Dhallinta Somaliland beenaha lagu qancinayo | Aragtiyo liita!

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 окт 2024

Комментарии • 188

  • @sudaysmohamed6381
    @sudaysmohamed6381 9 месяцев назад +35

    From jigjiga walaalahay soomaaliyeed markasta waan idin garabtaaganahay hadii aan nahay shacab waynaha somali galbeed walaalo aan gacmaha isqabsano oo aan cadawgeena umidowno si aan uga takhalusno dhamaantiis (somalia hanoolaato 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴)

    • @Dreamy-M
      @Dreamy-M 9 месяцев назад

      Walaal aan kuweydiiyee dadka Somali galbeed (Ogadenia) ma’adiga ookale ayey aamin sanyihiin in Ethiopia cadow gumesanaya tahay mise waxaa oo idil ma’oga?

    • @Soomali_move
      @Soomali_move 9 месяцев назад +1

      ​@@Dreamy-M wlloh wan og nahay dhamanten lkn soomalia awood malah wan sppta an marwliba wanu cabsana wlloh ee gacamah an is qabsano insha allha😢🇸🇴

    • @Rkj784
      @Rkj784 9 месяцев назад

      ⁠​⁠@@Soomali_move form jigjiga. runta ka hadshay wllhi somali hadan nahy markan Dhamantenba walayna qabsanaya Hadn gacmaha isqabsano Ethiopia sxp bada iskadaye dhulka somali odhan ayay qabsandonta slamkana wada jaxima ayn kufurayna markan dhigena ayn xigna inan tako Dhul ah bixino inti hore aya laydinka raba. Ethiopia midnimadenu wa Gushena 🇸🇴✊🦁

    • @AxmedAlpha2024
      @AxmedAlpha2024 9 месяцев назад

      Adigu Calankaaga Itoobiya maxaad u saaran wayday Somalia ku wareeerteene😅

    • @xamsexasan55
      @xamsexasan55 9 месяцев назад +1

      ​@@Dreamy-Mwllhi badi dadka ku nool somali galbeed waxay isku haystaan ethiopian dhab ah ana indhahayga kusoo arkay iyago kugula dodaya dhulku dhul somaliyeed maaha ee waa dhul ethiopia ledahay😪😪

  • @Thehabonchannel
    @Thehabonchannel 9 месяцев назад +16

    😂😂 dad badan oo orramo ah ayaa wiilka af lagadeyano oo soo qoraya walaydinnbartay horeybu soco caqliga alle kama qaado wiil wax garad ah aya tahay❤

  • @xusensh7680
    @xusensh7680 9 месяцев назад +7

    Aadanow walaal sidii nabi nuux baad qoomka kor iyo hoosba wax ugu sheegtay walaal ilaahay ha inaga saaro mushkiladan.

  • @abdirashidyasin3283
    @abdirashidyasin3283 9 месяцев назад +5

    Waajibkii ku saarnaa si fiican ayaad uga soo baxday Aadanoow, guulayso in badan.

  • @Maxaamad.aaamin
    @Maxaamad.aaamin 9 месяцев назад +23

    Anagu hadanunahay dhalinyartaa xamar Manin necbin lkn siyasi magacena wata unbaa wax idinka shega reer somalind now ♥️

    • @ummulbaniinal7029
      @ummulbaniinal7029 9 месяцев назад +1

      Anaguna idinma necbin ee maxa diidan inanaynu noqono laba dowladood oo cadowga iskugu taga oo is cawiya ciidamada jabuuti ee alshababta idinkaga beegan ee hiil walal lo bixiyay oo kale unban keeni lahayn intuu xasan sheekh oo manta tabar no hayn uu ba colaadinayo muu no ogalaado ictiraf orom iyo xabashi toona lama keeneen cadowgana hal quwad oo walalo ah ayaynu u noqon lahayn

    • @mohaabdulaahi9239
      @mohaabdulaahi9239 9 месяцев назад +1

      Wlshey si fiican uma fakirin umaleynaa hadaan labo dowladood kale noqo see bada idinkugu difaceenaa ileen labo wadan nahee hadaanba midoobi karnaa oo wax iska celin karnaa wax aqri ama qof wax aqriye kugu shuban doono✊️

    • @ummulbaniinal7029
      @ummulbaniinal7029 9 месяцев назад

      @@mohaabdulaahi9239 maxaynu midownaa wllkayoow koonfur ban midaysnaynba nin askari federaalka xitaa punlland ma joogo shililg somali xitaa puntland laguma isticmaalo koonfur idinku manta dowlD is haysata oo awood leh hadad ahaan lahayden oo ad odhan lahayden na raaca dow bay ahaan labayd

    • @Secret_668
      @Secret_668 9 месяцев назад

      @@ummulbaniinal7029wll hadad idinka go,dan makula thy puntland koofurgalbeed galmudug jubaland inay jogayan ayaga qabila dagan sida idinka aad thin camal marka soo manoqo neysan tusbixi dhulka somaliyed mesha uu ka go,ay mar labaad hada laba naga maqanthy somali ahan ufagar adigo firinayo siyaasada bariga wll❤❤

