MaashaAlaah ilaaheey xasan munaafuq Alaha qabto oo naga hor wareejiyo Aamiin xasan tuuuuuuugo
Wuxuu munaafaq ku yahay miyaa in dadka canshuurta laga qaado meeqa sana cashuur la'aan la ganacsanaye maxeey ganacsatada wadanka u qabteen aqliga ha shaqeeyo inta aan dad la caayin oo aadan ku aakhira seegin
masha allah guuleyso waligaa
waaw guulaayso xidhibaanad faayso jaayte
Dalka oo dhan dhibaatadu haysataa ee xamar kaliya maaha.
Baasboorka waqooyi iyagaa isku adkeeyey
Xafiis intaad ka furto bal qiimaha muqdisho ku qaata dheh haday yeelayaan
Wallee gabadhan waa geesiyad ah
❤❤❤❤❤faaisa halyeey ❤❤❤❤
Xasan dhiiqo tuug tan dowlad Maaha Waa mafio nijaas ah oo dhiiga shacabka ku wada naaxay umada Allah ha idinka qabto.
Qabiilka haku raacina dadka nin fakhri ahna xil ha u dhiibsanina hadii kale waa sidaan Xasan xaarweyne.
Armaa ka xaar weynaataa hadii la miisaamo 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Gabadhaan waa geesiyad aan caadi ahayn
MaashaAlaah ninkii xasan bakhti kenyati gaaleed u sujuude ka baqo waa munaafuq
Xildhibam f nolow adowkale alle ha nobadiwo
Faiz jete illahaya ha ku xafida hadeya ahan lahayen sidan faiz kuwa fadhiya baramanka
Xasan bakhti kenyati gaaleed u sujuude iyo wixii ka cabsada iyo wixii xaaraan ku difaacaba waa munaafiqiin Ale ka faogaaday
Qeebta qaraar 😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Xidhibaan kiiuguhoreyey oofiican
Maxuma xil inay shacabka udoodo lkn waxay gudbinaysov ha iskaxaqiijiso uskuulaadka Kenya Waa lacanshuuraa kuwa gaarka looleeyahay
please, sister if u see some people are committing crime, do not go to the media first, why did not u go cid, police, are they another criminal organization. it's their job to enforce the law, otherwise, u can stop their bills
Siyaasi tuuga qabil dartiisa kuwa ku taageraya wa ma liibanayasha lagu liibaano
Fekerfiican gabashan. Maxildhibanaa warkedahalyelo
Foisay waxaa tahay gabar 100 rag ah ka aqlibadan waad saxantahay yaa kumaqlaayo madax waynaha raysan wasaaraha wasiirada makumaqlaayaan maya waaye
Naa bax ruuq qaad oo gurigqaga fa dhiiso
Ciilan aa is ogeyn
Gabadh waa murusade qeeyre ayee boos u raadineeysaa haddii uu faramaajo soo noqdo.kkkkkkkk
Gabadhaan hawiye ma aha hawiye na saan uma hadli karo gabadhaan waa Raxanweyn digil iyo mirif ay u dhalatay xasan bakhti u sujuude qof walbo ayaa og oo u jeedo inuu bad saxiixay inuu masaajid kii ilaahay kabo la galay inuu ciidankii qaranka dhameeyey oo u shirqoolay alshabaab inuu wadankii iibsaday inuu qabuurihii dadkii meytada 2 mitir dhulka ku lahaayeen ay ka baxsan waayeen inuu itoobiya bad u saxiixay inuu midnimo soomaaliyeed Rabin inuu qabiilada isku diro inuu guryaha dawlda dadka ka qaxiyo oo hadana iibsado inuu canshuur masaakiinta la ga gurto alshabaab na cashuur isbaaro cashuur dawlad beenaad xasan dhiiqo ilmihiisa xaasaskiisa uu ku safay dawladii 4.5 ka ahayd markii hawiye wadanka qabto waa sidaan oo kale waa mw 2aad ee hawiye oo bada soomaaliyeed iibsada hawiye dambe Soomaaliya ma xukumi doono caasimada waa laga badalaa hadii sidaan wax laga badali waayo waa lagu kala tagaa ogoow
Maamo raiso noolow
Xildhibaanad shabaabah ayaad tahay Calidheere ayaad lashaqeysaa
Adigana shababa tahay dowlada dida
Xasan bakhti kenyati gaaleed u sujuude ayba vilada la jiogaan alshabaab oo xasan dhiiqo ayaaba ah alshabaab yaa ogeyn oo been u sheegi kartiin xasan bad gate wuu fashilmay xasan munaafuq iyo cidiisa wey fashilmeen