  • @Alexsanderfitaax
    @Alexsanderfitaax 9 месяцев назад +7

    Ku socoto Dhalin yarada somaliland 🗣midnaanta anagaa u,baahane iyada inoo baahna..🖤🔥

  • @AbdihakinZiyad
    @AbdihakinZiyad 9 месяцев назад +19

    From jigjiga wlhi aadban uga xumahay Muuse waxa uu ku kacay waxaana rajaynayaa inay reer Somaliland ka dhiidhiyaan Falkaas sppto ah Ethiopia 🇪🇹 waxba Uma Hayso wllday aanka aHayn BooB Hantiyeed allow Fahan sii Dadkayga 😢

    • @Dreamy-M
      @Dreamy-M 9 месяцев назад

      From Muqdisho, Somali galbeed sidee u arkaan Ethiopia, dowladooda mise cadow xoog kuheysta?

    • @zekeriyeqarbe
      @zekeriyeqarbe 9 месяцев назад +1

      ​@@Dreamy-Mwlhi badankod iny Ethiopia yihin isku hestan xita kuwa Kenya heesatow wxy ba isku hestn Kenyan ogaaden ka wa iga yabiyen

    • @Soomali_move
      @Soomali_move 9 месяцев назад +1

      ​@@zekeriyeqarbe wlloh maa amin sanin in an Ethiopian ahay ee garab ayan layahay wlloh🇸🇴

    • @gouvernement45
      @gouvernement45 9 месяцев назад

      From Djibouti walhi way wada nacan hadana way is ilowsiyaan dhibtuu ku hayoo gar ahan rer Dire Dawa wan taga dhulkaas wana arkay siday somalida uu cadadiyaan 😢

    • @zekeriyeqarbe
      @zekeriyeqarbe 9 месяцев назад

      @@Soomali_move zhp qaar badan ba arky hlkazna hooyaday ba ka so jedo ogaaden ah ana reer puntland ahay lkn Mar un dhulka somali i.a wa midowi🥰

  • @maxamedaxmed6273
    @maxamedaxmed6273 9 месяцев назад +2

    Masha allah

  • @aidarousseahmed1288
    @aidarousseahmed1288 9 месяцев назад +2

    Ustaad Aaden allaha ku xafido indheer garadka s/L

  • @diamonddiamond5778
    @diamonddiamond5778 9 месяцев назад +5

    From somaliland walhi aad ban ugu xumaahy in Ethiopia wadankgya so galo diintayda iyo dhaqan kaygan ku milmo calosha ixnuunta marka maqlo hadlada nocosa 😢

  • @yussufsahilsahil6690
    @yussufsahilsahil6690 9 месяцев назад +3

    Iska ilaali nimanka isaqa yeyena kudilene, hadhalkaga wa sax. Allah talasaaro

    • @AxmedAlpha2024
      @AxmedAlpha2024 9 месяцев назад

      Waanu taageersannahay maxanu u dili😅

  • @ahmedcade5139
    @ahmedcade5139 9 месяцев назад

    Masha allah nin caqli badan

  • @xasanxusen6770
    @xasanxusen6770 9 месяцев назад +4

    Aqonyahan muwadin ah hor usoco

  • @suldaansiciid2001
    @suldaansiciid2001 9 месяцев назад

    Mahadsanid macalin

  • @sidiqabdi4742
    @sidiqabdi4742 9 месяцев назад +5

    Anagoo ethiopia ku dhalanay oo wax ku baranay unb baa dhibaatadaas fahmi wllyaal reer hargaysoow anaga nasoo waraysta dhibkay itoobiya nagu hayso heer waxaan gaadhay guud ahaanba noloshii aan ka quusanay waligana ruun maanaan dooranin waxaan rabnana kama hadli karo xaafadkastana laba ruux oo qaraabada ah ayaa maalinkata lanagu hordilaa 😢😢😢😢 wlhy commenty la qoro waxba ii soo kor dhin maaya maalinkasta masaajidka ayaan ku dhex ooyaa waxna maqaban karo
    Iskadaa waxkalee arday dadanada deegaan soomaalida shidaalka ku dheyaala lama tusi kara xataa madax waynahanaga hal sir oo itoobiya leedahy waa lanaga ilaaliyaa
    War sikasta ethiopia way noo dulaysaty ee idinkuna hanagu soo biirina wllyaal🙏

    • @MucaadDeeq
      @MucaadDeeq 9 месяцев назад

      Wll madaxda weyan anaga maxa samayn karayn

    • @Ahmed_deck1
      @Ahmed_deck1 9 месяцев назад

      inshlah somali waa midobysaaa

    • @AxmedAlpha2024
      @AxmedAlpha2024 9 месяцев назад

      Waali anaga itoobiya ma qayb k midaan nahay mays

  • @hamzeahmet1966
    @hamzeahmet1966 9 месяцев назад +2

    Xaqiiqada ha dhaafin masar iyo turki marki horeba soomaaliya ayay raacsanaayeen

  • @hadliye1144
    @hadliye1144 9 месяцев назад

    Mashalah caqliga alle ha ku siyadiyo wa fogan arag

  • @Soomali_move
    @Soomali_move 9 месяцев назад +2

    Ilahayo malin qudha jigjiga calanka soomali 🇸🇴 laga taga insha allha

  • @Shaqeyste244
    @Shaqeyste244 9 месяцев назад +7

    Allaah is one ❤ ☝️😪

  • @naciimadiomond3505
    @naciimadiomond3505 9 месяцев назад +4

    Plz muqalada aadan meel dheer geeya share gareeya waa inta kaliyan hada awoodno

  • @AMIINKK7
    @AMIINKK7 9 месяцев назад

    Masha allah ❤sxb waa kahelay sida aad ufahamsiineeso walaalaheen somaliland
    Qalbigooda allah Wanaajiyo

  • @AhmedAbdiH
    @AhmedAbdiH 9 месяцев назад +1

    Arintan Waa Jariimo Wayn. Wadankan hadi La bixiyo dhaman Wadankan oo dhan Waa lala wareegi. Arintaa hoosta ka xariiqa.

  • @Apdinaafac
    @Apdinaafac 9 месяцев назад +1

    Asc wllkey sahanka xogaha waxn raba inan arin kula wadago intee kalso xiriri karaa🙌🦁

  • @MrSamow-nc5nn
    @MrSamow-nc5nn 9 месяцев назад +4

    Sxb dhacdadan waa tan aynu ku midoobi laheyn wllhena Somaliland Ethopia waa inoo gumac iyo rasaas.❤

  • @mohamedabdi-farole5780
    @mohamedabdi-farole5780 9 месяцев назад +2

    Adoo midnimo raadis ah hadana inaad ii waranto in somalilander ila sheegataa ayaa ba qalad ah aadanow.

  • @qalanjadaqaranka6171
    @qalanjadaqaranka6171 9 месяцев назад +1

    Ustad Adam horo u soco mashallah wax garad adoo kalaa ilahay haynu baadiyo. Soomaali waa walaalo cadow badan leh waana layskeen nacasiyay laakiin ilahay hana daba qabto. Inshallah midow iyo kala tagba dhulkeena cidna ma qaadan doonto. Inshallah inan midoowno baan jecelahay oon is cafino oo is raali galino si kal iyo lab ah. Walalaha waqooyi waxay tabnaayaan waa laga xaal marin doonaa wayna is raaci doonta Soomaali weyn bidnillah. Soomaali ha noolaato cadogeena ha jabo!!!!

    • @Mohmed-kw4iz
      @Mohmed-kw4iz 9 месяцев назад +1

      Wllo waxaad ogthay in aynu cadaw leenahay lkn.maxaa sababy inagoo og xanuunka inahaya ama cadawga aynu leenahay maxaa iga dhigay reero mid waliba Calan leeyahy oo kala afkaara wlhi waxaan akhiriyaa comments ka markii laga hadlayo caqabadaha somalida haysta waxaa iisoo baxda 87% in leeyhiiin somali waa wllo lkn waxaan garan la. Ahay sartu halka ay ka qudhusanthay
      😢😢😢 cajiib cajiib
      Waar anuu waxaan dhashay 1999 kii ilaa malintii aan dhashay iyo maanta oo ah 2024 ka ma arag dawlad somali lkn waxaa dhagaha laygag barjeeyay somaliland wax ay qabto somaliland ma garanayo oo aan ahay reero.caadifadaysan

  • @igniteshining
    @igniteshining 8 месяцев назад

    Aadanow 2020 ilaa hada wan kula socdaa😢sidaa u fakareyso wlhi somali badan uma fakarayso waxaa rajeynayaa inaa dowlad somaliya ama somaliland xil ka qabato 🎉

  • @hafsaali4297
    @hafsaali4297 9 месяцев назад +2

    Ustaad Aadam Allaha swt haku Cizeeyo oo haku Sharfo Fardowsal Aclaa ma'wigaaga Allaha Kayeelo. Mashaa Allaah Aadanow Magacaagii baa Ilaahay kuu Rumeeyay. Aabaad unoqotay Umaddii Soomaaliyeed. Cish xamiidan wamut shahiidan wakatharallaahu khayraka fiddaarayn Adiga iyo inta Damiirka lehe wax fahmaya. Allaahumma aamiin

  • @SihamCaday
    @SihamCaday 9 месяцев назад +3

    ‏"_لاشيء أجمَل من أنْ يُخبرك أحدهم؛
    بأنَّك أحد الأسباب التي غيَّرت حياته للأجمل!"🍃🍃

  • @abdiaboubakar184
    @abdiaboubakar184 9 месяцев назад

    Mash alah walal alah ku barakeeyo aqliga alah Soomaali ha isku soo o roriyo

  • @Ahmed_deck1
    @Ahmed_deck1 9 месяцев назад +1

    waxaasi wax dhacaya maaha aadanow sheekadan waxa wad wada in yaroo hargysa iyo gabily joogta wiil reer burco ahbaa ku salaamaya

  • @engkhaddar8559
    @engkhaddar8559 9 месяцев назад

    Ka takhalusida arwaaxada, ku adeegsiga nafta. Warbaahinihii uu abdirahman abdishakuur sheegayey uguma horeysid

  • @carafaadabdilaahi
    @carafaadabdilaahi 9 месяцев назад

    REER SHEIKH WAA DAD TAARIKHLEH SOMALIA IYAGA LA,AANTOOD DHAGAAGI WAYDAY

  • @MaarigCabdi-s1q
    @MaarigCabdi-s1q 9 месяцев назад +2

    Sahanow runba fijcane wllhey vefiogan si walba uu reer somalilland ugaaro wllhi ma aaminayaan ee wll siyaasaddan intaad inaga deyso wll vedioyadii qisooyinka waaanada dhiirigalinta xasuusinta diinta islaamka ku saabsana wll nooso gali youtupkaaga ❤

  • @jakedones2099
    @jakedones2099 9 месяцев назад +3

    First comment

  • @abdiadan1306
    @abdiadan1306 9 месяцев назад +1

    Waxan ya dhageysta

  • @FardowsaAdan-i2r
    @FardowsaAdan-i2r 9 месяцев назад +1

    Halyey qaran noolow wll

  • @Cabdimuuseismaacil
    @Cabdimuuseismaacil 9 месяцев назад

    Wali waxbaa kuu dhiman ee akhrista badi

  • @sharmakeofficial4254
    @sharmakeofficial4254 9 месяцев назад

    Al xaqiiq😢

  • @Aragzan44
    @Aragzan44 9 месяцев назад +2

    Allaw wadanka noo hagaaji yaa rapi talo faraheena way ka baxdey walhi😢

  • @AbdirahmanKilas
    @AbdirahmanKilas 9 месяцев назад

    Asc wll mhdsnid xaqiiq weeye from

  • @ismailofficial6454
    @ismailofficial6454 9 месяцев назад

    Indeer wan kula qatay manta

  • @sahraahmed7998
    @sahraahmed7998 9 месяцев назад

    Ado midinimo somalia amisanyn igama warami kartii somlilander

  • @abdullweli-geesood21
    @abdullweli-geesood21 9 месяцев назад

  • @Fuadapdillahimuse23
    @Fuadapdillahimuse23 9 месяцев назад

    Indheer garad aden khadar cali sxb ilahay dadke3na xaqa ha fahansiyo

  • @ASMAAAR-qu9
    @ASMAAAR-qu9 9 месяцев назад

    ❤❤❤❤

  • @fadumocali1407
    @fadumocali1407 9 месяцев назад

    Maxaad ugu hadli wayday halqodob, jabuutu ,somalia,somlailand

  • @AbdirahmanScholla
    @AbdirahmanScholla 9 месяцев назад +2

    Wll qiiimo badn

  • @mahamedyasiin633
    @mahamedyasiin633 9 месяцев назад +1

    Ilahow umada somaliyed ugargar dhibkana ka dul qad😢

  • @DALJIRE01
    @DALJIRE01 9 месяцев назад +2

    Ku socota walaalahena somaliland, walaalayaal inaga oo shacabka iyo dhalinyarada ah ayaa idin jecel siyaasi qurun ah iyo dowladena shisheeye kal kaal ah ha dhagysanina wlhida waa iga dhabe wan idin jeclahay

  • @yaqeshucayb8815
    @yaqeshucayb8815 9 месяцев назад +5

    Soomaalida wakhti xaadirkan hadaan nahay waxaa na duleeyay Dulmiga aan ku dhaqmayno

  • @WaaberiNews
    @WaaberiNews 9 месяцев назад

    Waa La siinaya Maxaad Ka Bedeli Karta

  • @ahmed_diinaari
    @ahmed_diinaari 9 месяцев назад

    Waalagusoo ogaaday inaad dowlada somalia lashaqeyso qaainul wadan

  • @yussufsahilsahil6690
    @yussufsahilsahil6690 9 месяцев назад +1

    Wa xadith NABIعن الشعبي أنه سمع النعمان بن بشير رضي الله عنهما يقول: قال رسول الله صلى الله عليه وسلم: "مثل المدهن في حدود الله والواقع فيها، مثل قوم استهموا سفينة، فصار بعضهم في أسفلها وصار بعضهم في أعلاها، فكان الذي في أسفلها يمرون بالماء على الذين في أعلاها، فتأذوا به، فأخذ فأسا، فجعل ينقر أسفل السفينة، فأتوه فقالوا: ما لك، قال: تأذيتم بي ولا بد لي من الماء، فإن أخذوا على يديه أنجوه ونجوا أنفسهم، وإن تركوه أهلكوه وأهلكوا أنفسهم".

  • @NimcoNuura-cx5pw
    @NimcoNuura-cx5pw 9 месяцев назад +1

    Adeer ciyaalka hanaga khalkhal galin dadkaaga lexejeclo badan, kaa waayo aragsan, kaa wadanjecel ayaa dealkan keenay, 💯 waan ka qanacsannahey.

  • @jamaalibraahim4180
    @jamaalibraahim4180 9 месяцев назад

    Weli Yasitaanbaad ku jirtaa.

  • @abwaanjookar
    @abwaanjookar 9 месяцев назад

    Qalbiyada la hadhashay dhaga lama hdl

  • @Siciid22
    @Siciid22 9 месяцев назад

    Welcome to Ethiopian saylc

    • @sacadfoosi7214
      @sacadfoosi7214 9 месяцев назад +2

      Nacas oromo ah saylac anaa leh oromo adigo kale ahi malaha

  • @AyaanleCabdi-nt4dy
    @AyaanleCabdi-nt4dy 9 месяцев назад

    Waa qodobo waxyaabo farqlabadan iftiiminaya

  • @abusomali
    @abusomali 9 месяцев назад +3

    waxa meel kaso aqriyey
    Mararka qaar in uu qofku dilaa noqdo uma baahna in uu yahay qof cadaawad qaba, ama cuqdad leh, ama maskax ahaan wax ka khaldan yihiin, ee ragga qaar waxa ay wax u laayaan si ay u dareemaan in ay wax maamuli karaan, oo ay qof kale noloshiisa go’aan ka gaari karaan (control and power hungry)
    marka musa biihi malees dhihi kara awoodiiso tijaabinaaye

  • @maxamedfarax4280
    @maxamedfarax4280 9 месяцев назад +1

    Awalba basaas cadaw kale u shaqeeyaad ahayd

    • @yow4367
      @yow4367 9 месяцев назад +3

      Wlhi magaca rabi ku dhaartay nin xaqiiqda ka fug batahay.
      Wax aqri oo aduun aragaga kobci

  • @Caalim267
    @Caalim267 9 месяцев назад

    Ma ictiraaf xabashi ayaynu dhulsiisanaa

  • @NuuneDhuxuloow
    @NuuneDhuxuloow 9 месяцев назад

    جزاك الله حيرا نصحت وأفدت
    وأزجزت والأمر كما قال الشاعر
    لقد أسمعت لوناديت حيا **ولكن لا حياة لمن تنادي

  • @sumayabintuciise1115
    @sumayabintuciise1115 9 месяцев назад +2

    ١

  • @farxanzakir1030
    @farxanzakir1030 9 месяцев назад

    1977 itobiyanki hubkiisa magarikarin koofur slnd sidaa darted itobiyan duqeyey

  • @abdiadan1306
    @abdiadan1306 9 месяцев назад

    Aad ayad u caqli xuntah

  • @hamsenuuriye6840
    @hamsenuuriye6840 9 месяцев назад

    Cadayn anagu uma hayno in qabiilkii ugu badnaa ee. Ethiopia dhibay uu isaaq aha waxaanu ognahay in Somali midaysan ay Ethiopia 77kii la dagaalameen

  • @abibare3374
    @abibare3374 9 месяцев назад

    Somalia in lamidoobo way rabta lakin in ay mamul goboleedada baabiso o waxwalba divide by two(Somaliland. & Somalia) laga dhigona ma ogola, marka intaynu is dililahayn cadaw dibadda ahi i hainawada gumaysto mala markasaynu wax fahmaynaaye

  • @hodanadan7255
    @hodanadan7255 9 месяцев назад

    Muuse shaani iyo caruurtiisa lacag ayeey keedsadeen ee biri ku cararaan umada ayuu ku halaagi

  • @khalidoday8943
    @khalidoday8943 9 месяцев назад

    iyagooo xasan iyo muuse dalka wada iibiyeen ayay ruwaatad inoo jilayaaan

  • @Xikmaaawi
    @Xikmaaawi 9 месяцев назад +1

    Su,aal ustaad muuse biixi waakan heshiis la galey itoobiya hadii wadanka doorasho laga galo oo madaweyne kale imaado oo uu dhaho heshiiskaas waan ka baxney hadaan nahey somaliland ma dhici kartaa harinkaas?

  • @faati3019
    @faati3019 9 месяцев назад

    Dawladahii waawaynaa ee masar iyo turkiga war ila qosla😂😂

  • @hodoali5714
    @hodoali5714 9 месяцев назад +1

    Ninkii koowaad ee runta inoo sheega ❤

  • @frankdejong6665
    @frankdejong6665 9 месяцев назад +6

    war dhalinyarta somaliada waa 85% lkn 15% oo odey,siyasi,Aragaxiso,qabiil uunbaa dhalinyarada adeegsado lkn hadii lahelo gobolwabo 2 nin katimaado 18 gobol ee dalak eysan midooban hal xisbi dhistaan waxa hubaa somalia iney meel gaari laheed

    • @anwaar.adaan.maxamud
      @anwaar.adaan.maxamud 9 месяцев назад +2

      Wankula qaba arinka anigu hargaysa ayan jooga somaliya o hal dal ah ayanku hamiya beesha isaaq o ankaso jeedo anigu markad ladodo wxay kudhahayan somaliya wxba inoma ogola marka reerkaygu wxay raaban xukunka e baal udhiiba dalka hamideyane

    • @frankdejong6665
      @frankdejong6665 9 месяцев назад +2

      @@anwaar.adaan.maxamud wlalaha gobolada waqooyi dhibaato oo hada kahor geesteen dowladii militariga ey ilaa hada kasheegtan lkn ma oga anaga ugu yaraan 6milion iney noogu dhimate 1991 wixii kadanbeeye cid aan uheesano majirto horey ugu socone marka goboladas waxey ku Soo laaban karaa marka mw yashoda dhalinyarvlaga dhigo oo odayashii hore meesha Laga badaelo

    • @SAYFUDIINBAIBARS
      @SAYFUDIINBAIBARS 9 месяцев назад

      Haaye halaga badalee ma xuma lakin xukunka dalka somalia isaaq ku wareejisya boqortooyana uga dhiga caasimadana hargaysa halaga dhigo sidaana halagu midoobo waa hadaad mudnimo doon tihiin oo aydaan ahayn xukun doon 😂😂😂😂​@@frankdejong6665

    • @anwaar.adaan.maxamud
      @anwaar.adaan.maxamud 9 месяцев назад

      @@frankdejong6665 waa sida adshegtay walalo dhawan inaynu miidobi doono ayan kurajo waynay ale ruun kaha dhiige lkn dadka waqoyi wxa u hadhsanun inyaro bararujin ah o katimada dawlada sare somaliya o lkn dawladeni ayadiba taacban ah o dadki konfurta aan war kahayn lkn ale hanotosiyo dawlad nimada ayaynu lenay anigu hargaysadan jogo kumanan qof o tagersan miidowga aya laga helaya

    • @frankdejong6665
      @frankdejong6665 9 месяцев назад

      @@anwaar.adaan.maxamud koofurta hada waxaa kasocdo qorshaha shabaab iyo Amisom lagu saarayo wadanka waana lawadaas shaqadaas markaas kadib waa hada Ii koow in ladhaho culumada shaaficiyada somalida kashaqeeya si lagu heli lahaa shareeco islaami ah oo dastuurka kumeel gaarka ah Laga baxo markaas somalia waa hagaagi insha allah

  • @Cabdiqani6657
    @Cabdiqani6657 9 месяцев назад

    Waronta S9maliland cadowkeda ayabadan itoobiya waxwaomahayno

  • @90films69
    @90films69 9 месяцев назад

    Cadowgeenu waa Somalia iyo Ethiopia labadaba midna in ay dhulkeena yimaadan marnaba marabo sababtuna labaduba waa cadowgeen
    Dhulkeena uma qalmo in taako in labadaa cadow lasiiyo

  • @AaaawaElktaroni
    @AaaawaElktaroni 9 месяцев назад

    Walalajeyga somaloyeet hal mit ogada
    80 sano kadib imisa qof aya nolol kugaridonto wa farakutiris marba hadaa lanolanenin war walalayaal yeynaan qabiil iyo xumaankale kashaqeynin yeynaan wadanadeena cadaw ka iibinin war aduunyadaan laguwaarimaayo war walaalayal cimri tagay ceeb lagumasagootiyo

  • @Ninweyn-
    @Ninweyn- 9 месяцев назад

    Nacam

  • @UrCristiano-x8v
    @UrCristiano-x8v 9 месяцев назад

    Aad baad u taxliilisey ustaad, runta ayaad ka hadashey.

  • @AbdishakurAli-i6x
    @AbdishakurAli-i6x 9 месяцев назад

    Qofkasta oo muwaadin oo fara taag taaga dalka shaki galiya waa khaainul wadan

  • @XanjoowYare
    @XanjoowYare 9 месяцев назад +1

    Waxaan kamid ahay dhalinta kunool NFD illa hada somalinimo baan rajeynaaya muusana itoobiyaan nimo ayuu u kaba gishtay😢

    • @AbdishakurAli-i6x
      @AbdishakurAli-i6x 9 месяцев назад

      Somaliland hadii la awoonsado ndf siday Kenya uga hoos bixi lahyd waanu taageerayna
      Reer gaarisow mucaaradka naga daaya

  • @AbdishakurAli-i6x
    @AbdishakurAli-i6x 9 месяцев назад

    Shacabka Somaliland waxaa la gudboon in somalia aynu la dagno ilayn iyaguba waakuwan sida dacwaga meel kasta inagaga qaylinaye

    • @ayuubpoi9571
      @ayuubpoi9571 9 месяцев назад

      Dhulbahante iska celi😂

  • @RoodaIsmail-i6p
    @RoodaIsmail-i6p 9 месяцев назад

    Damiirkaa ka dhintay dhalinyarada Somaliland 32 sano qalbiga laga waskheeyay😂😂😂

  • @sicidfaraska8111
    @sicidfaraska8111 9 месяцев назад +1

    Wakaag iskohubso wax la iibiyay majiro waxbas lakala kiraystay

  • @saciidgamadiid9922
    @saciidgamadiid9922 9 месяцев назад +1

    Kaliya waxa hada saliland ay dhaxlayso inta lasoo hadal qaaday Dekada wa Buun - buunin kaliya Dadka caqliga u sxpka ah haday idinku jiraan ha diidana Damac itoobiya ictiraaf wa ka weynyhy‼️

  • @salahnur6517
    @salahnur6517 8 месяцев назад

    Aadanaw tolkaa isaaq waaad lahadashay se gooni ugoosadka waxaa horboodaya culimada

  • @b-heroofficial
    @b-heroofficial 9 месяцев назад

    100 nin iiidoor aad aragtapa
    99 baa mirqanan
    halkaa baa ka fayow

  • @MahdiAliHussein
    @MahdiAliHussein 9 месяцев назад +2

    From Hargeisa, kolay Soomali waa la kala qaybsanayaa ee, waa laba mid uun, Somalia haday ogoshahay laba dawladood aan noqono ama Ethiopian. wan ku wareejin.. Nabaday hadii kale.. sheekadan qiirada ah ee aad laxanka noo soo saartayna adu habenki ku seexo

    • @Ahmed_deck1
      @Ahmed_deck1 9 месяцев назад +1

      orom baa tahy sxb😄

    • @aliabdillahi6904
      @aliabdillahi6904 9 месяцев назад +1

      From Hargeisa, Adeer haddaad sidaa u jeceshihid itoopiaan orod oo u tag adigu

  • @Aamiin873
    @Aamiin873 9 месяцев назад

    Inagu aan lahaane sow iyadu ka may talinayn ilayn hadaay ma soo gali kartaan tidhaahado maad tagteena qodobkaa iydaa inoo surto galisay wax ka damacsantayba iydoo uu cadyahay

    • @Sam_Saylici
      @Sam_Saylici 9 месяцев назад

      Horta waxad ogaata waagas dawladi taliska Ethiopia dawlad degaanka Soomaalida magaloyinka waa wayn sid Jigjiga, Goday iyo Dhagaxbuur mahe inta badan gacanta kuma ahayn waxa gacanta ku haysay jabhadi xornima doonka soomali galbeed ee WSLF marka Ethiopia xuduudaha mayba joogin mida labaad ma waxay kula tahay jabhadi SNM jacaylo ay ku qabto inay u caawisay maya waa ee waxay ku burburinaysay Dawladi kacaanka sida Somalia xiliga jabhadaha Ethiopia ka jira OLF u caawinaysay waxadna ogaata hadi Mangestu iyo Siyad Bare heshiin lahayen xiliga uu Siyad odhan laha jabhada iskaso saara in labada dhinacba looga iman laha

  • @HamseHasan-zj3vz
    @HamseHasan-zj3vz 9 месяцев назад

    War somaliland gooni isu taageedo waa muqadas

  • @Cabdimuuseismaacil
    @Cabdimuuseismaacil 9 месяцев назад

    Waxaa kaa maqan cida bada bixisay

  • @kamaaludiinka
    @kamaaludiinka 9 месяцев назад +1

    Somaliland maxaa u haray hadii GALBEEDKA XABASHI LAGA GADAY, GOBOLADA SSC AYAGANA AAY GO’EEN OO INEEY SOO NOQDAAN AAY KA DHIGANTAHAY HABEENKI XALAY EE TAGAY
    WAA IGA TALO E DHULKIINA ILAASHADA WALAALAHEEY ISAAQOOW OO INTA AAD SHARAFTA LEEDIHIIN XAMAR KULA GORGORTAMA SI AAD SOOMALI UGU SII SAREEYSAAN 👌🏻👌🏻👌🏻

  • @AbdishakurAli-i6x
    @AbdishakurAli-i6x 9 месяцев назад

    Mida kale bada ilahay baa leh ee boqol sano kadib bay Ethiopian ina qabsanaysa
    Waa caruuro cabsiis
    Sababta oo ah boqol sano hadaynu bilaa aqoonsi sii ahaano inagaaba is cunayna
    30 ayaa bulshada nabad lagu sasabaya
    War dadku haduu baahdo nabadi kale kaxayn mayso
    Amaankuna wuxuu ku xidhan yahay in dhalin yaradu shaqo hesho
    Koonfurna waa ilmada yaxaaska
    May ina aqoonsadaan waa og yihiin in aan wadan iyaga hortood ahayne😂😂😂😂😂
    Shan cisho dawlad ahaydeen calankiinii mee
    Iyo wax la noocay meelaha la taagan yihiin qiyaamaha dhan baa maalin

  • @deeqaabdi5939
    @deeqaabdi5939 9 месяцев назад

    Sahanow illaahay garashada kaama qaado fiicnaan lahaydaaa Somali danteeda inay meel uga Soo jeedsato intay ayagu kala cararyaan gaaal mididuu kugu gawricilahaa u dhiibo walahai waa musiibo intaad gaal wali ka dhiganaysaan walahai xitaa hadaad xaq u leedihiin xornimadiina illaahay idin ku taaheerimayo ee waad ku jabaysaaan somaliyey iswalaalsada oo waranka meel uga Soo wada jeesada wyo waxa laga yaabaa xanuunka aad ka tabanayso walaalahaga kale in tan Ethiopia ay ka xanuun badnaato illaahow beerkeena burcad isu Mari dhan kale hadii laga eegana waaba laga yaaba Somali Tay mid ku noqon lahayd inay tahay illaahay aañ Tala saarano gaalna yaynaan Soo dhowayn wyo waa mas aaminaadna malahan

  • @CabdirashiidAbdilaahi-kv1dc
    @CabdirashiidAbdilaahi-kv1dc 9 месяцев назад +2

    Soomaaliya iyo soomaaliland maxaa ka hor taagan in ay Dawlad midaysan samaystaan Amma kala tagaan?simple
    Kaliya bal suaashaa jawaab saxxa ka bixi,
    Maalin walba ileen soomaaliya iyo soomaaliland ku jiri maynee danaa innaga dhacee

    • @2daysago_
      @2daysago_ 9 месяцев назад

      Wll wadamo badan oo shisheeye ayaa ku dhax jira oonan rabin midow iyo kala tag midba. Wadamadaas shisheeye waxey rakaato ku heystaan odayaashan madaxda inoo ah oo ayaga ayaa hagaa talaabo walbo ay qaadayaan.
      Marka systemka dowladnimo ee somaalida ayaa qaldan waxaa loo baahanyahay new DNA. Dhiig cusub. Dhalinyarada ayaa booskaas dayaceen...ayaga ayaa la rabay in odayaasha dalka ka saaraan oo hoogaanka qabtaan.

  • @zakirboss143
    @zakirboss143 9 месяцев назад +1

    xanuuunkii ii bilaabmay maalintuu abaagadha afka loo subageynayey ilaa maanta wuu i hayaaa.
    Ma garanayo anoon u dagaalamin, dhalashadiisa haysanin, Passporkiisa haysanin xataa maalina aanan iskaa wax u qabso ugu shaqeynin hdana cudurka xanuuunka intaas leeg ee dhaliyey ee ii hayaa wuxu yahay.

  • @carafaadabdilaahi
    @carafaadabdilaahi 9 месяцев назад

    SOMALILAND AND SOMALIA WAA LABO DAWLADOOD WAQOOYI AND KOONFUR ( DAWLADA SOMALIA HA OGALAATO IN WAX LALA YESHO MAJORITY HAWIYE WAX DADKA HA U OGALAADAN);

  • @maxamedgaab4153
    @maxamedgaab4153 9 месяцев назад

    Guud ahn somali
    Hdn nahay Rer Awdal in bdn ba Nalagu siyasadey nayey inan Dekedahaya horumar ku sameyno Runtii
    Hadana wxa la inaga dhadhicinayaa cadaw so jirena Ayan sinaynaa oo idinkii dhulka lahaa ka mudan ?
    Wllhy somaliyedow wxn idin weydiyey
    Aya ina neceb
    Ayase ina ogol inan horumar garno????

  • @KhadarKhadar-n1v
    @KhadarKhadar-n1v 9 месяцев назад +2

    Somaliland kolayba qaranimadeenii waa jiraysa , adiga aadanow mid ayaa kui furan inad dadka iska hor keentid oo madaxda dallka iyo shacbigooda ka hor keentid kadibna lagu dhaho ninkaasa dadkii iska hor keenay , iyo inad ka hadashid nimcada aad haysato iyo waxa aan beeran lahayn ee dhulkeena ka bixi kara inad noo soo baadhid , labadaas ba waa Sameen karta.

    • @aamirkalif5902
      @aamirkalif5902 9 месяцев назад

      Xitaa indhaw garad ma tihid wll.
      Adigoo kale uun weeye waxan sidan nagu sameynaya ee hantidayadii cadawga gacanta u galinaya.

    • @mohamudcqaadir
      @mohamudcqaadir 9 месяцев назад

      Muxu dhul labeero soo baara soo hadhow haduu beero cunug yar oo Ethiopian ah kuuugu talin maayo hadadaan maanta diidin

    • @KhadarKhadar-n1v
      @KhadarKhadar-n1v 9 месяцев назад

      Dadka Tusa inad Qarantiin , wan isku kalsoonay hadanay zomaliland , adigu repley laays kama soo galo hadaanad somalilander ahayn

    • @mohamudcqaadir
      @mohamudcqaadir 9 месяцев назад

      Inaad qaran tahy saad utustid aduunka miyaad guumaysiga usoo dhaweysanaysaa walalkana ku nacaysaa

  • @talasameabdihasan4343
    @talasameabdihasan4343 9 месяцев назад

    Soomaliland 💚 🤍 ❤️